peasant
Nomads-
Content Count
988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by peasant
-
war la gartay.
-
Shooting muslims at mosques right after prayers and bombing innocent kids at schools is no Jihad. Alshabaab are just bunch of thugs who use the religion for their own interests and the fact they are losing this war attests my claim. True mujahids never lose but fake Jihadis do lose!
-
http://horseedmedia.net/2012/01/21/diyaaradaha-is-kaxeya-oo-galabta-meel-duleedka-muqdsho-ah-ku-dilay-hogaamiye-sare-oo-ka-tirsanaa-ajaanibta-ka-bar-bar-dagaalanta-al-shabab/
-
^ Hadii adan wax wanaagsan oranayn ninka threadka haka qaribin sxb. Cay iyo is nacayb waa waxa meesha ina dhigay.
-
War Hussein waa rageeda He is doing great service for his country.
-
We just went through a process in which most of the nations in the world went through. Majority of the european nations like spain and france had dark periods in their history and so is American. I think this time we have learned a lot and we will value our country a lot more than we did in the past.
-
^ Yaa laga xoreyn ma isla cida ayaa laga xoreyn?
-
^ ma kula tahay in ciyaalka wax toogta listigooda la hayo ? kuwaas bulshada laguma dhex sidayn karo hadii wadanka nabad noqdo
-
^ waxaan xasuusta ciyaal lagu bajiyo in loo gayn doono dhuuxay fanto hadii ay diidan in cuntada cunan. Marka waxaan moodi jiray in ay xaafada degan tahay. Hadiiba mageecada meeshas gaaray qof caadi ah ma aysan ahyn.
-
^ Dhuuxey fandho sounds a familiar name, ma reer siliga baad ahayd? aka jiiro maskiin
-
1) Abdullahi Amiin Roble (Aw Kuuku) 2)Adan Ade (Former President) 3)Abdirisaq Ali Sharmarke (former Prime Minster) 4) Arays Iise (hooyadu waa lama huraan) 5)Abdi Bile Abdi
-
^ ma kugu dhacay weligaa? ma guban tahay?
-
No hot running water in my house tonight, while the weather is -12
peasant replied to Caano_Geel's topic in General
^ Faarax la qabtay is a fail farah;) -
^ Hadii aan ku daba taagnaan lahaa waanba kugu jano tagi lahaa!
-
^ Xaaji mogadishu sidaa waa lagu soo celin laakin adiga siyaasada tolka ayaa ku indha tuurtay. Xaaji Maandeeq way ay godlan doonta waana la lisi doona caanahedana waa lagaa laysan doona!
-
^ Adiga xamar waa lagugu daldali, hadaba ha isku tegin!
-
Can't you guys just wait the outcome? I mean it might even be more interesting. Consider this, if SSC becomes a state and God willing it does, a fair election is held and Xaglitoosiye doesnt get a president or a prime minster position. What is he going to do? Take it to bush again and create another faction and what is he going to name that faction this time? As far as i know, Xaglotoosiye is interested nothing but a position of leadership and if he doesnt get it, he is in business again for what he is known the best. First when came to puntland he was eying for presidency and when he realized he was up against heavy weight contenders, he changed his mind and decided to run for prime minster so quick and abrupt to the point he attracted some unwanted attention. At the end he lost the prime minster position to his cousin and the election was fair and square. Instead of accepting the outcome he acted very immature and paced his way out of the election hall. In another thread I have predicted that Xaglotoosiye was going to show his true colors if the outcome does not suit him long before the State of Khatumo was formed and he is done it now! This guy is just a user and he is in it for the title. He just wants to be a president for someplace and as long his clansmen are going to buy into his misguided cause they will pay a hefty price for it.
-
Nassir waxa la isku nacay waa gaajada adeer, hadii nin walba caloosho loo buuxsho dhibku waa iska yaraan! Waxa aad tabaysana waad heli lakiin waxaa lagaaga bahaan yahay in aad un hore ujeed wax abuur leh ahaato. Owawayashen markii ay garowe ku shireen oo asaasen puntland dad badan baa lahaa war ragu ma waalan yihiin. Lakiin manta oo labaantan sano ka soo wareegtay ayey dad badan fahmen in ay muhiim tahay in gobol walbaa yeesho maamul oo beelo walba oo wax wadaagi kara ay ismamulaan. Hadii puntland ay damacsanaan lahayd in ay wax is daba mariso waa hore ayey ku dhawaaqi lahayd gooni isu taag balse taasi ma dhicin oo puntland waxa ay weli rabtaa in ay la qaybsato waxa ka soo baxa dhulkaas somaliweyn. Ma shaki ayaa kaaga jira in beelaha dega puntland ay ka magan galeen dhibaatadi ka jirtay labaatanka sano wadanka mamulka ay dhisten? maya ayey ila tahay Hadaba arintan shidaalka iyana waxay ku tumid caqligii saliimka ahaa ee lagu dhisay puntland dadkuna hadii ay dulqaatan waa ay gaari guul.
-
I think Faroole and his admin have many good reasons to return and run for another 4 years. They have done a good job and will continue doing a good job. There are some short comings of the admin but they are all can be overlooked considering what they have achieved so far. Puntland needs this admin to stay.
-
^ lol soo tan ciidankii qaran ku sheega Somaliland ay baacsaden ciyaalki xaafada ee buuhodle. War Oodweyne meesha waxba kuma hayo, sheekadii burco ee budka aan wax lagu dhufan buu la soo shir tagay.
-
^ ^Dont fall into the trap, this whole thread is meant to divert the attention from the defeated SNM militia. Faroole knows better and wont get involved his kinsmen having their own dialogue to sort out their problems.
-
^ I think Oodweyne was taken to the hospital, he overdosed with his blood pressure pills. You know how old people get messed up when they get bad news:D
-
Popular Contributors