Garaad Bari
Nomads-
Content Count
435 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Garaad Bari
-
New Somali PM Nur Cade [background of new PM ]
Garaad Bari replied to General Duke's topic in Politics
Congrat to the new PM,i hope he cleans up the mess Geedi left behind -
Dahabshill waa business ee dacayada ha lagadaayo,,,, haduu qalad galay iminka oo sheekadani runtahay waxyaabo badan oo wanaag ah buu sameeyey ooo ka horeysay. JB sxb gabadhan yaree aad signiture k dhigatay dadkii dhalay mayee waan kula taline sxb inanta xurme iyo dhaqanka soomaaliyeed ba
-
Dadkani maxay been isu sheegi walaahi most of them never had these dishes wen they were in somalia or the refuggee camps........ here is my favourite dishes Quraac/breakfast: Bur saliid ama mandhaazi with shaah bigays Qado Bariis ama Soor with karaaciin/calooley iyo Maraq. Casho i dont like heavy meals but i usually have Rooti with Malab ama Sacaayad
-
tnx Caamir these are really owsome pics,,, esp de 2nd pic from top
-
sxb RM the creation of Makhir State and Darwish or wateva be the distruction of S/land,,,, Awdal State will follow as well soon, and all will be united under the helm federal state. tell me SH J wat is left for ur so called S Land?
-
SH J adiga sxb majaajilada iyo doc katuurka baan kugu ogaa e porma baad isu rogtay inaad siyaas amma dhinac taageerid,,,,, The pple of SSC are ready to defend their land now they ever were,,,, markaa maryooleey laga soo ururshay hargaysa intaan la duban guryahoodiii ha ku noqdeen hadal aan meesha ool iyo sheeka jilicsan na looma baahna adigu na Sh J ahaan sxb majaajiladaadii iskaga ikow waad ku wareeri war issues kan e
-
waxaa muuqata in dhamaan isimada beeshi isku raaceen go'aan cad oo annay u kala hadhin, iyagoo meel uga soo wada jeenstay cadawga dhulkooda kusoo dulay, qaraam didaysanna kaso saaray sidii lagu wajihi lahaa.
-
Annagoo ah Dhammaan Isimada ******* waxaanu kulan ku yeelanay magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland............................ Golaha Isimida ******* Date: 3/10/2007 Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya Ku: UN Security Council Ku: OAU OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga OG: Maamul Goboleedka Puntland OG: Maamuulka Somaliland Ujeeddo Go'aanka Isimada *********** Annagoo ah Dhammaan Isimada ******* widhwidh waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland. Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamulka Riyaale uu dagaal ku sooqaado dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay. Sidaa daraaddeed waxaa naga go'an markan in aan is difaacno oo aanu nagu hadhin dulqaad dambe. Magacyada Isimada:- 1)Garaad Jaamac Garaad Cali 2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed 4)Garaad C/laahi Garaad Soofe 5)Garaad Abshir Saalax 6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur 7)Suldaan Siciid Cali 8)Garaad C/salaam Xasan 9)Garaad Cali Buraale 10)Boqor C/laahi Dabagooye 11)Garaad Saleebaan Buraale 12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud [ October 08, 2007, 01:29 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Somaliland Ministers in UAE --- Somaliland Passport Accepted
Garaad Bari replied to Jacaylbaro's topic in Politics
JB where is the prove that these wasiro were travelling with s/land passport???? By the de wy i thought u were smarter than this,,,,we need de prove dude -
Dismantle the militia of the SNM gangs at AraCadeeye
Garaad Bari replied to QabiilDiid's topic in Politics
was the ONLF blamed Dhahar battle 2!!!!!,,,,, -
Ismaciil Hurreh Buba to run for President of Somaliland?
Garaad Bari replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
If Buubaa is criminal, so was Riyaale as he was member of the NSS the most nutorious unit in our history,,,, and you still hve him as president..... By the way it is obvious the idea of S/land isnt working, wy not give him a change to try different dish!!!!! -
Sxbyaal waad daasheen oo xiiqdeeen, oo haraadeeen, waxaan jirin iyo hadal aan odaygu oran, bal eega linkan iyo hadalku giirtuu ahaaa,,, beentu meelna ma gaadho Hadalkii President Yusuf Indeed this will be major set back for the Been fidyaal iyo kuwa jecel in dadka ay iskudiraan
-
Hello and Assalamu calaykum my brothers and sisters
Garaad Bari replied to Wigad's topic in Politics
KBW u dont want to be welcomed here sxb, waa maqaaxi waalan e dhinacaaga ka waal,,,,, The door is open ee soo dhaaf!!! -
welcome on board Chemical,,,,
-
he guy is a xabashi flag waver. So long as the TFG iyo gaaladay laseexdaan are in power people's lives dont matter to him and his mates. Northerner the issue is not abt TFG or Xabashi,,,,, it is abt the shelling the guys in the video clip doing to somali cty, and those guys werent Xabashi they were somalis, infact the xabashis u are talking abt were the ones giving u shelter, food and water when u needed the most. DONT BE ABAAL LAAWE TO THE XABASHI.
-
C Xalane there is no is no excuse kulling innocent civilians wat so ever,,,and destroying properties,,, and there is no Q these fellows were doing evel thing!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
-
Gen Morgan is appointed as head of security and stability of Mogdisho
Garaad Bari replied to Garaad Bari's topic in Politics
Is Mr Morgan the right man for the job? let us see how he handles the moryans -
Col. C/lahi Yusuf Oo Xil U Magacaabay Gen. Maxamed Sicid Xirsi Morgan.... (Muqdisho}14.03-7 Iyadoo maalmaha soo socda la filayo in hawlgalo amaanka Magaalada Muqdisho lagu sugayo ay ka bilowdaan Ciidamada sida uu qorshuhu yahay, ayaa waxaa soo baxaya in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu Gen. Maxamed Siciid Xirsi Morganuu u magacaabay hogaaminta hawlgalkaasi. .................... Sida warku sheegayo Jen. Morgan iyo saraakiil kale oo howshan kaga hooseynaya ayuu Madaxweyne Yuusuf u xil saaray fulinta howlgalkan oo looga gol leeyahay in inta ka horreysa muddada shirka dib u heshiisiinta ee lagu dhawaaqay 16-ka April uu ka furmayo Muqdisho si weyn wax looga qabto ammaanka. Gen. Maxamed Sicid Xirsi Moorgan ayaa la xaqiijinayaa inuu Col. Yuusuf u xilsaaray hogaaminta howlgalka [sifaynta Muqdisho] loogu magacdaray ee dhawaan Ciidamada Dowladda oo ay weheliyaan Kuwa Ethiopia iyo nabad ilaaliyaasha Africa ee Uganda ay ka bilaabeen guud ahaan Magaalada Muqdisho. Gen. Moorgan oo Xiligii Dowladii dhexe ka mid ahaa Saraakiisha ugu sar-saraysa Xukuumadii 21-ka sano ka riminaysay Dalka ayaa waxaa Sanadihii ugu dambeeyey lagu xusuustaa in uu si isdaba joog ah ugu guuldaraystay Weeraro uu ku qaaday Xarunta Gobalka Jubada hoose ee Kismaayo oo uu ka talinayey Isbahaysigii Col. Barre Hiiraale. Xiligii Maxkamadaha ayaa Gen. Morgan waxa uu kusoo laabtay Caasimadda, isagoo deganaa Hotelka Saxafi International, waxaana xusid mudan in shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay ku shaaciyey inuu xilligan wixii ka dambeeyey Dagaal dambe uu faraha ka laabtay web page
-
Well it is obvious the P is in villa somalia, and so he was there b4,,, and ofcourse he will be out of harm as his security is very high. but i feel sorry for the Govr minestrials who will be moving to the capital soon, and for sure they will be easy prey fr the insurgences.
-
Ciidamo Ethiopian iyo Somali ah oo la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho qaar Mogadishu 13, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamo Ethiopian ah ayaa la dhigay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka banadir, iyadoo la xadiday isku socodka gawaarida dadweynaha ee BL ka ah. Ciidamadan ayaa goobaha saakay sida weyn loogu arkayo waxaa ka mid ah aagga Madaxtooyada oo si aad ah loo adkeeyay amaanka, iyadoo la mamnuucay isku socodka gaadiidka Blka ah ee ka shaqeeya wadada Oto Oto iyo Madaxtooyada. Gaadiidka Blka ah ayaa ka soo wareegayay xaafadaha, ka dib markii wadooyinka ay soo dhoobteen ciidamo. Ciidamadan oo ah kuwo somali iyo Ethiopian ah ayaa sidoo kale goobaha ay dhaq dhaqaaqyada ka bilaabeen waxaa ka mid ah degmooyinka X/weyne, Shibis, Boondheer iyo X/jajab. Dadweynaha ku dhaqan xaafadahaasi ayaa saakay ku soo baraarugay iyadoo ciidamo Ethiopian iyo kuwo Somali ah ay ku gadaaman yihiin. Ciidamadan isku dhafka ayaa la arkayay iyagoo koox koox u socda wadooyinka. Lama oga sababta rasmiga ah ee keentay in ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ay dhaq dhaqaaqyo bilaabaan, hasa ahaatee waxa ay ku soo beegmeysaa xilli dowladda KMG ah ay sheegtay in ay u soo guureyso caasimadda Somalia, taasi oo maalintii shalay aheyd uu ansixiyay Baarlamanka Somalia. web page
-
no Northerner,,,, the P was not hiding in the bushes nor he came with Gaari Qaad,,, he flew in,, but his arrival was not known till was seen in Villa Somalia.... even though the security was very tight last 24 hrs
-
JB i dont think it would be wise to make public his arrival esp wat was happenning Xamar lately!!!
-
Madaxweynaha Soomaamaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa yimid Magaalada Muqdisho, waxaan uu ku yimid Muqdisho diyaarad qaas ah oo ka soo qaadday Baydhabo. Madaxweyne Yuusuf ayaa imaantinkiisa Muqdisho wuxuu ku soo beegmay iyadoo xilli aysan hagaagsanayn Ammaanka Muqdisho, balse la sheegayo in howlgallo lagu sugayo amaanka uu Muqdisho ka billaabanayo. Imaanshaha Yuusuf ayaa waxay timid kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya uu shalay u codeeyay in Dowladdu ay u guurto Muqdisho, waxaana socdaalkiisaan ku wehliyo xubno ka tisan golaha Wasiirrada Soomaaliya oo iyaguna ku shaqeynaya Muqdisho, inkastoo aan la cayimid tiradooda. somaliweyn.com
-
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo soo gaaray Muqdisho Mogadishu 13, March.07 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia , C/laahi Yuusuf Axmed ayaa si qarsoodi ah ku soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo amaanka caasimadda si weyn loo adkeeyay. Madaxweynaha Somalia oo ka soo kictmay magaalada Baydhabo ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho sida uu shabelle u sheegay Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Cilmi. Amaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay ka hor inta aanu imaan Madaxweyne C/laahi Yuusuf, iyadoo ciidamo Ethiopian ah la soo dhoobay wadooyinka qaar ee ku yaala caasimadda sida Madaxtooyada, Km4. X/weyne, X/jajab, iyadoo sidoo kale la xadiday isku socodka gaadiidka. Imaatinka Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ku soo beegmay xilli shalay Baarlamanka Somalia uu isku raacay in xukuumadda Somalia ay si dhaqsi ah ugu soo guurto caasimadda, iyadoo Madaxweynaha uu arinkaasi taageeray. web page