Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garaad Bari

  1. Garowe: “ Sool maha Hargeysa ee waa Sool, waana Puntland, waana la arki doonaa Mawqifka dawladda Puntland” Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo ka hadlay mawqifka Puntland ee magaalada Laascaanood Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Md. C/rishiid Maxamed Xirsi ayaa ka hadlay xaaladaha baarlamaanka Puntland iyo mawqifkooda ku aadan xaaladaha gobalka maqan ee Puntland ee Sool, gaar ahaana magaalada Laascaanood. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyey in ay dawladda Puntland qaadatay mawqif cad oo ku aadan xaaladaha ka taagan Puntland, isla markaasna aysan marnaba dooneyn wax dhib ku ah Shacabka Soomaaliyeed, balse ay qaadan doonto mid ay ku difaacanayso jiritaankeeda iyo isku duubnida dadkeeda Puntland ahaaneed. “ Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed, mar kasta waxa ay ka talinaysaa horumarka iyo amaan ay helaan Shacabka Soomaaliyeed, waxa ay ka soo horjeedaa in dhib iyo dagaal loo horseedo dad Soomaaliyeed, balse dad badan oo aan dooneyn taas ayaa jira, waxa ayna Puntland qaadan kartaa talaabo kasta oo ay dadkaasi iskaga difaacayso” Ayuu yiri Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo ka hadlay sida ay dadka qaarkood udoonayaan dagaalo iyo dibu dhac in ay Soomaaliya ku celiyaan. Mudane C/rishiid wuxuu sheegay in ay magaalada Laascaanood oo ay hada heystaan Maamulka la baxay Somaliland, ay dib gacantooda ugu soo celin doonaan oo ay ka leeyihiin qorshe uu ka gaabsaday in uu ka hadlo, isagoo cadeeyey in maalin maalmaha ka mid ah la arki doono. “ Baaqyo badan oo nabdeed ayaan udirnay waxgaradka iyo Shacabka gobalada Waqooyi Galbeed Soomaaliya, oo aan leenayahay wiilashiina kala baxa Sool, wey ka gaabsadeen taasi, waxa ayna ila tahay maalin kale ayay garan doonaan” Ayuu si caro leh uyiri Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland, oo aad uga hadlayay xaaladaha magaalada ka maqan gacanta dawladda Puntland. “ Maalin ayay soo galeen Somaliland Laascaanood, maalin aan fogeyne, waa ay kala bixi doonaan wiilashooda, ayagoo dhagahooda ka furaystay baaqyo caalami ah iyo dadaalo xoog leh oo ay usoo jeediyeen dad kala gedisan, Puntland-na kama leexan doonto waajibaadkeeda Dastuuriga ah ee saaran” Ayuu yiri Gudoomiyaha baarlamaanka. Mr. C/rishiid wuxuu sidoo kale sheegay in ay dhawaan furmi doonaan wada hadalada baarlamaanka Puntland (31-Octobar-09), kaasoo ay uga hadli doonaan xaalado kala gedisan oo ay ku jiraan qodobo xasaasi ah oo ay eegi doonaan baarlamaanka Puntland ee Soomaaliya. Miisaaniyada dawladda Puntland, Dastuurka rasmiga ah ee Puntland, Arrimaha Doorashada, Nidaamka Asxaabta badan, Xeer la dagaalanka Burcad Badeeda iyo Astaanta iyo Calanka Puntland ee gaarka ah ayaa lugu soo qaadayaa fadhiga golaha Shacabka ee dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Source
  2. I think the P/land security minister make his point very clear by sending clear message to de Ethopian Govm and asking for clerification wy this happenned. Sadly we all know Meles sends his troups wenever he needs to deep into somali towns like Hiiran, Borame Buhodle and now Galkacayo. but the 1 million dollar Q is that who do we blame this territorial violation and humilations doneby the Amxaris to our pple and land. I guess the ans is very clear. its us all somalis. Remember the somali saying: LAX KASTA SHILALKAY ISDHIGTAAA LAGU QALLAA
  3. Originally posted by Jacaylbaro: Ceeb caleek ,,,, xildhibaanku miyuu waashay. according to latests report of Horseedmedia the Xildhibaan is in jail and waiting to face justice and its indeed positive development in p/land that all its citizens are the same infront of the law, unlike the administration you support JB where the rapist of Zamzam (the VP of somaliland) has not been charged the crime he committed against this poor girl.
  4. Kool Kat its just a discussion of wat happened inside de house,,,,,,, no hard feelings ok, tke it easy sis.
  5. Fellows dont u know the guyz are $8million dollars richer for the exchange of the two french millatry personal. the ransom was paid out yeterday n the french nationals were released.
  6. JB wy does it interest you! waa yaabe
  7. This is indeed good move, n i hope turns to be true.....itz sign of true leadership when u realize that pple are fed up of u,,,, as well as u had enough of politicz. brilliant exit melez
  8. The guy is still alive and kicking,,,, he contacted VOA at 7 news,,,,,,,,,,,,,,,, ,,,, VOA
  9. Long life Pres Sharif,,, wallahi wax kasta waxan annuu ku illawi calankiii soomaliya oo ciskiisii iyo karaamadiisii soo noqotay,,,, bal eega quruxdiisa.. qodhay iyo xeraday wiil iga dheh shariifka,,,,beautif ul reception from the turks 2,,,
  10. can any1 post an audio of exactly what the VP said,,,, what is on the article is a big change of political tune of s/land leaders,,,,,,,, but i doubt it is true i just wanna hear his own words,,,,,, JB come on man soo post garee ha ku fadhiisane oo ha qarine,,,,,,,
  11. can any1 post an audio of exactly what the VP said,,,, what is on the article is a big change of political tune of s/land leaders,,,,,,,, but i doubt it is true i just wanna hear his own words,,,,,, JB come on man soo post garee ha ku fadhiisane oo ha qarine,,,,,,,
  12. If Faroole attempts to make this silly move like the other separatist state,,, he must be stpid.... he should first understand the founding principles of puntland...... The only reason the pple of SSC and SHB (sanaag, Haylaan and galbeeedka Bari) are part of puntland is being part of the bigger basket "SOMALIA" and if that is no longer the case then they have to retreat their support and dismember themselves.
  13. Buuhoodle(Jidbaale):-Iyadoo uu madaxwaynaha cusub ee DGPL uu caawa ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadiisa ayaa waxaa soo baxaya isla cawaysnimadan caawa qaar ka mida masuuliyiinta uu magacaabay golaha wasiirada oo sheegaya inaysan qaban doonin xilkaasi uu magacaabay madaxwayne faroole. Dr.Saleebaan Ciise Axmed oo ka mid ahaa murashixiintii u tartamayay xilka madaxwayne ku xigeenka ee DGPL ayaa isla markaana uu caawa madaxwayne faroole u magacaabay Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka bada ayaa isagu caawa u xaqiijiyay warbaahinta inuusan qabandoonin xilkaasi isla markaana uusan ka mid noqon doonin golaha wasiirada ee DGPL. Dr.Saleebaan Ciise ayaa wuxuu mahadnaq balaadhan usoo jeediyay Madaxwayne faroole isagoo sheegay inuu madaxwaynuhu ku mahadsan yahay magacaabistiisa balse uusan xilka kaasi uu umagacaabay uusan qaban doonin waa siduu hadalka udhigaye.
  14. More newly appointed ministers are turning down their appointment........ Nuura Diiin,, Saleeman,, Ilka Jiir and ?????
  15. Ra'iisul wasaaraha dowlada kmg Soomaaliya Nuur Cadde ayaa sheegay in uu u taagan yahay qabashada Xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha oo maanta ka dhoofayay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeday dalka Jabuuti oo uu uga sii gudbayo shir ka dhacaya wadanka Kuwait ayaa sheegay in uu u taagan yahay qabashada xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Shabelle.net
  16. Alla Yarhamu,,,, mr Bulaale.. His younger brother Abdi Bulaale is my best friend.... may allah let his soul to rest in peace and give his family SAMIR IYO IIMAN.
  17. GUYS DONT HIJACK THE TOPIC!!!!!! MANSHA ALLAH IT SEEMS P/LAND IS ON THE RIGHT TRACK....... IT IS PLEASURE INDEED TO SEE SO MANY TALENTED CANDIDATES CONTESTING FOR THE HIGHEST JOB. I HOPE IT GOES SMOOTHLY AND TRANSPARENT WITHOUT ANY CORRUPTION AND CHEATING
  18. Dhinta dhalinta soomaliyeed haysata hadii qabiil iyoi dagaal iyo siyaasad laga hadlo waa soo wada tafa xaytaan oo mid walba rayigiiga buu ka dhiibtaa,,,, mida kale most of SOL members waxay u tartamaan inay soo post gareeryaan dagaalada, dhaca, iyo waxyaalo kaloo badan oo markaad akhrido calooshu ku wareegi. balse waxaa wax lago naxo ah in ciyaartan dhex martay xulka qaranka somaliya iyo kan Tanszania ee ciyaaraha bariga iyo bartama africa halkaas oo guushiii ku raacday ciyaartoygii somaliya. markaan arkay farxada iyo muuqaalka ka muuuqday ciyaartoyga soomalia aad baan ugu farxay waanna ilmeeyey akhyaareey runtii anoo sawiranaya xaaladaha dhulkeeni ku sugan yahay iyo meesha ay ka yimaadeen dhalintani.
  19. omalia produced the first biggest upset at the on-going regional CECAFA (Council for East and Central African Football Associations) Senior Challenge Cup on Saturday evening when they beat fancied Tanzania 1-0 at Nakivubo stadium in Kampala. The Somalians, who have always been a punching bag in this tournament and lost their opening tie 2-0 on Thursday to Zanzibar, scored early in the 14th minute through Cisse Abshir and defended well to deny the Tanzanians any chance of having a good start to the tournament. Not even the present of Tanzania's Kuwait-based professional Danny Mrwanda could help matters as the Taifa Stars team piled pressure on the Somalia side in the second half, but failed to score. Tanzanian coach Marcio Maximo turned a disappointed man after the match and said he was bitter with his defenders for gifting the Somalian team an easy goal. The Brazilian coach told Xinhua in an interview Saturday evening that they would face a tall order in the next game because they face Zanzibar, who had already had four points. "My team needs to raise their game because losing the first game in such a tournament means you have to win all the other games if you are to qualify for the semifinals," said Maximo. The Somalia coach Mohamed Abdi Farah was a happy man and warned the other two teams of Rwanda and Uganda who have not faced them yet. "We are happy to beat a big side Tanzania. But Rwanda and Uganda should watch out now because we are determined to get to the later stages of this tournament," said Farah. In an earlier game played on Saturday, hosts Uganda drew 0-0 with Zanzibar. Action returns on Sunday in Group B at Bugembe stadium in Jinja district when Djibouti will face Sudan, and Zambia will battle Burundi. The GTV sponsored tournament will climax on Jan. 13 with the finals at Mandela national stadium, Namboole. The winner will walk away with 30,000 U.S. dollars, the runner-up 20,000 dollars and the third placed team 10,000 dollars. Group A has Rwanda, Tanzania, Zanzibar, Somalia and hosts Uganda. Group B has Sudan, Kenya, Zambia, Burundi and Djibouti. Zambia was invited to replace Eritrea who withdrew from the championship citing a slippery political environment in the Horn of Africa nation. Following are the standings after Saturday's games (tabulated under games played, won, drawn, lost, goals for, against, points): Group A Uganda 2 1 1 0 4 0 4 Zanzibar 2 1 1 0 2 0 4 Somalia 2 1 0 1 1 2 3 Tanzania 1 0 0 1 0 1 0 Rwanda 1 0 0 1 0 4 0 Group B Zambia 2 1 1 0 3 0 4 Burundi 1 1 0 0 4 0 3 Kenya 2 0 2 0 0 0 2 Sudan 1 0 1 0 0 0 1 Djibouti 2 0 0 2 7 0 0
  20. Sabti, January 03, 2009(HOL) -Xulka Qaranka K/cagta wadanka Soomaaliya ayaa galabta guul-darro dhabarka u saaray dhigiisa wadanka Tanzania, kaddib ciyaar aad u xiiso badneyd oo galabta labada xul iskaga horyimaadeen Garoonka Nakivubo ee magaaladda Kampala, waxaana ciyaartas ku soo dhammaatay 1-0 guushu ku raacday xulka SOomaaliya. SOURCE + PICS
  21. Congrat Hunguri/ Bashka and may allah give all hapinness and laughter to live ever after
  22. These are indeed positive steps and exactly wat p/lands needs,,,, if allpuntland did not report such actions taken by the General,,,it must be bias and Jufi owned site and cant be condidered as a puntland outlet media
  23. wonderfull welcome indeed!!!!!! it seems the pple of sanaag are united and lined up behind the General....so will be all p/land insha allaH soon