BiLaaL

Nomads
  • Content Count

    713
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by BiLaaL

  1. Originally posted by Taako Man: Aside from Bilaal trying to politicize and spin this event in his own quirky way . I'm not trying to politicize this sad incident. The events underway in our country today are above politics; the sooner you realise this the better for your innocent soul.
  2. ^Aaamiin. Waxaan ilaahay uga baryayaa in uu aheledii uu ka tagay samir iyo imaan saadiq ah uu siiyo asagana janadii fardoowsa.
  3. Mystic, the sad reality is that there has never been an occupation in history, where the occupiers have not transgressed against the local women. The Ethiopians engaged in acts of rape from day one and continue to this day. This reality is one of the reasons i truly abhor TFG supporters on SOL. Do they not feel the least pain for their Somali sisters? Ilaahoow kuwa damiirka la' hanagu darin. Maxaa kudhacay erayadii "Dalkeeyga waan jeclahay, dadkeeyga waan jeclahay". Kuwa meeshaan waxeey u egtahay in eey dalkooga jecelyihiin (suaalo ayaa ka taagan),laakiin dadka ku nool dhibka heesto eeynan ka danqaneenin.
  4. Sheekh Cabdinuur is very well respected not only among the Somali population but also among the 'Uluma. Even Sheekh Cumar faaruuq, himself a leading figure, based his recent fatwa on the authority of Sheekh Cabinuur. Sheekh Faaruuq siduu u arko, Sheekh Cabdinuur "waa muftideeni hadii aan Soomali nahay". Sheekhu taasi waxuu kusii daray in Sheekh Cabdinuur uu isku darsaday, "Da'a, diin iyo Allah kacabsi". We are lucky that Allah has blessed with 'Uluma who are not afraid to reason according to the Qu'ran and the Sunnah in times of difficulty. Many islamic countries have been let down by their 'Uluma in times of need; even those who have taken a stance did so without the unambiguous statements being uttered by Sheekh Cabdinuur. May Allah increase their wisdom and may they continue to speak words of truth.
  5. The occupying forces are engaging in wide-spread torture. I left out the truly abhorrent pictures accompanying this story. Odaygaan Soomalida ah waxa lagu sameeyay, waa wax nin walboo damiir leh uu ka naxo kana danqado. Inaa Lillaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun. Here's the link to the pictures Meydka nin la jirdilay oo la soo dhigay agagaarka dekedda Muqdisho Mogadishu 01, March.07 ( Sh.M.Network) Meydka nin da' ah oo la jirdilay ayaa saakay lagu arkay agagaarka Xaafadda Sheelaro ee dekedda Magalaada Muqdisho. Marxuumkaan ayaa sida la sheegay waxaa meydkiisa la soo dhigay Buurta Aansalooti, iyadoo madaxa uu ciida ugu jiray, waxaana buurtaasi ilaalo ka haya ciidamada dowladda Ethiopia . Dadkii soo qaaday Meydka ninkaan ayaa waxa ay ku eedeeyeen dilkiisa in ay ka dambeeyeen ciidamada dowladda ethiopia , inkastoo aanu jirin wax war ah oo ka soo baxay ciidamadaasi. Wariyeyaal ka tirsan shabelle oo goobtaasi gaaray ayaa waxa ay ku soo warameen in ninkaani ay ku taalo rasaas kaga dhacday dhowr meelood, iyadoo laga jabiyay dhabarka iyo lugaha. Muuqaalka ninkaan ayaa waxa uu ahaa nin da' ah oo ciro leh, iyadoo dadweyne fara badan ay halkaasi isugu soo xoomeen, kuwaasi oo si aad ah uga walwalsanaa jirdilka iyo dilka loo geeystay ninkaasi. Waa markii ugu horeysay oo meyd la jirdilay lagu arko magaalada Muqdisho, iyadoo maalmahaan ay caasimadda ku soo kordhayeen dilalka loo geysanayo dadka rayidka ah. Dorraad ayay aheyd markii magaalada Muqdisho lagu dilay 5 ruux oo rayid ah. Oday Da’a ah oo si aad ah loosoo jir dilay oo meydkiisa saakay lagu arkay isagoo bacaad Madaxa kaga jira Buur ay dusheeda sare Ilaalo ka hayaan Tikreega Dalka kusoo duulay
  6. Originally posted by Che-Guevara: What has he accomplished to warrant any celebration? Good question. I'm not sure if this qualifies as an accomplishment; but Abdullahi Yusuf is the only leader in the history of Somalia to not only make friendly relations with Addis Ababa but to also allow Ethiopian tanks to roll into and occupy Mogadishu! I agree, that's some accomplishment.
  7. ^One can easily debunk the citizenship question but remember that the thread concerns the insincerity of Yey; to the extent where he has began to deceieve himself. Lets restrict our discussions to the topic in question.
  8. Khudbadii Abduallahi Yusuf ee London – 23/2/07 Revealing words from the most delusional 'leader' to be found anywhere on this planet. I found the following selected quotes from a lecture given by Abdullahi Yusuf recently. - "Haa aniga waxaa aamin sanahay inaan muslim ahay, Waana cibaadeestaa" - "Mar waan xajiyay, labajeer waan cumreestay, shanta salaadoodna waan tukadaa" - "Waan ashahaataa oo towxiidkaan heestaa" - "koow iyo tobon sano baan iska soo daba noqon hayay" - waa runtaa! - "Anigu boolisna waa ahaan jiray, militarina waa ahaan jiray, jabhadna waa ahaan jiray, sheeydaan walbana waan ahaa" - "Xiligii latoobadkeeni jiray baan kujiraa beey ilatahay" - Toobadkeen, oo jidkaad kusocotid kaleexo. I found these lines in the first minutes of his lecture. I did not bother to listen any further, but it was clear that Yey sees himself contrary to what his own hands have brought forth. The following quranic ayat rings true in regards to men such as Abdullahi Yusuf: When it is said to him, "Fear Allah", He is led by arrogance to (more) crime.( 2:206) N.B.- I did not post these comments as a way of attacking the person of Abdullahi Yusuf; nor am i doing it as a clan-based feud. My stance is that the status quo benefits only foreigners. Having never believed in tribalism and coming from one of the minor clans in Somalia, i happen to believe that a peaceful, well-governed Somalia is good for all Somalis, irrespective of clan loyaties. I posted these comments out of intrigue. Except for a few sarcastic comments, Yey doesn't consider himself to be a wrongdoer. In one instance he attacks the way the ICU enforced the wearing of the hijab, and then describes himself as a man of religion who has been to the Hajj and prays five times a day. I am intrigued as to how a man who has brought nothing but destruction can describe himself in such virtues and yet contradictory terms.
  9. BAAQA GOLAHA MAXKAMADAHA ISLAAMKA MAWAAQIFTA GOLAHA IYO TALO SOO JEEDIN Sanca,26,February-07 ( Qaadisiya.com) Mahad ballaaran Allaah ayey u sugnaatey nabadgalyo iyo naxariisna rasuulkeennii muxammad dushiisa ha ahaato iyo aalkiisii iyo asxaabtiisii dhammaan. Intaas ka dib, waxaanu aaminsanahey in soo ifbixii maxkamadaha Islaamiga ay aheyd deeq uu Allaah u hibeeyey shacabka Soomaaliyeed, taasoo soo nooleysey rajadiisii, loogana soo kabsadey dhibaatooyinkii dagaaladii sokeeye iyo barakicii , ayna caddaatey in laga gudbi karo mashaakilaadka gudaha , ayna ku qanceen Soomaalidu in ayagoon cidna kaashan ay awoodi karaan in ay dhibkooda xalistaan, hormarna ay ku tallaabsanayaan haddii ay helaan hogaan hagaagsan, niyadana la wanaajiyo, kalimadana allana kor laga yeelo, arinkaanoo ah kan cadowga sida dhabta ah u qalqaliyey kuna dedejiyey iney ku soo qaadaan duulaankooda qaawan ee gardarada ah. Hadaba maraxalladan taariikiga ah waxaa sharaf weyn ah inoo ah Islaanimada ka dib, inaan u nasab sheegano shacbiga Soomaaliyeed ee wanaagga badan kaasoo muujiyey biseyl iyo geesinimo qaabka uu ula tacaamulayo dhacdooyink. Waxaan kalimadeena ku soo koobeynaa sidan soo socota: 1. Waxaan shacabka Soomaaliyeed la qeybsaneynaa xanuunka iyo dhibaatooyinka ka soo gaaraya cadowga qabsadey dhulkeena. 2. Waxaan tacsi u direynaa qoysaska shuhadda iyo dhibanayaasha ay waxyeelada ka soo gaartey cadowga Itoobiya ee soo duuley. 3. Waxaan ammaan aan la soo koobi Karin u soo gudbineynaa shacabkeena qeybihiisa kala duwan beelihiisa iyo qabaa’ilkiisa , waxaan u soo gudbineynaa mahad weyn sida ay nafta ugu hureen meel marinta dadaaladii Maxakamadaha Islaamiga ee lagu soo celinayey nabadgalyada iyo kala danbeynta , waxaanu si cad u qireynaa in guushii camalka islaamiga ah ay gundhig u ahaayeen - Alle fadligiisa ka dib – taageeradii shacabkeena muslimka ah ay siiyeen. 4. Sida aan ka dheehaney intii aan ku jirney hawlaha Maxkamadaha tilmaamaha wanaagsan ee shacabkena Soomaaliyeed uu leeyahey sida inuu diyaar u yahey naf-hurid iyo rabitaankiisa nabadgalyada iyo kala danbeynta, jaceylka uu u hayo diintiisa iyo dalkiisa, iyo naceybka uu u qabo kala qoqobka, barakaca, iyo qabyaaladda, waxaan aragnaa in ay waajib tahey in uu sii jiro Golaha Maxakamadaha islaamiga lana sii wado u adeegga bulshadeena illaa dalka laga bixinayo marxaladdan qalafsan ee uu ku jiro . 5. Anagoo ka faa’ideysaneyna waaya-aragnimadii aan ka kasbaney qaar ka mid hawlaheenii hore iyo aqoonta aan u leenahey xumaanta iyo dhibka ka dhalan kara dagaal sokeeye , waxaan ka digeynaa fitno gudaha shacabkeena ka qaraxda, waxaana ugu yeereynaa dadkoo dhan iney hubkooda ku jeediyaan cadowga ku soo duuley dalka, ee aysan isku jeedin, anagoo sidoo kale ugu yeereyna iney la yimaadaan feejignaan qoto dheer, oo lagu fiirinayo xajmiga uu leeyahey shirqoolka uu cadowgu maleegayo. 6. waxaan caddeynaynaa inaan diyaar u nahey wadahadal iyo wax kasta oo keenaya in dalka looga saaro godka mugdiga ah ee uu galey amaba la galiyey. 7. waxaan ku baraarujineynaa xukuumadda in albaabada tawbad keenku ay furan yihiin ilaa qiyaamaha, sidaas awgeed waxaa loogu baaqayaa in ay ka fiirsato oo ay saxdo hab-dhaqankeeda xun , ayna ahaato mid ka shaqeysa waxa shacabku ka sugaayo oo ah Xornimo, Midnimo , ilaalinta Jiritaankooda, iyo ka fogaashaha u adeegidda cadowga, ha na ogaato in karaamada madaxtimidu ay ku xiran tahey karaamada muwaadinka, iyo sidoo kale in kursiga xukunka oo la sii heystaana ay ku xiran tahey alle fadligiis ka dib in shacabku uu raalli kaa yahey. 8. Maraxaladan isbedelka ah ee qalafsan waxaan halkaan uga mahadcelineynaa shacabkeena noogu deeqey kalsoonidiisa, dhiiggiisa, iyo maalkiisa si ay u guuleystaan dadaaladeenii, waxaana si adag uga cudur daareyneynaa dhaliiliheenii ka yimid afraad ama Gole ahaanba , si looga fogaado iney dib u soo noqdaana waxaan aragnaa ballaarinta ka qeybgalka arimaha siyaasadda dalka lagu gorfeynayo, ayadoo laga qeybgalinayo qeybha bulshada oo idil gaar ahaan aqoonyahanka, waaya-aragga, Hogaamiyaasha dhaqanka, Xubnaha bulshada rayidka, iyo hogaamiyaasha mu’asasaatka adeegga bulshada . Waxaan ku soo koobeynaa dardaaranka ku aadan Shacabka Soomaaliyeed qodobada soo socda: 1. Alle in laga cabsado, hawlahana si ikhlaas ah loo qabto, lana adkeysto, hawlaha la qabanayana la sugo, is-maqal iyo is-adaacna lala yimaado, iyo in laga dheeraado khilaafaadka. 2. Ilaalinta midnimada, isku xirnaanta, isu-gargaaridda, is-cafinta, isjeclaanta iyo adkeynta walaaltimada Islaamka. 3. Ka fogaashaha qabyaaladda, iyo kuwa dadka ugu yeeraya dabadhilifnimada iyo shisheeye kalkaalka. 4. Isu-uur fiyoobaanshaha iyo isku xirnaanta dhammaan qeybaha bulshada iyo in hawlaha loo kala hormariyo sida ay u kala mudan yihiin iyo ka qeybgalka hawlaha wanaagsan ee socda. 5. Qiimeynta marxaladda la marayo iyo waxyaalaha ay u baahan tahey. 6. In la garto in cadwoga dalka qabsadey uu mar un bixi doono, sidaas awgeed in iskaashi loo muujiyana ay tahye danbi weyn iyo ceeb foolka uga taalla cid kasta oo gacan u fidisa, hawlaha iska-caabinta (muqaawamada) waa arin Alle loogu dhowaanayo, sharaf ay helayso cid kasta oo ka qeybgasha, iyo taariikh uu uga tagayo jiilalka ka danbeeya. 7. Waa in mudnaanta koowaad la siiyaa iska caabinta fiyow ee lagala hor imaanayo cadowga. 8. Mideynta aragtida iyo mawaaqifta ku aadan cadwoga dalka qabsadey, waayo qabsashada dalka cid, qabiil iyo beel ay dani ugu jrto ma jiraan waana dhib dadkoo dhan taabanaya. 9. Waa in hiil iyo hooba lagu bixiyaa sidii dalka lagu xoreyn lahaa, dadkoo dhamina ha ogaadaan in masiirkoodu isku mid yahey. 10. Waxaan adkeynaynaa in ay xaaran tahey dhiiga Muslimku, maalkiisa iyo sharafkiisa in lagu xadgudbo, waana in laga fogaadaa dagaal hoosaad shacabkeena ka dhex dhaca. Allaa weyn, guushuna waxey u danbeyn doontaa kuwa la dulmey . Golaha Maxkamadaha Islaamka Sanca – Yemen 25/02/07
  10. Shabelle sababta loo necebyahay waa run sheegnimada. Ma waxaad leedahay arintaan calan taaga ayaa ah wax la been abuuray? Ma suurto galeeyso in loo qariyo foolxumo kasto oo dowladaan lug kuleedahay, inkastoo aqiyaartiin aad saas jeceshihiin.
  11. Mogadishu 26, Feb.07 ( Sh.M.Network) Calan u eg astaanta dowladda Ethiopia ayaa saakay lagu arkay iyadoo 3 meel looga surey fagaaraha Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, calankaasi oo uu ku xusnaa Qoraal Somali ah (Somalia Kalinka lixaad), iyadoo dowladda Ethiopia ay beenisay ku lug lahaashaha arinkaasi. Arintaan ayaa hadaba waxaa caro ka muujiyay dadweyne aad u fara badan oo halkaasi isugu soo baxay deetana jeex jeexay calankii oo ay ka soo dajiyeen halkaasi. Ilaa iyo Iminka lama yaqaan dadkii ka dambeeyay in calankaasi la suro, iyadoo saraakiil u hadashay ciidamada Ethiopia oo la soo xiriirey Shabelle ay beeniyeen in ay sureen calankaasi. Saraakiisha Ciidamada Ethiopia ayaa ku tilmaamay arinkaasi mid la isaga horkeenayo ciidamada Ethiopia iyo Shacabka Somalida. " Anaga ma aanan u imaan halkaan in aynu qabsano, waxaan u imaanay in aynu caawino dowladda KGM ah oo ogolaashaheeda aan ku soo galnay Somalia" ayay yiraahdeen saraakiishaasi oo qaarkood ku hadlayay luuqada Somaliga. Calankaan la surey halkaasi ayaa waxa uu ahaa mid u eg calanka dowladda Ethiopia oo dhexda buluug ka ah, lehna lix xidigood, waxaana ku qornaa qoraal Afsomali ah ( Somalia Kalinka 6aad), iyadoo calankaasi la surey qeybta ugu koreysa ee fagaaraha tarabuunka halkii lagu yaqiinay astaanta qaranka Somalia. Ciidamada dowladda Ethiopia oo aad u hubeysan ayaa isku gadaamay wadada Tarabuunka ilaa warshaddii hore ee caanaha halkaasi oo saakay ay ka bilaabeen baaritaano, iyagoo baaraya sida ay sheegeen dadkii ka dambeeyay falkaasi. Laakiin Goobjoogayaal ayaa shabelle u xaqiijiyay in calankaasi la surey Tarabuunka xalay, iyadoo ay sureen dad ka yimid dhinaca Isbitalka Digfeer oo fariisin u ah ciidamada dowladda Ethiopia. Arintaan ayaa waxaa caro ka muujiyay shacab fara badan oo Somaliyeed oo saakay isugu yimid fagaaraha Tarabuunka, kuwaasi oo aad uga soo horjeeday astaanta Somalia oo lagu badalay calankaasi.
  12. Originally posted by General Duke: this is a clan based radio that spews hate at every opportunity . The conflict between Shabelle and the TFG is not clan-based. If this is the case, as you seem to imply, then it paints a sad picture of this "government". The TFG's crackdown on shabelle dates back to 13th of Jan, the charge then, although not publicly disclosed, centered around the TFG's insistence that Shabelle refrain from reporting the plain fact that Ethiopian troops were supporting the government. Shabelle did not differ from other media outlets around the world in reporting this plain fact. The TFG only backed down due to threats from the EU that funding would be cut if it did not reverse its crackdown on the media. Mind you, although the crackdown included HornAfrik, there is abundant evidence to suggest that the real target was Shabelle. Were the TFG to have their way, they would have barred all media outlets; except for a single outlet to report on the virtues and travels of "President" Yusuf. Shabelle takes its responsibilities seriously. In this critical juncture, Somalia needs media outlets like Shabelle to report the news without alteration, free from government interference or clan-based affiliations. I believe Shabelle is already free from clan pressures, it is government intereferce that is the problem. Originally posted by Violet: "Objective" in the sense that it tells you exactly what you want to hear? Hehe. I bet you believe your dead horse is still kicking, eh? Quiet the opposite. I find many reports on Shabelle with which i do not agree. I applaud Shabelle for its impartiality. The difference between you and I, is that i don't rely on others to interpret matters for me. I visit a news site simply for the news and only then, after careful consideration of the facts, makeup my own mind. The stance of the outlet comes second.
  13. ^Shabelle is one of the few objective media outlets left in Mogadishu. The TFG thugs ought to stop complaining about Shabelle and start abiding by the law. If they weren't involved in criminal activities and breaking the laws they swore to uphold as parliamentarians, there would have been nothing to report.
  14. Shabelle Media Network February 25, 2007 Aweys Osman Yusuf Mogadishu Hundreds of Somalis were ordered to vacate former government buildings in Afgoi, 30 km south of the capital on Sunday as more than 3,500 fresh Ethiopian soldiers are due to occupy the buildings. Witnesses said thousands of Ethiopian troops accompanied by armed military vehicles and tanks have arrived in Afgoi. The troops would be based in former government military compounds, universities and office buildings where currently thousands of IDPs are dwelling in. Sources close to the government say the troops would secure peace in Lower Shabelle province, southern Somalia where Somali president Abdullahi Yusuf would inhabit temporarily. The arrival of the Ethiopian troops coincided with the largest number of people in the district who fled the volatile city Mogadishu. The roads of Mogadishu are thronged daily by families with some of their households fleeing to nearby areas like Afgoi where there is no insurgency currently. Fadumo Hassan, a mother of 8 children, complained after she fled the capital and reached Afgoi last week. "I do not have money to buy milk or food for my children. We have fled Wabari district in Mogadishu. My husband is unemployed and I am staying helplessly here in Afgoi while fleeing the deadly mortars. I really don't know what to do," she said. The exodus in the Somali capital has intensified after the worst and deadliest artillery and mortar bombs were exchanged between unknown gunmen and Ethiopian troops based on top hills of Mogadishu presidential palace (Villa Somalia), former Defense Ministry and other former government compounds in and on the edges of the capital Mogadishu on Friday. Despite no mortar explosions in the capital in the past two days, people were still fleeing fearing carnages might occur in Mogadishu. Ciidamo Itoobiyaan ah oo hor leh oo soo degay Degmada Afgooye Degmada Afgooye oo noqotay Goobtii labaad oo si toos ah ay ula wareegaan Tikreega Dalka kusoo duulay
  15. ^Very bad news. I'm not against using our natural resources to develop our economy but i fear that this inept 'government' will sell us short under any agreements signed with ruthless oil companies.
  16. ^I'm being very generous with that figure. Don't flatter yourself. Every dignified Somali is against this occupation; in which case the real figure would be 99.99%. Any Somali who is satisfied with the status quo should be permanently exiled to the Ethiopian hinterland and force-fed Xabashada canjeeradooda ilaa ee ku mataqaan.
  17. Originally posted by Taako Man: Bilaal that claim that ethiopians have taken over the Town has been rubbished by the Gen Mahdi. Mind to enlighten us on your source? Originally posted by Taako Man: Secondly, The Somali parliament approved foreign peacekeepers. A majority of the 275 parliamentarians voted for the AU. The international community si behind it, Whilst the AU force will help train the thousands of troops/police in Hiraan, Banadir, Gedo, Jubbada hoose etc Interesting you brought this up. The majority vote you refer to is baseless for two crucial reasons; firstly, as brother Abu_Geeljire has pointed out, the invasion which preceded the vote to approve AU peacekeepers was illegal, it therefore stands to reason that this vote is also illegal; secondly, and perhaps more importantly, the 'invitation' by the TFG of the current occupiers was also illegal. In regards to the first point, UN resolution 1725 which was passed just weeks prior to the invasion called on all neighbouring countries to refrain from interference in Somalia. This resolution was hypocrisy at its worst as there were thousands of Ethiopian troops in Baidoa at the same time as this resolution was passed. This resolution brings me to my second point. You might recall a mass defection of parliamentarians from the TFG in mid August of 2006. This defection resulted because of the strong opposition many parliamentarians voiced against a bill tabled by Geedi and Yusuf aimed at legalising a plan to 'invite' Ethiopian military advisorsto Baidoa; as we were told then, to 'train' TFG soldiers. To cut it short, this bill never passed and led to one-third of the cabinet quiting parliament. In the end Abdullahi Yusuf dissolved parliament and the bill never passed. The much talked about legal 'invitation' of Ethiopia at the behest of the TFG was a monstrous lie. In fact, Yusuf and Geedi unilaterally invited the Ethiopians without any legal backing. The Somali public along with the international community were duped on this one. Read this post for more info Originally posted by Taako Man: The only one saying they are uninvited is Qaadisiya and the like thereof. Including your source for the Ethiopian claim, the great prophetic, truth keeper shabelle.net. They are uninvited because over 90% of the Somali public believe them to be so.
  18. ^The resistance is there to engage with the occupiers. Most of these ambushes take place for several hours. Most civilian casualties occur as a result of indiscriminate shelling by Ethiopian/TFG soldiers well after the ambush is over (get your facts in order). This shows that the resistance is interested in open warfare, it is the Ethiopian soldiers who are increasingly setting up camp in residential areas in a deliberate attempt to draw innnocent civilians into the conflict; e.g. suburbs around the Airport and recently in a former hospital housing thousand of families.
  19. Duke - Muslim or non-Muslim, these so-called "peacekeepers" are uninvited. We are already under occupation. The arrival of anymore troops will rightly be seen as occupation upon occupation. What happened to promises of Ethiopian withdrawal once AU forces are secured. If they are secured are their arrival imminent, how do you explain the increasing hold Ethiopian soldiers are exerting on key installations of all major towns and cities; the latest being their takeover of the police HQ in Kismaayo - Ciidamada Ethiopia oo la wareegay amaanka Kismaayo
  20. Originally posted by Pi : [QB]Maskiin , it's a sad and unfortutante outcome, but this will continue as long as the anarchists and terrorists are alive. The neo-con buzz words you employ will lead you nowhere. What do you mean by "this will continue"? Are you condoning the shelling of innocent civilians? The TFG and their associates are sliding very quickly to their ultimate end. These thugs are digging their own graves, should they continue on the path of this ill-considered policy.
  21. Originally posted by Xhevahire: [QB]Ilaahoow cadowga naga jabi, oo dadkeena meel kasto ey aduunka ka joogaan ku bad baadi, balaayo aaba na dabo dhigatee. Macbuudkoow! Aamiin Alahayoow. As Allah has promised in the Holy Quran, there is relief after every hardship. The important thing is for us to learn from the important lessons imbued in these difficult times.
  22. Dowladda Somalia oo sharciyo adag soo hordhigtay idaacadah ugu weyn Muqdisho Mogadishu 19, Feb.07 ( Sh.M.Network) Xarunta Nabad sugidda qaranka ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan Balaaran oo ay ku yeesheen 3 idaacadood oo madax banaan oo ku yaala magaalada Muqdisho iyo saraakiil ka tirsan waaxda nabad sugidda, kaasoo looga hadlayay arimo la xiriira saxaafadda. Kulankaan ayaa yimid, ka dib markii warqad qoraal ah loo keenay 3da idaacadood ee kala ah Banadir, Shabelle iyo Hornafrik oo looga dalbanayay in ay tagaan xarunta nabad sugidda. Kulankaan ayaa dhinaca nabad sugidda waxaa hogaaminaya Taliye K/xigeenka nabad sugidda qaranka Gen. Nuur Max'ed Buur Shirbow, waxaana lagu eedeeyay 3dani idaacadood in ay buun buuniyeen waxyaabo xagga amaanka ah ee ka dhacaya magaalada Muqdisho. Gen. Nuur Shirbow ayaa u sheegay madaxdii ka socotey 3dani idaacadood in aan la tabin karin howl-galada ay ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Ethiopia ay ka fuliyaan magaalada Muqdisho iyo sidoo kale in aan la soo hadal qaadi karin dadka ka qaxaya magaalada Muqdisho . Dalka waxa uu ku jiraa xaalad deg deg ah sidaasi darteedna aan la heli karin buu yiri saxaafad madax banaan oo dhameystiran maadaama ay dhacaan waxyaabo badan inta lagu jiro xaaladani. Waxa uu sheegay in dhowaan ay idaacadaha u soo diri doonaan wakiilo ka socda dowladda oo tifaftira wararka ka baxaya 3dani idaacadood. Sidoo kale eedeymaha Mas'uulkani uu u soo jeediyay idaacadaha ayaa waxaa ka mid ahaa in Codad laga soo uruuriyo dadka lagu muujiyo madaafiic ka soo dhaceysa dhinaca ciidamada dowladda Ethiopia iyo kuwa dowladda Somalia oo waxyeeleyneysa shacabka aan waxba galabsan, iyagoo ka warwareegaya buu yiri idaacadahaasi in ay muujiyaan dhinaca xabadda bilaabay. Gen. Nuur Shirbow waxa uu ugu baaqay dadka Somaliyeed in ay ka shaqeeyaan amaanka, haatana aan loo baahneyn dagaal dambe. Taliye K/xigeenka hay'adda nabad sugidda Qaranka Nuur Shirbow waxa uu qirey habacsanaan ka jirta xagga dowladda Somalia gaar ahaan wasaaradda warfaafinta, laakiin iyagu ay talaabooyinkaan u qaadeen mar haddii ay isku soo beegmeen howlaha amaan ee ka jira dalka. Laakiin Madaxda Idaacadaha Madax banaan ayaa ka dalbaday dowladda KMG ah in ay keento qoraal ay ku sharciyeyneyso arintaan, iyadoo qoraal la'aana aysan aqbali karin arintaan. Ma ahan markii ugu horeysay oo warbaahinta xorta ah ay u yeerto dowladda Somalia, iyadoo bartamihii bishii hore dowladda Somalia ay u yeertay idaacadaha Hornafrik, Shabelle iyo IQk, ka dib markii idaacadahaasi howlahooda warbaahineed muddo 24 saac ah ay hakisay dowladda Somalia. Waana markii labaad ee Idaacadaha Muqdisho lagu amro in aysan tabin karin waxyaabaha sida dhabta ah uga soconaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.
  23. Muslimiinta Kenya oo dalbaday in la sii daayo Somalida ku xiran Kenya Nairobi 19, Feb.07 ( Sh.M.Network) Boqolaal Muslimiin Kenyan ah ayaa sameeyay isku imaatin ay ku dalbanayaan in maxaabiista Somalida ah ee ku xiran dalkaas la sii daayo. Axmed Fariid oo ah hogaamiyaha Muslimiinta Kenya ayaa sheegay in dowladda Kenya aysan suurto gal u aheyn in dalkeeda lagu qabto ciyaaraha orodada ilaa ay ka sii deyneyso muslimiinta ku xiran xabsiyada Kenya gaar ahaan Somalida, waxa uuna sheegay in Muslimiinta Kenya ay is hortaagi doonaan ciyaaraha caalamiga ee Athleticada ee ka dhacaya dalka Kenya 24 ka Marso hadii aan la sii deyn maxaabiistaasi. Fariid waxa uu u sheegay dad isugu soo baxay magaalada xeebta ah ee Mombasa oo gaaraya ilaa 1500 oo ruux in ay sii wadayaan banaanbaxyada ay kaga soo horjeedaan tacadiga loo geysanayo muslimiinta ee la isaga eedeynayo in ay xiriir la leeyihiin argagixisada. Dowladda Kenya kama soo bixin wax war ah oo ku aadan banaanbaxyada ka dhacay shalay magaalo xeebeedka Mombasa. Kooxaha u dooda xuquuqul insaanka iyo hogaamiyeyaasha Muslimiinta Kenya ayaa sheegay in dowlada Kenya ay si sharci darro ah isaga xirto dadka Somalida ah oo ay u gacan galiso waxa ay ku tilmaameen dad cadow ah, iyadoo aan wax dacwad ah lagu soo oogin dadkaasi. Bishii Janaury ee sanadkii la soo dhaafay waxa ay dowladda Kenya u soo gacan galisay dowladda Somalia ilaa 32 maxbuus oo ka xirnaa indhaha iyo gacmaha, kuwaasi oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho. Muslimiinta Kenya waxa ay codsadeen in Somalida sida sharci darada ah loogu dhoofiyay dalka Somalia in si deg deg ah loogu soo celiyo dalka Kenya.
  24. The real question is why the so-called Somali Government is not doing anything about this? Before you all jump out, i know the TFG is not able to do too much. I am thinking along the lines of owing up to its basic responsbilities by voicing their concerns to destination countries such as Yemen. Despite all the hype about Yemen being a friendly country, it has a bad record of mistreating the poor refugees who make it there. Furthermore, it does not bother to setup proper search and rescue facilities for boats close to shore or even properly count the real number of casualties! The UIC atleast had the distinction of voicing their concerns towards such tragedies. It is worth noting that governments such as Yemen had a different attitude towards Somali refugees for the brief period in which the UIC were in power. This question leads to a much wider debate about the welfare of Somali expatriates in non-Western countries. The TFG has been busy setting up one consulate after another of late, but these so-called consulates have not been providing the required care, if at all, deserved by its own citizens. An example is the new consulate setup in the Kenyan capital, Nairobi. When will this consulate start defending the rights of its expatriates from the harrassment of Kenyan authorities? In any case, will an institution setup by a puppet government ever be taken seriously by any foreign government?