Abdirazak_PTL

Nomads
  • Content Count

    259
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdirazak_PTL

  1. Qodax dhaqan xumo markay timado anigu iyo adigu waan kala fican nahay. Sababto ah why aniga i can be president of somalia abdirashid sharmarke, abdullahi yusuf lakin adigu you cannot? yes maybe egal was prime minister but not president. All somali tribes from east, south, west and even northern tribes think the same things about u. Is wedi why your women have ilko cas and other women dont? that means your women chew with men and when u chew with men she is in bed with someone. Now count how many ilkocas girls in hargeisa? were talking millions...not 1 or 2 bad girls BUT MILLIONS therefore your mother being one is at a greater chance. Even porn films are made in you city. Sxb weliga dhaqan xumo qabil kale laguma sheego when its all agreed in somalia hal reer ba dhaqan xumo lagu yaqan and its hargeisa
  2. Qodax I wouldnt be suprised if ur dad did some molesting with u either, ileen dhaqan baad uu lee tihin. No other somali region has any reported case of pedofilia except somaliland. And its rising everyday plus there thousands of cases that go unreported according to the undp
  3. Qodax, pirates any day over biyo la'an in hargeisa. Come on bro u know it 100o pirates is better managed then 2 million khat chewers and pedofiles. And remember pedofilia only happens somaliland. Thers proof for it also just ask me
  4. PUNTLAND SHIRWAYNE SOOMAALIYEED WAY MUTAYSATAY XAQNA WAY U YEELATAY. Posted to the Web Dec 29, 15:00 Waxaa Diyaariyey: qasim egaal Kala xiriir: puntlander@hotmail.co.uk AKHRISTE: cinwaankan kor kor ku xusan waxaan uga gon leeyahay inaan iraahdo intaadan mala awaalin ama aadan mucaaradin bal jaleecso shuruudda lagu xiri karo qabashadda shir wayne somaaliyeed. Markii aan ku eegno shuruuda dib u hishiisiin (pre condition of hosting reconciliation) iyadoo la eegayo waxa ay ku jirto danta ummadda soomaaliyeed lagana tagayo isjiid jiidka ku dhisan qabyaaladda iyo caadifadda aan waxtar iyo horumar toona laga rajaynayn. Waxaa la`orankaraa ayadoo kooban ``maamulkii laga helo shuruudaha hoos ku qoran waa uu martigalinkaraa shirwayne soomaaliyeed". 1-Waa in shirwaynaha dib u hishiisiinta soomaaliyeed lagu marti galiyaa dhul soomaaliyeed,oo nabad iyo xasilooni kajirto,isla markaana lagu tijaabiyay qabashadda shirar soomaaliyeed oo guul ku dhamaaday, iyadoo dadka ku nool deegaanka shirka lagu qabanayo laga rabo in ay ku niyad sanyihiin midnimadda jamhuuriyada Soomaaliyeed iyo isku keenka umaddii kala anfariirtay wixii kadanbeeyay dowladdii dhexe. Akhristow waxaan ku dul istaagi doonaa arintan kor ku xusan ma buuxin kartaa Puntland mise maya anigoo eegaya tilmaana ka bixinaya wixii ay qabteen puntland iyo fikirka ay ku dhisantahay? QODOBKA KOOWAAD Dhul soomaaliyeed in lagu qabto shirwaynaha dib u hishiisiinta. Qodobkan waa qodob soomaalidda meel ay joogtaba ku midaysantahay in soomaaliya shirarkeeda ay fashiliyeen mari galintii ay sameen jireen dawladaha shisheeye say doonaanba hanoo kala waxaana laga dhaxli jiray isqabqabsi iyo kana tag horleh.Waxaana xal laysku raacsanyahay ah in shirwayne dhulkeena hooyo meel kamid ah lagu qabto si ay u helaan soomaalidda jawi ay isku fahmaan , loogana hortago doco docaynta gacmaha shisheeye waxaana kugu filan in soomaalidda wixii ay iyaga yagleelaan ay waarto nabadeedana lagu naaloodo sida tusaala ahaan ku cad maamuladda xasiloon ee ka jira gaygeena soomaaliyeed ee Puntland iyo Somaliland waxaana yagleelay dadkii waxgaradka ahaa ee labadaa maamul deegaankeeda ku noolaa inkasta aysan isku mid ahayn labadda maamul(midna wuxuu aaminsanyahay midnimo midna kala tag). Waana xaqiiqo jirto oo u baahan in si fiican loo iftiimiyo oo misaan cadaalad ah lagu eego marka la eegayo isbabar dhiga iyo wadaniyadda. Qodobkan koowaad markii aan eegno Puntland waxay xaq u leedahay inay marti galiso shirweyne soomaaliyeed sida ay xaq ugu leeyihiin marka laga eego qodobkan dhamaan soomaalidda idilkeed inta harsata calanka jamhuuriyadda soomaaliyeed hoostiisa. QODOBKA LABAAD Nabad iyo xasiloonidda. Nabadda iyo xasiloonidda waa laba shay oo gun dhig u ah qabsoomiddda Shir larabo inay iskugu yimaaddaan ergooyin badan. Hadaba Puntland waxaa marag madoonta ah in ay amnigeedda uu suganyahay(kana adkaatay cidwalboo isku dayday inay amnigeeda wax udhinto shanoqoto kooxo diimeed iyo kuwo qabyaaladeedba) ayna ku diirsadeen malaayiin soomaaliyeed daafaheeda arintana waxaa qiray soomaalidda ku nool ee deegaanadda kale ka yimid tusaala ahaan waxay ii gu yaab badnayd markii la ii sheegay in bosaaso uu ku yaal hotel layiraahdo Somaliland hotel taana waxay ku tusaysaa in aysan aragtidda qafka soomaaliyeed aan lagu caburin inkastoo aan marna la ogolayn kala go a soomaaliyeed hadana nin hoteelkiisa goostay waxba in la caburiyo waxba matarayso ee waxay reer puntland iyo maamulkeeda ay garteen in loo baahanyahay in qalbiyadda dadka in lahanto ay ka muhiimsantahay in qori iyo is nacayb in lagu hanto dadka waxaana inoogu filan labadaba inaan waxba taraynin waaqica iyo fikirka ka socdo koonfur oo ah qori iyo waqooyiga oo ah in koonfur lanaco lagana fuquuqmo meeshii xal iyo caqli celin loosamayn lahaa ileen waa jirkii u madda qayb kamid ah bal qaybihii ku muhiimsanaa ayaa la orankaraa mana ahan in lagu dheeraado guulaha ay kasoo hoyisay puntland ka shaqaynta isku keenka afkaarta soomaaliyeed. Qodobkan labaad ee nabadda iyo xasiloonidda deegaanadda Puntland waxay ku mutaysteen in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto. QODOBKA SAXAAD Deegaan shirarkii lagu qabtay ay guul ku dhamaatay. Ka shaqaynta iyo abaabulidda shirarka soomaaliyeed waxaa lagu asaasay maamulka Puntland oo ay maantay ku naaloonayaan malaayiin soomaaliyeed kadib markii ay burburtay dowladdii dhexe ee soomaaliyeed. Waxaa la yagleelay oo guntiga dhaxda ay uga xirteen siyaasiyiintii deegaanadda Puntland sidii lays kugu keeni lahaa soomaalidda kala firdhatay waxay hadba meel soo martaba waxaa suura galay in lagu qabto sadax shir oo mid waliba muhiimadiisa gaarka ah leeyahay. Waxaana lagu qabtay sanadkan gudahiisa sadax shir oo kala ah shirka Culimadda Soomaaliyeed ee ay kasoo baxday go`aamo aad muhiim ugu ahaa dhamaan soomaalidda iyadoo lagu cadaeeyay in dhiiga Soomaaliyeed in ladaadshaa uusan banaanayn iyo qodobo kale oo muhiim u ahaa kala dajinta fidnadan ka aloosan koonfurta dalkeena iyo halbawlihiisa ee muqdisho alle haka samata bixiyo dhibta ku habsatay oo daba dheeraatay aamiin ay ka soo baxeen. Waxaa kaloo lagu qabtay Puntland shirwaynihii gabdhaha,hooyooyika soomaaliyeed iyo shirwaynihii isboortiga oo ahaa mid ay aad usoo dhaweeyeen mujtamaca soomaaliyeed meel ay joogaanba ilaa uu farshaxanka wayn ee amiin caamir uu sawiro isdaba joog ah uu ku cabiray ra`yigiisa isagoo bogaadin iyo dhiiragalinba ku muujiyay taageeradiisa qabashada ciyaarahan ilaa huu siiyay caasimadda Puntland hoyiga nabadda ee sanadkan2010 ku tilmaamayna sawiradiisa yaabka leh samaha ay horseedka ka tahay Puntland iyo dariiqa cusub ee uu hormeedka ka yahay Dr C/rahmaan faroole madaxwaynaha Puntland. Qodobkan waxay ku mutaysteen Puntland in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto. QODOBKA AFARAAD ku qanacsan, midnimadda jamhuuriyada Soomaaliyeed. Puntland waa laf dhabaka jamhuuriyadda soomaaliya hanoqoto juqraafi ahaan sida ay iskugu xirto soomaaliya waqooyigeedda iyo koonfurteeda, ama honoqoto dhaqan ahaan waxay u dhaxaysaa labadaa qabood mid walban si gooni ah ayay xiriir taariikhi iyo mid dhaqan iyo daaqsi la wadaagtaa. Puntland waxay ku qanacsantahay dastuurkeedana kamid ah midnimadda umadda soomaaliyeed waxayna u aragtaa qodob asaasi ah oo ay ku ababiyeen ardadda wax kabarata dhulkay kataliyaan halka aanu ognahay dhibtii kasoo gaaray maamulkii kaligiis taliyaha ahaa xiliyaduu ugu awooda badnaa iyo dhibtii loo gaystay deegaanadda Puntland waxa dhibtaa gaystana waxaa kamid ahaa saraakiil hada ka shaqaysa waqooyiga soomaaliya hadana marna kama maqlaysid cid dib u jaleecaya wixii tagay bal qaar ka gayb qaatay xasuuqii ka dhacay dhulkaas xiligii kacaanka ayaa si nabad ah uga soo dago goroomadda puntland waxaana laysku hilmaamsiiyaa mahan in aan la awoodin in la xag xagto ee laakiin waxaa laga doorbiday in lays hilmaamsiiyo si mustaqbal fiican oo midnimo leh loogaaro lagana baaraan dago khaladaadkii dhacay oo kale dib unuusan u dhicin oo waxdanbe oo halmeel layskugu geenayo awoodeedii aysan dhicin ee awooda labaahiyo si siman sida dowlad gobaleedyo dhowr ah oo aan badnayn .waxaana cad in Puntland ay horsed ka tahay. Qodobkan waxayku mutaysteen in shirwayne soomaaliyeed lagu qabto. Waqooyiga galbeed ee soomaaliya waxay sheegteen in ay soomaaliya ka go`een iyagoon marna isku dayin in ay isku keenaan dadkan soomaaliyeed ee kala anfariiray waxayna ku qanceen in aysan dan kagalin sida ay jaar yihiin waana arin xanuunkeeda leh halka ay puntland dhaxdda u xirteen in si uun wax loo yagleelo si loo gaaro midnimo soomaaliyeed. Waxaan ku soo gabagabaynayaa; Puntland waxay mutaysatay in lagu qabto dib u hishiisiinta soomaaliyeed ee la hadal hayo iyadoo la tixraacayo tusaalooyinka aan kor kusoo xusanay waxayna isku raaceen indheergaradka soomaaliyeed sida sawir yahanka qaranka amin caamir uu ugu gartay puntland in ay noqotay hoyiga nabada bal wuxuu u doortay hoyiga nabadda ee sanadkan2010 fiiri sawirkan muujinayo aragtidda bulshadda waxaana la ogyahay amiin sawiradiisa waa kuwa katarjumaya aragtida dadka soomaaliyeed inteeda badan. Allaylahe,dhabowday in puntland ay noqotay xudunta soomaaliyeed waxaana laga yaabaa in dadka qaar ay is yiraahdaan qoraagani waa caadifad hadlay horayna waxaa loo yiri aqalkaaga hortiisana oodafaa la dhigaa oraahdaana horteedna afeef baa la dhigaa. Ha iga fahmin aragti khaldan ee eeg xaqiiqada aan kuu soo gudbiyay sida uu ku cabiray amiin sawiro dhawr ah bishan gudaheeda oo kaliya. Alihaayow inoo ilaali Puntland oo u siyaadi nabadda iyo horumarkay gaareen koonfurna alow sii nabad iyo horumar waqooyina ka dawee waxa ay tirsanayaan oo soomaali ka dhig far iyo faraanti. Daabacaada: Puntlandpost.com
  5. Somalia football ends the year on a high note 30 Dec 30, 2010 - 12:26:35 AM Fifteen Somali regional teams are currently competing in a football tournament in Punt Land Sate in Somalia. This historic tournament organized by Somali Football Federation and Punt Land State . More than 400 players; administrators and officials turn out for the event at which coaching clinics and seminars have been run. CAF Education Officer Ali Mohamed Ahmed has been leading some of the course and training of among others, coaches, referees, administrators and sports medicine officials. According to Ali Mohamed the enthusiasm and interest has been very encouraging and bodes well for football development in Somalia. The football tournament is expected to end on 31st of December with the final match of the competition. Source: CAF
  6. FIBER OPTIC PROJECT: Maxaa Puntland ka hortaagan Mashruuca Optic Fiber Project? Maamul iyo ganacsato Hurdada dheeraystay Posted to the Web Dec 28, 19:26 AKHRI: Somcable oo mardhow bilaabaysa shaqadeeda http://somalilandpress.com/somcable-has-completed-preparation-of-the-optic-fiber-project-19568 SomCable oo ah shirkad ay leeyihiin ganacsato reer Somaliland ah ayaa hadda wada taaba-gelinta iyo arruurinta macluumaadka, sidii Somaliland looga hirgelin lahaa mashruuca Fiber Optic Project. Shirkada SomCable ayaa la sheegay inay hadda soo dhamaysay baaritaankeeda ayna mardhow howlaheeda shaqo ka bilaabayso deegaanada hoos yimaada Maamulka la magac baxay Somaliland. Shirkada SomCable ayaa la sheegayaa inay Suuqa ay ku soo gashay iyagoo xiriir la leh shirkad kale oo laga leeyahay dalka Jabuuti oo lagu magacaabo Djibouti Telecom oo iyadu bixinaysa inta badan dhaqaaalaha , sidaasna la doonayo in lagu hirgeliyo Mashruucan.. Waxaa xusid mudan inay Mashruucan Optic Fiber Project, la doonayey markeedii hore in Xarrun looga dhigo magaalada Muqdisho, arrintaas oo suuroobi waysay Qatar laga qabo burcad badeeda Soomaaliyeed, waxaa Mashruucaas markii hore dabada ka riixayey ganacsato reer Muqdisho ah oo samaystay shirkad lagu magacaabo Dalkom, iyadoo la sheegayo in arrinkaas uu u suuroobi waayey ganacsata shirkada dalkomsomalia.com Inkasta oo shirkada Somcable ay shacabka reer Somaliland ay ku eedaynayaan inay kullamaan tahay shirkad kale oo Jabuuti laga leeyahay oo ay dulaal ka yihiin mashruucaan oo kaliya , hadddana waa shirkad ku doodaysa inay wax ka qabanayso dalkeeda ayna wadanka ka abuurayaan suuq shaqo oo caalamiya. Su’aasha la isweydiinaya ayaa ah deegaanada Puntland oo ah goobaha ugu muhiimsan dhanka Ganacsiga,ahna deegaanka ugu Bad ballaaran Soomaaliya marka laga fiiriyo dhanka Deegaanka iyo berigaba, maxaa ka hortaagan inay suuqaan galaan, mise waxay doonayaan in Projectiyo Socda dad soo habaystay ay soo hoos fariistaan. Shirkada Somcable(Somaliland) oo booska ka riixatay Dalkom(muqdisho) sababo dhabka amaanka ah, ayaa doonaysa inay Cable systemka ka hirgeliso deegaano dhowr ah oo ay kamid yihiin xuduuda ay leeyihiin Puntland iyo Soomaalida Ethiopia, Cable-kaas oo qaarkiis la marinayo dhanka Badda Barbara , kaas oo systemka Data-da u gudbinayaa Station-ka Jabuuti kaas oo ku sii xiraaya Line-ka International-ka caaalamiga ah. Suuqa Isgaarsiinta oo noqday allaada ugu muhiimsan maanta suuqyada Ganacsiga , ayaa waxaa soo baxaya inay aad looga dheereeyey Ganacsata Isgaarsiinta Puntland iyo kuwa Maamulka Puntland oo korkooda laga wato projectiyo kala duwan oo loo baahnaa inay marhore ku baraarugaan kana hirgeliyaan dalkooda, si ay uga faa'iidaystaan shacabka Soomaaliyeed ee Puntland. Maxamed Yare Daabacaada: Puntlandpost.com
  7. Puntland Diaspora Forum Denmark oo qabatay Shirka Midaynta Ururada Samafalka geeya ee ka jira Denmark. December 28, 2010 | 1 comment Shirkii lagu midaynayay ee ururada ka dhisan wadankan Denmark islamarkaana geeya Deeqaha ama samafalka Wadanka Soomaliya gaar ahaan Puntland, ayaa waxaa maanta oo ah Isniin 27,12.2010 uu ka dhacay xaruunta ururada(foreningerneshus) ee magaalada Aarhus Denmark,shirkaan waxaa uu kow ka yahay shirar badan oo laqorsheeyay sedex bilood kahor 18.09.2010, taas oo lagu go’aansaday in lamideeyo ururada qalbi ahaan iyo waxqabadba, waxaa shirkaan iskugu yeeray dalada jaaliyada ee Puntland diaspora Forum Denmark, waxaa shirkaan waxaa si gaar ah loogu casuumay ururada degan gobolka weyn ee Jytland oo ah, kuwa ugu badan ee geeya qalabka waxbarasho iyo caafimaad, ayaa waxaa lagu talagalay in lagu dhiira geliyo geynta qalabka iyo *****lida baahida ka jirta wadanka, aas’ aaskana unoqan kara nolasha aadanaha. Waxaa kaloo lagu soo bandhigay warbixinaddii ugu dambeeyay wadanka,meelaha wax laga dalban karo,fursadaha jira, iwm. waxaa meesha kawada hadlay dadkii matalayay ururada goob jooga ahaa, ururkastana waxaa uu soo jeediyay aragtidiisa, sidoo kale hogaankii ururada ay usuuroobi weyday in ay goob joog ahaadaan madaama ay itooda badan xiligan ay kusugan yihiin wadankii oo ay howlo shaqo u tageen laakiinse waxay uga qeyb qaateen dhanka Mailka iyo telefoonka. Waxaa jiray qodobada qornaa kuwii ugu horeeyay ee laysku raacay iyadoo dib loo dhigay inta kale ee laysla gartay in lasiiyo waqti kufilan. iyadoo islamarkaana lagu heshiiyay arimaha hoose oo ah, -in aan lageyn wadanka qalabka iyo alaabta dhibka u keenaya wadanka sida qalbka electronic-ga, bay’ ada dhibaatada ku haya wadanka. - in markasta qalabka la qaadayo lagu diso baahida ka jirta wadanka, islamarkaana la wargeliyo Dowlada Puntland lana weydiiyo baahida ugu daran. -in Lagu wareejiyo Hay’adaha ama wasaaradaha Dowlada, qalabka. -in la abaalmariyo bilad geesinimana lasiiyo, ururka markaas ugu badan ee dadka wax tara xitaa haddii uu jiro qof shaqsi ahaan isu xilqaamo. -In gacan laga geysto abaaraha dowlada ay sheegtay, islamarkaana si deg deg ah loo qabto shir gaar u ah Gar gaarka abaaraha, kaas oo lagu balamay in todabaadkan la shaaciyo xiliga iyo goobta. Waxaa sidoo kale lagu heshiiyay in shirkaan kiisa labaad la qabto haddii alle uu idmo mudo sedex bilood gudahooda. Shirkaas oo ay soo abaabuleen Ururka Puntland Diaspora Forum Denmark. Wixii xog oo intaa dheer kala xiriir Xoghayaha PDFD xiriirka dibada iyo gudaha Abdulmalik M.Farah gaas +4528668897
  8. Halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe, waxaana Halyeygu uu si toos ah ugu gudbey garoonka Mire Awaare halkaas oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Soomaaliya. Halyeey Cabdi Bille Cabdi ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey kumaankun qof ee u soo daawashada tegay ciyaartii xiisaha lahayd ee Nugaal iyo Banaadir taas oo loogu baxaayey ciyaarta kama danbeysta ah. Sida aan ka soo xiganayno masuuliyiinta Puntland Halyey Cabdi Bile Cabdi ayaa saxaafadda la hadli doona maalinta berri ah, muhimadda u weyn ee uu u yimid magaaladfa Garoowe ayaa ah in uu dhiiri geliyo ciyaaraha iyo sidii loo soo nooleyn lahaa Isboortigii Soomaaliya ee muddada 20 sano ah burbursanaa. Cabdi Bille Cabdi ayaa ahaa halyeygii sharafta u soo hooyey dalka Soomaaliya kadib markii uu noqdey sanadkii 1987-dii horyaalka dunida ee orodka 1500 miter, kuwaas oo lagu qabtey magaalada Roma ee dalka Talyaaniga sidoo kale sanadkii 1989-kii ayuu ku guuleystey IAAF World Cup magaalada Barcelona, waxaana uu magaca Soomaaliya ku xariiqey taariikhda Isboortiga ee dunida.
  9. He is totally correct. Mogadishu wa laga khasaray
  10. Lol, these guys are hilarious. Yemen iyo Somaliland dhaqaalo iyo dhaqan ama Asal waxba kama dhexayan. Get your own Allies waryaa stop copying puntland
  11. If that article of new york post is true. It says oil exploration started in 1999 yet no one seismeic study has been done nor any drilling. So that article is total garbage Frankincense doesnt grow in sanaag siiba galbeedkeeda...Sanag bari haa iyo bari...its well known frankincense, fishery, oil are puntland industries just get your own. Anigu kuluma haysto you SOMCABLES good luck with it hadayba dhacdo weeye which I doubt
  12. Puntland economy in 2002 These are the number of processing plants in puntland back in 2002. Alot has changed since then. Today we have boat factory that creates boats and dhows small/medium sized ships. We have 3 fishery plants not 2 anymore. Habo fishery plant has been added to the las qoray/qandala fishery plants. There is also a rice plant that has been added since 2002 and probably more industries that im not aware of and will learn with due time. These are puntland industries. Stay away get your own ideas somaliland. The next industries are OIL, Revamp on the Fishery Sector. Were talking billions of malaysian investment into the fishery sector and new cotton factory...Proof is below
  13. Frankincense? Oil? stop copying your pathetic. Get your own industries. Next i bet they will be saying FISHERY INVESTMENT just like puntland
  14. Xaji. If we dont start health reform now, gormay bay janno noqoneysa? Sxb we need to start now so in 5 years we can start "puntland is disease free state" and puntland is an oil producing state. war sxb anagu waxan ka fekereyna 2015-2020 meesha la joggi doono
  15. Xaji the 2010 campaign is starting. Pics will be coming. Its not an overnight thing. Have u forgotten this is following up with 2009 health campaign. Its 5 year program. Wa qorsho 5 years ah adeer. Resultku waxay noqoneysa NO DISEASES IN PUNTLAND
  16. Mashallah Naftu dadka ha lagu soo celiyo. Puntland The most healthiest region of Somalia inaan maqlo weeye
  17. Somalia: Child Health Days 2010 kicks off in Puntland 25 Dec 25, 2010 - 11:36:26 AM A well-organized event was held Saturday in Somalia’s stable region of Puntland where the Ministry of Health launched the yearly event titled “Child Health Days” sponsored by UNICEF, Radio Garowe reports. Dr. Abdirahman Mohamed Farole, the president of Puntland, attended the event alongside senior government officials including: Health Minister Dr. Ali Abdullah Warsame; Planning and International Cooperation Daud Mohamed Omar; Information Minister Abdihakim Ahmed Guled; and Dr. Abdi Hassan Jimale, Puntland's State Minister for Democratization Process and Federal Affairs. The event kicked with Health Minister Warsame giving President Farole a tour of the Ministry of Health building, where Puntland's leader praised the "self-help attitude" of Health Ministry employees who donated money to help construct a part of the facility. Minister Warsame welcomed the President’s delegation into his office, where the Health Minister briefed the President on ongoing and planned projects, as well as the significance of the Child Health Days vaccination campaign. Teams sent to remote villages Dr. Warsame, Puntland’s health minister, gave a speech at the conference hall where Health Ministry officials presented a brief video and provided statistics about the health situation in Puntland. The minister explained that the health teams will be deployed at major towns and at remote villages to ensure deliver of the vaccination to mothers and children. Puntland health officials indicated that 2,300 mothers and children during the first phase. However, the entire campaign is supposed to reach upwards of 170,000 children and 150,000 mothers between the ages of 15 and 45 years. UNICEF praised, WHO criticized Puntland President Abdirahman Farole was welcomed to the microphone by Health Minister Ali Abdullahi Warsame, with President Farole thanking all organizers, participants, health teams and UNICEF, which funded the Child Health Days campaign in recent years. President Farole called on Somali parents to take part of the “free vaccination campaign for all children,” while expressing appreciation to the Ministry of Health and to UNICEF for organizing this vaccination campaign. Puntland’s leader called on the World Health Organization (WHO) to "change its conduct" and criticized WHO's inability to manage tangible health projects that benefit the people of Puntland. The Child Health Days vaccination campaign has been held in Puntland over the past five years successfully. Located in northeast Somalia, Puntland State is a stable region with its own government, security forces and politics, while Puntland actively supports a federal system for Somalia. GAROWE ONLINE
  18. This is hilarious somaliaonline has become censored. I just tried to make a reply to a post and it says "awaiting administrator approval". How can you progress without exchanging ideas freely? this is one of the cornerstones of why the west advanced. Is there going to be free speech on this forum if not then just keep the forum to yourself and your ideas and never think about what other ideas can be out there. If the censorship doesn't stop I am out of this forum and will stick to enlightening my people through paltalk and other venues
  19. Ironically this trend can be followed through in all countries africans settle. Africans the best educated in U.k http://www.arguewitheveryone.com/current-events/57518-africans-most-educated-immigrants.html Africans the best educated in Canada and other countries from my research. I always believed it wasn't an IQ difference between whites or black but based on the fact africa has injustices and bad management. If given the opportunity by their bad leaders we would be thriving, where-as our leaders put the nations money and opportunity into their backpocket. We need to establish human rights firstly in Puntland. Were all citizens are equal because this will lead to all citizens working for the state and not against the state. There is no reason why someone who feels the government is full of injustices will get up and work for the govt and the state. This will lessen wars also because ppl wont fight for rights if they have their rights secured and can continue working hard for the state in fields of science, mathematics, commerce, etc. Once that is achieved we need to provide opportunities and make sure the govt doesnt fall into the corruption mode and only thinks about himself and his family well-being. Its better having 3 million puntlanders being productive, engineering, and income wise average then having 100 puntlanders rich and educated. This is my advice to puntland and lets work hard for 2011
  20. African immigrants out-graduate American Caucasians and Asians June 16th, 2009 5:36 pm CT Deep in your heart-of-darkness it is likely you’ve noticed the well-publicized and continuous failure of African-American K-12 students to read and write as well as ‘real’ people. You may well have made note of black youths’ statistically undeniable proclivity for gun violence, unrepentant fashion, and bad TV. If so, you may have also ascribed these socially inconvenient attributes to some type of unspeakable genetic code. If that is the case, do be careful not to reflect on these matters in mixed company, that is unless, you are a Hell’s Angels biker babe or a neo-Nazi skinhead. In the unicorn world we live in, free thought is a luxury we cannot afford when the price is offending someone or a protected species. Nonetheless, there certainly seems to be some correlation between atrocious academic performance and skin color. If sub-par ACT and SAT test scores are not affected by skin pigmentation, then perhaps urban zip codes are the culprit. Those of you who secretly believe that black folk can’t learn too good, and I have encountered several K-12 teachers that do, take a look the data on true Africans, who’ve immigrated to the United States. According to U.S. Census Bureau data, in an analysis performed by the Journal of Blacks in Higher Education, African immigrants here were more likely to be college educated than any other immigrant group. Not only that, but African immigrants are also more highly educated than any other native-born ethnic group including white Americans. (Gasp) The 48.9% of all African immigrants that have earned a college degree is slightly higher than the percentage of degreed Asian immigrants, twice the rate of native-born whites, and four times the rate of native-born African Americans. Of the African-born population in the United States age 25 and older, 86.4% reported having a high school diploma or higher, compared with 78. 9% of Asian-born immigrants, and 76.5% of European-born immigrants, respectively. These figures contrast with 61.8% percent of the total foreign-born population. Immigrant groups in general tend to have higher high school graduation rates than the native-born general American population which averages about 70%. Africans from Ghana (96.9 percent), Zimbabwe (96.7 percent), Botswana (95.5 percent), and Malawi (95 percent) were the most likely to report having a high school degree or higher. Those born in Cape Verde (44.8 percent) and Mauritania (60.8 percent) were the least likely to report having completed a high school education. Of the European-born those born in Bulgaria (92.6 percent), Switzerland (90.5 percent), and Ireland (90.4 percent) were the most likely to report having a high school degree or higher. Those born in Portugal (42.9 percent), Italy (53.7 percent), and Greece (59.9 percent) were the least likely to report having completed a high school education. Of the Asian-born, Mongolia (94.8 percent), Kuwait (94.7 percent), the United Arab Emirates (94.5 percent), and Qatar (94.3 percent) were most likely to report having a high school degree or higher. Those born in Laos (48.1 percent), Cambodia (48.4 percent), and Yemen (49.9 percent) were the least likely to report having completed a high school education. It stands to reason, as few things do anymore, that the personal incomes of African immigrants exceeds that of African-Americans. When stationed in East Africa, I found Kenyans, Ugandans, and Congolese to be both intellectually competitive and highly industrious. Unfortunately the economies of these countries provide little occupational opportunity for their citizens, and that is why nearly 900,000 have left the Dark Continent to settle in the States. There were times that it felt like half of that number personally asked me to help them secure a visa to America. The actionable point I am making here is that this anecdotal evidence refutes the insinuations in the Bell Curve and suggests very strongly that skin color is not a causal factor in the perpetuation of the black-white academic achievement gap. If not, then uh, what is?
  21. I don't know why waagacusub is having a major beef with somaliland. Koley wax ba jiro
  22. Thats why I can tell none of these people are from puntland or having any family that is puntland. Because no puntland talks about SSDF. Infact its buried in the past where it should be. If SSDF did so great then our nation wouldn't be the way it is today. We focus on outcomes and results and the result of somalia is not very pleasing at all. I know for a fact you willl never hear of ssdf army or ssdf days in puntland waba mamnuc. But we do aspire to be darawish hence the name of one our security arms is named after them. Because manta lama joggo xilli kacaan ee waxaa la jogga xilli qaran radis. Thats why puntland named its military darawish. Waxan uu halgamayna manta in dalka somalia lasoo celiyo. Thats what a real puntlander or real puntland person would say. Not say "ssdf mujahideen" because we are not SNM sxb. Isku mabdac iyo isku feker manahin. Have u wondered why hargeisa is isolated? wake up bro u think the world cares for clanist? politics doesnt work that way. The way politics work is you must THINK outside of your own square box. Thats what puntland is doing holding 3 wide somalia events and inshallah the political conference. I hope they complete the new parliament by then