Abdirazak_PTL

Nomads
  • Content Count

    259
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdirazak_PTL

  1. Dawladda Hoose ee Garoowe Oo Hawlo Dayacir ah Ka Bilowday Magaalada Garoowe(Sawiro) January 3, 2011 | 11 comments Dawladda hoose ee magaalada Garoowe ayaa maanta hawlo dayactir ah ka bilowday shan wado oo ka mid ah wadooyinka magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Shantaasi wado saddex ka mid ah ayaa dawlada hoose maanta dhagax dhigtay,wadada kowaad ayaa isla markiiba hawsheeda la bilaabay taasi oo dhararkeedu yahay 1200(Kun iyo labo boqol oo mitir). Guddoomiyaha dawlada hoose ee magaalada Garoowe Cabdinuur Cilmi Koor ayaa sheegay in shantaasi wado ay qayb ka yihiin kuwa magaalada Garoowe isla markaana mid ka mid ah ay maanta bilaabeen hawsheeda,wuxuuna sheegay in saddex shirkadood ay qandaraaskooda ku kala guulaystay in ay fuliso hawshaasi. Cabdinuur Cilmi Koor ayaa sidoo kale sheegay in ay burburin doonaan goobaha kusoo durkay wadooyinka isla markaana aysan jiri doonto cid loo cafin doono. Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Puntland Gen.Cabdillaahi Axmed Jaamac ”Ilkajiir” oo ka hadlay goobtii lagu dhagax dhigay wadada ayaa sheegay in hawshaan ay ka mid tahay hawlaha dawlada qorshaha ugu jirtay. Gen.Cabdillaahi Axmed Jaamac ”Ilkajiir” ayaa sidoo kale sheegay in barnaamijkaan uu ka mid yahay JPLG,kaasi oo qayb ka qaateen shan hay’adood kuwaasi oo sanadkii tagay wax badan ka qabtay deegaanada Puntland. Dawladda hoose ee magaalada Garoowe ayaa maanta bilowday saddex wado oo ka mid ah wadooyinka ugu waaweyn ee caasimada Puntland kuwaasi oo lagu sameynayo dayactir balaaran. Maxamed Siciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe,Puntland
  2. HOL is pushing it a bit there with total garbage that is easily refutable. Peaceful transfer of power occured in puntland between cade muse and farole. So its nothing new. The only thing I can give credit for is the one man and one vote system somaliland has done other then that their is nothing else they have achieved, the state itself is not democratic because their is no freedom there. I mean even teams from gabiley tried to come to football tournament but was turned away by their own dictators. Secondly the IDPS in somaliland are lot less then puntland. Its reported somaliland has 35000 idps where-as puntland has 100,000. I have never seen somaliland even do anything for IDPS like job creation, piped water, schooling and so forth however all of this has been done for them in Puntland. Where do u see an IDP in somaliland being trader and owning hotels like this guy here I think HOL is just exagerrating or was probably induced by somalilanders to vote them in and in return they give him a girl. But I will not accept that somaliland take cares of IDPS better then puntland because I can bring thousands of pictures and articles from puntland that show the hard work that is being carried out for the IDPS in our state when those funds could easily just go to our rural folks. The fact of the matter is somaliland democracy is simply on paper its not practised except once every 4 years at election time and after which their government returns back sleeping in morgan house, looting air cargo, fining ships $2 million dollars and all sorts of thuggery at the official level. A disgraceful pit of hell if u ask me and the fact of the matter is why would the burco folks be more reliant on bosaso port if somaliland has a future for them? I dont see any puntlanders depedent on somaliland for anything. I think its time I take myself to universal tv and start exposing the truth to the somali people
  3. Jacaylbaro If you think its stuff n nonsense then dont read it. Anyways I think the professor analysis is spot on and as for his 2011 predictions regarding Puntland politices I think president farole will hang in there with Somalia only to a certain extent of course. I believe if somalia fail to reach some sort consensus in the up-coming political conference to be held in Puntland then puntland will say they have tried as much as they can and will separate not go indepedent but separate until the forces in the south are ready to accept federalism. So thats my guess I think Puntland will become de-facto status without declaring indepedence. As for the donor nations well Puntland has become fed up with them there is no question about that and from the amount of news pieces I read in 2010 alot of them had to do with criticising the donor nations not providing development funds as required and puntland has enacted tougher laws with the donor organisation operating inside puntland and making them more accountable by declaring each year what they have done for puntland. Anyways excellent piece by Prof. Weinstein and I believe puntland will become defacto in 2011 if the peace conference turns sour but you never know they may declare indepedence. Anyways 2011 will be interesting year to see how long will Puntland hold in
  4. My fellow Puntlanders this is what Professor Weinstein has had to say regarding our state's politics in 2010!!! The big changes of 2010: 1. Puntland becomes more independent of the T.F.G. and donor policy. As the stasis has persisted, Puntland’s administration led by President Abdirahman Mohamed Farole appears to have decided to pursue a policy that positions it as more independent of the T.F.G. than it had been previously. Whether this move leads in the direction of declaring independence will depend on Puntland’s success in moving the T.F.G. and its international supporters towards a “federalist” formula for post‐independence Somalia that gives Puntland a generous autonomy in regulating its internal affairs and development. At present the situation cuts two ways. Whereas past T.F.G. administrations had included a president or prime minister from Puntland’s dominant northern ***** clan family, the new T.F.G. administration’s prime minister is a southern *****, Mohamed Farmajo. The change in the T.F.G. has led to a perceived loss of influence in the T.F.G. by Puntland. Washington’s dual‐track policy, on the other hand, could convince Puntland to stick with the T.F.G. if the donors demanded that it be executed with Puntland’s affiliation with the T.F.G. Puntland has been disaffected with both the T.F.G. and the donors, although it desires aid and diplomatic support from the latter. The administration claims that it has not been consulted on the future of Somalia when the T.F.G.’s mandate is either extended beyond August 2011, or the T.F.G. is replaced by a permanent government. Puntland has also been rebuffed by the donors on its appeals for aid to build anti‐piracy bases on the region’s coast. On the first issue, Puntland has proposed that it hold a broad reconciliation conference for post‐independence Somalia and, on the second, it has signed an agreement with a private security firm, Saracen International, funded by an unnamed “Muslim country” (a trusted closed sources says it is the United Arab Emirates), to train an anti‐piracy force. By edging towards a more independent position towards the T.F.G. and donors, if not independence, Puntland has put itself into play, complicating the conjuncture for other actors. Puntland always had the independence card up its sleeve; now it is edging into the open. Score one for fission, unless there is a “federalist” outcome for Puntland that satisfies its interests in security and resource autonomy. Puntland seems to have judged that it has waited long enough for the T.F.G. and the donors to satisfy its interests, and that it intends either to push them or go it alone to a greater degree and augment its “partners.” 2011: Some questions to consider: 1. Will Puntland move towards declaring independence or separating itself de facto? Or will it hang in with “Somalia” because of external pressure and inducements?
  5. I advice you to read this because it is a very interesting analysis by professor weinstein on somalia politics in 2010 and where we might be heading in 2011. An Excellent Piece that truly reflects the reality of Somalia as it is without any bias towards noone. http://radiodaljir.com/audio/docs/SOMALIA_2011_FRENZIED_DANCING_IN_PLACE.pdf
  6. Yo chill out Minister Its Garowe not Warder here. No Clan Hostilities
  7. Having Lunch with the Puntland is red carpet treatment because not everyone enjoys that privilege
  8. Jaamacada PSU ee Magaalada Garoowe Oo Shahaado Sharaf Ku Doonsiisay Halyeey Cabdi Bile Cabdi(Sawiro) Munaasabad shahaado gudoonsiin ah ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacada PSU ee magaalada Garoowe,taasi oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiin ka soctay maamulka Puntland iyo marti sharaf kale. Ugu horayn ayaa munaasabada waxaa ka hadlay Agaasimaha Jaamacada PSU Maxamuud Shiikh Xaamud kaasi oo sheegay in munaasabada ay kusoo dhaweynayaan halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bile Cabdi uuna uga mahadcelinayo sida uu uga soo qaybgalay munaasabada. Faadumo Ibraahim Adan oo ka mid ah ardeyda Jaamacada PSU oo ka hadashay munaasabada ayaa sheegtay in Cabdi Bile Cabdi uu tusaale wanaagsan u noqon karo dhilinyarada Soomaaliyeed si ay guulo ugu soo hoyaan Ummadooda Soomaaliyeed. ….”Qof waliba waxaa wanaagsan in uu yeesho hadaf si uu u noqdo mustaqbalka mid hadafkiisa lagu daydo..”ayey tiri. Sidoo kale ayey hoosta ka xariiqday in ciyaaruhu aysan ku koobnayn kubada cagta oo kaliya balse ay jiraan ciyaara kale oo kala gedisan loona baahan yahay in la buuxiyo. Halyeeyga Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi oo si diiran loogu soo dhaweeyey Makarafoonka ayaa sheegay in u jeedada kaliya ee la isugu yimi munaasabada ay tahay marka hore in aanu ogaano in isbedalka aduunku uu ku yimaado arday iyo jaamacad balse aysan jirin hurumar iska yimaada. Cabdi Bile Cabdi ayaa sidoo kale sheegay in qofku leeyahay hadaf kaliya si horumar wanaagsan u gaaro mustaqbalka. ….”Aniga Cabdi Bile Cabdi ah waxaa igu dhaliyey in aan ordo laba arrimood oo kala ah in maalin nin uu igu yiri waxaan daawaday ciyaaraha Olympicada iyo nin kale oo igu yiri orodkaagu wuu fiicanyahay,waxaana laga yabaa in mustaqbalka meel wanaagsan gaarto anigana si dareen leh ayaan uga helay,waana jeclaystay in aan ordo….”ayuu yir. Halyeey Cabdi Bile ayaa ardayda Jaamacada PSU u sheegay in xiligaasi aan go’aansaday in aan noqdo ninka aduunka ugu dheereeya,waxaana u sheegay arrinkaasi ardeydii xiligaasi aan wax wada baran jirnay in aan wada bilowno Orod ayey ardeydii oo dhan igu qosleyn balse anigu sidii aan go’aansaday ayaan bilaabay in aan ordo maantana waan gaaray hadafkii aan lahaa in aan gaaro. Gabagabadii ayey ardeyda Jaamacada PSU su’aalo weydiiyeen Cabdi Bile Cabdi kuwaasi oo u si wanaagsan uga wada jawaabay ka dibna maamulka Jaamacada ayaa gudoonsiiyey Shahaado sharaf. Maxamed Siciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe,Puntland
  9. Shirkadda Golis Oo Munaasabad Marti-Sharaf Ah u Sameysey Haleey Cabdi Bille Cabdi January 3, 2011 Shirkada Isgaarsiinta Golisa ayaa maanta qado marti sharaf ah u samaysay Halyeeyga caanka ah ee Cabdi Bile Cabdi kaasoo Maalmahaan ku sugnaa magaalda Garoowe ee caasumda Puntland Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayab galya wasiirka Maamul Wanaaga Puntland Maxamed Ciise Faarax Gaashaan Wasiirka Warfaafinta isgaarsiinta iyo Dhaqanka Cabdixakiin Axmed Guuleed Agaasimaha Shirkadda Golis Adan Shiikhdoon iyo marti kaloo badan. Waxaan munaasabadda ka hadalay Wasiir Warfaafinta Puntland oo sheegay in shirkadda Golis ay tahay mid ka qayab qaadata hormarka Puntland waxaana uu mahadf gaar ah u celiyey shirkadda Golis marti sharafka ay u sameysey Halyeey Cabdi Bille Cabdi. Sidoo kale goobtaas ka hadalay Halyeey Cabdi Bile Cabdi halyeeyga ayaa sheegay in uu uga mahad celinaayo shirkadda Golis marti sharafka waxaana uu sheegay in shirkadaha isgaarsiinta ay door muhim ah qaateen. Cabdi Bile ayaa intaa ku daray in hadii aysan isgaarsiini jiri lahayan markii ay burburtay dowalda dhexe soomaaliya ay dadka soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan la kulmi lahaayeen tasoo ay isgaarsiinta u saha shay in ay dadku daafah dunid ku kal maqan ay is helaan Halyeeyga Caanka aha ee Cabdi Bile ayaa sheegay in shirkda Golis ay tahay shirkadda ka qayab qaadta hormarka puntland taasin ay tahay wadaninimu ku jirta madaxda shirkada Ugu Danbayntii ayaa waxaa goobtaa ka hadalya Wasiir Maamul Wanaaga Maxamed Ciise Faarx Gaashaan ayaa sheegay in shirkadda Golis ay Puntland ay u tahay sida ay Dahabshiil u tahay deegaanda waqooyiga oo ay shirkada Golis waxa badan oo dhinaca hormarka Puntland ay ka qayab qaadto Wasiirka ayaa intaa ku daraya in shirkadda Golis ay ciyaarihii dhawaan ku soo gaba gaboobay magaalda Garoowe ay qaybwayan ka qaadatay Halyeeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi oo isagu dhawaan soo gaarey deegaanada Puntland isaga oo ay u ahayd markii u horeysey ee dalka uu ku soo laabto tan iyo bur-burkii dawladii dhexe ee Soomaaliya, yaa maanta ka duuley garoonka diyaaradaha ee Garoowe, waxaana sii dhaweeyey madax ka tirsan Dawladda Puntland iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseedmedia Garoowe-Puntland
  10. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Khudbadii_Madaxweynaha_PL_ka_akhriyey_cayaaraha_gobolada.shtml
  11. I love how we as puntlanders speak about realities facing our state, this will result in open dialogue and sharing of ideas to better our people and state. Other regions in Somalia do not hold these type of discussions regarding the situation of their people. I mean can you imagine openly sharing ideas under shabab in mogadishu? I doubt it. We need to assess our weaknesses and turn them into our strengths and our enemies will be left behind in the dark ages because they dont face their problems and needless to say will never advance. For example today Puntland has an airforce and strong marine institute that is developing. I believe these security appratus will add to our already strong police and pis institutions. I believe the democratization of Puntland is long over-due because if any region in Somalia is truly democratic it's puntland. I say this because where-else do you see all somalis living freely and under no threat except in puntland? I cant go to hargeisa and talk about somalia that is not democracy at all. I dont think I could ever dare open a hotel puntland in hargeisa where-as we the advanced people of puntland allow somaliland to open up a hotel in bosaso called hotel somaliland. You judge who is more democratic? Puntland The fact of the matter is puntland citizens are democratic by nature and its time our political system reflects this, we need to take this step into having a democratic region where the people vote for the best man. This will lessen wars in puntland because everyone will know the majority has voted for the president and will respect the system. I believe this is a long over-due journey for puntland and I call upon President Farole to make the dream become a reality. 2011 I want to see in Puntland active political parties and also mr farole educating the citizens about the new system. We should use 2011-2012 as the year we educate puntlanders on the democratic system puntland will be having, opening of political party offices in the state. The political parties should acquaint itself with the people and help in spreading the message of democracy from cities to towns. Once we have puntlanders all educated about the system 2013 will be the election year where the parties will actively sell their program to the public.
  12. Adeegyo Caafimaad Oo Laga Bilaabay Degmada Burtinle Ee Gobolka Nugaal(Sawiro) January 2, 2011 Adeegyo Caafimaad ayaa maanta laga bilaabay Cisbitaalka degmada Burtinle,kuwaasi oo ay ka faa’idaysanayaan dadka deegaanka ku dhaqan. Dhakhaatiirtaan fulinaysa adeegyadan caafimaad ee kala duwan ayaa waxay isugu jiraan Saddex dhakhtiir oo Soomaali ah iyo labo dhakhtiir oo ajaanib ah oo u dhashay Uzbekistan iyo Masar,kuwaasi oo kala qaabilsan: • Cudurada ku dhaca cunaha,dhagaha iyo sanka(ENT). • Cudurada ku dhaca haweenka. Dadka ku dhaqan degmada Burtinle ayaa si weyn usoo buux dhaafiyey Cibitaalka si ay uga faa’idaystaan adeegyada kala duwan ay bixinayeen dhakhaatiirtu,waxayna dadku gadanayaan Kaararka qaabilaada iyagoona la siinayo daawooyin lacag la’aan ah. Dhakhaatiirtan ayaa horay uga hawlgali jiray Cisbitaalka magaalada Qardho,waxaana ilaa iminka iska diiwaan geliyey dad gaaraya 500 oo qof,waxayna shaqayn doonaan xiliyada maalintii iyo habeenkii. Sidoo kale waxay adeegyo Caafimaad ka bilaabi doonaan magaalada Gaalkacyo todobaadyada soo socda. Dadka kunool degmada Burtinle iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa ah kuwa adeegyada Caafimaad u taga magaalada Gaalkacyo oo 120 KM degmada Burtinle kaga beegan dhanka Koonfureed. Mursal Maxamuud Cismaan Horseed Media Burtinle
  13. If that fiberoptic happens in somaliland then they can claim to have the best telecommunication system in somalia other then that their not leading in anything except 1 thing they keep their cities peaceful and that results because of their location. Their sandwiched in between puntland and jabuti which are both non hostile
  14. Somaliland Worst Nitemares Their soldiers cannot even defend against 300 onlf unit. WTF LOL. They couldnt defend against Buhoodle either and needed more habashi back up. Their politics hasnt changed and their still were they are since 91. LOLLLLLL if i was them I would be mad too. Honestly I cant blame them Puntland every year is doing something big. Now were aiming to hold the political conference inside somalia. We will be the FIRST city in somalia to hold peace conference and guess whats coming next? the capital city will be GAROWE. We even made obama change his policies to reflect the realities of somalia and to focus on GAROWE. The UN is basing themselves in GAROWE. Consulates for yemen and ethiopia are open in GAROWE. Farole has met WORLD LEADERS. No doubt that puntland is leading the politics and also leading in business world. No place in somalia can claim they have the fastest port nor can they claim what success they had with their politics like Puntland.
  15. Duqa Magaalada Muqdisho: Puntland Waxaa Kajira Nabad & Horumar Garowe (RBC Radio):- Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay in horumar iyo nabadgelyo la isku haleyn karo ay ka jirto gobolada maamulka Puntland. Duqa Magaalada Muqdisho oo safar gaaban ku yimid deegaanada maamulka Puntland ayaa ka qeybgalay ciyaartii kamadambeysta ahayd ee dhexmartey xulalka kubada cagta ee gobolada Banaadir iyo Bari ee ka dhacdey garoonka Mire Awaare ee magaalada Garowe. Gudoomiyaha ayaa intii uu joogay caasimada dowladda Puntland waxaa uu aad ula yaabey amniga, nabadgelyada iyo horumarka ka jira, isagoo sheegay in horumarkaasi uu yahay mid aan la xaqiri karin, loona baahan yahay in ay ku daydaan gobolada koonfurta Soomaaliya. “Aniga markii aan ka soo tagayey magaalada Muqdisho waxaa la iga dhaadhiciyey arimo khaldan, oo waxaa la yiri waa lagu qafaalan, mishin ayaa lagu wadaa, waa la i cabsi galiyey, hase ahaatee waxaan u imid shacab nabada jecel, ii sameeyay soo dhoweyn qiima badan, shacabka Puntland waa dadweyne jecel reer Muqdisho, waa dadweyne jecel Soomaali in ay isku timaado” ayuu yiri Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan. Mudane Maxamuud Tarsan waxaa uu hadalkiisa ku daray in uu safar dhulka ah ku soo maray inta u dhaxeysa gobolada Mudug ilaa iyo Nugaal isagoo sheegay in uu indhihiisa ku soo arkay xayaawaanaad duurjoog ah, xoolo daaqaya laamiga hareerihiisa si nabadgelyo ah, taasi oo uu ku sifeeyay in ay tahay nabada qeyb kamid ah. Mar uu ka hadlayey Gudoomiyuhu ciyaaraha ay marti gelisay Puntland, waxaa uu mahadcelin iyo hambalyo u diray shacabka iyo maamulka Puntland ee Allah ka sokoow uu sheegay in ay u dhabar adeygeen qabashada koobka kubada cagta ee 18aad ee ay ku tartamayeen 15 gobol oo Soomaaliya gudaheeda ah. Tarsan waxaa uu hadalkiisa raaciyey in Puntland ay u qalanto in ay marti geliso shirweyne ay isugu yimaadaan dhamaan ummada Soomaaliyeed oo lagu heshiisiiyo, maadaama sida uu qiray dadka reer Puntland ay yihiin kuwa nabada jecel oo u taagan isku keenista Soomaaliweyn. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in soo dhoweynta maamulka Puntland uu usameeyay aawadeed uu maamulkiisu marti gelin doono Gudoomiyaasha degmooyinka iyo gobolada deegaanada Puntland oo uu sheegay in ay Muqdisho ku casuumi doonaan. Waa markii ugu horeysay ee noloshiisa uu yimaado deegaanada Puntland Duqa Magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in uu ku faraxsan yahay imaatinkiisa, islamarkaana khalad badan oo looga sheegay uu meesha ka baxay. RBC Radio
  16. No pictures not agreement signing no nothing but just propaganda. The only development happening in somaliland is the fiber optic project and even that 1 Im suspicious will even be completed
  17. SOMALIA: Puntland is Deeply Concerned About Somaliland’s Growing Ties to Al Shabaab January 1, 2011 Hon. Abdi Jamal Osman Mohamed, the Deputy Minister for Security, read the press release to local and international media PRESS RELEASE (Puntland State of Somalia) The Somaliland Administration has repeatedly issued hostile public statements regarding Puntland’s efforts to ensure its own security. We want to clarify that Puntland Government security forces have duties to defend the State by fighting terrorists, pirates, human traffickers and all forms of organized crime. Puntland government forces are obligated to ensure internal security and stability. Therefore, it is a big surprise that the Somaliland Administration sees this security effort as a threat. It is noteworthy to mention that the Puntland Government has conducted a number of anti-piracy operations to free vessels carrying goods for Somaliland, and Puntland security forces incurred casualties during these operations. The series of public statements made by Somaliland officials in Hargeisa, culminating with the chairman of KULMIYE ruling party’s BBC interview on 30 Dec 2010, once again underlines the incitement, the beating of war drums, and the speaking of minerals in language that is identical to Al Shabaab spokesman Mohamed Said Atom, that Somaliland still provides a safe haven and is organizing support for the fleeing remnants of Al Shabaab terrorist group, which was recently defeated in Galgala hills area (Al Medo mountain range). Puntland is always ready to help Somalia, to maintain good neighborly relations, to promote cooperation, and is not an enemy to anyone. Furthermore, Puntland is busy advancing grassroots reconciliation among all Somalis, as Puntland has already brought together Islamic scholars, Somali women’s conference, and most recently, the 18th Somali National Football Tournament that was held for the first time since 1987 (23 years) and concluded in Garowe on 31 December 2010. The Puntland Government is committed to improving its own security to ensure social and economic development, which is a precondition to creating an environment that permits Somali and foreign investment. Puntland encourages and indeed supports any Somali region that does the same. It is Somaliland that attacked regions and people that do not support its separatism policy and is currently in those regions by aggression. Likewise, Somaliland is currently engaged in organizing conflict based on rebel militia culture and reviving remnants of Al Shabaab terrorist group who fled to safe havens in western part of Sanaag region. We suggest to the Somaliland Administration to concentrate on its own internal challenges and to value good neighborly relations, rather than beating war drums and creating illusions. We call upon the international community to carefully note Somaliland’s baseless allegations and militant aggression. Once again, we emphasize that Puntland Government security forces stand for and are an integral component of the Horn of Africa regional security paradigm. Finally, Puntland is always ready to resolve all Somali disputes and crises through peace and dialogue. Communications Office Puntland Presidency
  18. Somaliland frees Russians over weapons for Puntland Three Russians are among six air crew freed in Somalia's breakaway Somaliland territory a day after they were jailed for arms smuggling, officials say. The Russian foreign ministry said it had intervened to "clarify the situation and settle the incident". Their aircraft was seized earlier this month carrying military equipment bound for the neighbouring semi-autonomous state of Puntland. The company behind the flight, Saracens International, denied it was illegal. Initial reports said all six of the crew were Russian but the Itar-Tass news agency says only three were Russian citizens. The nationality of the other three remains unclear. A court in the Somaliland capital, Hargeisa, on Thursday sentenced the six to a year in jail and fined them $500 (£320) for supplying military equipment to an enemy. The uniforms and mines which were found on board the aircraft were confiscated by the court. Reports say the Russians were told that if they paid a larger fine they would serve a shorter sentence. Some South African journalists on the plane, which had landed without permission in Hargeisa to refuel, were released earlier. BBC Africa analyst Martin Plaut says that this is a very murky case and that many elements of it are unclear. Disputed territory After the crew were arrested the interior minister of Somaliland, Mohamed Abdi Gaboosi, said the cargo was in violation of the United Nations arms embargo on Somalia. Saracens - a private military contractor, which is based in Uganda and South Africa - told the BBC at the time that the cargo was destined for its operation in Puntland, where it is training an anti-piracy force. Somaliland declared itself independent from Somalia in the early 1990s, but is not internationally recognised. It is relatively stable, unlike the rest of Somalia, and organises regular elections. However, it has a border dispute with Puntland and the two security forces occasionally clash. Unlike Somaliland, Puntland says it does not seek recognition as an independent entity, wishing instead to be part of a federal Somalia. Somalia has not had an effective national government since 1991. http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-12100049
  19. Its such a disgrace that at an OFFICIAL level biliqo ka socdo ma ahan marka ugu horeyso arintan. They did same thing to sri lankan captain and asked him to pay $2 million dollar fine to release a ship in berbera. The sad part of it is. If their mamul is doing it imagine what their citizens are doing? its THUGGERY and THUGGERY at an OFFICIAL level which makes it even worse. Somaliland and its hoo-rah about arms embargo is ridiculous when they only caught uniforms, boots, and military gear. The arms embargo is against ARMS but the qowdhan dont know the difference lama yaabo. What I am more suprised about is why is Puntland not responding about this at an official level. Usually looting marku dhaco at an official level it requires an OFFICIAL response
  20. GAROOWE: Madaxweyne Faroole oo sheegay in ay Puntland qaban doonto Shir wayne nabadeed. Posted to the Web Dec 31, 14:25 GAROOWE(PP):-Xaflad heer Caalami ah ayaa lagu soo geba gebagebeeyey Tartankii 18-ka Gobolka ee Ciyaaraha Gobollada uga socday Garoonka wayn ee Mire Aware Stadium. Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiraxmaan n sheikh Maxamed Maxamuud faroole oo goob joog ahaa ayaa halkaas ka soo jeediyey khudbad Cajiib ah oo qiira gelisay dadkii kumanaan Kun gaarayey ee Garoonka joogay. Markii ay soo dhamaatay Ciyaartii xiisa lahayd ee u dhexeysa xulka Gobolka bari iyo weliba xulka Gobolka banaadir oo Guushu raacday ayaa Madaxweynaha waxaa uu khudbad ay dhegaysanayeen dadkii Goobta joogay uu ka jeediyey Qaybta VIP-da ee Garoonka mire Awaare. Madaxweynaha Waxaa uu ka hadlay arimo ka mid Tahay soo xiritaanka Tartanka Ciyaaraha Gobollada dalka oo uu sheegay in uu ahaa mid ay si wayn uga qayb qaateen dhamaan xulalka soomaaliyeed islamarkaasna ay Puntland markasta ka daalayn sidii ay u raadin lahayd qaranimo soomaliyeed ay sii wadi doonto Tartanada noocan oo kale iyo sidii ay umada soomaliyeed isugu imaan lahaayeen goob caynkan oo kale ah. Faroole oo ka hadlay u jeedooyinka ay Puntland ka lahayd Tartankaan ayaa sheegay in ay Guulo waa-wayn Gaadheen islamarkaasna ay u rumowday riyadii ahayd dib u soo celinta nabadii iyo is dhex galkii bulshada soomaaliyeed Taasi oo uu sheegay in ay haatan si toos ah u Bilaabatay. Dhanka kale Madaxweynaha oo jeedinayey khudbad qiiro leh ayaa waxaa uu yiri ‘ Puntland waxay Noqonaysaa horsedka dib u soo celinta nabada dalka’ iyo qaranimada soomaliyeed Madaxweynaha ayaa sidaasi sheegay. Madaxwaynaha Puntland ayaa umada soomaliyeed baaq u jeediyey isaga oo ugu baaqay in ay isku toobad keenaan si loogu gudbo marxalada haatan taagan hase yeeshee waxaa uu khudbadiisa ku daray in ay Puntland tahay goob nabad iyo kala dambayni ka jirto qofkasta oo soomaaliyeedna ay u tahay hoyga nabada, hadaba shacabka soomaliyeed ee kala maqnaa mudo 25 sano ah ayaa maanta dib u xasuustay qiimaha ay leedahay nabadu waxaana marti sharftii ka kala socday gobalada dalka soomaliya ay u mahad celiyeen Madaxwaynaha Puntland iyo shacabkiisa oo ay ku tilmaameen in uu yahay halyey soomaliyeed ee markasa jecyl in ay soomaliya mar xasiyo. Waxaa kaloo uu Madaxdii iyo bulshada Goobta joogtay ka hor sheegay in sanada Cusub Puntland lagu qaban doono shir balaadhan oo lagu doonayo dib u soo celinta nabadaynta Somaliyeed Puntlandna ay markasta diyaar u tahay in ay raadiso sidii dalka soomaliya ay uga dhalan lahayd dowlada qaran horayna ay u soo qabatay shirar xal loogu raadinayo marxalada maanta ka taagana dalka soomaliya gaar ahaan koofurta somaliya gaar ahaan shirkii haweenka soomaliyeed ay isugu yimaadeen magaala madaxda Puntland ee garoowe. Shacabka Puntland ee Meesha joogay ayaa waxay Madaxweynaha hadalkisa la horeenayeen sacabka iyagoo muujinayey qiimaha khudbada Madaxweynaha isla markaasna dadku ay si wayn ugu dhegtaagayeen. Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland inaas kadib waxaa uu Gudoon siiyey Ciyaartowdii Guulaysatay koobkii loo dhigay 15-ka Gobol ee Somalia. Siciid C/salaam Siciid Wakiilka Puntlandpost-Puntland E-mail loole15@hotmail.com