Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Dowladda Somalia oo ku howlan mideynta dalalka Ethiopia iyo Somalia Mogadishu 02, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Dowladda Somalia ayaa sheegtay in ay sameyn doonaan qorshe lagu mideynayo dalalka Somalia iyo Ethiopia, iyadoo la baabi'inayo xuduudaha u dhaxeeya dalalkaasi, lana qaadanayo hal baasaboor, xilli kumanaan ka tirsan ciidamada Ethiopia ay joogaan gudaha Somalia. Ra'isulwasaare K/xigeenka ahna wasiirka arimaha gudaha dowladda KMG ah ee Somalia, Xuseen Max'ed Ceydiid ayaa maanta markii ugu horeysay shaaciyay qorshe lagu damacsan yahay in lagu baabi'iyo soodimaha u dhaxeeya dalalka Somalia iyo Ethiopia oo sida uu muujiyay ay yihiin dalal walaalo ah oo wadaaga xuduud aad u dheer. Ing. Xuseen Ceydiid ayaa hadalkani ka sheegay kulan ay maanta ku yeesheen Odayaasha beelaha Guurtida Soomaaliyeed xarunta Villa Somalia, oo looga hadlayay arimaha amniga iyo wada shaqeynta " Ethiopia iyo Somalia waa dalal dhinaca siyaasadda saaxiibo ku ah, lehna xuduud 2 kun oo KM ah, loona baahan yahay in la baabi'iyo xuduudaaasi, lana sameeyo hal baasaboor, hal dhaqaale iyo hal ciidan" ayuu yiri Xuseen ceydiid oo mithaal ahaan u soo qaatey in dalalka Yuruba ay midoobeen markii ay dagaalameen. Waxa uu ku celceliyay isla markaana uu ugu baaqay beelaha Soomaaliyeed in la soo dhaweeyo ciidamada Ethiopia, isla markaana loo qalo xoolo. Hadalka Xuseen Ceydiid ayaa ku soo beegmay xilli dhowaan Mudanayaasha Muqdisho qaar ay soo bandhigeen, xilli maxkamadaha ay maamulayeen Muqdisho, Qariirad ay tilmaameen in laga helay xafiiska RW Geedi oo aheyd qaaradda Africa oo ka maqan Somalia, iyadoo dhulka Somaliana ay ku jirto magaca dowladda Ethiopia, inkastoo qariiradaasi jiritaankeeda uu beeniyay ra'isulwasaaraha Somalia Cali Max'ed Gheedi
  2. Originally posted by Rahima: As per usual the cuqdad filled cheerleaders are crying at every turn. Boys move on . Indeed..! Shall we now move on and let bygones be bygones....
  3. Nimakna cayda iyo xanaaqa kaso harey, fadlan is dejiya , biyo qabow caba and sing along to the following lyrics... Some things in life are bad They can really make you mad Other things just make you swear and curse. When you're chewing on life's gristle Don't grumble, give a whistle And this'll help things turn out for the best... And...always look on the bright side of life... Always look on the light side of life... If life seems jolly rotten There's something you've forgotten And that's to laugh and smile and dance and sing. When you're feeling in the dumps Don't be silly chumps Just purse your lips and whistle - that's the thing. And...always look on the bright side of life... Always look on the light side of life Life's a piece of shit When you look at it Life's a laugh and death's a joke, it's true. You'll see it's all a show Keep 'em laughing as you go Just remember that the last laugh is on you. And always look on the bright side of life... Always look on the right side of life... (Come on guys, cheer up!) Always look on the bright side of life... Always look on the bright side of life... (Worse things happen at sea, you know.) Always look on the bright side of life... (I mean - what have you got to lose?) (You know, you come from nothing - you're going back to nothing. What have you lost? Nothing!) Always look on the right side of life... Always look on the bright side of life..!
  4. ^^Midkaan ma forarsi ayan ku akhriyay? Waryada wax iskula hara dad waweyn ayad tihiine.
  5. Originally posted by Brown: Marmarka qarkood you say such things that are jaw dropping that one wonders. Wonders what?
  6. Cajiib..! Kaleya ma diin cusub ayad laso baxdeen oo idin baneyneysa in aad been aan xaad laheyn sheektaan. This is stranger than a fiction. It is not about Menes or Menelik. It is about you guys reporting false, saying that the Somali people have been prohibited from praying in Mosques. It does not only show it is a product and fabrication of cheap charecters who are marring the wisdom of Islam, but also the very basic tenet of ICU and its followers to lead by misleading. Mantey gacanta ayad ku heysaan beentini, ka xabxabsha. Illaheygi umaada Soomaaliyeed isin ka qabtey aa Mahadleh.
  7. Another big time looser Tarzan
  8. War maad Illah ka cabsataan oo beenta iska dhaftaan. Islam or Islamic believe was never under threat and it is not either now. Just watch how good , fair and representatives government works.
  9. Cali Max'ed Geedi oo ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho, ayaa ugu baaqay dhammaan ciidankii maxkamadaha in ay is-dajiyaan oo ay cafis yihiin, hubkana ay geeyaan xeerooyinka Hiil-weyne iyo Laanta buuro. Ra'isal wasaaraha waxa uu sheegay in uu ka xun yahay wixii ku dhacay ciidankii maxkamadaha oo uu sheegay in ay u badnaayeen arday aad u da' yar kuwaasoo uu sheegay in jihaad aan jirin waxbarashadoodii looga soo saaray. Cali Max'ed Geedi wuxuu tilmaamay in saacadaha soo socdo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay soo gali doonaan gudaha magaalada Muqdisho, si ay u sugaan amniga magaalada Muqdisho. Mr. Geedi ayaa ammaanay shacabka magaalada Muqdisho oo uu sheegay in ay sugi la'yihiin xilliga ay ciidamada dowladda soo garaayaan magaalada Muqdisho. Ra'isal wasaaraha ayaa markale ku eedeeyey hoggaankii maxkamadihii laga itaal roonaaday in ay dalka soo galiyeen dad argagixiso ah.
  10. It is in bit disorder at the moment, and the sooner the TFG troops walk in there the better. I repeat, there should be no delay in entering Xamar.
  11. Kulankaan degdeg ah ee ay iskugu yimaadeen madaxda maxkamadaha Islaamka, ayaa waxaa laga soo saaray qodobo la xiriiro sugidda amniga magaalada Muqdisho waxaana qodobadaas ka mid ahaa: 1- In maxkamadaha aysan oggolaan doonin in Muqdisho aan loo oggoleyn wax fowdo iyo qas ah. 2- In maxkamadaha ay tallaabo waafaqsan sharciga Islaamka ay ka qaadi doonaan ciddii lagu qabtaa iyadoo ku xadgudbeyso amniga magaalada Muqdisho. 3- In ciidamada maxkamadaha ay mas'uul ka yihiin amniga xaafadaha iyo degmooyinka Muqdisho, ayna ku sugnaadaan sadlhigyada iyo goobaha kale ee muhiimka ah. Guddoomiyaha golaha fulinta maxkamadaha Islaamka Sh. Shariif Sh. Axmed oo kulankaasi kadib hadlay ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Dadka Muqdisho in ay ilaashadaan amnigooda, isagoo sheegay in amniga Muqdisho loo soo maray dhibaato badan. Kulankaan, oo saacado qaatay, ayaa ku soo beegmay xilli amniga magaalada Muqdisho uu faraha ka sii baxayo, waxaan inta badan magaalada laga maqlayaa dhawaqa rasaasta, iyadoo ciidankii maxkamadaha ay iskga baxeen goobihii ay ku sugnaayeen
  12. Isbadal Ku yimid Caawa qeybo ka mid ah caasimadda somalia Mogadishu 27, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayay galabta la wareegeen Maleeshiyooyin qabaa'il oo hubeysan, iyadoo lagu arkayay isgoysyada magaalada Muqdisho qaarkood. Maleeshiyooyinkaan oo ku hubeysan hubka tiknikada ah iyo kan fudud ayaa galabta gaaf wareegayay isgoyska Siinaay, iyadoo Taliye lagu magacaabo Max'ed Cabdi Sabriye Garjeex oo gacan ku heynta degmada Boondheere ilaa iyo Suuqbacaad ay maleeshiyo daacad u ah isaga ay la wareegeen ayaa waxa uu sheegay in ay ka baxeen halkaasi ciidamo horey u joogay oo amaanka sugayay oo ka tirsanaa golaha maxkamadaha islaamka, haatana ay iyagu la wareegeen si aanu faraha uga bixin amaanka. Dhinaca kale Isgoyska Siinaay ayaa maanta markii ugu horeysay lagu gadayay Jaad, iyadoo dadka aanu wax cabsi ah qabin. Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah ay joogaan deegaanka Qalimow ee degmada Balcad ku dhow, sida ay sheegeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan degmada Balcad.
  13. Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo ay la wareegeen maleeshiyo beeleedyo Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa galabta waxay la wareegeen gacan ku heyntooda kadib markii ay isaga baxeen saldhigyadii iyo fariisimadii ay ku lahaayeen halkaasi ciidamadii golaha maxkamadaha islaamka Soomaaliyeed. Degaanada Suuq bacaad, Kaaraan, Madiina iyo Suuqa xoolaha ayaa la tilmaamay inay si rasmi ah ula wareegeen maleeshiyooyin hubeysan oo aan cidna ka amar qaadan, iyagoo bilaabay fowdo iyo khal khal ay geliyeen ammaanka degaanadaasi, waxayna ciidamadii maxkamadaha ku sugan yihiin haatan baro cayiman oo daafaha magaalada iyo gudaheeda ah. Arrintan ayaa caawa keentay in isgoysyada ugu waaweyn magaalada Muqdisho sida KM-4, Black Sea iyo Baar-ubax lagu arko maleeshiyooyin ku hubeysan Bastoolado kuwaasoo qaarkooda ay Mobile-lada gacanta ka dhaceen dadweynaha. Arrintan ayaa u muuqata in magaalada Muqdisho ay ku soo noqoneyso qalalaaseheedii hore, iyo kala dambeyn la'aantii, taasoo ay ugu weyneyd hogaamiye kooxeedyo kala xir xirtay degmooyinka ay ka kooban tahay isla markaana maleeshiyooyinkooda ku soo daayay magaalada.
  14. Originally posted by Alle-ubaahne: The best way is to let them in and do your small operations against the enemy in manner that is highly-planned and coordinated with the capacity to badly inflict the enemy with alot of damages. that way, I am sure, they will lose everything from moral to physical. The best thing you can do is ********** and alaborate in where thiungs went wrong and what brought about the sudden total collapse of the ICU. Like following a Jihaad called by a warlord turned sheikh and who killed many innocent Muslims. You see it was never an Islamic cause, and when and only when you realise that is when you will realise the reasons why Axmaro invaded our country. The blame does not lie with the TFG or any other who has seeked the aid of Axmaaro. But only with the ICU, and them and no one else is responsible for this dismissal situation. [ December 28, 2006, 02:16 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  15. Originally posted by Xoogsade: Northerner, One thing you can count on, Muqdisho to stay free from Ethiopian Rule. That is the last symbol of what is left of our country as we knew it. Xasiid wa Xasadaan. In Xamar la isku dagalo maad rabto oo la isku rif-rifo, oo ay dadku ku baba'an. Qayanoole waxiid. Wa cidi kala tashata. Awalba Xamar ma adan uu dhalan , koyto aya aheyd.
  16. Originally posted by Xoogsade: don't bother the concerned somalis who are worried about their fellow brothers back home. Wax isku fal camal noo saxib. I appreciate your sense of patriotismand will wait for few days as you suggested. But I just wanted to make you aware, there were concerned Somalis long before today.
  17. Originally posted by Xoogsade: There are no somalis devided in the middle and ONLY TWO GROUPS who hail from TWO CLANS support the ethiopian war on other somalis. Qeybdiid's supporters and and A/Y's supporters. Horta ha xanaqiin, dhig karna ha isku ridiin. So since you agree with me if other Somalis as you put it are opposed to your tribally structered ICU , then it is not Islamic Jihaad, your war, but a simple war. Mida kale hadi ay C/llahi Yusuf iyo C/qeybdiid ay Falasho idin so watan xita ha xanaqiin hana ka dhigiin dagalka dagal dimeed why waa dagal qabiil. Marka raganimada aad hada ku faneysiid oo ku dharaneysiid yelo oo raga iska celi. Inti marka hore la is waley oo dadki oo dhan lagu tuntey aya hada la cabada..galoy..galoy......hala jihaadoy..iwm. Somalida waxay ku maahmaahda 'dhumuq dhumuq hore dhamanheysi dambe ayey ledahey'.
  18. By labelling this as a war against 'Ethiopia' you misled people and what is ironic is that you are still adamant. While it is no secret at all that you were along against the TFG in Baydhabo and in support of ICU in Mogadishu. The Somalis are divided right in the middle of this cause of tribal affiliation sxb. To say this Somalia against Ethiopia or even Islamic Jihaad is mockery towards facts. Propoganda mighthave bought you time before but now you are faced with the grim truth of war. Somalida waxay tirah 'hadad dhimaneysiid dherarka wala iska duwa'.
  19. Originally posted by Thierry.: these young men are dying for you so that you can relax in jaziira beach, make some contribution an ASAP. It is very sad indeed that they are dying so that you can enjoy and relax in the beaches of Jaziira. But tell me how does that make this act sacred and right in Islamic terms and call it 'Jihaad'. However sad and murugo you try to frame in the current situation History will prevail and point that this was never an Islamic war nor one for the righteous. It is purely based on the intend to be a dominating group in Somalia.
  20. It is sad indeed, very sad when I see Somali people who are supposed to be of high calibre when it comes to defining the authenticity of a product presented to them fall to such low standard. This is a video clip used also in Universal TV and it is so clear it so amateur and iots sole purpose is for propoganda that is all. To say that this is real is a joke.
  21. ^^Somalida sidedaba marki aad sual warsato o ay dhib ku tahey jawabteeda ayey aflagado iyo xanaq ugu jawabaan. Xox-gaal laguma dirsan cida aan tagersanahey mana qiyasi kartiid, I simply asked what are the lives of the youth worth and you said 'zero'. Hence lets leave it at that...sheeko baraleydaan 'hebel aad la jirta iyo hebel' mesha ha la imaan. Madama aysan wax qimo ah kugu fadhiin nolosha dadka dhimanaya, in aan kala si munaqashodo ayasan wajiib aheyn ba.
  22. Originally posted by Caaqil: Hassan Dahir Aweys and the rest of IUC members who have committed crimes against somalis are worth every condemnation. I don't support him or any other person who is guilty. But, I have to give him the benefit of the doubt because as I heard he has repented and as muslims this is a virtue. I love this, indeed very much. Hassan Dahir categorised in the same category as the Warlords, a criminal, and yet the Jihaad he has called for is legal. You know what bro, I will give you the benefit of doubt and give you time to reflect on your statement and re-alter it. Cause it completely undermines the ICU motives and am sure the ICU lot in here will be on your back for that. Hassan Dahir Aweys , criminal eh eh..! and he calls for a Jihaad. War halke Salada iska qabsan la'adahey..?
  23. Switching sides? And you categorise yourself as neutral how ironic? Xoxgaal it will take you light years to determine where my tenets lie. However our point of argument was, though you have tried in several times to change course, who is accountable for the many youths who lost their lives yesterday on the false perception that they were fighting for their 'Deen' while it was never under any threat at all. Forget about where my allegiance lies, just amswer that questionm cause yesterday and as is news coming in today many Somali youths have and are loosing their lives cause of the Jihaadki uu iclamiyay Xassan Dahir Aweys, and to top all that he has left the country to a unknown destination. So sxb how much are the lives of those youths worth ?
  24. Ofcourse, between them Allah SWT. So go ahead send children for false purposes and then come here and talk about whether they are winning or not. Is that your bottom line Xoxagaal?