Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by Jacaylbaro: JB waxan ku warsadey, hebelka Laqanyo ( the TFG hero in Accra - who 'allegedly' ordered the AU not to discuss the SL issue) ma arkiin miya calanka mesha lulanaya - mise waxa nola sheegaya wa fatadhug?...
  2. Ok..! I did not know that the TFG stood for 'Tigre Fighters'...
  3. Originally posted by Emperor: ^Indeed Moqadishu too suffured the whole time of the civil war, but why focus on one and ignore the other. I am and was always against any civilian death in Mogadishu during the recent clashes, now I have made myself clear, I condem any innocent civilian death thou one can not compare the two tragic events in terms of scale, reason and polical motivation. Mogadihsu's case and as to who is responsible is all open for another discussion, one can argue along these lines: 1. Mogadishu's trouble was started by the same group that is responsilbe of Biadoa massacre, the TFG stayed there for 3 months with peaceful plan and to meet with the elders bring about instability and secure the capital, the unruly that capitalised on the looting and the mass murder started throwing rockets at TFG headquarters, who is to blame here? 2. The insurgency fighting tactic was not to face the enemy but hit and hide behind woman and children, so who is blame here of the innocent loss that would died at cross roads? 3. The TFG's motive was to stop this group and not kill any innocent people... many people live in those areas today and no BM is thrown at them as the TFG have full control of the city. 4. The TFG have warned the people to leave those areas weeks aheard of the operation. Now tell me in all the cases how can you compare Biadoa to Mogadishu, what was the motive of the militia that burned crops and starvd kids in which you seem be apologitic... tell me what ? I have yet to see you give a small headshake of this tragic loss, the worst in the history of Somalia... Saxiibo bal inta kale yeelkede, waxad no shegta mesha ay TFG'da ka dagashey?
  4. Sheekadan waxay ku socota, "Anaga mahane inta kale wa dhal xaran".
  5. Originally posted by Jacaylbaro: what about him ????? Weli mel aya lo fir-firana odeyga , ee bal sug ha carifiin saxiibo...
  6. Originally posted by rudy: must be a slow news day there!! how many time u gotta show this??? ova and ova...Yo, get some news one. get on the phone and call uncle yeey!! lool.
  7. The July 1st that Somalis can’t Celebrate This July 1, 2007 will be remembered the worst day in the history Somalia. Invaded by its arch enemy, Mogadishu is now known as the 4th capital to be sacked by its enemy since Gengiskhan grandson invaded what once at the heart of the Islamic world, Baghdad. The Somali people will not be the first people whose capital is invaded by its enemy; many people have had similar experience and at the end, drove their enemy out of their land. The question is, are we going to get to use to Ethiopian solders sibling coffee in our capital, killing and raping our brothers and sisters or are we going to raise up to the occasion as many people have done in the past and use this occasion liberate our land from the historic enemy. Our past brothers and sisters have librated their land from the enemy in the past. One Muslim great leader was Salahidin ayubi who liberated Jerusalem from the crusaders after their hundred years of occupation and treated the occupiers after their defeat with respect. Salahidin was a great leader. I hope it doesn’t take us that long to liberate these Tigrinya cowards their sponsor out of out land. The capital of the Islamic world Baghdad was once sacked by the Mongols and destroyed the grand library, the largest library in the world then. This was the largest empire the world has ever seen. At its peak, it had over one million people. This evil empire continued its onslaught what was once at the heart of the Islamic world until they were defeated at the battle of ain jalut by the mukluk caliph of Jerusalem. Most of the invading force after their defeat accepted Islam and changed from destroyers to builders of mosques and institution of higher learning. July 1, 2007 will not be a time of celebration rather it must me a time of contemplation of our next move to liberate our land from the invaders and the traitors who brought with them. If our current divisiveness (Somaliland, Puntland, Jubbaland…..) continues, we will fall the schemes of our enemies. We must rise up above tribalism and I against my brother and step up to the plate and liberate our people once and for all and make Somalia the best country to live in the world. July 1, 2007 is a sad day for all Somalis except the warlord and traitor dominated TFG. If we allow, these traitors will sell our land and our brothers and sister for miserable price. Prime minister and interior Minster from the TFG standing for the Ethiopian flag in Mogadishu. by Jibril Ibrahim Source
  8. 1-Luulyo 2007 waxaa lagu xasuusan donaa munaasabad la dabaldegey iyadoo gumeeysi wadanka haysto. Shacabka Soomaaliyeed xoriyadii 1960-kii kadib ma soo marin maalin ka madow kana ayaan daran maanta. Nin odey ah oo maanta kula kulmey suuqa weyn ee Bakaaraha goob shaaha laga cabo ayaa kadib markii uu uu dhageystey Idaacada Horn Afrik oo ka warbixineysa dabaaldagii xaley ka dhacey Villa Somalia ayuu odeygii yiri " Waan ka xumahay 1-Luulyo sumcadii iyo sharaftii baa laga qaadey maxaa yeeley waxaa la xusey waqti uu gumeysi shacbkii Soomaaliyeed haysto, hase yeshee Ummada Soomaaliyeed waxey yeelan doonaan maalin kale oo ay xusaan oo ay weyneyaan maalintaa waxey noqon doonaa maalinta gebi ahaan dalka laga saaro Itoobiyaanka iyo kooxda maxeesatada ah ee soo kaxeesatey. Waxaa ayaandaro weyn ah iyada oo wadankii dhex fadhiyaan ciidamo Itoobiyaan ah oo wadanka ku yimid si sharci daro islamarkaana ka geystey magaalada Muqdisho xasuus bani'aadanimada ka baxsan in haddana loo dabaaldego maalintii xoriyada iyaga oo weli wadankii ku sugan kuna amr ku taagleyaan . C/lahi Yuusuf iyo kooxda la socota waxaa la hubaa in taariikh madow ka geli doonaa taariikhda Soomaalida, wax walbana dhamaad ayuu leeyahay iyagana waaba muuqataa waqtigooda geba gebo ayuu sii marayaa mar haddii dowladii keeney magaalada Muqdisho ay qireen in ay ku qaldameen duullaankii ay Soomaaliya ku soo qaadeen.
  9. Dadka degan degmada Karaan oo cabasha xoogan ka keenay dhul si sharcidaro ah loo dhisay xili la duminayo dhismooyinkii sharcidarada ahaa. Dadka degan degmada Karaan oo ahaana dad u fir fircoon amarada ka yimaado maamulka Gobolka Banaadir ayaa aad uga cabanayo dhismo sharcidaro ah oo laga wado halkii ahaan jirtay Iskuulka degmada karaan kasoo ku dhagan shaldhiga degmada Karaan . Meesha dhisamha sharcidarada ka socota ayaa waxey ku dhagan tahay ama ay ku dhinac talaa saldhigii Karaan taasoo ay ka fajicisay dadka deegaanka wax ay wax uga qaban la yihiin dhisamaan sharcidarada ah Boliiska iyo maamulka gobolka Banaadir iyadoona goobahii kale ee sharcidarada ahaa la dudumiyey kuwa dhimana la sugayey in la dhameystiro. Dhismahaan ayaa loo aaneynayaa nin ganacsado ah oo aan la sheegin magaciisa ,dadka reer Muqdisho ayaa qabo in waxa goobaha laga duduminayo ay yihiin dadka masaakiinta ah kuwaas oo aan heysan qarashaad ay isaga furdaamiyaan dadka waxa duminayo iyadoona taas daliil u tahay gooba badan oo dumis ahaa dib looga dhaafay walina hoowlahii shaqo leysaga wato iyadoo laga dudumiyey dad badan oo masaakiin ah . Goobaha sharcidaro ah kuna yaalo meela badan oo ah dhismo guud ayaa wali leyska dhisanayaa iyadoo horey amar digniin ah lagu bixiyey in aan la dhisan waxaana ka mid ah dhismahaasi guri ka soo jorjeeda hoteelkii Istaadiyoom Muqdisho dhulkaas oo milkigeda laheyd wasaaradii hore ee Badroolka iyo guryo kale oo ku yaalo suuqa bakaaraha goobta daawada guryahaas oo intabdan la mariyey rinjigii dumiska ahaa kadibna dib looga tirtiray kadib markii la bixiyey qarashaad . Cabashada ka imaanyesa dadka reer Muqdisho ee ah dhismaha sharcidaradaha ee aan la dumineynin ayaa waxaa looga digayaa maamulka gobolka in ay dadka simaan oo laga wada dumiyo hadii kalana leysaka wadadhaafo sababtoo ah sharciga waa loowada simanyahay cid ka sareysana ma jirta oo aan midka alle aheyn . Maxamed Nuur Cabdi Dayniile,Muqdisho
  10. Jinniboqor “Sababta aan go’aanadan u soo saarnay waa dhibaatadii oo Baarlamaanka taabatay” Kadib markii la soo gabo gabeeyey galabta kulan xasaasi ah oo ay Baydhabo ku yeesheen maanta xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka kuwaasoo soo saaray go’aano ad adag ayaanu la xiriirnay xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid Jinniboqor oo isagu ka mid ahaa xubnihii kulankaasi ka qeyb galay. Jinniboqor oo aanu weydiinay waxa xilligan ku soo beegay kulankoodan iyo go’aanadan ad adag, maadaama ay muddo dagaaladu socdeen isla markaana ay ka aamusnaayeen, ayuu sheegay in Bani’aadamku uu damqado marka sida runta ah uu xanuunku u taabto, isagoo ku minceeyey in xildhibaanada baarlamaanka ay soo wajahday dhibaatooyin ay ka mid yihiin dhaqaalo xumo, howlgab, iyo tafaraaruq. “Run ahaantii sababta aan xilligan go’aanada u soo saarnay waxay tahay dhibaatadiibaa na taabatay, Bani’aadamkuna wuxuu damqadaa marka xanuunku si dhab ah u taabto, maxaa yeelay baarlamaankiibaa howlgabay, baarlamaankiibaa Gunadiisii iyo mushaarkiisiiba waayay, guddoomiyiibaa maqan, guddoomiye kuxigeenadiibaa muddo 10 bilood ah maqan oo meel ay joogaan aanaan aqoon oo Boqore ayaa ugu dambeeyey isagoon na kala fasixin ayuu iska tegay” ayuu ku cowday xildhibaan Jinniboqor. Sidoo kale, mar aanu weydiinay waxa kulamadoodan ku soo beega marka uu maqan yahay ra’iisal wasaare Geeddi ayuu sheegay in aysan shaqo isku laheyn safarada Geeddi iyo kulamadooda “Adeer waxaan kuu sheegayaa safarka Cali Geeddi wey wuu ka horeeyey Mooshinkan, oo intii uusan guddoomiyaha baarlamaanku Addis abab aadinbaan u gacanta u gelinay, wuxuuna iska dhigay warqadii xafiiskiisa, oo wax jawaab ah nagama siinin” ayuu yiri. Xubnaha xildhibaanada ah ee maanta kulmay ayaa intooda badan waxay isku muuquf ka yihiin siyaasada qasan ee dalka iyo dowladda federaalka, waxaana xubnahani ay sheegeen inay sii joogteyn doonaan kulamadooda isla markaana ay la xisaabtami doonaan xukuumada dowladda. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  11. Ciidanka Boliiska oo dil arxan daro ah u geystay maanta Nabadoon caan ka ah Xaafada Miisaanka dhuxusha xili Laba nin oo katirsan Ciidaanka Boliiska Saldhiga Yaaqshiid ayaa wax yar ka hor dil arxandaro ah u geystay nin nabadoon ah oo siweyn looga yaqaano deegnaaka Miisaanka dhuxusha ee xaafada Toowfiiq. Nabadoonka la dilay oo lagu magacaabi jiray allaha u naxariistee Maxamed Duldheer ayaa ku soo baxay nin dhalinyaro ah oo Dabakaayayar ku lahaa laamiga Miisaanka dhuxasha ay ka xeysteen ciidanka Boliiska kadib markii ay isku afgaranwayeen yarka yar oo la ka xeystay in uu bixiyo canshuur isagoona markiiba ay is maandhafeena kadibna u kaxeystay dhinaca Saldhiga kadibna uu meesha yimid Nabadoonka in uu dhex dhexaadiyo yarka yar iyo ciidanka Boliiska kadibna markaana mar qur ah ay hugiyeen nabadoonka Rasaas xoogan kadibna uu u geeriyooday nabadoon maxamed Duldheer rasaastii ay la dhaceen ciidanka Boliiska isla goobtana uu ku qurbaxay Dadka degan xaafada Miisaanka dhuxusha ayaa aad uga xumaaday falka arxandarada ah ay ku kaceen ciidanka Boliiska DFKMG Nabadoonka iyagoona ka codsay DFKMG in sharciga la soo taago labada nin ee ka danbeyey dilka Nabadoonka./ Ciidanka Boliiska oo ka xeystay yarkii yaraa oo lagu magacaabi jiray Muxudiin ayaan ilaa iyo hadda la garaneynin halka ay la aadeen . Ciidanka boliiska oo u badan dhalinyaradii la soo shaqeynjiray Hogaamiyasha kooxaha kuna soo bar baaray in wax ladila mooyee ayaan la ogeyn sida ay wax uga qaban karaan wadanka ku jiray 17sano foowda iyo isdil joogta ah ,hadii isdilka bareerka ahna ay sii socotana ay keeni doonta kacdoon dadweyne aad u xoogan iyadoona xiligaan la xasuusan karo dolwadii milatariga aheyd sida foosha xumeyd ay u dhaqmi jirtay 30sano ay dalka heysan jirtay taasoo dadka iska dili jirtay qofkay rabtana xirijirtay iyadoona markii danbe keentay kacdoon dadweyne xoogana halkaana looga taqlusay dowladii milatariga aheyd ee arxanka darneyd.kadibna wadanka uu galay fowda iyo kadar oo dibi dhal. Maxamed Nuur Cabdi Dayniile,Muqdisho
  12. I think the parliament is slowly waking up from its forced slumber, or may be someone somewhere has slightly loosened its yoke. However it is a good sign , may be there is more to come and this legislative council will revuke all laws laid by the government and call the Axmaro to leave the country. But one wonders why now, why all of a sudden condemning the new passports who were being displayed since last year, why question the legality of the current Somali currency which has the blessing of the President and his PM , and for the record is used as a salary for them (the MP's) and other civil servants. And most of all why, a big why, at this moment condemn the ongoing wars in the country which has started long ago and its catalyst was their approval of Ethiopian troops into Somalia. Why, why now? Anybody..?
  13. Baarlamanka KMG ah oo cambaareeyay lacago been abuur ah kana soo horjeestay baasaboorka cusub Baydhabo 03, July 07 ( Sh.M.Network)- Kulan maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ku yeesheen in ka badan 50 Mudane ayaa waxa ay ku tilmaameen in uusan sharci aheyn Baasaboorka cusub ee dhowaan ay shaacisay isticmaalkiisa waaxda socdaalka dowladda KMG ah, Sidoo kale Mudanayaasha ayaa kulankooda waxa ay ku cambaareeyeen lacago been abuur ah oo lagu farsameeyo magaalada Boosaaso.Sida ay ku sheegeen war saxaafadeed ay soo saareen. War saxaafadeed ay soo saareen in ka badan 53 mudane ayaa waxa ay kaga hadleen qodobo ay ka mid yihiin Isticmaalka Baasaboorka cusub, lacago been abuur ah oo ay soo daabaceen ganacsato Somali ah iyo colaadaha ka oogan qeybo ka mid ah dalka. Mudanayaasha ayaa waxa ay sheegeen in isticmaalka Baasaboorka cusub aan Baarlamanka looga raadin kalsooni, isla markaana loo bahan yahay in la horkeeno ka hor inta aan la isticmaalin. Xildhibaan Ibraahim Yaroow oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka ee maanta soo saaray war saxaafadeedka ayaa waxa uu sheegay in lacagaha la iska sameynayo ay tahay mid aan sharci aheyn isla markaana la horkeeno Baarlamanka. Lacagahaan been abuurka ah ee ay cambaareeyeen mudanayaasha Baarlamanka ayaa waxaa sameysa warshad ku taala gobolka Puntland, iyadoo sicir barar ka dhex abuurtay maamulka Puntland oo halkii dollar uu ka gaaray 22 kun. Mudanayaasha Baarlamanka Somalia ayaa sidoo kale waxa ay ku baaqeen in la joojiyo xiisadaha ka oogan dalka Somalia. Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli guddoomiyaha Baarlamanka Somalia uu ka maqan yahay magaalada Baydhabo. Source
  14. Originally posted by khalid bin waleed: Maleeshiyaadka reer puntland ee dagaalka u aaday magaalda kismaanyo ayaa waxaa hogaaminayay sarkaal la yiraahdo Ina Dhiig Sokeeye oo uu adeer u yahay C/laahi Yuusuf, kaasoo C/lahi Yusuf aaminsanyahay inuu geesi ka yahay Cabdirizaq Afgaduud oo hore labo jeer laga soo raacdeystay Jubboyinka. If Dhiig Sokeeye does not succed, which he certainly wont, he will be replaced by General Duke...
  15. Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumaysiga oo shir jaaraa’id ku beeniyey heshiis ay wada galeen maamulka Puntland iyo dowlada Yeman Shirkaan jaraa’id oo dhinacyo badan taabanayey ayaa waxaa warfidiyeenada Muqdisho uga warbixiyey agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Axmed Maxamed Imaan wuxuuna sheegay agaasimuhu in maalmahaan danbe ay soo ifbaxeen maadaama uu burbur baaxad leh uu soo gaaray badii dheereyd iyo xeebtii ugu dheereed Qaarada Africa in maamul goboleedyo iyo shaqsiyaad gaara ah ay heshiisyo si sharci daro ah ula galaan heshiis dowlado shisheeye taasoo aan aheyn mid ku haboon xaga sharciga dowlada fadaraalka KMG Soomaliyeed u degsan arintaana waxaa mas’uul uga ah dowlada wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka badda waxeyna u heysataa sharci in ay dabagal ku sameyso badda Soomaliyeed iyo wixii kheyraad ah ama heshiisyo lala gelayo, sida dowladaha caalamka, shirkado, warshado, hayado, maraakiib, IWM. “Waxaan warbaahinta ka maqlay in maamul goboleedka Puntland iyo dowlada Yemen ay ku heshiiyen heshiis laba qeybod ka kooban (1) kaluumeysiga xeebaha Soomaliyeed (2) iyo illaalinta xeebaha Soomaliyeed” ayuu yiri agaasimaha. “Sidaa daraadeed anaga oo ah wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee dowladda fadaraalka KMG Soomaliyeed, waxaan cadayneynaa in heshiiskaasi aanaan waxba ka ogeyn, waxaana xusid mudan in wax aanan soo marin dowlada dhexe ee Soomaaliya in aysan sharci noqon doonin” ayuu mar kale si kulul u yiri agaasimuhuh. “Wasaarada kaluumeysiga dowlada fedaraalka KMG Soomaliyeed iyo wasaaarada kaluumeysiga dowlada Yemen wax heshiis kaluumeysi ah iyo ilaalin badeed ah oo dhex maray ma jiraan illaa iyo hadda, wixii heshiis kaluumeysi ah oo lala gelayo dowladaha shisheeye waxaa dowlada federaalka uga wakiil ah wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada ee dowlada dhexe cid kale oo haba yaraatee sharcigu u ogol yahay ma jirto maamul goboleed ha noqdo ama maamul kale oo heshiis la geli karo dowladaha shisheeye ma jiraan”. Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Axmed Maxamed Imaan waxaa kale oo uu sheegay in dowlada federaalka ah ay hada gacanta ku heyso (Fisher low) ama sharcigii kaluumeysiga oo dhawaan la hor geyn doono golaha wasiirada si ay uga doodaan una sii gudbiyaan golaha baarlamaanka ee dowlada fadaraalka KMG Soomaliyeed isaga oo intaa ku daray in dhawaan la soo saari doono sharci dowladu u dejisay oo lagu koontrooli doono dhamaan xeebaha dalka Soomaliya. Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Axmed Maxamed Imaan wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday in dowlad goboleedyada dalka ka jira in aysan la geli karin heshiis gaar ah wadan shisheeye ah wuxuuna intaa raaciyey in ay la geli karaan oo keliye wixii deegankooda quseeya oo ku saabsan arrimaha gudaha. Axmed Maxamed Imaan wuxuu ka codsaday dowlada Yemen in ay joojiyaan heshiisyada ay la gelayaan maamul goboleedyada ayna ixtiraamaan shuruucda dalka u degsan. Dayniile
  16. Originally posted by Libaax-Sankataabte: This is a nice political talk designed to appeal to the "moderates" within the defeated ICU. Indeed..! However on the other hand the "moderates" within the ICU have no power of influence within 'muqawimaada'. Come to think of it the "moderates" within the ICU had never had a say in how things are run within the ICU. In the present day the opposition against the Ethiopian invassion and their stooges are not formidable nor co-ordinated in their stance . Simply due to the fact that they have no clear objective or even a structered approach They have one common aim - Ethiopia out of Somalia - fine good, but how? Certainly not through sporadic and indiscriminate bomb plants in the streets of Mogadishu. Whose victims have so far mainly been innocent civilians. And ofcourse , certainly not through the calculated assasination of TFG appointed civil servants. Something should be done to turn the opposition strategy into more effective form - diplomacy-. Ethiopia wants out, and its backers and financers also want out, the US. They have seen at first hand that the TFG is fake and phoney, let alone the fact that it is a bunch of dis-enchanted and ruthless marauding thugs who have no sense of governance in their veins. They exist and breed on animosity, adversity , etc. But the dilema is that the oppossition is not presenting an acceptable alternative.
  17. Originally posted by Garyaqaan*: hada sheekada waxeey mareeysaa in layiraaho reer kii YeeY kaliya ayaa loo ogal yahay in aay Koowda luulya i dabaal dagaan cajiiiiiiiib! [/i] Adna yusan qalbi camo kugu dhiciin sxb. Horta anigu hadalka ma dhihiin , ee waxaa yirri Maxamed Dhere, waxana kaso tebiyay saxafdada. Mida kale 1da Luuliyo waxay astaan uu tahey malinti xurnimada la qatey, madama hada wadanki gumeyste madow gacanta ugu jiro waxay damashadku u banana tahey inta guneysigu dani ugu jirto , haba ugu horeye ina Yeey.
  18. Originally posted by Emperor: ^Never heard of it, sounds like the mafia stronghold, a small district in Sicily. And I guess you will assume 'ceel-hindi' is a well in India
  19. Originally posted by Naxar Nugaaleed: thats not an opinion, its a personal attack. damn! that is serious..someone should kick this MMA's butt.... wait a minute..personal attack on who? Oh..I c..he called the President a 'xabashi stooge'...that is a serious crime?....lool..! muxu yirri ninki odeyga aha, Allah uu naxariste, 'mandhay abbahana afku na xirey adna ma dabada aya na xireysa' or something like that. Allamagan : The current situation is like jini jini saaran jini kala saaran Sxb this guys have yet to admit, or should I say 'admit' that there is a serious inner conflict.
  20. Xaflad lagu xusayay munaasabadda 1da Luliyo oo ka dhacday Muqdisho Mugadishu 01, July.07 ( Sh.M.Network) Xaflad Balaaran oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu weyneynayo munaasabadda 1da Luuliyo oo qudbad uu ka jeediyay Madaxweynaha dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf ayaa xalay ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, iyadoo xafladdaasi dadkii ka qeybgalay ay u badnaayeen ehelada madaxweynaha. Munaasabaddaan oo bilaabatay abaarihii 7dii fiidnimo ee xalay ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin ka socotey xubnaha labada gole ee dowladda KMG ah ee Somalia iyo xubno kale oo halkaasi lagu casuumay. Wariye Shabelle ka tirsan oo joogey munaasabaddaasi xaley,ayaa waxaa uu sheegey in munaasabadaasi loo diidey in wax dhaq dhaqaaq ah sameeyaan dadkii ka soo qeyb galey oo ay ku jiraan wariyayaashii ka soo qeyb galey munaasabaddaas. Markii la gaarey saqdii dhexe ee xaley, xilliga calan saarka ayuu ku waramey wariyahaasi in madaxda qaar ay sheegeen in uu keliya dibadda u baxaayo madaxweyne Yuusuf si uu u soo saaro calanka Jamhuuriyadda Somalia, dadkii kalena loo diidey in ay dhaqaaq sameeyaan oo ay xitaa istaagaan,arrimahaasi ayaa waxaa u cuntami waayey guddoomiyaha G/ka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere oo markiiba istaagey misena ku amrey dadkii ka soo qeyb galey in ay wada istaagaan calankuna uu yahay mid Somali oo idil ka dhexeeyo hasa yeeshee aan la heyn dad gaar ah,hadalkaasoo wariyahayaga uu soo sheegey in dadkii ay la riyaaqeen islamarkaasina ay u istaageen iyagoo mashxaradaya. Xafladdaan ayaa intii ay socotey waxaa lagu soo bandhigay heeso wadani ah oo ka turjumaya ahmiyadda gaarka ah ee shacbiga Somaliyeed ay u leedahay 1da Lulio oo ah maalintii ay israaceen gobolada waqooyi iyo kuwa koonfureed ee Somalia. Source Not attending the New York and Accra meeting, being publicly rebuked by Maxamed Dhere - shows that C/llahi Yusuf is doubtly in power.
  21. Juje

    Sad day...!

    For the first time since Somalia gained independence 47 years ago July 1st is marked under occupation. The day which had brought felicity is no longer significant. Over the last 17 years of civil-war at least we were independent to celebrate it in our own way and with humility of knowing that it was not a perfect scenario, regardless though we were not under occupation. The day,1st July, has no sense of good feeling, except sadness. Some will be celebrating today as if it warrants any at all, but history also tells us there were also during the achieving of 1st July those who opposed independence and wanted the continuation of the colony, just like we have today those who spearheaded the Ethiopian occupation and yet want to mark the day. Shamefull indeed.
  22. Waxaan maqli jirey 'qofkaan buufis oo qaba'. adi waxaada buufis wa dhafeen.
  23. Originally posted by The Duke: ^^^Juje, what a shame, a weak man rejoices in the killing of the innocents. Like those who once joyed over the raped of young girls in Kenyan refugee camps. Such groups and individuals will forever live in infamy. Meyd ke uu dambeyay aya la yiiri, midka hada la si wado. Ever since Axmaro wadinki so gashey you were applauding their killing, rape and destruction with such vehemency that you legalised it in your own little mind. Yet you have the audicity to point fingers at others. You rebuked innocent Somali women who claimed to have been raped by Tigres and you rejoiced the killing of Muslims. Taas kaso tag, today you opened a thread rejoicing the unfortunate injury of Hiraale. Bal adigu is fiiuri inta aad dad kale wax ka sheegin