Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by xiinfaniin: Juje, when the spokesman is a looter in the first order one would at least know what his motivations are. If you posted his nonsense to oppose the tfg it's a weak armor and you should know it! Putting aside which armour is weak and which is not against the TFG - what do you have against a statement stating that a certain 'beel' would not be participating in the circus called by the TFG - bearing in mind that no figure head from that 'beel' has come forward to dismiss that claim since it hit the wires some hours ago. As for the armour, sxb, I value the authenticity and impact of the message rather than the carrier.
  2. Originally posted by xiinfaniin: ^^Are we gathering the rubbishes now yaa Juje? No we are not, however, I dont know about you but as for me I'm not in a position to refute the spokemanship of Sharib of 'beel fulaan' since am not a memeber.
  3. Guddoomiyaha Barlamaanka Federalka Somalia, waxa kaloo uu carrabka ku dhuftay inay Beesha Caalamka ku booriyeen inay Xildhibaanadda Soomaalida si toos ah ula xisaabtamaan Xukuumadda Federalka, maadaama ay Dowladdu maamusho Dekedaha muhiimka ee Magaallooyinka Muqdishu, Kismaayo iyo Bosaaso oo uu dakhli xooggan ka soo galo. Hadalka Sheekh Aadan Madoobe, ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Xildhibaanno badan ku hawlan yihiin Mooshin lagu doonayo in lagula xisaabtanma Xukuumadda. Dhinaca kale, Guddoomiyaha BFS, waxa uu ka shanqariyey inuu idlaaday Xilligii Xukunka degdegga ahaa ee lagu soo rogay dalka, inkastoo aysan Dowladda ka hadlin arrinkaasi, kuna mashquulsan tahay Hawlgalka lagu soo celinayo Ammaanka Magaalladda Muqdishu.
  4. Marko 09, July 07 ( Sh.M.Network)- Qarax xoogan ayaa goordhaweyd lagu weeraray fariisinka ciidamada Ethiopia ee xaafadda Buulo Xuubeey ee magaalada Muqdisho, xilli maanta ciidamada Ethiopia halkaasi ay ka sameeyeen baaritaano. Qaraxaan oo dhacay abaarihii caawa 8:00 PM ayaa loo adeegsaday Bamgacmeed lagu tuuray ciidamada Ethiopia oo iyaguna ku soo jawaabay rasaas fara badan oo socotey muddo daqiiqado ah. Lama oga wali qasaaraha weerarkaan bambaano iyo kooxaha ka dambeeya falkaan, laakiin waxaa la sheegay in ay ka baxsadeen halkaasi. Wali waxaa la maqlayaa rasaas teel teel ah oo ka dhaceysa xaafadda Buulo Xuubeey, sida ay shabelle u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka oo nala soo xiriirey. Waa qarixii 4aad oo maanta ka dhaca caasimadda Somalia, iyadoo 3 qarax oo kale ay saakay ka dhaceen suuqa Bakaaraha. Wixii ku soo kordha kala soco shabelle.net
  5. Originally posted by Allamagan: loool @ beesha SNF by juje. Saxiibo I was trying to follow the norm, however I have no problem in saying the name out loud.
  6. Kismaayo 09, July 07 ( Sh.M.Network)- Afhayeen u hadlay beesha SNF ayaa qaadacay ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta beelaha Somaliyeed oo lagu wado in uu ka dhaco bartamaha bishaan magaalada Muqdisho. Afhayeenka golaha dhaqanka beesha Gacanta ku heysa magaalada Kismaayo C/Naasir Xirsi Shaarib , ayaa war uu siiyay suxufiyiinta waxa uu ku sheegay in aanu ka qeybgali doonin shirweynaha dib u heshiisiinta. Shir Jaraa'id uu ku qabtey Hotel Mariidium ee magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ku sheegay in aanu jirin qaban qaabo ay wadaan oo ku aadan ka qeybgalka shirkaasi. " M ahan kuwo dirisan hogaamiyeyaasha dhaqanka beelaha Somalida, laakiin jahawareerka Somalia ka taagan waa siyaasad iyo xukun jaceyl, beesheeydana diyaar u mahan kulankaasi haddii aan looga hadleyn siyaasdda" ayuu yiri Afhayeenka. Hadalka Mas'uulkaan ayaa ku soo beegmaya xilli 5 maalmood ay ka harsan tahay qabsoomidda kulanka dib u heshiisiinta qaran oo lagu wado in uu ka dhaco bartamaha bishaan magaalada Muqdisho
  7. Gudoomiyaha Baarlamaanka “Waan ka xumahay in xildhibaan huwan sharafta Qaranka la hor istaago iyadoo aan lagu heyn fal dembiyeed” Maanta ayaa xarunta Baarlamaanka KMG ee Baydhabo kulan ujeedadiisu tahay kala war qaadasho ku yeeshay mudanaasha Baarlamaanka ee ku sugan Baydhabo oo tiradooda gaarayso 107 Xubnood ayaa warbixin looga dhegeystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Sh. Aadan Max'ed Nuur (Sh. Aadan madoobe). Gudoomiyaha ayaa xubnaha Baarlamaanka u sheegay in UNDP ay si cad ugu sheegtay in baarlamaanka aysan u heyn wax dhaqaale ah ayna kula dardaarmayaan xubaha baarlamaanka dowladu dhaqaalaha soo gala ay ku dabooshaan baahida baarlamaanka gudoomiye Aadan Madoobe ayaa sidoo kale u sheegay in soo noqoshadii danbe uu ku soo noqday Nairobi ay UNDP-du ay gacanta la gelisay qoraal ka tarjumaya inaysan deeqbixiyaasha aysan hada diyaar u aheyn inay caawiyaan baarlamaanka sidaa daraadeedna ay la xisaabtamaan golaha xukuumada. “Intaa kadib waxaan aaday oo aan casumaad ka helay dowlada Masar iyo madaxda ururka Jaamacada carabta safarkaasna waxa uu qeyb ka ahaa inaan Baarlamaanka u helo dhaqaalo maadaama aanan isku filneyn anaga runtii waxaa la kulanay Gudoomiyaha Baarlamaanka ee dalka Masar intii aan Masar joogay waxaan safaro dalxiis ku soo maray Ahraamta safaradaas dalka Masar gudahiisa waxaana igu wehliyay Dhigeyga dalka Masar iyo Xoghayaha guud ee jaamacada carabta Caamir Musa, waxaana u sheegay xubnahaasi baahida guud ee Baarlamaanka waxa ayna nagu booriyeen inaan soo gudbino miisaaniyad ka tarjumaysa baahida Barlamaanka KMG hal sano, 6-bilood ama bil” ayuu yiri Mr. Madoobe oo intaasi ku daray in isla markiiba ay isku duween miisaaniyad dhaqaale oo uu u baahan yahay Baalramaanka KMG Soomaaliya ayna u sheegeen inay ka soo jawaabi doonaan baahidaasi baarlamaanka qabo, muddo kooban, inta ka horeysana ay J/carabtu bixin doonto dhaqaalaha ku sii bixi doono howlaha baarlamaanka ee Soomaalida. Gudoomiyaha ayaa waxa uu ka hadlay is hor istaag loo gaystay xubno xildhibaano ah oo ka dhoofi lahaa garoonka diyaarada ee Baydhabo, wuxuuna yiri. “Waxaan aad ugu xumahay ishortaaga lagu sameeyay markii 2-aad Xildhibaano uu ka mid ahaa xildhibaan C/rashiid Xiddig waxaana wax laga xumaado in xildhibaan huwan sharaf Qaran aanana lagu heyn fal dembiyeed la hor istaago”. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  8. Fallout from war on terror hits Ethiopia U.S. ally battles its own insurgents By Paul Salopek Tribune foreign correspondent Published July 9, 2007 JIJIGA, Ethiopia - The gray-faced young man lying in bed number 15 of the run-down local hospital wasn't much of a talker. In truth, few people are these days in Jijiga, a desert town whose tense streets are patrolled by swarms of Ethiopian police. But Nur Omar Ali, 25, whose neck was patched with dingy bandages, had a particularly good reason for being silent. His throat had been cut. He'd been attacked and left for dead nine days earlier at his remote village. When he was asked to identify his assailants, the camel herder's eyes shined with hate. "Christians," rasped Nur, clamping a hand to his stitched-up neck. "Ethiopian soldiers." Then, scowling, he rolled over and turned his back on his hospital visitors. After all, one was a reporter from the United States, a nation closely allied with the Ethiopian government that is conducting a fierce anti-insurgency campaign in the ****** Desert -- a civil war in Ethiopia's impoverished Muslim east that appears to be worsening thanks, at least in part, to the global confrontation between the U.S. and Islamic radicalism. Human-rights groups and media reports accuse Ethiopia -- a key partner in Washington's battle against terrorism in the volatile Horn of Africa -- of burning villages, pushing nomads off their lands and choking off food supplies in a harsh new campaign of collective punishment against a restive ethnic Somali population in the ******, a vast wilderness of rocks and thorns bordering chaotic Somalia. Ethiopia angrily denies the charges, which it blames on propaganda spread by the rebel ****** National Liberation Front. "We don't see any basic violations of human rights," said Bereket Simon, an adviser to Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi. "Abusing the people doesn't make sense. You abuse people and they look to the subversives. It's counterproductive." Yet in Jijiga, the only town in the embattled region still open to journalists, residents told of the secret arrests of prominent ethnic Somali businessmen with purported links to the rebels -- hotel owners, construction contractors and traders in qat, the intoxicating plant chewed by millions in the region. One man in that raw frontier outpost described walking eight days through the bush to escape a war-ruined zone called Fik, where he claimed he saw torched and depopulated villages. And a displaced camel herder told how his village close to the Somalia border had been emptied by the Ethiopian army and its residents trucked to garrison towns such as Shilabo, a counterinsurgency tactic once used by the U.S. in Vietnam, and meant to deprive the rebels of their civilian support base. "They loaded people into trucks and just abandoned them there," said Farah, 60, who like most people in Jijiga refused to give his full name for fear of police reprisal. "They treated us like animals." 'People are actually starving' Mostly, though, the whispered talk was about hunger. The Ethiopian army has locked down immense swaths of the ******, blocking all roads and smuggling trails to commercial traffic, and thus triggering desperate food shortages in a desert already prone to famines. A teacher from the central ****** town of Kebredehar said most shops in that area had closed for lack of stocks. The prices of remaining foodstuffs such as rice, he said, had rocketed 400 percent -- far out of reach of ordinary ******is. "We're forbidden to talk about it, but there is a big problem," said a worker with the Ethiopian Red Cross. "It's not just hunger anymore. People are actually starving." Humanitarian groups met Friday with the Ethiopian military to appeal for reopening the roads, several aid workers in Jijiga said. The army agreed -- hinting that the current crackdown on the troubled region may be winding down, possibly due to the start of the rainy season. Nobody, however, expects the lull in fighting to last. Indeed, most people expect the killing to accelerate. ****** has been bloodstained by more than a century of Ethiopian conquest, revolts against European colonial rule, Cold War proxy battles and abortive independence movements. The current cycle of violence began early this year, soon after Ethiopia decided to invade neighboring Somalia to topple an emerging Islamist regime -- with the blessings of the U.S. As in Afghanistan and Iraq, that blow against a perceived terrorist threat yielded unexpected fallout. In the case of Christian-dominated Ethiopia, it helped reignite the quiescent rebel movement in the Muslim hinterland of the ******, experts say. Emboldened by ******i sympathy for their co-religionists across the Somalia border, and taking advantage of the Ethiopian army's preoccupation with taming Mogadishu, the ONLF rebels began successfully attacking towns. The insurgents have long accused the "colonial" Ethiopian military of mass rapes and summary executions in the isolated villages of the ******. But the rebels have come under some scrutiny too. Recent grenade attacks blamed on ONLF sympathizers killed a handful of civilians in Jijiga. And a devastating rebel assault on a Chinese-run gas and oil exploration project in the ****** in April left 74 dead, many of them unarmed workers. 'I played dead for two hours' "They came and ordered us out of our tents, then lined us up and shot us," said Eskedar Demissw, 27, a driver at the oil camp and the only survivor from his team of 12 laborers. "It took five minutes. I was shot three times in the back. I played dead for two hours." The ONLF claims that the oil workers were gunned down by confused Ethiopian army guards. "What the Ethiopian regime is doing in the ****** is a catastrophe," said Qamaan Hersi, a rebel spokesman. "As far as the U.S. is concerned, what better way is there to create [islamic] extremism than to oppress people the way the Ethiopians are?" In fact, Ethiopia's crackdown in the ****** has put the U.S. in an awkward position. Washington is still resisting Ethiopia's request to list the ONLF as a terrorist group. And last week, the U.S. Embassy in Addis Ababa convened a large meeting of humanitarian organizations to discuss ways of getting aid into the war zone. American civil affairs soldiers once built schools and drilled water wells around Jijiga. In the ******, all those hearts-and-minds programs are on hold. "I'm not sure the Americans would be very welcome anymore," said Kassahun Gebregioris, an independent human-rights worker in Jijiga. "The ******i clans associate them too much with the Ethiopians. And they don't forget."
  9. Waxan maqli jirey "damin far wa-weyn aya wax lagu dhiga".
  10. Originally posted by The Duke: Juje, Xamar was destroyed long before the TFG. In fact it was the USC that torched the city. Watch the following sxb and you will know what pacification and restoration, and ofcourse dignity means.
  11. Originally posted by The Duke: ^^^Adeer I dont have a problem with loosing a vote unlike you I have major cities and whole regions from Ceerigabo to Qandala and from Badhan to Galkacyu. All to myself. Xasha..! hadey yihiin meel dad ku noolan karan, Xamar Axmaro uma so wadateen.
  12. I guess you were looking for 'destruction' - cause it can be implied on the destruction of the very fabrics of Xamar that are being destroyed today.
  13. Originally posted by The Duke: Mogadishu pacification is under way and you can not stop it. I suggest you look up the definition of 'pacification' in webster, and whether it is can be used in describing the situation in Xamar today.
  14. Originally posted by The Duke: Those who are against TFG, stability, peace and the restoration of the state are inspired by special interest, all from the same sub-clan and are marganalised. Good maxaa san ku didey, why were you going in circles all nite? Those 'inkar qabayasha' who oppose the TFG of adeer are the same sub-clan as Gacmodhere, so why do we not marginilise all of them? Beware sxb , again the key word is generilizing .
  15. Originally posted by The Duke: Again do you know how to read English? The key word Mr. English language is generilizing, so expand on that iska dhaf iska dabo warega.
  16. Originally posted by The Duke: Rudy, you are funny. JUJE, dont take it personally, GG is a man who can debate. Oh, that I know sxb, and am also aware that he is a side kick..
  17. Originally posted by The Duke: Who's against it, A/Qasin, Culuso, Ugas Abdi Dahir, Ahmed Diriye oops they are all from the same sub-clan. Again let me remind you since it is commonly known in SOL circles that you have a short memory that it was the top statement in which you generalised it.
  18. ^^Ciridka dey..wale saas kaga ma haro. GG thanx for the label 'voice of reason'...with that aside, am suprised to notice that there was a score board in place.
  19. ^^ Labo-carable, you use the 'clan' definition when it suits you. You cannot condemn a whole sub clan Who's against it, A/Qasin, Culuso, Ugas Abdi Dahir, Ahmed Diriye oops they are all from the same sub-clan And right after five minutes point out that they are all not evils in your book That even this sub-clan is not united in their opposition to peace and restoration of the state. . War waxa isla tur ama wada qado sxb ha kala rebiin.
  20. Originally posted by Gordon Gekko: quote:to go outside then broke my treasury taking away about $10,000 . Only 10K? He should've added one or more zeros. Waa xishoodi xooga odayga enjoying his misery are you?
  21. Originally posted by The Duke: Who's against it, A/Qasin, Culuso, Ugas Abdi Dahir, Ahmed Diriye oops they are all from the same sub-clan. Indeed, same sub-clan as Gacmo-dhere, Qeybdiid, et al.....so what is our suggestion since you have categorised the opposition as a s'sub-clan'? May be something like to eliminate them once and for all.
  22. This is continues assasination of ' Guddoomiye K/xigeens' is despicable. Guddoomiye K/xigeenkii degmada Yaaqshiid oo galabta lagu dilay Muqdisho. Mogadishu 08, July 07 ( Sh.M.Network)- Guddoomiye K/xigeenkii degmada Yaaqshiid ayaa galabta kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ay ku dileen degmadaasi, xilli uu ku sii jeeday hoygiisa. Guddoomiye K/xigeenka degmada Yaaqshiid oo lagu magacaabi jirey Nuur Cilmi ayaa la sheegay in ay toogteen rag tiradooda ay gaareyso ilaa 3 nin oo ku hubeysnaa bustoolado. Rag ehelo la ah marxuumka ayaa halkaasi ka qaaday, iyagoo isku dayay in dhaawciisa la gaaraan goobaha caafimaadka, hasa ahaatee daqiiqado ka dib ayaa la sheegay in gurigiisa ay ku soo celiyeen isagoo meyd ah, isla markaana aysan suuto galin in goob caafimaad la gaarsiiyo si loo badbaadiyo. Dad ka agdhow guriga uu daganaa Marxuumka ayaa sheegay in kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ay madaxa ka toogteen gaar ahaan wajiga hore halkaasi oo dhowr xabadooda ay kaga dhufteen. Horey ayaa loo dilay xubno ka tirsan mas'uuliyiinta maamulka degmooyinka gobolka Banadir. Arimahaan ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda KMG ah ee Somalia ay amar Bandow ah ku soo rogtay caasimadda Somalia si loo adkeeyo amaanka, laakiin ma dhicin in amaan la helo,iyadoo ay cirka isku sii shareerayaan dilalka iyo qaraxyada ka dhacaya caasimadda. Shabelle Media Network Somalia
  23. Originally posted by Abdi2005: as they will support the mujahidin against this Amxaro Goverment the same way they supported them against the worlords. Indeed, but could yu first ask the 'mujahidins' to set their priorities right - one good example is diffrentiating their targets from no-eesentials to essentials.
  24. ^^ Rudy you are missing the point sxb, all this actions are necessary in order to prepare the city for the 'reconciliation' meeting for July 15.