Juje
Nomads-
Content Count
2,791 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Juje
-
Wake Up Duke, Yeey went to Bay with full battle station three weeks ago to get rid of Geedi. Guess what , Geedi is still there, and with no sight that he might ever go. Now tell me wht has your adeer gained apart from whinning the small and little credibility and function this TFG had. Stop lying to yourself sxb and look at the main picture...TFG is deteriorating
-
Originally posted by General Duke: Adeer Juje, you seem to be lost, devoid of any real understanding, who is scared? What happened to the Jeddah trip ? You are clinging on to myths made up by people even dumber than those you usually lead. We are quite, confident and pulling all the strings, you are making up stories. Dayniile.com/ You call people dumb, silly, void and lost. Yet sxb nothing which you have stated has surfaced. It has been BS after BS and you dont slightly remorseful of the overwheleming in the grounds that contradict the utter rubbish you utter everyday , probably even in your sleep. 1) TFG is in tatters 2) Mohamed Dhere is chasing around in Mogadishu troops loyal to Yeey 3) Ethiopia is not supporting the ousting of Geedi 4) Locals in Sool have sided with S/land 5) It is becoming reer vs reer in Bosaso This simply proves , yes as u say incompatancy, but the bucket stops at the men at the top, YEEY.
-
You know what the benefit for such group would be for Geedi's camp. It will innitiate steps by backers Ethiopia and International sponsers US, Saudi Arabia etc. to find ways to keep this impossing TFG together and not to loose the little they have and call Somali government. Hence, Yeey will be forced to retract and Geedi saved from execution. Apart from that , International players in Somali politics will probably after that kick start the plan to beef up this TFG with able and capable Somali individuals in attempt to get the 'TFG' going somewhere towards the 2009 elections ( that my guess will be postponed due to circumstances). If Geedi holds on to his adopted seat, he will be pressured to name the cabinet from outside the clown parliamentaries of the TFG, and ofcourse if and only if Geedi survives this fiasco, he will have the power not to be influenced by Yeey in naming the cabinet. That is my guess. And I liked this bit by Amin Amir.
-
Originally posted by Emperor: unlike Duke who's celebrity status is well proven by your and co, admirable stardom, I envy him very much I know that u do sxb, you wish at someday you could utter same level of total BS as he does..keep trying you will get there - you are on the right track..
-
Mr.Sidekick (Emperor) bal adiga you do a disapperance act for even a year or two, see if anyone gives a hoot. We miss the mother of all fabricated sources (Duke) if he vanishes for a day or two, especially when he has to eat back his own words like " Geedi is the biggest thing that ever happened to Somalia " to " he is greedy and incompetant".
-
^^^ You guys are running scared eh? and at same time putting on a show for us....lool!
-
Allah uu naxaaristo inti dhimatey, amin! Lakiin waxaa uu sabab ah inti hada dhimatey iyo inti ka horeysey oo ku naf weydey xeebaha Yemen tuugada Puntland joogta oo mamul sheegaynayo kana beecmushtara dadka . Disgrace foqaal disgrace.
-
Arrintu Waxay Noqonaysaa Garowe Dhexdeeda Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland
Juje replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by SheekhaJacaylka: “Puntland Hadday Isku Daydo Inay Samayso Abaabul Dagaal Waxaanu U Sheegaynaa Inay Arrintu Garoowe Dhexdiisa Noqonayso” Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Somaliland – Ibraahim Caydiid Dhadhable Xa ku boota ah...! -
No Para, I dont give a hoot whether he is kicking or shaking sxb, neither is the numerous'motion' passed around by the clowns in Bay make sense to me. But am enjoying the fact that the TFG is prooving to the World and their backers what we have said all along - that they are punch of idiotic morons brought together and impossed on the Somali people and that they all put together dont have the capacity to run a village school let alone governing a nation.
-
Originally posted by General Duke: Incompetence and greed has no place in the Yey era. Good to see you alive ina-abti, since you were gone I was browsing every twin-city news portal to see whether a Somali man has jumped off a clif or tower building. You kind of took the LA thing and Geedi's stubbornity personal and disappeared from the face of SOL. Lool! Hadi aad Maxakinta la jiri laheyd marki Xamar laga qabsadey maxaad sameyn laheyd sxb, cajiib when small trivial LA issues puts you down, war ka kac mesha odey. Somali waxay ku maahmaahda "hadi aad dhimaneyso dhareerka wa la iska duwa". In regards to incompetance and greed, funny it is, I could swear those are attributes associated with Yeey, plus nepotism, failure and unreliable...
-
Loool. Waxan sugnaba waa C/lllahi Yusuf oo keena mooshin uu ku kala diiri doono barlamanka - markasey ayugana keeni doonan mid ay asaga qudhisa ku ruqseyn doonan... Fanole fari kama qodna...
-
It is becoming a joke now, innit?
-
Mooshin ka dhan ah madaxweynha DFMG Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo ko socda magaalada Baydhaba Baydhaba warar isasoo taraayo aya sheegayo in xildhibaano ka tirsan Barlamaanka DFMG ay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah Madxaweynha DFKMg Col Cabdulaahi Yuusuf iyagoona daliishanaayo qodob ku qoran dastuurka kasoo oo ah Madaxweynha hadoow howlahiisha shaqo uu ugadan wayo dhinaca cafimaadka waa in xilka laga qaadaa qodobkaas oo ah mid xasaasi ah oo ku yaalo Dastuurka Barlamaanka FMGK Mooshinka ay diyaariyeen 81 xildhibaan ayaa xoowli uga socda magaalada Baydhaba mase la oga in uu qaadan Doona madaxweynha madaama uu 30sano duurka ugu jiray mar uun in la yiraahdo Jaale Madaxweyne Xaalada caafimaad ee madaxweynha ayaa la ogeyn siday tahay madaama aan la arag muuqaalka madaxweynha muddo 11 Casho ah iyadoona dada qaar ay leyihiin sidii Ariel Sharon xaaladiisa caafimaad meel ay ku danbeysay loo sheegin ayaa iyaduna u muuqata in madaxweynha sidaa loo qarinayo ayuu yiri mid ka mid ah Xildhibaanada oo ka gaabsaday in la xuso magaciisa . Xildhibaanada Mooshinka wado ayaa dhawaan hor geyndoonaan Barlamaanka si looga dooda madaama qodb ka mid ah Barlamaanka uu dhigaayo in xilka laga qaadi karo madaxweynha hadoow gudan waayo howlahiisa shaqo ayna soo wajahdo xaalad caafimaad xumo Horey ayaa madaxweynha u soo jeediyeen in uu xilka isaga dago qaar kamid ah xildhibaanda ku dhow dhow madaxweynha si qof ku Beel ah loogu dhiibo jagada madaxweynah taasoo ehelada madaxweynah ay gaashaanka u daruureen Barlamaanka oo xiligan horaayo mooshin ka dhan ah wasiirka koowaad oo aan xal laga gaarin wali ayaan la ogeyn kan madaxweynahana sidii wax looga qaban lahaa Maxamed Nuunow Dayniile Baydhabo dayniilecom@hotmail.com
-
Originally posted by Faarax-Brawn: The entire Somali Politics is based on Qabil. Lets face it,this has nothing to do with Qabil. Make up your mind sxb.
-
African Union Shuts the Door of Recognition to “Somaliland”
Juje replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Originally posted by Northerner: Noticed how quiet Duke has been this week? He is Baydhabo buying votes for adeer - well virtualy.. -
War deg deg ah Gudoomiyaha Barlamaanka oo u leexday dhinaca Madaxweynah kulan xalay uu la yeeshay kadib iyo Balamaanka oo goaamiyey in laga dooda qilaafka Madaxweynha iyo wasiirkiisa koowaad iyo dowlada FKMG oo noqotay laba Garab Baydhaba Wararka ka imaanayaa magaalada Baydhaba ayaa sheegayaa Gudoomiyaha Barlamaanka oo awal dhex dhexaad ka ahaa uu gundiga u xirtay in uu meel mariyo qorshaha madaxweynah DFKMG Cabdulaahi Yuusuf Axmed ee ahaa in laga taqlusa Raiisal wasaare Cali Maxamed Geeddi. Xalay ayey aheyd markii saqdii dhexe la arkay gudoomiyaha Barlamaanka Sheikh Adan madoobe oo kasoo baxayo hooyga madaxweynah ee magaalada Baydhaba taasoo shaku badan ku abuurtay xildhibaano badan oo ku fikir ahaa Cali geeddi . Kulankii Barlamaanka ee maanta ayaa go,aamiyey in qodobka dastuuri ah lagu xaliyo qilaafka ka dhex taagan labada masuul ee ugu sareysa DFKMG lakiin wali macda waxaa la go,,aaminaayo Waxaase xusid mudan xildhibaano gaarayaa 80 xildhibaan ay isaga baxeen shirka kadib markii gudoomiyaha barlamaanka loo arkay in uu dhinac u janjeero taana keentay in Barlamaanka u kala jaba laba Garab taana waxey keeneysaa in dowlada laba kala noqoto ay kala fadhiistaan Muqdisho iyo Baydhabo Raiisal wasaare Cali Geeddi iyo xilidhibanao ka badan 100 ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay u baquulaan magaalada Muqdisho si ay xarun uga dhigtaan dowlad ka dhan ah Tan Baydhabana uga dhawaaqaan Muqdisho Waxii manata ka danbeya ayaa waxuu magaca dowlada noqonayaa Garabka Muqdisho iyo Baydhaba taasoo la xasuusan karo xiligii labada Garab ay kala fadhiyeen Muqdisho iyo Jowhar. Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar dayniilecom@hotmail.com It is clear I think it is now only 'when' rather than 'if'.
-
Somaliland (Somali: Soomaaliland) is a de facto independent republic located in the Horn of Africa within the internationally recognized borders of Somalia. And this makes you celebrate, do you realise that u r still defined as 'within'.
-
Originally posted by SheekhaJacaylka: Mr.Geedi, here is a reality, Somaliland is a sovereign and independent country. And he is claiming to be real...
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Juje, it seems Gheedi is really confused and worried. The man sounds like Qanyare devoid of any confidence in that speech. To Meles, Gheedi’s speech specially that "TFG troops" comment was below the belt and will forever damage the spirit of the their relationship. Gheedi has endangered the lives of the Tigre boys in Mogadishu when he discredited the whole process in a whim and encouraged Mogadishu residents to fight against the TFG, literally. Why would he utter such comment if he has the full support of Ethipia. Isn't the TFG Ethiopia's pet project? It is very clear he sees danger!! Yep. It could also be that the man has been told in Addis that there is nothing they can do for him, and that he should seek the 'vote of confidence' in the parliament. Thus knowing he cant win that and that his masters have declined to support him he realised he was out and in his speech he wanted to further deteriorate the situation. His calling saints those he demonised ealier is sheer desperate, and I doubt whether it will be bought by any except by warlords like Qanyare, Catto, Sudi et al who are in a more desperate situation.
-
Islamist leader denies having links with Somaliland-Puntland fighting
Juje replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by SheekhaJacaylka: Kuwaa asmara joogana qayluun baa ka soo hadhay ,,, Soomaalida waxay ku maahmaahan "habar fadhida legden la fududa" -
Originally posted by xiinfaniin: Geedi is very smart in his political calculations. And as i predicted, he will not die quitly. I dont think he is going to die, in regards to TFG politics I mean. It is clear this guy is not going no where unless we are watching an orchestrated drama.
-
Ra’isul-wasaare Geeddi:- “Waxaan Ummadda ku nool magaalladda Muqdishu ugu baaqayaa inay iska celiyaan dadka magaca Dowladda huwan ee doonaya inay ku bara-kiciyaan..” Muqdisho Sabti , October 20 2007 SMC Ra’isul-wasaaraha Dowladda Federalka Somalia, Prof. Cali Maxamed Geeddi, waxa uu hadalkaasi ku sheegay hadal uu ka jeediyey Marti-qaad-siyaasadeed lagu qabtay Hotelka Peking ee magaalladda Baydhabo, kaasi oo ay ka soo qeyb galeen 187-xubnood oo ka tirsan Labada Gole ee Qaranka. Ra’isul-wasaare Geeddi, waxa uu qaabilaadaasi kaga faa’ideystay Fursad Dahabi ah oo uu xubnaha isaga ku fekerka ah uu ugu faahfaahiyey natiijaddii ka soo baxday socdaalkii hawleed ee uu ku tegay Caasimadda dalka Ethiopia iyo kulamaddii uu la soo yeeshay dhigiisa dalka Ethiopia, Meles Zenawi iyo Wakiilladda Beesha Caalamka ee Xafiisyadda ku leh magaalladda Addis Abeba. “Waxaan Madaxda Dowladda Ethiopian ee aynu saaxiibka nahay kala soo xaajooday Xalka Somalia, Arrimaha Ammaanka iyo Dib-u-heshiisiinta, waxaana isla garanay inay Dib-u-heshiisiinta door ka qaadato xalinta colaadaha” ayuu yiri Prof. Geeddi, oo qiray inay ka go’an tahay in khilaafka dhinaca Siyaasadda lagu dhex xaliyo Golaha Barlamaanka, isagoo tilmaamay inuu Barlamaanku awood u leeyahay inuu Sharcigu ku kala saaro Qoddobadda Sharciga ee siyaabaha qaldan loo kala fasiranayo. Ra’isul-wasaare Geeddi, waxa uu ku booriyey xubnaha ka soo qeyb galay Sooryo-siyaasadeedka uu gogosheeda fidiyey inay u hiiliyaan 71-ka qoddob ee Axdi-qarameedka iyo Jiritaanka Dowladnimadda, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in Somalia ka ambaqaado Hoggaamin Dimuqraadiyad, maadaama laga soo gudbay Hoggaanno Diktatooriyadda ah oo xaqiraad iyo xadgudub ku dhisnaa. Prof. Geeddi, waxa uu khudbadiisa kaga hadlay colaadaha ka aloosan Maamulladda Somaliland iyo Puntland, wuxuuna ugu baaqay labada dhinac inay joojiyaan colaadda, kana shaqeeyaan Nabadda iyo Deganaanshaha. Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha, waxa uu ugu baaqay dadweynaha ku nool magaalladda Muqdishu inay iska caabiyaan waxa uu ugu yeeray dadka magaca Dowladda huwan ee doonaya inay dadka ku barakiciyaan. Waxaan ku kalsoonahay inay Shacbiga magaalladda Muqdishu horey isaga eryeen Xukun Diktatoori ah oo muddo 21-sanno caburin ku hayey, isla markaana ay ku filan yihiin inay iska celiyaan Xukuumad sida teenna oo kale u tabar daran, oo magaca Dowladda u adegsanayso inay ku dhibaatayso Shacbiga” ayuu yiri Geeddi, oo sheegay inaan Xilligan loo baahnayn Maamul qab-weyn oo Sharciga ku tumanayo. Ra’isul-wasaaraha, waxa kaloo uu khudbadiisa kaga hadlay xubnaha Golaha Wasiiradda ka tirsan ee aan ku aragtida ahayn, wuxuuna ugu baaqay inay joojiyaan Waraaqaha ay meelaha la cararayaan, oo waxay Aragti qabaan miiska soo saaraan, wuxuuna dhinaca kale isweydiiyey:- “Xubnahaasi waa garan la’ahay cidda usha ama bistooladda dhafoorka kaga haya?” Warkaan xaquuqdiisa waxaa iska leh Soomaaliweyn .com
-
In this speech geedi states his position in the current TFG fiasco and dares the other side to put up or shut. He speaks broadly about Somalia in clusing the conflict in LA, and also blames the TFG troops in the carnage in Xamar. This guy is changed ad has come back with new 'balls' since his unexpected return from Addis. Geedi Audio
-
Things seem not to be working for Yeey. Geedi who was deemed to have gone on a mision to home base (Addis) to either submit willingly or otherwise his resignation is back in Baydhabo and doing his thing to hold on despite Yeey's opposition, I'm hearing the old man (Yeey) is not in best of health, and if that is true I wish him better and speedy recovery -- I may hate his policies but in under any circumstances I dont wish wish him bad . Ra’isul wasaare Geeddi uu dib ugu soo laabtay Baydhabo iyo wasiir kui tirsan xukuumada Itoobiya oo socdaalkiisa ku wehliya Ra’isul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ee goblolka Bay ka dib markii uu socdaal saddex cisho qaatay uu ku tegay magalada Addis ababa ee dalka itoobiya kaasoo ka dambeeyey markii ay yeertay xukuumada dalkaasi. Geeddi oo socdaalkiisa ay ku wehliyaan xubno uu ka mid yahay wasiirka dhaqanka iyo dalxiisa ee dalka Itoobiya Maxamuud Dirir ayaa gaaray hotelka Bakiin ee magaalada baydhabo halkaasoo lagu wado in maanta ay ka dhacdo munaasabad qado sharaf ah oo ay ka soo qeyb galeen xildhibaanada iyo xubnaha kale ee taageersan raisul wasaaraha ee feker ahaan ka soo horjeeda madaxwqeynaha Soomaaliya. Magaalada Baydhabo ayaa waxa mar kale dib uga bilowday is xulufeysigii iyo kulamadii ay ku lahaayeen dhinacyada iska soo horjeeda waxaanada wararka ka soo kordha aan idin kugu soo gudbin doona wararkeena dambe. [ October 20, 2007, 12:14 PM: Message edited by: Juje ]