Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Stability indeed ,,,,,,, Xareed aya kugu socoto sxb haye?
  2. Originally posted by Dr.Galbeyte: No sympathy here mate. Having seven children.. doesn't qualify you to collaborate with the occupation. First I dont think he requires your merit cause you are, apparently, as demon as those who cowardly murdered him. Secondly can you please elaborate on the reasons and logics that justify the murdering of Galleyr and many others like him, other than the cheap and uniformed 'working with the opposition'. The killing of innocent people in a cowardly form only further increases the time limit of the occupation and their cohorts. But you would not understand that would you 'Doctor' , ileen hal dheg ayad wax ka maqasha.
  3. Xasuuqa Lafdhabarta Saxaafadda Somaliya oo sii kordhay!! Waa Kuma Cabaas Galeyr? Allaha u naxariistee Cabaas Maxamed Nuur Galeyr oo lagu tiriyo inuu ka mid yahay ragga aqoonta Saxaafinimo leh ee Muqdisho aan ka bixin tan iyo markii la riday Xukumadii kacaanka 21-ka sano ee Maxamed Siyaad Barre ayaa lagu dilay degaanka Xamar weyn ee gobolka Banaadir. Cabaas Maxamed Nuur Galeyr allaha u naxariistee waxay geeridiisa noqotay mid ay si isku mida uga ilmeeyaan Saxaafiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kooxdii ay soo wada shaqeeyeen,waxaana ilmadooda sabab looga dhigi karaa isagoo astaan u ahaa xishoodka iyo ilaalinta anshaxa saxaafadda taas oo ku qasabtay inuusan ka tegin Idaacadii ku dul burburtay ee Radio Muqdisho oo markii uu dambe loo bixiyay Codka Shacabka ,isagoo had iyo jeerna qaab wadaniyadi ka muuqato ugu celcelin jiray in uusan Xarunta Idaacadaas ka tageeyn ilaa uu ka geeriyoodo ama dowlad dhexe la wareegto gacan ku heynteeda. Cabaas Maxamed Nuur Galeyr oo maalmo kooban noqday ku simaha afhayeenka gobolka Banaadir wuxuu ifka uga tegay xaas iyo todobo Caruura oo la rumeysan yahay inuu dartood u qabtay shaqadaas afhayeenimo. Qofkastoo taqiinay taqwada iyo nabad jaceylka Saxaafiga weyn ee Soomaaliyeed allaha u naxariistee Cabaas Galeyr ayey ku adkaan kartaa inuu ahaa nin dilkiisa jano lagu helo ama loogu magac daro erayo ku soo baxay shabaakadaha ku hadlo kuwa u muuqdo inay qandaraas ku qabaan dabargoynta aqoonyahanada iyo lafdhabarta Saxaafiyiinta Soomaaliyeed. nkastoo Marxuum Galeyr ku magacaawnaa Weriyahii Sonna ee gobolka Banaadir xilligii Xukumadda Kacaanka hadana Cabaas Maxamed Nuur Galeyr wuxuu ka mid ahaa Barayaashii Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA waxaana jira Saxaafiyiin badan oo u hayo tababar saxaafadeedkii uu sida hagar la’aantaa u siiyay.
  4. Cabaas Galeyr oo xalay Muqdisho lagu dilay Jimco, February 01, 2008(HOL): Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay sii hayihii Xilka Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabaas Maxamed Nuur (Cabaas Galeyr). Labo Nin oo Bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay in ay marxuumka ku dileen Baar lagu shaaho oo ku yaala Xaafadda Cadayga ee Degmada Xamar-weyne, iyadoo sidoo kalena uu halkaas ku dhaawacmay nin kale oo ka dhawaa meesha marxuumka lagu dilay. Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne C/llaahi Ibraahim Sahal (Gar-dhuub) oo xaqiijiyay geerida Cabaas Galeyr ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxihii dilkiisa ka dambeeyay, wuxuuna sheegay in marka la soo qabto sharciga la hor-keeni doono. Guddoomiyaha oo sii hadlayay waxaa uu sheegay in ay aad uga xun yihiin dilka loo geystay marxuumka, wuxuuna carrabka ku dhuftay in uu ugu baaqayo kooxaha dilalka la beegsada mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa Maamulka Gobolka Banaadir in ay dilka ka daayaan. Marxuum Cabaas Galeyr ayaa wuxuu si KMG ah ugu magacawnaa Xilka Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir muddo bil iyo dhowr maalmood ah, iyadoo xilkaasina loo dhiibay kadib markii dhawaan qarax Miino lagu dilay Afhayeenkii Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Muxyaddiin Cali. Si kastaba arrintu ha ahaatee, dilka loo geystay Cabaas Galeyr ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maalmihii aynu ka soo gudubnay uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) uu sheegayay in kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka ay maamul ahaa n ka dileen 9 Guddoomiye Degmo, ku xigeenno iyo dad kale oo qaali ahaa, isagoo intaas kadibna ugu baaqay dhinacyada ka soo horjeeda Dowladda Federaalka in ay miiska wada hadalka yimaadaan, isla markaana ay xabadda joojiyaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  5. Originally posted by Xoogsade: Saxib, waxaa iga jaahil bixisaa, Galmudug magaalo madaxdeeda Galkacyo miyaa? The article would give that impression. No No sxb, sebey ka noqotey adiga, magalo madaxda GalMudug waa Tokyo.
  6. Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State ayaa maanatay lawareegay Dhisme Ka kooban Saldig poolis,xabsi iyo Iskuul oo ay dhistay ha'adda UNka Ee Magaalada Galkacyo Munaasabad aad ubalaaran oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin ka socotay ha’ada UN-ka,masuuliyiinta dawlad gaoboleedka gal-mud state saraakiisha gal-mudug,culimo udiin,odayaal,waxgard,bahada saxaafda iyo marti sharaf kale oo lagu casumay ayaa ka dhacday gudaha xarunta cusub ee ka kooban saldhiga poliska,xabsi,iyo iskuul oo ay dhiseen hay’adha UN-ka, gaar ahaan UNDP IYO UNOCHA waxaana munaasbdaasi lagu maa muusayay furitaanka xaruntaasi isla markaana si toos ah loogu wareejinayay masuuliyiinta dawlad goboleedka gal-mudug satate Masuuliyiinta dawlad goboleedka gal-mdudug satate oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha degmada galkacyo ee gal- mudug satate mudane xuseen C/lle Aw cali oo ugu horayn munaasabadda fuaray una hanbalyo iyo bogaadinna udiray masu;uliyiinta UN-ka ee xafkladda ka soo qayb gashay iyo sida wanaagsan ee ay dhismaahan faa idada wayn ugu jirto bulshada uhir galiyeen.waxaa kale oo munaasabdda ka hadlay gudoomiayaha gobolka mudug ee dawlad goboleedka gal-mudug xasan faarx barre, kusimaha madax weynaha gal-mudug C/samad Nuur guuleed,gudoomiayah baarlamaanka xasan macalin yuusuf,gudoomiyaha gudiga amniga ee gal-mudug Col.cabdi jaamac xabeeb oo ka hadlay int badn dhanka nabad galyada oo uu sheegay in ay adkaynayaan ciidamda nabad sugida hawlahoodana laba laabayaan si ay uga hor tagaan cid kasta oo amaanka car qalad ku ah asagoona mudane xabeeb ugu baaqay qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka mudug in ay gacan ka gaystaan dhanka nabadda maadama nabadu tahay horu marka gobolka oo dhan.Xaruntaani cusub ee masuuliyiinta dawlad goboleedka gal-mudg lagu wareejiayay ayaa in mudo ah dhismeheedu socday aydoona ay tahay dhisme looga faaidaysan karo dhinacyada wax barshada,tababarka,ciidanka xabsi iyo wixii la mid ah. Ayadoona qaybo badan ay ka koobantay xaruntaani cusub ayn ka midi yihiin xaafiisyo gaarya 15,qolo xabsiga ragga oo ah 5qol,qolalka dumarka oo ah 2qol, iyo 1qol oo dadka dhimrka ama dadka waalan loogu tala galay in lagu xanaaneeyo qaybta poliska oo ah 5qol 15 musqulood iyo barxad wayn iskuulk ayaa isna ilaa 10 qol ka kooban oo iskugu jira xaafiisyo iyo qayabaha wax barshada iyo sidoo kale hool weyn oo siminarda iyo shirarka loogu tala galay. Isku soo duuboo munaasabadan wareejinta xaruntaan ayaa ah hor umar weyn oo reer gal-mudg ku talaabsdeen
  7. This beautiful picture clearly states what Somalis can achieve. It makes you proud.
  8. Originally posted by General Duke: Juje, you dont undertsand so far? lol. Adeer I can not predict the future like all mortals. The PM is doing a great job so far and I wish him much success... I like the way you are disgusing your words over your irk at Nuur Caade for releasing Odayashii and working out a plan where reducing the Ethiopian presence inside the city - which could eventually lead to stability and peace for that corneer of town. You cant sxb at any moment digest the good things Nuur Caade is doing, can you? And somewhere at the back of your mind you also know adeer is not happy about it either - so why are you 'caburiin your self , sxb iska bixi naqaska ee odeyga Nuur Caade dhulka lagal.
  9. Originally posted by General Duke: Thats the TFG promise, and Nur Cade is doing a fine job so far. "so far"....that tells a lot doesnt it?
  10. He did not lie, for heaven sake give the Sheikh the benefit of doubt, he said "waxan tuhunsanahey" - now since when has that become affirmative. And dont you think it is an insult itself for the 'sheikh' to be called a liar by a tribally demented who has nothing but blind loyalty for the worst scumbag to emerge from this World, namely Yeey.
  11. Originally posted by General Duke: Juje let me tell you a story I heard from my elders from Mudug. They asked me, adeer do you know who is a desperate man? The most desperate of men are those grown men reaching or over 40 [that’s real old back home]who do not even know if they are shooting blanks, because they do not get the opportunity for target practice to even find out if their weapon is effective, thus they live in doubt haunted by their failure to get that beautiful space and that place necessary to put into practice what nature has given them. Worse of all is when these old desperate men look at the success of the younger men who occupy the fertile land and the fruits from their harvest are abundant. My uncles told me, never be desperate, never lose patience and never hate the envious, just pity them and if you can, understand their plight and try help… Adeerada maxay dhib so arkeen....but then again maxay been kugu sheegayaan.....please tell me the fertile land full of fruits which your adeeros' have ever inhabited - all along they were living in arid land between Galkacyo and Burtinle.
  12. Originally posted by General Duke: Puntland troops are occupaying Mogadishu. The Ethiopians will leave and the TFG will remain. No excuses lads. Bal ha baxan markaas ayan is warsan doona..
  13. Originally posted by General Duke: Juje, adeer Yusuf is the President of the state, dont forget that when applying for a job with the TFG... I will wait untill he gives you one first, cause you have run out breath here - and still baby sitting in Minni..
  14. I very much doubt whether the Ethiopian Generals will actually write a letter of complaint against Nuur Caade to C/llahi Yusuf. But the fact that such stories is fabricated and published in GaroweOnline speaks volumes of who is actually irritated by Nuur Caade. Expect more from this corner to discredit the PM in the coming weeks.
  15. Originally posted by General Duke: Madaxweyne Cabdullaahi is a great stateman and when he speaks people listen unlike the stooge of Aweys. War niman yahow ninkaan hala iska dhafo...a man who believes C/llahi Yusuf is logic. Give Duke time to evaluate his position and notice his adeer is in a sinking boat - but by then it will be too late for him to notice how Nuur Caade has dismembered the atrocious organ set out Yeey. I wonder why you guys failed to notice, Duke is not out to prove that Sheikh Sharif mislead - but he is trying to cover his dismay and utter annoyance of why Axmed Diriye was released. And it is a common factor he shares with Yeey - they dont want a Xamar that is at peace with itself - they want a crashed, destroyed and dominated Xamar.
  16. Somalia blast kills four including two aid workers By Sahra Abdi Ahmed KISMAYU, Somalia, Jan 28 (Reuters) - Two Somalis and two foreign aid workers from the Dutch arm of Medecins Sans Frontieres were killed by a roadside bomb on Monday near the southern Somali port of Kismayu, witnesses said. "A roadside bomb blast targeted an MSF-Holland car, killing two foreigners, one Kenyan and the other a white man, and a Somali driver and a Somali journalist who was passing by on the road," witness Hussein Abdi told Reuters. A Reuters reporter saw the bodies in the vehicle. MSF-Holland could not be immediately reached for comment. Kismayu, a strategic port, is under the control of the local clan, not Somalia's interim government. The government is engaged in fighting a year-long insurgency led by Islamist militants in the capital Mogadishu, where it and its Ethiopian allies are frequently targets of roadside bombs and ambushes. During a two-week offensive in late 2006 and early 2007, Ethiopian and Somali forces cornered the insurgents near Kismayu and further south, towards the Kenyan border. Kismayu has been quiet compared with Mogadishu, but Islamists have threatened attacks there and elsewhere as part of their stated aim of establishing Islamic rule in the Horn of Africa country. (Writing by Bryson Hull; editing by Andrew Dobbie) Source: Reuters
  17. Saraakiil MSF Spain oo ku dhintay Qarax goor dhaw ka dhacay Magaalda Kisimaayo. Sh, M network 28 Jan 08, 11:08 Mogadishu 28 Jan. 07 (Sh.M.Network)-Qarax xoogan oo maanta ka dhacay Magaalada Kismayo ayaa waxaa ku geeriyooday Saraakiil ka tirsan hay’aada MSF Spain kadi markii gaari ay saaraayeen uu qarax kula dhacay qaraxaasi oo ahaa miinda meelaha fog fog laga hago. Xaafada Farjano gaar ahaan agagaarka Xarunta shirkada Isgaarsiinta Telsom ayaa waxaa gaari ay saaraayeen Saraakiishaasi caafimaad waxaan gabi ahaanba baa’abay oo ku geeriyooday saraakiishaasi iyo darawalkii la saaraa waxaana sidoo kale ku geeriyooday nin u dhashay dalka Kenya. Dadka ajaaniibta ah ee ku naf weeysay qaraxaasi ayaa waxaa ay gaarayaan ilaa 3 ruux oo labo ka mida ay yihiin Shaqaalaha hay’ada MSF Spain ruuxa kalena waa keenyati. Qaraxaasi ayaa waxaa uu sababay in ay ku naf waayaan dad farabadan oo uu ku jiraya wariye lag magacaabayay Xasan kaafi Xareed iyo dadweeyne aad u fara badan. Qaar ka mida dadka ka agdhawaa goobta uu qarax ka dhacay ayaa waxaa ay shabelle u sheegeen in ay arkayeen qof sii cararay iyo gaariga oo gabi ahaantiisa bur buray oo holcaya. Dadka meeydkooda yaa laga qaadayaa gobta uu qarax kula dhacay waxaana aad u kacsan xaalada amaan ee gobta uu qarax ka dhacay. Magaalada kismaayo ayaa dhawaanaha waxaa ay hayeed mid aad xaaladeeda ay u kacsaneeyd, ilaa iyo hadana ma jirto cid loo qabtay qaraxaasi
  18. Originally posted by HornAfrique: relationship between the group that Galmudug is now composed of and the groups the ideal Galmudug should include particularly the people of Cadaado. Hayaay..! Dattore afmacankisa iska ilali - baxar ayu kugu horseeda.
  19. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I'm glad you finally want peace ,, after all hanjabaad and digiglayn which didn't being any results. Am glad it is only JB who understood the underlying theme of this thread's author. 'Finally' is the catch word.
  20. Originally posted by Dr.Galbeyte: unconstructive criticism of yours Sad to note that, and am taken back by this harsh and perplexed observation - while all the time I thought we were exchanging ideas - amazing how this screens can mislead you.
  21. GJ, we probably might have the same intention but different approach. But let me ask you this, if the presence of the Ethiopian occupation is used as a tool by one of the stake holding groups in Somali reconciliation to safeguard their interest and role in the process - how would you go around solving this obstacle - since you prioritized their (occupation forces) utter and immediate withdrawal as paramount to the initiation of any reconciliation conference.
  22. Galbeyte You are making it sound like as if it is like a Kremlin State sxb, ama in a Gal-Mudug la mid tahey sidi gabar cunug wa*cal ah urkiisa qadey. Stop making it hush-hush and be open about the whole issue Dattore - Gal/Mudug is up and running and on the rise, there is nothing stopping it now Illahey Idinkiis . Be proud Galbeyte.
  23. GJ, labo walala ah oo is diriraya hadi aad aragtiid maxad ku dirireysan lama yirah, ileen dhaxal aya ka dhaxeyee. Hence, Soomaali weligeed ayey is diriri jirtey ee hada waxa balayada keeney kuwa Axmarada so watey. Marka Aw-Muxsin, Aw-Mansoor, Aw-Kuuku, iyo Aw-jini wa qasab in ay wada hadlaan , waayo ayaga ayey wax ka dhaxeyaan - dib uu heshisiin ayaga ka baxsaan oo ay cid kale ku weheliso wa bar kama so qaad. Hadiba ay dhacdo in dirinta ay ciid kale oo aan aheyn kuwa dhaxalka iskaleh dhinac kaso fadhistan wax xal ah oo la garaya maleh. Halkey arrintu ka quruntey wa mahaas, jer toos logu hagaagow xalinteeda - jah warerkaan ayan ku jireyna. Horey aya waxaa lo yiri 'ayaadi alif wax maleh ka halowda Al-Baqra kama toosto.
  24. Originally posted by Northerner: The man in support of Ethio occupation in the south has no place talking about a peace initiative and the laying down of weapons in the north. Read between the lines Northerner, sxb I know you have a better response than this.
  25. A simple question for you Gabeyte, why are you using Gal-Mudug as a tool against the TFG? Why do you want to hamper the stability and secure environment you regions needs in order to develop. TFG is already crumbling in its own without your help but the institutions will remain, now do you want to be part of them or do you want to devise your own?