Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. So you are still insisting he has fled to NBI. That tells everything you say is and has been allways a hogwash. the PM is in Baydhabo
  2. Originally posted by General Duke: however no cabinet can be appointed without the signeture of the President of Somalia. It has already been done today..as for legality..refer to the President sacking the PM...it takes two to tango. Melez and Mesfin ado ayaga wata ayan baraney..now whether you dis them or not wa howl adiga ku talo.
  3. Honestly...is there anything true about TFG - it is all turning out to be a joke .
  4. Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo Maxamed Dheere u magacaabay Wasiirka koowaad xili Barlamaanka DKFM uu diiday Xil ka qaadista Nuur Caade Madaxweynaha DFKMG ayaa wax yar ka hor u maga caabay Maxamed Cumar Maxamed Dheere wasiirka koowaad xili maanat Barlamaanka DFKMF uu Ansixyey Dowlada Niuur Cade Diidayna in xilka laga qaado. Madaxweynah oo xiligaan u muuqda nabad diid iyo Fowda ayaa la dhihi kara atan in ay keeneysa in uu kuwaayo xilkiisa madaama barlamaankii Doortay uu maqli layahay sheeko Reer mudugna la Yimid Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay Kulankii barlamaanka ee maanta lagu ansixyey dowlada Nuurcade waxaase la sugaya goaanka Igaad ee Cunaqabateenka lagus araayo Madaxweyne Yuusuf ee looga joojinaayo safarada
  5. Baarlamaanka KMG ah ee Somalia ayaa ansixiyey dowladda Nuur Cadde Baarlamaanka KMG ah ee Somalia ayaa kalsooni aqlabiyad buuxda ku siiyay Ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen maalin uun kadib markii Madaxaweynaha Somalia Cabdullahi Yusuf Axmed uu ku dhawaaqay in xilkii uu ka qaaday Ra'iisul wasaaraha. Baarlamaanka ayaa kalsoonida ku siiyay Nuur Cadde kulan qaas ah oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xaruunta u ah baarlamaanka Somalia. Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG ah ee Somalia Shiikh Aadan Nuur Maxamed Madoobe oo kullankaasi kadib BBC-da la hadlay ayaa sheegay in go'aanka Madaxweynuhu ahaa mid sharci darro ah. Nuur Cadde ayaa horey u sheegay in Madaxweynuhu awood u lahayn inuu xafiiska ka eryo. Madaxweynaha Somalia Cabdullaahi Yusuf Axmed ayaa maalintii Axada waxa uu ku dhawaaqay inuu shaqada ka eryay dowladda Nuur Xasan Xuseen kadib markii ay ku guuldareysatay inay nabadgelyo ka dhigto Somalia. Madaxa guddiga Midowga Africa Jean Ping ayaa sheegay in xil ka qaadistaasi ay sii wiiqi karto dadaalka lagu doonayo in nabad looga dhaliyo waddanka Somalia. Weriye ka tirsan BBC ayaa sheegaya in Ra'iisul Wasaaruhu ka mid yahay xubnaha dowladda ku jira ee soo jiidan kara taageero caalami ah. Audio: Aden Madoobe
  6. War deg deg ah: Baarlamanka DF Somalia oo codka kalsoonida siiyey xukuumada cusub ee dhowaan Nairobi uu kaga dhawaaqay ra'isul wasaare Nuur cadde Ra’isul wasaaraha xukuumada Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) ayaa maanta ka qeyb galay kulankii xildhibaanada baarlamanka federaalka Somalia ay ku yeesheen hoolka ADC-da ee magaalada Baydhabo, kaasoo uu shir gudoominayey guddoomiyaa baarlamanka Somalia Sheekh Aadan Madoobe. Kulanka maanta oo ajendaha looga hadlayey aan si rasmi ah loo shaacin ayaa waxaa khudbad dheer ka jeediyey RW Nuur cadde oo xildhibaanada uga sheekeeyey marka hore marxaladihii ay soo martay xukuumadiisa iyo caqabadihii soo wajahday intii ay jirtay, halka uu ka soo bilowday khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweynaha, wuxuuna sidoo kale ka taariikheeyey dibindaabyo uu sheegay inuu intaas la dabajogay xukuumaadiisa madaxweyne C/llaahi Yuusuf, kuwaasoo uu sheegay iney soo gaareen heer ah inuu shalay ku dhawaaqo si sharci daro ah oo aan axdiga waafaqsaneyn ra’isul wasaaraha xukuumada. “Markii IGAD ay soo jeedisay inaan xukuumad cusub oo tayo leh soo dhisno ayaan diyaariyey xukuumadii, waxaaana madaxweynaha u gudbiyey liiska xukuumada waxaa la yaab igu noqotay in liiskiina gudbiyey aan ku arkay isagoo dhex wareegaya Suuqyada, waxaan la hadlay madaxweynaha anigoo isku dayey inaan ku qanciyo arintaas hase ahaatee waa diiday inuu guto waajibaadkiisii dastuuriga ahaa oo ahaa inuu aqbalo liiska golaha wasiirada” ayuu yiri Nuur cadde oo a codsaday baarlamanka inuu codka kalsoonida siiyo xukuumadiisa cusub. Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka codsaday xildhibanada iney cod gacan taag ah u qaadaan xukuumada Nuur cadde, waxaana ogolaatay 143 xildhibaan, halka 20 ay diiday 7 kalena ay aamuseen, iyadoo Sheekh Aadan Madoobe oo halkaasi ka hadkay u sheegay in xukuumada cusub ee Nuur cadde ay ansax tahay madaxweynahana uusan xil ka qaadi karin Raisul wasaaaraha waxaana guud ahaan fadhiga joogtay 165 xuldhibaana iyaoo fadhigii maanta uu halkaasi ku soo gebagaboobay, waxaana guul kala dheelmaday halkaasi RW Nuur cadde oo loo ansixiyey xukuumadii uu horey uga diiday madaxweynaha, waxaana arintan ay dharbaaaxo culus oo siyaasadeed ku tahay madaxweynaha.
  7. Sheekh Aadan Madoobe ”Xilka qaadista uu madaxweynuhu ku sameeyey RW Nuur cadde waa waxba kama jiraan, mana aqbaleyno in axdiga lagu tunto” Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wareegtadii shalay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha DF Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed ee lagu sheegay in xilka looga qaaday ra’isul wasaaraha xukuumada Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) Sheekh Aadan Madoobe oo ka hadlayey fadhigii baarlamanka ka dib markii xildhibaanadu ay ku ansixiyeen xildhibanaada cod aqlabiyad leh xukuumada cusub ee ee dhowaan kaga dhawaaqay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa inta ku daray madaxweynaha DF uusan awood u laheyn inuu xilka ka qaado ra’isul wasaaraha arinta uu ku dhaqaaqayna ay tahay mid sharci daro ah oo aanu qabin axdiga ku meel gaar ah. “Axdiga ku meel gaarka ma wuxuu dhigayaa haddii xukuumadu waqtigu ka dhaco inuu madaxweynuhu ku dhawaaqo inuu riday mise wuxuu dhigayaa iney codka kalsoonida soo weydiisato baarlamanka, taas waa iska cadahay waa iney hor timaadaa baarlamanka codka kalsoonidana soo weydiisataa sidaa ayey ku sii shaqeyn kartaa ama ku dhici karaa, sidaa awgeed madaxweynaha xil ka qaadista uu ku sheegey inuu ku sameeyey Nuur cadde waa mid sharci daro ah oo aan waxba ka jirin” ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in Nuur cadde uu yahay ra’isul wasaaraha xukuumada Somalia xukuumadiisana ay tahay mid ansax ah oo shaqeyn doonta, wuxuuna sheegay ineysan marnaba aqbali doonin in lagu tunto Axdiga ku meel gaarka ee Somalia. Madaxweynaha DF oo shalay sheegay inuu xil ka qaadis ku sameeyey ra’isul wasaaraha Somalia Nuur cadde ayaan la ogeyn talaabada uu ka qaadan doono xukuumada Nuur cadde ee maanta baarlamanku uu ansixiyey iyo hadalka Sheekh Aadan Madoobe ee ah in xilka qaadista uu madaxweynuhu uu ku dhaqaaqay ay tahay mid sharci daro ah.
  8. Baarlamaanka Soomaaliya oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde Isniin, December 15, 2008(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Xarunta ADC-da ee magaalada Baydhabo ayaa wuxuu cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumaddii uu dhawaan soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde). Xildhibaannadii ka qeybgalay kulankii maanta oo tiradooda ay dhameyd 170 mudane ayaa 143 ka mid ah waxay codka kalsoonida siiyeen Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde, iyadoo ay diideen 20 mudane, halka ay ka aamuseen 7 Mudane oo kale. Intii aaney Mudanayaasha Codka kalsoonida u qaadin Xukuumadda ayaa waxay dhegeysteen khudbad uu u jeediyay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde, taasi oo uu Ra’iisal Wasaaraha uga taariikheynayay halka uu salka ku hayo khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha, iyadoo uu si gaar ah hoosta uga xariiqay in madaxweynaha uu ka soo horjeedo in Xukuumaddiisa shaqeyso, weliba uu doonayo in uu dalka dibugu noqdo dagaalladii sokeeye iyo fowdadii uu mudada dheer ku soo jiray. Ra’iisal Wasaaraha ayaa ka dhawaajiyay in uu Madaxweynaha diidan yahay in la fuliyo go’aankii Baarlamaanka ee ahaa in aan Xukuumadda lagu soo celin Wasiirro iyo Wasiir ku xigeenno horay isu casilay, go’aankaas oo ahaa mid ay sidoo kale ayideen madaxda Urur Goboleedka IGAD. Gunaanadkii khudbaddiisa ayuu Ra’iisal Wasaaraha ku sheegay in uusan madaxweynaha xaq u lahayn in uu xil ka qaadis ka sameeyo, arrintaasna ay u taallo Baarlamaanka. Intaas kadib Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo shirkii maanta Shir guddoominayay ayaa wuxuu cod geliyay in kalsooni la siiyo iyo in codka kalsoonida loo diiday Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde, waxayna natiijadii cod bixinta noqotay in Xukuumaddii uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ay codka kalsoonida ku heshay si aqlabiyad leh. Shiikh Aadan Madoobe waxaa uu sheegay in xil-ka-qaadistii uu madaxweynaha ku sameeyay Ra'iisal Wasaaaha ay ahayd mid sharci darro ah, wuxuuna carrabka ku dhuftay in uusan madaxweynaha awood u lahayn in uu xilka ka qaado Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde, "Marka Xukuumadda waqtiga ka dhamaado waxay kalsooni soo weydiisaneysaa Baarlamaanka, Madaxweynaha xil-ka-qaadista uu sameeyayna waxba kama jiraan" ayuu yiri Shiikh Aadan Madoobe. Go’aanka maanta kasoo baxay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo shalay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo uu sheegay in uu xilkii ka qaaday RA’iisal Wasaare Nuur Cadde, uuna muddo 3 maalmood gudahood ah uu ku soo magacaabi doono Ra’iisal Wasaare cusub oo soo dhisi doono Xukuumad tayo leh. Lama oga tallaabada uu Madaxweynaha ka qaadan doono go’aanka uu soo saaray Baarlamaanka Soomaaliya Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  9. Somali PM says he cannot be sacked by president MOGADISHU, Dec. 14 (Xinhua) -- Somali Prime Minister Nur Hassan Hussien Sunday rejected the decision by President Abdulahi Yusuf Ahmed to sack him, heightening a growing political crisis in Somalia. Speaking in the southern town of Baidoa, Hussien said that the president has no "legal authority" to sack him and that he would continue to serve in his capacity as prime minister. "I do not accept the president's announcement today that he sacked me as prime minister because he does not have that legal authority in our charter," the prime minister said at a press conference in the southern Somali town of Baidoa, the seat of the parliament. Hussein said that it was for the parliament to decide on the "constitutional breach" of president's decision to sack him early on Sunday after the president accused him of mismanagement and incompetence. The two senior Somali leaders have been in deep disagreement over variety of issues including the way Somali national reconciliation is being handled by Hussein who has been spearheading peace talks with a faction of the Somali opposition. The two leaders also disagreed last month over the appointment of new ministers in Hussein's cabinet. Yusuf refused to endorse the new ministers appointed by the prime minister, following the resignation of 10 pro-president ministers who were excluded from the newly nominated cabinet. The UN-brokered peace talks in neighboring Djibouti have led to a power sharing deal, but President Yusuf has expressed dissatisfaction with the agreement, characterizing it as "a clan deal." Under the agreement, the current transitional parliament will be doubled, the government's interim period extended and a new leadership for the war-torn Horn of Africa country is to be elected at the beginning of the new year. Source: Xinhua, Dec 14, 2008
  10. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku dhawaaqay in uu xilkii ka qaaday Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde Axad, December 14, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo saaka shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu xilkii ka qaaday Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in Xukuumaddii loo dhisay Soomaaliya Bishii November 2007 ay wax qaban weysay, isla markaana ay ku sifowday qayaano qaran, dalkana uu ammaankiisa faraha ka baxay, wuxuuna sheegay in aysan fulin waxyaabihii laga sugayay sida buu yiri ku cad qodobka 11aad ee Axdiga KMG ah farqooyinka 8aad, 9aad iyo 10aad. "Dhamaanteen waxaa la wada soconaa marxalada adag ee uu dalka ku sugan yahay iyo wax qabad la'aanta xukuumaddad federaalka Soomaaliya, iska daa in ay wax qabatee, xitaa waxay hanan weysay waxyaabihii ay horay u qabatay Xukuumaddii hore"ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf oo la hadlayay qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Intaas kadib waxaa uu sheegay Madaxweynaha in uu muddo 30 maalmood gudahood ah uu ku soo magacaabi doono Ra'iisal Wasaare soo dhisi doona Xukuumad awood leh, wuxuuna caddeeyay in inta uusan soo magacaabin Ra'iisal Wasaaraha uu la tashan doono Mudanayaasha Baarlamaanka. "Mudanayaal iyo Marwooyin ku xad-gudubka Axdiga KMG ah ma ahan dembi caadi ah ee waa qiyaano qaran, sharci ahaan Xukuumad waxaa kalsooni la siiyaa marka lagu qanco xubnaha xukuumadda"ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in Xukuumaddii uu soo dhisay Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde ay sharci ahaan dhacday kadib markii ay is-casileen sida uu u yiri 3 meelood labo meel xubnaha Golaha Wasiirradda. Waxaa uu sheegay Madaxweyne Yuusuf in Dowladda Federaalka ay diyaar u tahay in uu sii socdo barnaamijka dib u heshiisiinta ah balse ay lagama maarmaan tahay in la saxo qodobo uu sheegay in ay Axdiga KMG ah ka soo horjeedaan. Xil ka qaadista uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku sameeyay Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa waxay ku soo beegmeysaa iyadoo uu dhawaanahan soo jiitamayay khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha, kaasi oo maanta uu shir ka lahaa Golaha Baarlamaanka Soomaaliya. Lama oga saameynta ay xil-ka-qaadistan ku yeelan karto wada hadalladii dib u heshiisiinta ahaa ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, iyadoo la xusuusan yahay in Ra'iisal Wasaaraha uu kaalin muuqata ku lahaa Wada hadalladaas. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in uusan Madaxweyne C/llaahi Yuusuf awood u lahayn in uu xilka ka qaado Axad, December 14, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo Baydhabo ku qabtay Shir jaraa’id oo uu uga jawaabayay xil-ka-qaadis uu saaka ku sameeyay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wuxuu sheegay in uusan Madaxweynaha awood u lahayn in uu xilka ka qaado. “Runtii waan ka xumahay in uu madaxweynaha yiraahdo xilka ayaan ka qaaday Ra’iisal Wasaaraha, waayo sharci uma lahan in uu xil-ka-qaadis igu sameeyo, tallaabada uu qaadayna waa mid uu kula tumayo Sharciga u degsan Dowladda Federaalka Soomaaliya”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in wixii tallaabo ah ee arrintaas laga qaadayo ay u taallo Baarlamaanka Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha oo wax laga weydiiyay waxa uu ka leeyahay in uu madaxweynaha ku eedeeyay wax qabad la’aan waxaa uu yiri “Madaxweynaha isaga ayaanba ogoleyn in wax la qabto, ilaa iyo markii aan Xukuumadda soo dhisay wuxuu wax qabadka xukuumadda ku ahaa caqabad”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in Madaxweynaha uu ka duulayo sida uu u yiri Guddoomiye Gobol oo xil-ka-qaadis lagu sameeyay. Madaxweynaha ayuu ku eedeeyay in uu ka soo horjeedo dib u heshiisiinta, wuxuuna carrabka ku dhuftay in tan iyo markii uu dadaallada dib u heshiisiinta ah bilaabay uu madaxweynaha qaadayay tallaabooyin uu ku wiiqayo dadaalladaas, wuxuuse sheegay in Xukuumaddiisa sii shaqeyn doonto, ayna sii wadi doonto dib u heshiisiinta. “Madaxweynaha waxaa uu doonayaa in aysan nabad iyo kala dambeyn ka dhalan Soomaaliya, ayna dib ugu noqoto nidaamkii fowdada iyo dagallada sokeeye ahaa, taasina ma ahan mid qabata dadka Soomaaliyeed oo muddo dheer dhibaato ku soo jiray”ayuu mar kale yiri Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in aan weli la gaarin waqtigii ay Xukuumaddiisa qabsatay in ay wax ku qabaneyso, kaasi oo uu sheegay in uu ku egyahay 10-ka bisha Janaayo 2009. Ugu dambeyntiina, Beesha Caalamka ayuu ka codsaday in ay taageeraan heshiiskii Jibouti, isla markaana ay dadaal dheeraad ah geliyaan sidii uu heshiiskaas u meel-mari lahaa, bacdamaa buu yiri uu yahay mid xal loogu raadinayo mushkiladda Soomaaliya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia This is more than a joke : They dont control even a third of the country yet they are feuding 'I can do this...No you can't'. This should mark the end of this fiasco and bring an end to this TFG which was not even worth on the paper is written on.
  11. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: We live in the 21st century where self-determination and independence of peoples is respected. My expectation is Somaliland will be accepted—recognized by African, the USA and by the European countries in the immediate future.
  12. Originally posted by Abu_Diaby: Liars. They just want more funds from west and Ethiopians to stay longer. Spot on.
  13. Thiery I think we are going around in circles in here...so I will leave it at what I think we have a concrete agreement on , which is ..which is we hope, we pray and wish that the caravan succeeds, Insha Allah..amiin! Allamagan sxb Sharif was a staff to Maxamed Dhere and was an important tool in bringing peace and governance in Jowhar during Maxamed Dhere's reign. In Eldoret he was his of Dhere'e delegation...and that is a fact.
  14. Thiery I think you have a problem recognising who the naysers are - all along since my discourse with you I have pointed out the importance of the caravanand how better alternative it was and is if better directed and used. Yet you categorise me as an nayser simply because I mentioned the word deviation. Let me tell you this sxb I have been around quite a lot to notice the resemblance of previous reconciliations and this one, and I feel like as if am watching the same movie again. Cessation of hostility you mention when the armed militias of the ICU who were fiercely loyal to Sheikh Sharif are alarmingly diminishing - who will he be asking to cease fire - AMISOM, Ethiopians or the TFG soldiers. Cause as it was evident today he has lost the backing or most of the ICU militias as they waged war on TFG Villa Somalia while he was in Mogadishu. The authenticity of Sheikh Sharif as a decisive leader within the ICU has evaporated and thus questions whether he has the authority to at least issue an order of cease fire that will be applicable. Hence in view to this how will the peace we desire come along? The charisma of Sheikh Sharif is not under scrutiny in here but rather whether he can deliver or not. In all sincerity I want him to succeed just to see the end of this senseless cycle of violence , but I don’t have faith in the process anymore , and I hope am wrong – but I certainly cannot delusion myself . Think again - by sticking to the issue of standing firm with the request of immediate withdrawal of Ethiopians and refusing to proceed with the negotiations unless and until commitments and progress was made on that particular aspect the man would have had unimaginable higher status than he has now . Just by talking to the TFG some months ago Sheikh Sharif won the hearts and minds of many and should have build on that but asking for inclusion while the Ethiopians are sill there has really tainted the revered Sheikh.
  15. Originally posted by HornAfrique: Keep in mind this is the same man that was chased away recently from Merka, less then two weeks after he went there saying he would build an "Islamic administration". And I thought he was disarmed in there - or at least that was what the Shabaab told the local media.
  16. Originally posted by Xaaji_xundjuf: indha cadde wa ninki intu uu tagay sheikh salax ibn maxammad al balawii intu marka ugu tagay yidhi gabadhada bila meher baan ku kaxaysanaya ma waxaas ba dhaqan iyo islam ah. Ma joogtey adigu marku saas yiiri?
  17. Thiery changing your direction and altering your tenets is not a hurdle it is a clear and apparent deviation. The peace caravan was an alternative embarked on by Sheikh Sharif & co. - beyond any argumentative point it was an ideal and much needed stance considering that the armed resistance did not and could not achieve the withdrawal of the occupation, plus the fact it only increased the plight of the civilians. However it was meant, or at lest was supposed to be, a tool of persuasion on those bearing arms - to convince them to support the caravan . Instead of harnessing more towards it - it is on the contrary sliding towards isolation and even loosing figure heads who vehemently supported it in the beginning. Purely on the basis that the caravan has considerably diminished the importance of its primary request the time-table of Ethiopian withdrawal. It was on it in the first and second session of the peace-conference, at least verbally, but it never followed it up. What has followed to the suprise of many was the ARS request to be included in the TFG without the slightest fulfillment of its primary objective, the withdrawal. Yes the number and form of division of the MP's is regardless - but the point you ignore and which is coil on the caravan's neck is this fact. To request the inclussion with TFG without the commencement, at least, of the primary objective speaks volumes sxb. The notion that there will be power vacuum at the immediate withdrawal of the occupation coming from you or even from Sheikh Sharif is very cheap and oddly surprising.
  18. Originally posted by Thierry.: Wrong analysis adeer ..... At this juncture in the History of Somalia there is no man more accepted by the people than Sheikh Sharif, so be prepared to swear your allegiance when the day comes or enjoy diasporic life like the lost children of Israel Wrong analysis ? How about misconception in your part. The peace caravan is a better alternative beyond any doubt. But is it on track or has it deviated that is the question I raise - I would much appreciate if you could answer that. Sheikh Sharif of course is a well reputed character but his judgment on where he stirs this peace caravan will determine his future standing in Somali politics.
  19. Originally posted by Poker: quote:Originally posted by General Duke: lack of respect for life that the Al Shabaab and other groups spouse. Others like YEY, right? [/QB]Looooooooooooooool!!!!!!
  20. Originally posted by Johnny B: Its sad that all the nay-sayers to the peace carvan( be they puntland/TFG-clan , Somaliland/clan or ICU/sub clan ) have to say is towards the persona of Sheikh Sharif Sheikh Ahmed instead of the policies of the ARS/Djibouti. It'd be more desireable to see the nay-sayers' presentation of own alternative (if any). One is logically forced to acknowledge brother Xiin's solid political analysis with a standing ovation while firmly rejecting the hereby demonstrated reactionary grotesque analysis of the troglodytes. Nicely put. But Mudane Johhny supporting the Djibouti peace caravan doesn't necessarily mean we should turn a blind eye to its short comings. The initiations of the caravan was a blessing and a better alternative to suicidal bombings and skirmishes against the occupations whose victims were none other than the subject to liberate, civilians. Nevertheless the caravan has made turns one after the other deviating from its original objective of attaining the Ethiopian withdrawal peacefully and convincing the naysayers that it could be done without the mass loss of Somali civilians. However on the contrary the caravan has all of sudden turned from confincing factor to enforcing attributes. Its designers desire narrowed down to govermental posts rather than their apparent ambition in the begining to rid the country of Ethiopian occupation. One clear evidence of this aspect is the objectives of their last agreed statement which the ink has not yet dried - the request to be accorded similar number of TFG parliamentarians in order to form a joint TFG parliament. Fair enough, disregarding their avarice one could not help notice their change of focus - from concentrating on the firm request for the withdrawal of the occupation to the desire of being within the entity that harbors on the Ethiopian occupation. Not mentioning the fact that their latest unexpected ambition has catapulted President Yeey into the lime light. The latter until recently was lonely, outcast and out maneuvered in the Somali political World. But Yeey has found friends in previous foes within the TFG. Suddenly the caravan was playing to the tune liked by Yeey - inclusion into the TFG. In simple words the caravan should have not ventured into the minefield of the TFG at this moment but rather should have concentrated more on the request of Ethiopian withdrawal and change would hgave eventually come as a result of it - but now we have the ARS Djibouti squabbling within over which group gets most seats in the new TFG parliament . Certainly it was not a scenario which was envisaged but brought about by the deviation of the caravan.
  21. Originally posted by Libaax-Sankataabte: "He will also tell the truth to the Somalis who were confused and disturbed by al Shabaab." [/i] Hussein is damn right on this....that is exactly what Sheikh Sharif will do....whether he will succeed or not remains to be seen.
  22. Nuune where is the forth and fifth episode?