Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by nuune: A very informed man you are yaa Juje, it is like you are travelling with the Sheikh around Mogadishu PS: Is there any possibility that Nur Cade would be elected as Prime Minister in Sharif's rein! Looool.... Sxb the old man should be back in there with you somewhere in Catford, SE London.
  2. Che nope they are not. Wayfarer you are right in a sense, but those individuals dont have your thoughts in mind and have already made up their mind. One thing they dont understand, both Mansoor and Turki, is that they achieved what they did through unsurmountable public support, and the nlatter aspect seem to have been fastly declining these days. We dont need war
  3. No meeting has taken place amid mentioned individuals. President Sharif is presiding over other vital and important meetings.
  4. Libax, trust me I share with you your thoughts regarding Galleydh, and if it was up to me there would have not been a comparison with him for the post. But am reporting, as you clearly stated, what buttlers are gossiping. And that is what everyone else is doing. Cirro back in contention, but the biggest obstacle against him is lack of Primary and High School certificate. Maslax is gaining lot of points thanx to the strong lobbying tactics of Gedo boys. They are moving mountains to influence Sharif's decision. Cumar C/rashid is still there and has a strong support from the international community but is loosing ground in the internal support, specially since Faroole backed Cirro. However both Qardho and Bosaso boys are just realising that they really need to campaign for their son - it might be to late however. Sharif is coming back to DJ either today or tomorrow, and hopefully we will know WHO by Thursday.
  5. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Mucaarad is always good as long as there is no killing included .....Look at these now ,,,,,, Your unconstructive arguments seem to be twindling sxb. Ofcourse things are not bright neither applaudible but it is an early stage and at the innitial of embarking on a true sense of recovery, simply cause we have hope in the new leadership. And Insha Allah we will by the end of day see a light by the end of the tunnel - and Somali will be restored in its original manner and form. a nation among nations. I dont know what bothers you , the hope that we have or whether the goal that we want to acheive, a functioning STATE , irks you - nevertheless your animosity is beyond imagination and confusing.
  6. Originally posted by HornAfrique: I am also doubly sure Libaax is as well not very pleased with your "info". Looool.. Never thought of that actually, care to tell how and why he is not pleased. I would have always thought LST to be in Galleydh or Xassan Abshir's camp, but Cirro. That is a surprise.
  7. Originally posted by General Duke: you will report it when it is announced. Good boy, you are learning fast.
  8. Originally posted by Libaax-Sankataabte: ^^Give us a hint Juje since you have been "palling around" with Shariif's office workers. Lol@office workers.. Sxb I will be lying to you if I suggested to you anyone, and I think those in hotel lobbies in Djibouti are the same, so no need to call them. However , at this stage I think confidently I can say that the sole candidate remaining from Puntland is Cumar C/rashid but he is faced with a mountain opposition that has a great lobbying organisation, a candidate from Gedo side. Everything will become clear come Tuesday Insha Allah, before then we live on speculation just like what I wrote now.
  9. Duke , bro I hate to disappoint you but your man Cirro is non starter. I will tell you who it is going to be on Tuesday, Insha Allah, no annoucement is going to be made before then.
  10. Lewis's writing and undertsanding of Somalia in general is regarded as baseless, biased, misleading, hogwash, and purely based on information given to him by individuals who are engaged in rewriting the history of the country. To the opinion of many Lewis is classified as an intellectuall prostitute.
  11. Originally posted by TheWayfarer: ^Is it true that the Good Sheikh met with Abu Mansuur? That's the rumour I've heard in the East End. It is a rumour only so far sxb.....we will see how it develops.
  12. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Shariif is back to Villa Somalia to name the Prime Minister. The tradition is to name the PM inside the country. Some of the guys with him according to some news sources are: 1. Ina Cirro 2. Ina Cabdirashiid Cumar C/Rashid is not with the delegation, and the announcement is expected to be made after Sharif's arrives back in Djibouti. The president trip to Xamar is meet, may be and if possible, his former colleagues and explore whether the differences can be resolved. No one part of his entourage can be said to be closed to being made a PM, the post is still up in the air and full of speculation.
  13. Originally posted by hamza9163: The criminals surround sh. sharif, the ones who killed 40 civilians just days ago are today his body guards. What a pathetic,cheap and unfounded baseless lies response. It is there and apparent the buffoon Cumar Imaan declared war in Mogadishu today and you see the logic of that , cajiib.
  14. A criminal and a Warlord who will soon Insha Allah be held accountable. Declaring war in a city that is already tarnished by it and recovering from the worst occupation is inhumane and criminal.
  15. Originally posted by Norf 2: ^You mean NGONGE???? :eek: :eek: :eek: loooooooooooool.! War hedhe he is short with bidar, yes and gap tooth
  16. Abshir Bacadle: "Diinta si xun loo fasiray waxay la mid tahay miino si qaldan loo rakibay, war yaan Weriyayaasha laga dhigan miino baare" Mugadishu Thursday, 5 February 2009 SMC Abwaan Abshir Faarax Nuur (Bacadle) oo ka mid ah Abwaanada Muqdisho ku nool, isla markaasina ay si weyn u yaqaanaan reer Muqdisho ayaa maanta ka hadlay dilka loo geystay Agaasimihii Idaacadda HornAfrik marxuum Weriye Saciid Tahliil Axmed, isagoona marxuumka ku tilmaamay inuu ahaa shaqsi ka qeyb qaatay halgankii dalka ka dhacay ee sida uu sheegay looga saaray dalka ciidamada Itoobiyaanka. Isagoo u waramayay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho, Abwaanka hadaladiisa waxaa laga dareemayay caro uu ka qaaday dilalka loo geysanayo dadka uu ugu horeeyo Weriye Saciid Tahliil Axmed, xilli la joogo markii la guran lahaa miraha halgankii ka dhacay magaalada Muqdisho, lana doonayay in ragga la midka ah Weriye Saciid Tahliil in laga abaal mariyo, isagoo sheegay in sababta uu ku dalbaday inuu ka hadlo dilka Weriye Saciid Tahliil Axmed. "Waxaan doonayaa inaan sheego kuwii ka dambeeyay dilka Weriye Cabdi Tahliil, waa kuwo diinta si xun loogu fasiray, waa khawaarijtii uu Nabiga CSW noo sheegay" ayuu yiri Abwaan Abshir Bacadle oo isagu ka mid ah shaqsiyaadka sida weyn ula socda dhaqdhaqaaqa magaalada Muqdisho. Mar uu ka hadlayay kooxaha dilalka ka geysta magaalada Muqdisho, waxa uu sheegay Abwaanka in kooxaha gacan-ku dhiiglayaasha ah ay la baxeen magacyo kala duwan, kuwaasi oo ka soo qeyb qaatay dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho ee looga horjeeday Dowladda KMG ah iyo joogitaanka ciidamada shisheeye. "Diinta sida xun loo fasiro waxay la mid tahay miino si qaldan loo rakibay, war yaan Weriyayaasha miino-baare laga dhigan" ayuu yiri Abwaan Abshir Bacadle oo dadka magaalada Muqdisho ugu baaqay inay ka hor tagaan kuwa banneystay dhiigga dadka Muslimiinta ah. "Inta wadaad naga gooyay Gaalo nagama goynin" ayuu yiri Abwaan Abshir Bacadle oo sheegay in suuqa Bakaaraha haatan aanay joogin Itoobiyaan iyo Ugaandhees, balse waxa uu tilmaamay inay ku sugan yihiin kooxo been ka sheegaya diinta Islaamka iyo Kudhaqanka Shareecada Islaamka, "Ninka aan dooranay inuu na hoggaamiyo waa Sheekh Shariif, waa ninkii Guddoomiyaha u ahaa Maxkamadaha Islaamiga ah, rabitaanka kooxaha dilalka geysta dad badan ayay gaaleysiiyeen kaddibna ay dileen" ayuu yiri Abwaan Abshir Bacadle. Somaliweyn Media Center “SMC”
  17. Imaam Cumar Macallin: "Suuqa Bakaaraha wuxuu noqday kawaanka lagu dilo Muslimiinta" Mugadishu Thursday, 5 February 2009 SMC Iyadoo maalinimadii shalay magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha lagu dilay Agaasimihii Idaacadda HornAfrik marxuum weriye Saciid Tahliil Axmed, ayaa waxaa maanta Idaacadaha Muqdisho oo iyagu baroor-diiq u sameynaya marxuumkaasi waxay hawada u fureen dhageystayaashooda ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Imaam Cumar Macallin Abuukar oo ka mid ah waxgaradka magaalada Muqdisho una soo joogay dhacdooyinka had iyo goor ka dhacaya dalka gudihiisa gaar ahaan falalka ka dhacaya magaalada Muqdisho, isagoo suuqa Bakaaraha ku tilmaamay in lagu dilay shaqsiyaadka muhiimka ah magaalada Muqdisho oo uu ugu dambeeyay Agaasimihii Idaacadda HornAfrik Allaha u naxariistee Weriye Saciid Tahliil Axmed. Waxa uu sheegay Imaamka oo u waramayay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho inuu isagu goob joog u ahaa isla markaasina hortiisa lagu dilay shaqsiyaad muhiim ah oo ay ka mid yihiin Cabaas Maxamed Ducaale Afhayeenkii ganacsatada Suuqa Bakaaraha. "Horteyda ayaa lagu dilay Allaha u naxariistee Cabaas Maxamed Ducaale oo ahaa ganacsade taakuleyn jiray Muslimiinta Soomaaliyeed" ayuu yiri Imaam Cumar Macallin Abuukar oo dhinaca kale sheegay inay jiraan falal la doonayo in lagu khaarajiyo dadka waxgalka ah ee magaalada Muqdisho degan, isagoo tilmaamay kooxaha dilalka geysta inay diyaariyeen liis ay ku qoran yihiin dad fara badan oo uu sheegay Imaamka inaanu ogeyn xitaa inuu isagu ka mid yahay. "Allaha u naxariistee C/Kariin Sh. Ibraahim oo aniga iga taqwo badnaa muxuu galabsaday oo loo dilay, horteyda ayaa madaxa xabbad looga dhuftay, wuxuu ahaa nin daryeela agoonta iyo dadka masaakiinta ah" ayuu yiri Imaam cumar Macallin oo sheegay in dadka Muqdisho degan ay sameeyaan kacdoon ka dhan ah gacan-ku dhiiglayaasha baabi'inaya dadka qiimaha ku leh bulshada dhexdeeda. Somaliweyn Media Center “SMC”
  18. Nabadoon Axmed Diiriye: "Masiibada dalka Soomaaliya heysata waa nimanka wadaadada sheeganaya, Saciid Tahliilna waxaa dilay nimankaas" Mugadishu Thursday, 5 February 2009 SMC Magaalada Muqdisho dadka degan ayaa maanta hadal-heyntooda waxay ahayd mid ku saabsan dilalka micno darrada ah ee ka dhaca magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa weyn ee Bakaaraha, iyadoona dhiillada ka jirta Muqdisho saakay ahayd mid aad u kacsan oo la dareemayo inuu dhashay kacdoon ka dhan ah kooxaha gacan-ku dhiiglayaasha ah ee jooga Muqdisho. Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah Odayaasha magaalada Muqdisho ayaa maanta ka hadlay arrimo ku saabsan dilalka ka dhaca magaalada Muqdisho, isagoona sheegay in dilalkaasi ay geystaan niman sheeganaya wadaado oo jooga suuqa Bakaaraha. "Bakaaraha Itoobiyaan ma joogo, ciidan Dowladeed ma joogo, Ugaandhees iyo Burundi ma joogaan, waxaa jooga oo dadka leynaya waa nimanka wadaadada sheeganaya" ayuu yiri Nabadoon Axmed Diiriye oo ka hadlayay dilkii shalay loo geystay Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadda HornAfrik marxuum Saciid Tahliil Axmed, wuxuuna sheegay in mas'uuliyada wixii ka dhaca suuqa Bakaaraha ay dusha u ridanayaan nimanka sheeganaya wadaadada bacdamaa aysan dad kale ku sugneyn. Nabadoonka waxaa kale oo uu sheegay in masiibada Soomaaliya heysata ay ugu weyn tahay kooxaha wadaadada, isagoo shaaciyay in dhibaatada Muqdisho ay timid xilligii lixda bilood, "Nabiga NNKH kaddib lama arag wadaado dagaal gala, dhibaatada ugu weyn Soomaaliyana waa raggan sheeganaya wadaadada, Soomaalida waxaan leeyahay ha aragto wadaadadaas oo meel ha uga soo wada jeestaan" ayuu yiri Nabadoon Axmed Diiriye. "Soomaaliya maata cadowgeeda ugu weyn waa wadaadada ee ha iska qabteen, ninkay rabaan waa xirayaan, waa dilayaan, iyagoo kahor gaaleysiinaya" ayuu yiri Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo sheegay in loo baahan yahay in laga fogaado caadifadda, isla markaana la raaco waxa ay diinta Islaamka ka qabto. Somaliweyn Media Center “SMC”
  19. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Because his father used to be the President??? Nope, it is because he is capable sxb. Plus the fact the others in hat with him have mostly been tried and never left behind a formidable record. Xiin It's all in Juje's head, Libaax. Sxb am just following the trend, and as you say no one knows who it will be, thus we are only speculating - I fail to see why you are agitated, are you one of the shortlisted candidates?
  20. Originally posted by General Duke: ^^^he is older than the Sharif so how is that a problem? And much younger than the other ones. :confused:
  21. Originally posted by General Duke: ^^^LOL. Moving mountains aside, how old is he? 47
  22. Originally posted by General Duke: ^^^I have no idea, Juje maybe you can do some research on the man, you might have more access to him than most. Even in Puntland his name alone will not mean getting the support of the state. His name will move mountains in Puntland sxb - do underestimate the power brockers of the Punt. Shaley ayad adiga iyo adeerka iyo wixii idin la halmala so baxdeen - hortina la mali jirey. Having said I dont think he has that much chance of getting the post - his biggest obstacle would be ;his age'
  23. Originally posted by General Duke: Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka oo Horseed Media u waramay ayaa sheegay in si weyn loo hadal hayo Omar Abdirashiid oo ay ku tilmaameen shaqi isku soo dhaweyn kara garabyada ka maqan Dowlada hada oo ay ku jiraan Puntland iyo waliba Somaliland. I understand he may be of big help in gathering strong support for the TFG as far as Puntland is concerned , but what can he do about S/land? I pray he gets the post, he deserves it so does his generation.