Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by Foolxumo: LoooooooooooL AAAMIIN CAAMIR Walaahi rageedi waaye ..bahasha suu iskula helo ayaan ka qeyliyay That is why he annoys many - but he is a needed criticism , always constructive.
  2. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: reerkii oo dhan buu soo kexeeyay dee .... War ka daa.... Seriously the entourage consists of cabinet minister responsible for negotiating the continuation of the bilateral relation and they are not many . On the other hand he did not bring along the Mrs. a point never missed by Riyaale..
  3. Qarax Miino oo saakay Muqdisho lagula beegsaday madaxii ilaalada Ra’iisal Wasaarayaasha Soomaaliya Ina Lillahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun.....Allah u naxairisto..amiin! Waxaa saakay qarax miino loo adeegsaday madaxii ilaalada Ra’iisal Wasaarayaashii soo maray dalka Soomaaliya wixii ka dambeeyay ridistii dowladdii Milateriga Maxamed Siyaad, waxaana Taliyahan oo lagu magacaabi jiray Cubeyd Maxamuud Maxamed la sheegay in qaraxa miinada lala beegsaday xilli uu ka soo baxayay gurigiisa. Allaha u naxariistee waxaa isla goobtaasi ku geeriyooday Taliye Cubeyd, Sarkaal kale oo la socday iyo mid ka mid ah ilaaladiisa, iyadoona sidoo kale qaraxa miino ay ku dhaawacmeen ilaa saddex qof rayid ah oo goobtaasi ka dhowaa. Qaraxan ayaa la sheegayaa inay tahay nooca Rimudka laga hago, iyadoo gaarigii ay wateen Taliyaha iyo ilaaladiisa la sheegayo inuu ka burburay afka hore oo dhan, waxaana goobta goobta falkaasi uu ka dhacay soo gaaray ciidamo ka tirsan Dowladda, iyagoona bilaabay baaritaanno la xiriira cida ka dambeysa qaraxa. Waa markii ugu horeysay oo qarax noocaan oo kale ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho tan iyo markii ay dalka timid dowladda midnimada Qaran, iyaadoo dadka degan Muqdisho ay aragrtiyo kala duwan ka bixiyeen. The other two killed alongside Cubeyd were his brothers...dhamantood Allah u naxaaristo.
  4. Originally posted by Abu_Diaby- Al Zeylaci: Jue, any truth in the rumour that sheikuna touring African troops asking for more African troops? It is no rumor sxb - yes he will be asking for a reinforcement and more troops. That is after all only a necessity .
  5. Originally posted by Abu_Diaby- Al Zeylaci: ^^ bro I just see the TFG and Sharica as a film. Sharica means honouring the property, deen, land, and blood of Muslims. They are the same men that gave all those cheaply to Tigrey Generals. Sxb cajalka meel bu kaga dhegey - look at the above charecters they were among the few who discussed the implementation of Sharia law this morning - I doubt whether you can accuse them of collaborating with tigres. Diaby canjeelo sidey uu kala koreysa aya lo kala qada - sxb slowly we will get there Insha Allah, bal marka hore aan ka wada hadalno oo aan so celiino heykalki dowladniimo - am sure we can progress from there. lakiin hadi la yirah koka kola ayey cabayeen marki ay ka hadlayeen Shareecada Islaamka weligeen horey uma soconeyno.. wa sidey aniga ila tahey.
  6. Originally posted by Abu_Diaby- Al Zeylaci: sharica over dinner, eh? Funny how sharicatul Islam became used for political purposes. So now it is not whether to impose it or even discuss it but the form - cajiib.
  7. Golaha Wasiirada DKMG ah oo isku raacey ku Dhaqanka Shareecada Islaamka Kulan Maanta uu yeeshay Golaha Wasiirada ee Xukuumada KMG ah oo qaatey muddo Saacado ah ayey ku ansixiyeen ku dhaqanka Shareecada Islaamka, sida uu Saxaafada u sheegay kulanka ka dib Wasiirka Warfaafinta Ninka Ugu qaabilsan DKMG ah oo lagu Magacaabo Farxaan Cali Maxamuud.Shirkan ay Maanta Yeesheen Golaha Wasiirada oo uu Shir Gudoominayey Cumar C/rashiid ayey warbixin uga dhageysteen Guddi horey Goluhu ugu saarey Fulinta ku dhaqanka Shareecada Islaamka.Gudiga arintan loo saarey ayaa soo jeediyay Talooyin dhowr ah kuwaas oo ay ka mid ahaayeen, in ugu horeyn Xukuumadu Go’aansato in Wadanka lagu dhaqo Shareecada Islaamka, markaa ka dibna Baarlamaanka ay ka ansixiso ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Gudiga ayaa sidoo kale Golaha Xukuumada u soo jeediyay in Hay’ada Culimada Soomaaliyeed iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka KMG ah loo saaro Gudi, sidii ay u soo dejin lahaayeen Dastuur waafsan ku dhaqanka Shareecada Islaamka oo DKMG ah qaadato. Intaa ka dib Golaha Xukuumada KMG ah ayaa isla Go’aamiyay in Wadanka lagu dhaqo Shareecada Islaamka, sidoo kale loo gudbiyo Golaha Baarlamaanka si uu uga doodo. Farxaan Cali oo Kulanka ka dib Saxaafada la Hadley ayaa yiri:“Golaha Wasiiradu waxa uu Maanta si qoto dheer uga doodey oo isla qaada dhigey fulinta qodobkan isaga ah waxaan Umada Soomaaliyeed ee Islaamka ah waxaan ugu gudbinayaa Saxaafada in Maanta Golaha Wasiirada si aan kala har laheyn u ansixiyay qodobkan ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka, taasna waxa ay leedahey Ahmiyadeeda waxaana ugu bishaareynayaa gaarsiinayaana ahmiyadeeda Umada Soomaaliyeed ee Islaamka ah intaas ayuu ku koobnaa wixii Maanta golaha wasiiradu ay ka wada hadleen”. In kasta oo Golaha Xukuumada KMG ah isku raaceen qaadashada Qodobka ah ku Dhaqanka Shareecada Islaamka, waxaanse la ogeyn in sidoo kale Baarlamaanku la qaadan doono iyo in kale, waxaan sidoo kale la ogeyn in arintan DKMG ah ka dhabeyn doonto iyo in kale. Farxaan Cali, Wasiirka Warfaafinta Prof Ibrahim Cadow & Sh C/qaadir
  8. Originally posted by Foolxumo: kan yari waa CAADA Qaate...maskaxdiisa kuma shaqeeyo marka hala yaabina . Af caytama ninkisu ku yaala...
  9. Originally posted by nuune: Thou shal careth for the wounded, malaa shiiqu ajir buu raadso is leeyahay gix gix gix Warya banoniga hos u dhig
  10. Let me the first in SOL who admits that it was a bad move by President Sharif. Having had the chance in here Mogadishu to go and visit the wounded in the hospital which he declined security wise, fair enough but he should have detered from visiting the injured AMISOM troops in Nairobi. Completely WRONG SIGNAL - I wait to see the reaction. Madaxweyne Shariif oo Cusbitaalka ku booqday Askartii Brundi ee Muqdisho ku soo dhaawacmay Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee SoomaaliyaKMG ah ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku booqday Cussbitaal ku yaala Magaalada Nairobi qaar ka mid ah askartii dalka Brundi ee dhawaan ku soo dhaawacmay qarax ismiidaamiin ahaa oo lagula beegsaday xarunta Ciidamadaas ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Shariif oo ay la socdeen qaar ka mid ah Xubnaha Wafdigiisa ayaa si niyad sami ku jirta u gacan qaaday mid mid askartaas dhaawac ah ee weli lagu daaweynayo Isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi. In kastoo Madaxweynaha hadal badan halkaas ka jeedin haddana waxaa uu muujiyay sida uu uga xun yahay weerarkaas lala beegsaday askarta Brundi oo qeyb ka ah Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga. Askartan ayaa waxay ku soo dhaawacmeen Weerar Ismiidaamiin ahaa oo Xoogaga Alshabaab ka dambeeyen kaas oo dhacay bishii aynu soo dhaafnay. Labo Wiil oo ka mid ah Alshabaab ayaa waxay gudaha u galeen xarunta Jamacaddii Umadda ee Magaalada Muqdisho halkaas oo Ciidamada Brundi fariisan u ahaa, waxayna dileen dhowr iyo toban oo askarta Brundi ah. Madaxweynaha isagoo Salaamayay askarta ayaa waxaa dhinaca taagnaa oo Madaxweynaha la socday Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Prof. Maxamed Cabdi Gaandi iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Midowga Afrika. Booqashada Madaxweynaha ku booqday Isbitaalka Magaalada Nairobi ayaa waxay qeyb ka tahay socdaalka uu saacadaha soo socda ku tagi doono dalka Brundi halkaas oo uu kula soo kulmi doono Madaxda dalkaas isagoo Tacsiyayn doona dhibkii soo gaaray askarta Brundi.
  11. Xukun Tacsiir ah ku filiyay dhalinyaro la sheegay in ay gabar ku kufsadeen magaalada Ciqaabta kufsiga ma tacsiir ba?
  12. Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada Markabkii dhuxusha waday ee ku gubnayay agagaarka Dekeda Muqdisho. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaalada Markabka sida Dhuxul oo laga leeyahay Dalka Koonfur Kuuriya, kaasoo isagoo gubanaya ku soo xirtay meel u dhow Dekeda Muqdisho, iyadoo lagu guul dareystay in la dami waayo dabkii ka holcayay Markabka, waxaana shaqaalihii markabka la socday lagu amray inay markabka fogeeyaan dekedda si aysan waxyeello u soo gaarin. Mid ka mid ah shaqaalaha muruqmaalka ah ee dekedda ku sugan ayaa sheegay in rajadii laga qabay badbaadinta markabkaasi ay quus taagan tahay kaddib markii ay dab damisyo yaallay dekedda Muqdisho iyo booyado biyaha qaada ay ku guul darraysteen inay bakhtiijiyaan oo saacadba saacadda ka dambeysa sii kordhayay. Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa amar ku bixiyay in Markabka laga kaxeeyo Dekeda, si aysan dhibaato kale u si geysan dabka ka holcaya ee lagu guuldareystay in la baqtisiiyo, waxaana niyad jab ka muujiyay shaqaalihii markabka saarnaa. Markabka oo ayaa waxaa saaran 24-shaqaale u dhashay dalka Koofur Kuuriya, waxaana uu Dhuxul uu ka soo qaaday Dekeda Kismaayo iyo Baraawe, iyadoona qeybo ka mid dhuxusha uu waday ay aheyd mid aad u kululeyd, taasoo dabeyl qabsatay ay dhalisay in dab uu ka kaco. Rajada laga qabo bad baadinta Markabkan ayaa aad u yar, waxaana Markabka si aad ah looga fogeeyay Dekeda, iyadoo ku sugan yahay dhanka Badweynta, waxaana la ogeyn sida xaaladiisu noqon doonto, xilli dabka qabsaday uu baab'iyay, labo ka mid ah seddax qeybood oo uu wax ku qaado kuwaasi oo ay saarnaayeen dhuxul aad u fara badan, waxaana markii uu dekadda ku soo xirtay u gurmaday ganacsatadii Markabkaasi u rarneyd. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  13. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Hmmmmm ..... ma iska hubtaan ?? If JB casts doubt on the whole story - then it is dubios - JB asa ah wakiilka gaarka ee fadhiya Hargeysa
  14. They are indeed...and the irony is this trade of dhuxuul remerged after the wadaads came into government. I wonder what is the link between them and xulufeynta dalka.
  15. Originally posted by NGONGE: Where is Xiin and his 'discussion' myth? War Sh. Sharif nadil bu asaaxbtiisa hore ku noqday. Akhas caleek ya Armani. Lool@Armani... War hedhe let the man move on what do you want from his Armanis... . Raami sxb the good Sheikh is talking and making all the moves to bring about a compromise here. While ina Dahir Aweys ay kaga dhegentahey wa xuluufo Amxaaro iyo adeegyadooda . And a person who holds this view firmly cannot be expected to stand down let alone engage in talks. However President Sharif is engaged in talks with others and some who are or were fierce loyal to Hassan Dahir in order not only to minimize but eliminate the influence of the latter in the ground. By the end of the day what we need is an environment that is safe and secure regardless of who is the leader and the policy he pursues - the choosing of such circumstances is second in priority at the moment.
  16. Markab dab ka kacay, sidayna dhuxul oo badbaado ahaan ugu soo xirtay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho Markab weyn oo nooca xamuulka ah sidayna dhuxul ayaa xalay soo gaaray Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, waxaana Markabkaasi oo dhuxul ka soo raray dekedda Ceel Macaan uu qabsaday dab kaddib markii uu ka shiraacday halkaasi, iyadoo markabka markii uu xoogaa gudaha u galay badweynta uu ka kacay dab, kaasi oo ka bilowday mid ka mid ah godadka markabkaasi. Sida ay sheegayaan shaqaalaha Markabka saaran, dabka ka kacay Markabka ayaa la sheegay inuu ka dhashay dhuxusha saaran Markabka iyo dabeylo markaasi ka jiray badda, hase yeeshee ajansiga Markabka oo la soo xiriiray maamulka Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa codsaday in maamulku uu ka caawiyo sidii loo badbaadin lahaa markabka iyo hantida saaran. Eng. Cabdi Jiinow Calasow Maareeyaha Dekedda caalamiga ah ee Muqdisho ayaa aqbalay sida uu horayba u sheegay mar uu Suxufiyiin kula hadlayay xafiiskiisa inay gacan ka geysanayaan badbaadada Markabkaasi, isagoona ka dhabeeyay ballantiisii ahayd caawimaada Markabka dabka qabsaday. Maamulka Dekedda ayaa galay heegankii ugu sareeyay oo lagu badbaadinayo Markabka lagu magacaabo M/V Kum San kana diiwaan gashay ururka badaha caalamiga ah IMO, Nambarkiisuna yahay (IMO 7418373), ayaa guddiga gurmadka badbaadinta Markabka oo uu Guddoomiye u yahay Eng. Cabdi Jiinow Calasow waxay ku guuleysteen gelinkii hore ee saakay inay Markabka ku soo xiraan marsada Dekedda si looga damiyo dab ka baxayay laba god oo ka mid ah godadka Markabka. Guddiga gurmadka badbaadinta Markabka M/V Kum San ayaa iyagu howl degdeg ah oo ay bilaabeen muddo laba maalin kahor ahayd inta aanu markabka soo gaarin Dekedda Muqdisho inay diyaariyaan qalabkii lagu damin lahaa dabka, waxaana howshaasi oo ku socotay si dardar leh ay guddigu kaamileen dhammaanba waxyaabihii loo baahnaa, waxaana gawaarida ugu shaqada badnaa ka mid ah gaariga Dab-demiska Dekedda oo marna aan cagaha dhulka dhigin muddo ka badan 24-saacadood. Ilaa iyo shan baabuurta booyadaha biyaha ah iyo Matoorada biyaha tuura ayaa la isugu keenay marsada uu ku xiran yahay markabka, iyadoo howsha lagu badbaadinayay markabka hormuud ka ahaa Maareeyaha Dekedda oo sida aad ka aragtaan sawirka gacanta ku heystay gacanka Isgaarsiinta ay isticmaalaan Kaptanada iyo shaqaalaha Maraakiibta. Ma aha markii ugu horeysay oo maamulka Dekedda door muuqda ka qaadanayo badbaadinta Maraakiibta ku soo xiranaya Dekedda iyo kuwa kale ee iyagu xaalad sida tan oo kale ah ay ku qabsato xeebaha dalka Soomaaliya, waxaana haatan si xowli ah u socota howlo markabka gubtay dabka looga daminayo, iyadoo kaddibna la bilaabi doono dejinta dhuxusha saaran markabka, hase yeeshee qormooyinkeena dambe ayaan idinkugu soo gudbin doonaa wixii ku soo kordha Markabka gubtay ee saakay ku soo xirtay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. Look at this bloody parasites...this Somali idots are cutting our much needed trees and selling it to this cheap nitwits...Illah waxan ka baryay in uu markabka dhan uu ka gubto...amin!
  17. Somali opposition leader vows to fight on *Somali opposition brands new president an Ethiopian stooge *Vow to fight on for Islamic law *Opposition says Somali conflict "a religious war" NAIROBI, March 5 (Reuters) - Somalia's new president is another Ethiopian stooge, a traitor to Islamists and his opponents will battle until they impose Islamic law, opposition leader Sheikh Hassan Dahir Aweys said in an interview. Aweys, 62, a former chairman of the Islamic Courts Union that ruled Mogadishu in 2006, is now leader of the hardline wing of the Alliance for the Re-Liberation of Somalia based in neighbouring Eritrea -- a group known as ARS Asmara. Aweys worked alongside the country's moderate Islamist president, Sheikh Sharif Ahmed, in the Islamic Courts and they founded the ARS after Ethiopian troops ousted them from power. But they split when Ahmed, who was always seen as the more moderate Islamist leader, moved to Djibouti to take part in the U.N.-hosted peace process that saw him elected president. "We are not the opposition. We are freedom fighters. There is no Somali government we recognise in Somalia, where we only want a change in the system. These men are traitors," Aweys told Reuters by telephone from Asmara. "Ethiopia blindly supported and praised Sharif, and that shows the country is still run by Ethiopians and their agents, and that is why we are fighting," he said. "They are fighting to stop any group that can employ sharia law in Somalia, so this is a religious war. When invaders come in and try to force you to leave our religion, reject your nationhood and independence, and take your resources illegally, there is no option left but to fight," he said. Ahmed has pledged to implement a moderate version of sharia law in Somalia and reach out to the Islamist groups that had been fighting Ethiopian troops until they withdrew in January. The United Nations and Western countries which were once wary of Islamists being in power now see Ahmed as the best option for bringing peace to Somalia after 18 years of violence. WAR WORKS Aweys dismissed the new president's pledges, saying they were just designed to hoodwink poor Somalis and that he would never be allowed to follow them through by foreign powers. "We are not listening to what he is saying on the media, but we are truly looking at if what he said is possible," said Aweys. "I do not think that his supporters and the government itself can accept the law of this country to be sharia." Aweys said talk of peace by the new administration was just designed to confuse the public, when war could bring results and rid Somalia of foreign interference. "The enemy uses this policy when they occupy a nation. They repeatedly call for talks, and they never establish a comprehensive environment for real talks when it comes to solving conflicts," said the former army colonel. "The most important thing people need is freedom. The houses can be rebuilt, but a beautiful house without freedom is worthless," he said. Ahmed's aides say if Aweys is not ready for talks with the government now, he should set up a political movement within Somalia and contest elections, rather than continuing to fight. Aweys is on Washington's list of foreign terrorists -- as is the hardline Islamist rebel group al Shabaab which controls much of southern and central Somalia. Ahmed has been pushing to have Aweys removed from the list. Washington suspects Somalia's hardline Islamists of having links to al Qaeda and fears the Horn of Africa nation could be used by foreign groups to destabilise the region. Asked whether he had connections to Osama bin Laden's group, Aweys said: "No one can question who I have relations with." "The reason we are fighting is to get freedom so we can have relations with everyone we think is the right person." (Editing by David Clarke) Source: Reuters, Mar 05, 2009 By Abdiaziz Hassan
  18. Originally posted by Captain Warya: This is was a different demo in support of President Bashir of Sudan who was recently issued a warrant of arrest by the International Court
  19. Originally posted by Abu_Diaby- Al Zeylaci: He says they don't kill aid workers, but his former leader calls for their killing as they are " gaalo spies". He does not kill Aid workers who have entered protection contract with his firm.
  20. Originally posted by Resistance: I think most are showing their true colours these days by demeaning Al-Shabaab and utterlly dismissing the struggle and sacrifices they have made for Somalia. I dont ever recall them being idolized nor manifested as heroes. Likewise you cannot attribute to them the struggle against the Ethiopians solely. On the other hand I did not see the Ethiopians running away from mortar fires and continuous gunfire aimed at them which has led to their untimely and unplanned immediate withdrawal. However I noticed with great esteem the plot that unraveled the withdrawal of the Ethiopians and changed the face of the TFG for one which is acceptable and which can work towards the process of creating a Nation that is workable. Shabaab , yes have contributed to the struggle but in their mist is the absence of unity, sharing and compromise - and the presence to enforce, brutally in many cases, and dictate their agenda as solely as the only suitable policy. The value of humanity has no sense in their surge and this will eventually bring about their end in many aspects of the Somali politics. What we need at the moment is the urge to rationalize, the flexibility to adapt to the different circumstances and the need to comprehend the variation of the general Somali society and the key to all is to seek a common ground that can bind this together until the creation of an environment of relative security and harmony that will eventually entail a situation where the people will have the liberty and choice to make the decision of who will govern them.
  21. Originally posted by Egaal: I cannot believe people are taking cheap shots at the people who liberated their arses. Do you know what liberation is and its attributes are?
  22. ^^ Saxiib lama cafiyo tan oo kale...I was waiting for them since they scorned Amin Camir for depicting Faroole...I knew they will eventually appreciate Amin's work..but I did not expect so soon... war nimanka hilmaam dhowa..