Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by Che -Guevara: If Sharif is pinning his hopes on tired recycled characters, then God help him. He is not.
  2. Originally posted by Fabregas: some khatheads might claim they used to be "commanders in SOmalia" back in the days. lol And they were. The irony is we had none better than them since.
  3. Originally posted by Jacaylbaro: didn't know she was that attractive to you ,,,, ehem ,,,,
  4. Ina Lillahi Wa Ina Ileyhi Rajicuun...! Allah uu naxaristo ehelediisana samir iyo iman Allah ka siyo....amiin!
  5. Originally posted by Emperor: ^What do you mean good work Shariifow, Adeer Shariif Ahmed and his supporters used to accuse Ethiopians forces of doing exactly the same, and now his militia are taking kids from their houses killing them cold bloodedly in a broad daylight, even worse denying to bury the dead... Subhanalaah. Islan garob ah oo marki lo sheego nag la furey tirah ' wa so maray sheekadaas' ma maqli jirtey?
  6. Originally posted by Meiji: Yesterday when the same source (Allpuntland.com) was reporting that 10.000 TFG soldiers have completed their training in Ethiopia it did not impress us, why should this silly news impress us? LOL Spot on.
  7. Originally posted by NGONGE: I know a travel agency in Southall that has that same desk and chairs. Loooooooooooooooool. .! qandho ku dishey
  8. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Walaahi that will be a new terrible problem ..... religious war. Subxaan .... Sxb, hal mid hosta ka xariq, wax diiin ku dagalamaya ama uu dagalamaya mantey meshaan kama jirto. JB Wallahi hadi aad arki laheyd waxaa meshaas socda waxaad is warsan laheyd ma Islaniimo cusub aya dhalatey mise dadka aya la halajiinaya.
  9. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Ehem ,,,, Hmmmmmm and when is it gona happen in Muqdisho ?? News takes time to travel - but eventually it will get here.
  10. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: It is the new one of sh. sharif ,,, duf ku bax
  11. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Mayee shariif ku wax buu soo wadaa doorkan ,,,,,, Keep knocking that on their head - may be they will awake.
  12. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Duufaan, Looks like you've just woke up niyow ,,,, No he has not woken up yet.
  13. Originally posted by Geel_jire: dab0 aadan lahayn haku xaarin ! Adi yusan xaarka kugu dhegenle. You failed to understand how this will be enforced. Let me know when you get there.
  14. DKMG ah “laga bilaabo Maanta wey Xiran yihiin Dhamaan Garoomada iyo Dekadaha ka baxsan Magaalada Muqdisho” Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada DKMG ah oo uu Shir Gudoominayey Cumar C/rashiid ayaa laga soo saasaray Go,aamo ay kamid yihiin in Maanta laga bilaabo Cir iyo Bad ay ka Xanibeen Dhamaan Goobaha ay ka taliyaan Xoogaga Islaamiga ah ee DKMG ah ka soo horjeeda, gaar ahaan Garoomada iyo Dekedaha marka laga reebo Garoonka iyo Dekeda Muqdish. Farxaan Cali Max’ud oo DKMG ah u Qaabilsan Wasaarada Warfaafinta oo Shir’jaraaid Xarunta Villa Somalia Saxaafada ugu qabtay kulanka kadib ayaa ku Dhawaaqay Go’aanka lagu Xanibayo Garoomada iyo Dekedaha ku yaala Goobaha ay Mucaaradku ka Taliyaan oo Dhan. Farxaan oo arinkaa ka hadalaya ayaa yiri:“laga bilaabo Maanta wey Xiran yihiin Dhamaan Garoomada iyo Dekadaha ka baxsan Magaalada Muqdisho ee ku xusan Go’aamadii IGAD wax Alaale wixii arimaha Bini’aadanimo ah Garoomadaas wey u furan yihiin iyo waxa alaale iyo wixii kale ee howl ah sida IGAD go’aankeeda ku Xusan Dekedaha iyo Garoomadaasna wey ka Xaniban yihiin”. Sidoo kale Farxaan ayaa Sheegay Wixii arimo Bani’aadan ah in la soo weydiisanayo Wasaaradaha Gaadiidka iyo Dekedaha waxa uuna yiri:“Wixii arimo gaar ah ee ku saabsan gaar ahaan Bini’aadanimada waxa la soo weydiisanayaa Hey’adaha ay Quseyso oo ay kamid yihiin Wasaarada Gaadiirka Cirka iyo Dhulka iyo Wasaarada Badda iyo Dekedaha, Wasiiradaas ayaa go’aan ka gaaraya wixii ka baxsan arimaha Bini’aadani nimo ee aan ku Xusneyn go’aamadii IGAD”. Sidoo kale waxa uu sheegay Farxaan inay Golaha Amaanka ee Q.M ka Codsadeen in ay ansixiyaan Dhamaan go’aamadaas waxa uuna Farxaan yiri: “waxaan UN-ka Qeybtiisa Golaha Amaanka ay Wasiiradu ka Codasadeen in la ansixiyo Dhamaan Go’aamadaas si buuxdana loo dhaqan Galiyo”. Mar wax laga weydiiyey Farxaan inta ay Xirnaan Doonaan Dekadahan iyo Garoomadan ay Maanta Sheegeen in ay Xireeen ayuu ka gaabsaday Xiliga ay ku egtahay Xayiraada ay Sheegeen in ay DKMG ah Soo rogtay. Siodaa kale Farxaan ayaa ka gaabsaday imaanshiyaha uu Magaalada Muqdisho yimid Axmed Would C/lla mar ay saxaafadu wax ka weydiisay arinkaa. Lama oga sida uu u Dhaqan gali doono Amarkana balse Isbuucan Gudihiisa ayey haeyd markii Urur Goboleedka IGAD ay soo saareen go’aan ay ku Xanibayaan Garoomada iy Dekedaha ku yaala Gobolada ay ka taliyaan Xoogaga Islaamiga ah ee ka soo horjeeda DKMG ah
  15. Originally posted by Al Zeylaci: SXB, I find it ironic that, you, someone who can't bring it upon himself to make the slightest criticism of Saint Shariff, should lecture others about being objective. FYI, I condemn some of Alshabab and XI policies and tactics. However, their tactics are not an excuse for Amnisoms purpose shelling of Somali civilians. Their tactics are not an excuse that Xabashis should reenter SOmalia; that Ahmed Walad Abullah and Shariff should sell Somalia's sea; that IGAD should try to colonise Somalia; and, that IGAD should call to economically starve Somalis like they did in Ciraq. I wished, in fact I expected you would base your argument on more substance, strong reasoning rather than the weaker anecdote that has become common in SOL recently.
  16. Originally posted by Al Zeylaci: Juje, we are not talking about that issue. Killing Muslims and blowing yourself up is haram fullstop, but it isn't a foreign invasion. Don't you think it is slightly hypocritical for him not to apologise for the Amnisom bombardment, instead praise them,and support the blocking of SOmali ports by Igad, and then talk about a foreign invasion. :confused: That is the issue Zeylaci, and thatis what the government and AMISOM are up against. Try to decipher the press conference.
  17. Originally posted by Al Zeylaci: Proposal to starve Somalis by blocking of Somali airports and ports by the foreign Igad( Ethiopia and Kenya)= good foreign Ethiopians rentering= no comment foreign Amnisom bombarding SOmalis= extremely good three Arabs fighting alongside Shababs= a foreign invasion. Suicide bomber and his car bombing himself with the intend of killing Muslim brethens who about less than an hour before prayed Salada Duhur in their barracks; killing six of them = Good Inna Lillahi :confused:
  18. Originally posted by wacdaraha_aduunka: Juje sxb nin asalkiisa la aqoon waa kee bal ii jeex jeexi warka aan cantuugee To start with, yours. That aside the intend of this thread is not to seek your line of heritage.
  19. Originally posted by wacdaraha_aduunka: Hakugu Taagnaato Shariifow... Ceel Baraf oo macalin dugsi ka aheyd baad sharaf iyo shariif ku ahayd ee ku laabo duqa Asaba asalkiisa la yaqan.
  20. Sh Shariif “Waxaan jeclaystay inaan u sheego Shacabka Soomaaliyeed & Aduunkaba in Maanta looga baahan yahey in laga Difaaco Soomaaliya Duulaankaas foosha xushan” Sh Shariif Sh Axmed oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Xafiiskiisa Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho ayaa ka Hadley Dagaaladii ugu danbeeyay ee dhacey, cidda uu ku eedeynayo, iyo baaq uu beesha caalamka u direy. Ugu horeyn mar uu ka hadlayay Dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacey Magaalada Muqdisho ayuu ku eedeeyay dad uu ku tilmaamey Shisheeye oo soo duuley, sida uu hadalka u dhigey. Sh Shariif oo arintaa ka hadlaya waxa uu ka yiri Shirkiisa Jaraa’id:“Kooxo fulinaaya Dagaalo, ka shaqeynaaya Dalkaanu inaanu degin isla markaasna ujeedadoodu tahey inay ka fuliyaan ujeedooyin Dowlado shisheeye ka leeyihiin Dalka waxaa la socotiin in Dalka lagu soo duuley, kooxo shisheeye iyo Dad Soomaali ah ay marin habaabinayaan ku soo duuleen, Dagaaladana ay ka qeyb qaadanayaan dad shisheeye, Saanadda iyo Lacagtana ay iyaga ka helaan taas marka waa khatar ku soo korortay Dalka, sidaas darteed waxaan jeclaystay inaan u sheego Shacabka Soomaaliyeed iyo aduunkaba in Maanta looga baahan yahey in laga difaaco Soomaaliya Duulaankaas foosha xushan oo loogu diidaayo Shacabka Soomaaliyeed Xoriyadooda iyo Degenaanshahooda iyo Qaranimadooda iyo Maanta ineysan jirin wax Dadka Soomaaliyeed isu dilaan haday Diin tahey waa laga Hadley, Dowladu waxay muujisay debecsanaan iyo dhega furnaan, dadkii ka shaqeynayay nabada, Culimada u diinka ha noqdaan ama Odayaashii Dhaqanka ama wax Garadkii cid walba oo ugu timid nabad gacanta loo furey laakiin hadana kooxahaas fulinaaya danaha shisheeye marnaba uma dheg raaricinin nabadaas inay dhinacooda ka qaataan, hadii ay noqon laheyd siyaasadna waxaan sheegnay inaan diyaar u nahey in laga wado hadlo wax alaale wixii ay dalbanayaan laakiin nasiib daro wali Dadkaasi waxay wadaan duulaan ka dhan ah Shacabka Soomaaliyeed waxayna ku dadaalayaan inay dhumiyaan fursad shacabka Soomaaliyeed u heli lahaayeen inay nabad ku noolaadaan”. “Guruubada ka dagaalamaya qaarkood waad ogtihiin Aduunka ay ka soo dagaalameen meesha ay tagaana waxay ka huriyaan dhibaatooyin, waxaad la socotiin Ciraaq waxa ka dhacey, waxaad la socotiin Afgaanistaan wixii ka dhacey, Maanta in Soomaaliya laga dhigo meel la mid ah ama loo is ticmaalo sidii Ciraaq iyo Afgaanistaan Shacabka Soomaaliyeed ma qaadi karaan, sidaa darteed ayaa Shacabka Soomaaliyeed ay waajib ku tahey inuu Dowlada garab istaago, gacanna ku siiyo xoreynta Dalka”. Dhanka kale waxa uu soo dhaweeyay Go’aamadii ka soo baxey shirkii dhawaan uu ururka IGAD ku yeeshay Addis Ababa waxa uuna sheegay Sh Shariif inay go’aamadaas ahaayeen kuwo dhaxal gal ah isaga oo dhanka kalena codsadey in la dhaqan geliyo mar uu arintaa ka hadlayeyna waxa uu yiri:“Shirkii ka dhacey Addis Ababa ee IGAD Go’aanadii ka soo baxey inay ahaayeen Go’aano dhaxal gal ah ayna ku jirto danta Dadka Soomaaliyeed isla markaasna uu Ururka Afrika adkeeyay in marka Aduunku uu Go’aamadaas xoojiyo uuna fuliyo”. Joogitaanka Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ayuu sidoo kale ka Hadley wuxuuna sheegay inay hayaan howl muhiim ah:”Ciidamada AMISOM markaan u soo laabto waxay u joogaan sidaad wada ogtihiin ama gudanayaan Dowr muhiim ah oo aan qarsooneyn”.
  21. Madaxwene Shiikh Shariif oo dalbaday in dalka Soomaaliya laga difaaco Cadaw uu sheegay in ay dalka Soomaaliya ku soo duuleen. Shabelle: MUQDISHO Madaxwene Shiikh Shariif ayaa dalbaday in dalka Soomaaliya laga difaaco Cadaw uu sheegay in ay dalka Soomaaliya ku soo duuleen. Kadib shir jaraa’id oo uu maanta Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif ku qabtay xarunta Madxtooyada ee Vila Somalia ayaa waxaa uu beesha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dowlada ka difaacaan waxa uu ugu yeeray Ajaaniib ku soo duushay dalka Soomaaliya oo sida uu tilmaamay ka barbar dagaalameeysa kooxo uu ku sheegay wax ma garato Soomaali ah. Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa waxaa uu sidoo kale shirkiisa Jaraa’id ku sheegay in Kooxaha Ajaanibta ay dalka Soomaaliya ka doonayaan sida uu sheegay in ay ka dhigaan Afghanistan iyo Ciraq oo kale. Sidoo kale Shiikh Shariif waxaa uu shirkiisa jaraa’id uu ku soo dhaweeyay Dedaalo uu ku tilmaamay dib u xureyn oo ka socda gobolada dalka iyo magaalada Muqdisho. Madaxweyne Shiikh Shariif Axmed ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in shirkii dhawaan wadamada IGAD ay ku soo gabagabeeyeen magaalada Addis Ababa ay ka soo bexeen go’aamo dhaxal gal u ah umadda Soomaaliyeed kuwaasi oo ay ka mid yihiin in cuna qabateeyn lagu soo rogo garoomada ay ka soo dejiyaan hubka iyo ajaanibta ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya iyo in la taageero dowalada kmg Soomaaliya. Hadalka madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku soo aadaya xili xoogaga ka soo hor jeeda dowlada kmg ay sheegeen in ay dagaalada ka socda dalka Soomaaliya ka qeyb qaadanayaan Walaalo Muslimiin ah oo aan lagu tilmaami Karin Ajaaniib.
  22. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Waar niyow ma ka badbaaday adigu ?? ,, Thanx for asking sxb, am Ok
  23. Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta lagu weeraray xarun ay ciidamada Military-ga dowladda ay ku leeyihin Magaalada Muqdisho Shabelle: MUQDISHO Qarax Ismiidaamin ah oo qasaare dhimasho ah geystay ayaa waxaa maanta lala eegtay Xaruntii Keydka Shidaalka ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen ciidamada Military-ga dowlada kmg Soomaaliya iyadoo maamulka gobolka Banaadir uu sheegay in Qof Ajinabi ah uu qaraxaasi ka danbeeyay. Qaraxani oo dhacay abaaro 12-kii duhurnimo ee Maanta ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta loo yaqaan Hama Dhowr ee keydi hore ee Shidaalka halkaasi oo xarun u ah ciidamada Military-ga dowlada kmg Soomaaliya. Goobjooge ku sugan meel aan sidaasi uga fogeyn halka uu qaraxa ka dhacay ayaa Idaacada shabelle u sheegay in qaraxa uu ka dhashay gaari nuuca loo yaqaan Runetka oo ku socday xawaare aad u dheer kaasi oo ku dhacay iridka hore ee xaruntaasi halkasi oo uu ku geeriyooday Askari Illaalo ka ahaa Xarunta iyo Ruuxi Naftii huraha ahaa waxaana sidoo kale ay dhaawacyo ka soo gaareen labo Ruux oo midi haweeney aheyd oo ka tirsanaa ciidamada Military-ga dowlada kmg Soomaaliya. “Taliska ciidamada Military-ga ayaa waxaa soo galay Gaari Runt ah ,waxaana ku aragnay meydka askari illaalo ahaa iyo dhaawaca labo qof oo ciidamada dowalada ka tirsanaa iyo sidoo kale meydka Qofkii is qarxiyay” ayuu yiri qof goobjooge ahaa oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo. Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir C/fataax Ibraahin Shaaweye oo shabelle ay wax ka weydiisay dhacdadaasi ayaa xaqijiyay in qaraxaasi lala eegtay xarunta Haama Dhowr ee magaalada Muqdisho,waxaana uu sheegay in falkasi uu ahaa mid cadawtinimo isla markaana sida uu sheegay uu fuliyay qof Ajanib ah. Mar ay shabelle wax ka weydiisay cadeeynta ay u hayaan falkaasi ayaa waxaa uu sheegay in ay hayaan cadeeymo cadd oo muujinaya in qofka falkasi fuliyay uusan aheyn Soomaaliya. “Qof ajinabi ah ayaa falkasi qaraxa geystay oo umadda Soomaaliyeed loo soo diray,xaqiiqda ayaa la hayaa Cadkiisa ayaa la hayaa waxana ma geysan” ayuu yiri C/fataax Shaaweye. Weerarkani ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili dagaalo fool ka fool ah ay ka dhacyeen magaalada Muqdisho kaasi oo u dhexeeyay dowlada kmg iyo xoogaga ka soo hor jeeda mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhinaca xoogaga islaamiga ah oo la xiriira weerarka ismiidaaminta ah ee maanta lagu qaaday xarunta Haama Dhowr halkaasi oo ay fariisin ku leeyihiin Military-ga dowlada kmg Soomaaliya. Weeraro ismiidaamin ah oo sidan oo kale ah ayaa horay uga dhacay magaalada Muqdisho kuwaasi oo lala eegatay xarumaha dowlada kmg iyo fariisimo ay ciidamada AMISOM iyo kuwa Ethiopia ku lahaayeen magaalada Muqdisho.
  24. Originally posted by Libaax-Sankataabte: It seems Al-Shabaab has ironed out its internal problems smoothly this time. And we are meant to assume so. I'm bit certain that in due course and somewhere in the coming days all reasons to handing over of portfolio by Abu Mansoor will surface. Others are speculating that the move is due to counter the argument that Abu Mansoor has pacified his region and and encouraging the continuation of mayhem in Mogadishu . Thus his replacement by Cali Dhere will invalidate such claims and hence a good and tactical move by Al-Shabaab. Where as insiders or those who know Al-Shabaab will confirm that it has not been rosy amid Abu Mansoor and the Chieftains of Al Shabaab since the capture of Bay. The capturing and releasing of highly rated and influential members of TFG and in particular allowing and dealing with Foreign Aid agencies in Bay by Abu Mansoor did not go down well with Amirs in Al Shabaab. Never the less , Abu Mansoor, however stubborn he may have been and reluctant to follow the guidelines of Al-Shabaab to the book he has succeed in one aspect and that is diminishing and even deterring further bloodshed in Bay and attaining governance in Bay. The rift has been there and was apparent since the capture of Bay, and it was more or else less evident during the recent meeting in Afgoye amid Shabaab , Xassan Dahir and Turki . Mansoor did not attend the meeting . Furthermore the end result and conclusion of the meeting did not please Xassan Dahir. That is why Indhacaade defected to the TFG the day after the meeting, and we have not heard from Hassan Dahir puclicly since then. The rift among the armed opposition to the Government is dense and irreconcilable. However they share a common goal to topple Sharif, while on the other hand the government , with the knowledge among their internal rift, is maneuvering to divide, dispose and disband them without much of a bloodshed. There is much going on other than hoobiyayaal and AK47 and Insha Allah sanity will prevail soon.