Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Ina LIllahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu dilay Dagaalka ka dhacay Degmada Kaaraan Xildhibaan/Inj. Maxamed Xuseen Caddow Allah U Naxaristo Ina Lillahi wa Ian Illeyhi Rajicuun Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu dilay Dagaalka ka dhacay Degmada Kaaraan Jimco, June 19, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Kaaraan ayaa sheegaya in dagaal ka socda degmadaas lagu dilay Xildhibaan/Inj. Maxamed Xuseen Caddow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Warkan ku saabsan geerida Xildhibaanka oo aan ka soo xigannay saraakiil ka tirsan Dowladda iyo weliba dad ay ehello yihiin ayaa wuxuu intaas ku darayaa in Xildhibaanka ay Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ay ku dileen gurigiisa oo ku yaalla Degmada Kaaraan. Wuxuu noqonayaa mas’uulkii afaraad oo todobaad gudahiis laga dilo Dowladda Soomaaliya, marka laga soo tago Saraakiil Ciidan, Oday Dhaqameedyo iyo Abwaanno ku geeriyooday qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, waxaana dagaal Muqdisho ka dhacay dorraad ku geeriyooday talyihii Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Col. Siciid Shiikh Xasan halka shalayna ay Beledweyne ku geeriyoodeen Wasiirkii Amniga Soomaaliya Cumar Xaashi Aadan iyo Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Itoobiya C/kariin Faarax Laqanyo iyo dad kale oo faro badan. Dhanka kalena, waxaa weli laga maqlayaa gudaha Degmada Kaaraan rasaas goos goos ah oo ay isku ridayaan dhinacyada ku dagaallamaya Degmadaas. Wixii ku soo kordha Xaaladda Degmada Kaaraan kala soco halkan haddii Alle idmo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya The news making in the circle is that the 'Marxuum' Xildhiban Cadow was first wounded by a bullet during the fight this afternoon in Karan - later Shabab who have captureed him slaughtered him .
  2. 14. Buule xaashi Aadan (Ganacsade) [/QB] He was the brother of the minister what devastation that will cause to reer Xashi Aadan - Illah samir iyo iman ha ka siiyo...amiin. Pictures of the wrecked hotel:
  3. Madaxweyne Sharif adaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Ayaa Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Madaxtooyada Dowladda KMG Ah, Ayaa Qaraxii Maanta Lagu Dilay Wasiirka Amniga DKMG Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan Iyo Safiirkii Hore Ee Soomaaliya U Fadhiyay Magaalada Addis Ababa, Cabdikariin Faarax Laqanyo Iyo Dad Kale Oo Ay Ku Jiraan Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan, Waxaa Uu Ku Eedeyey In Ay Ka Dambeyeen Kooxo Al Qaacida Ah. Hadaba Shirkaasi Jaraa’id Ayuu Madaqxweynaha Uga Hadlay Arimo Badan Oo Uu Ugu Dambeeyey Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Lagu Bartilmaameed Saday Waftidi DKMG Ahaa Ee Ku Sugnaa Baledweyne – Wasiirka Aminiga Qaranka Iyo Xubno Mas’uuliyiin Ah Oo La Socday, Ayaa Kamid Ah Dadka Ku Geeriyooday Qaraxaasi, Wasiirka Ayaa Lala Eegtay Qarax Ismiidaamin Ah, Kasoo Ka Dhacay Hoteelka Ay Ku Sugnayeen – Mas’uuliyiintasi. Madaxweyne Sheekh Shariif Waxa Uu Sheegay, In Qaraxa Loo Geystay Mas’uuliyinta DKMG Uu Ahaa Qarax Argagixiso Isla Markaana Ay Ka Dambeeyaan Ururka Al Qaacida – Sida Uu Yiri Madaxweynaha, Sidoo Kale Madaxweynaha Wuxuu Intaasi Raaciyey, In Maalinba Maalinta Ka Dambeysa Ay Isa Soo Taryaan Dadka Ajanabi Ah Ee Dhibaatada Ka Geysanaya Dalka – Duulana Ku Soo Qaadeen Dalka Soomaaliya Oo Al Qaacida Ay U Aragto Meel Ay Ka Duuli Karto – Waxa Jirtay Mar La Weydiiyey Joogitanka Ciidamada AMISOM Iyo Waqtigii Loo Kordhiyey Cidamadaasi Wax Uu Madax Weynaha Sheegay In Amisom Ay Lagama Maarman U Tahay Joogitaanka DKMG Soomaalia. Raisal Wasare Sharmarke Dhanka kale Ra’isal Wasaraha DKMG Soomaaliya, Cumar C/Rashiid Sharmarke Oo Maanta Isna Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Nairobi Ayaa Uga Hadly Qaraxii Maanta Lagu Dilay Wasiirka Amniga DKMG Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Iyo Xubno Mas’uuliyiin Ah Oo La Socday Waxaa Uu Ku Eedayey Ra’isil Wasaaraha Qaraxa Ismiidaaminta Ah, In Ay Ka Dambeeyaan Kooxo Ajanabi Ah Oo Ku Sugan Soomaaliya. Sidoo Kale Ra’isil Wasaraha Soomaaliya Waxa Uu Sheegay In Ay Baarayaan Cida Qaraxa Ismiidaaminta Ah Geysatay, Hadii Ay Yihiin Ajanabi Iyo Hadii Ay Yihiin Dadka Soomalida Ah Ee Dalka Dibadiisa Ka Timid, Iyo Hadii Ay Yihiin Kuwa Soomaali Ah Oo Gudaha Jooga. Ra’isal Wasaaraha Waxaa Kaloo Uu Sheegay In Arinkaasi Lagu Uusan Niyad Jabin Doonin Ka Dowlada Ahaan Ayna Iska Difaaci Donaan, Taageerana Ay Weydisanayaan Caalamka Si Falka Noocaas Oo Kale Uusan U Dhicin. Isku Soo Wada Duub Hadalka Labada Mas’uul Ayaa Waxuu Uu Hadalkooda Ku Soo Aadayaa Iyadoo Dowlada KMG Ah, Laba Malin Oo Isku Xigto Laga Dilay Mas’uuliyiin Sar Sare
  4. Originally posted by Jaanjumow: not just reer hiiraan but a lot of somalis are furious. Indeed..!
  5. Originally posted by Shaakirullaah: Allahu akbar, an excellent operation masha Allah! May Allah reward our brother, the courageous and heroic living martyr with Al Firdaws. May Allah kill all apostate traitors by the hands of the mujahidiin, amiin. What have you been drinking?
  6. Originally posted by Libaax-Sankataabte: I take this is the most spectacular act ever engineered by Al-Shabaab. It may or many not be a game changer, but it is just astonishing how these boys planned, measured and executed such precise bombing with minimum damage to their own. The important question is, how will the clans of Hiiran take the loss of three important politicians? LST sxb there is no brilliance planning from their side on the contrary there is the total lackness of awareness from the other side. In Mogadishu the safe heaven is Madaxtooyada where you will see three to four check-points from all entrances. And in areas where there is heavy and dominant presence of AMISOM and government police and army force there is total lackness of security and any individual who is conceding anything can come in - their security threat which they have perceived in their mind is a battalion of wagons with heavily armed and many militants. And it is the same in regions and towns which the Government partially controls. The lack of tight and concentrated security control has given the suiciders the opportunity to plan and fulfill their cowardly act which has caused a devastation both to the community and the government. Al-Shabab are having a weak and may be naive counterpart to match their intelligence skills, but the unfortunate incident of today could be a wake up call. The enemy on the other side is not amateur and they know what they are doing. The question is are you, as a government, ready, willing and want to counter that regardless of the circumstances and the sacrifices. I hope.
  7. Kashafa How dare you call the deceased 'baqti'. War dulli baad tahey dadka aad so xigateyna wey ka dullisanyihiin. And they are not even a fraction of the Somali people. Kashafa mark my words today - your ill-conceived joy at the death of a muslim will be replaced by an utter opposite emotional feeling by the end of all this fiasco. In other words you, and your likes wont be smiling at the end of this Insha Allah
  8. Garyaqaan Insha Allah it will stop There may be worse to come But Insha Allah it will stop - there is always a bitterness path in the strive towards accomplishment.
  9. Originally posted by Kashafa: the baqtification of Mr. Xashi and Mr. Laqanyo. How dare you? And your top quotes are from the likes of you - sick, demented and mentally retarded charecters who joy at the misery of others.
  10. Insha Allah the war will stop..Insha Allah.
  11. Wasiirki Amniga Qaranka - Allah u Naxaristo Ambassaddor Laqanyo Allah u Naxaristo amiin! Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo sheegatay iney ka dambeysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaarajiyey mas’uuliyiin ka tirsan DF Somalia Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage ayaa sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen qaraxii ismidaamiinta ahaa ee barqanimadii maanta lala beegsaday hotel ku yaala magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo ay ku dhinteen illaa 15 ruux oo ay ku jireen mas’uuliyiin ka tirsan DF Somalia oo ay ka mid ahaayeen wasiirkii Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan iyo Danjire C/kariin Faarax Laqanyo. Afhayeenka ayaa intaa ku daray in qaraxaasi uu fuliyey nin ka mid ahaa dagaalyanadooda oo watay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo uu la galay hotel ku yaala magaalada B/weyne oo ay deganayeen masuuliyintaasi geeriyootay wuxuuna ku eedeeyey masuuliyintaasi iey gobolka ku soo hogaaminayeen cadow ah ayna wadeen abaabul dagaal oo iyaga ka dhan ah. “Waxaan ugu bishareyneyna dhamaan umada Soomaaliyeed ee Islaamka ah iyo mujaahidiinta meel kastoo ay joogaan in maanta mujaahid ka tirsan mujaahidiinta uu caalamiya istishaadi ah ku fuliyey kooxo iskugu jirta mas’uuliyiinta Dowlada ridada iyo kuwa nasaara ah oo shir lahaa, waxaana looga taqalusay ILAAHAY uu goobtaas ku halaajiyeyt ninkii wasiirka amniga sheegan iiray iyo nin kale oo ka mid ahaa kuwa ugu sharta badan gobollkaasi” ayuu intaa ku daray Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Max’uud oo la hadlayey qaar ka kid ah warbaahinta magaalada Muqdisho.
  12. Somali minister killed in attack Somalia's security minister has been killed in a suicide bombing at a hotel in Beledweyne, just north of the capital, Mogadishu, the country's information minister and witnesses said. Reports also suggested that the Ethiopian ambassador to Somalia had been killed in the blast on Thursday, along with at least 10 other people. A doctor from a nearby hospital said that most of the dead have been burnt beyond recognition. Omar Hashi Aden, the Somali minister, had moved to Beledweyne at the beginning of June with heavily-armed troops in an attempt to regain territory from fighters of the al-Shabab group. "I am sending condolences to the family of the Security Minister Omar Hashi who was killed in an explosion in Baladwayne," Sharif Ahmed, the president, told reporters. Mohamed Abdi, a shopkeeper near the hotel, said smoke was rising from the building. Hotel Medina, the scene of the blast, is known to be frequented by members of Somalia's government. A senior al-Shabab official had warned after a deadly suicide car bomb attack on police headquarters in Mogadishu on May 25 that there would be more suicide strikes in the near future. Al-Shabab, which Washington claims has ties to al-Qaeda, have vowed to topple the government of Sharif Ahmed, who they consider to be a traitor. Beledweyne is the capital of the central Somalian region of Hiran, which is close to the border with Ethiopia. Somalia has not had an effective government since 1991 when former Mohamed Siad Barre, the former president, was overthrown, plunging the country into chaos.
  13. War deg deg ah: Wasiirka Amniga Qaranka DF Somalia iyo mas’uuliyiin kale oo ku geeriyooday qaraxii Ismidaaminta ah ee ka dhacay magaalada B/weyne Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirka amniga Qaranka DF Somalia Col. Cumar Xaashi Aadan iyo masuuliyiin Kale oo ka tirsan kuwa Midowga Maxaakimta Islaamka ee gobolka Hiiraan ay ku dhinteen qarax ismidaamin ah oo lala beegsaday hotelka Madiina ee magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan oo ay degenaayeen ka dib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey uu nin naftii hure ah la galay hotelkaasi Warkan ayaa waxa bogan waxaa bogan u xaqiijiyey masuuliyiin sare oo ka tirsan DF Somalia oo diiday in magacoodaa la soo xogti kuwaasoo intaa ku daray in sidoo kale dadka dhintay uu ku jiro Danjire C/kariin Faarax Laqanyom oo aha oo ahaa danjira DF Somalia u fadhya dalka K/Afrika iyo weliba madaxa amaanka maamulka islaamiga ah ee magaaladaasi Sheekh Ibraahim Yuusuf waxaana sido la xaqijiyey iney halkaaasi ku dhinten dad aad u fara badan oo ay ka mid ahaayeen ciidamada DF Somalia. Ma jiro ilaa hada war rasmi ah oo DF Somalia hase ahaatee qaraxan ayaa gilgilay magaalada sababayna qasaare balaaran oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad aad u fara badan oo ku sugnaa ilinka hore ee hotelkaasi, kuwaasoo ilaa hadda aan la ogeyn tiradooda saxda ah. dayniilecom@hotmail. com
  14. Wasiirki Amniga Qaranka Cumar xaashi Aadan iyo C/kiriin Laqanyo oo ku geeriyooday Qarax Ismaiidaamin oo ka dhacay Magaalada Baladweyne. Wasiirki Amniga Qaranka - Allah u Naxaristo Ambassaddor Laqanyo Allah u Naxaristo amiin! Shabelle: BALADWEYNE Qarax Ismaiidaamin ah oo ay ku geeriyoodeen dad ay ka mid ahaayeen wasiirka Amniga Qaranka dowladda KMG Cumar Xashi Aadan iyo C/kariin Laqanyo ayaa goordhow ka dhacay Hoteel ku yaala gudaha Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Daqiiqado ka hor ayaa qarax xoogan oo ismiidaamin ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac waxaa uu ka dhacay Hoteelka Madiina ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo ay deganaayeen masuuliyiin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Qaraxa oo si weyn looga maqlay guud ahaa magaalada Baladweyne ayaa waxaa geystay qof naftii hore ahaa,waxaana Hoteelka qaraxa lala eegtay horay ugu soo degay masuuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya oo uu horkacayay Wasiirka Amniga Qaranka dowladda KMG Soomaaliya. Hoteelka la qarxiyay ayaa waxaa deganaa Xubno uu ka mid ahaa duqqii Magaalada Baladweyne Yuusuf Daba Geed iyo safiirka Ethiopia u fadhiyay Soomaaliya C/kiriin Faarax Laqanyo iyo Sidoo kale wasiirka Amniga Qaranka iyadoo ay ku nafwaayeen wasiirka Amniga Qaranka iyo C/kiriin Laqanyo Sida uu Goordhow Shabelle u sheegay Ibraahim Macoow gudoomiyaha Maxkamadaha ee gobolka Hiiraan. Duqqa Magaalada Baladweyne Yuusuf Dabageed oo ka mid ah masuuliyiintii dowladda ee ku sugnaa goobta qaraxa lala eegtay oo goordhow u waramayay Shabelle waxaa uu sheegay in Qaraxa ay geysteen 3-ruux oo saarnaa gaari yar kuwaasi gudaha Hoteelka isku qarxiyay. Waxaa u sidoo kale Sheegay Gabageed in Qaraxu uu sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac fara badan oo soo gaaray Ciidamada Ammaanka magaalada Baladweyne iyo Dad Shacab ah kuwaasi oo uusan carab baabin tiradooda. Qaxara ayaa waxaa la sheegay in uu geystay dhimasho iyo dhaawac dad ku sugnaa Agagaarka Hoteelka iyo gudihiisa inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn tiro ahaan inta ay la egyihiin. Waa ismiidaamintii koowad ee sanadkaani ka dhacda gudaha magaalada Baladweyne iyado aysan jirin cid ilaa iyo iminka sheegatay in ay ka dambaysay qaraxaasi. Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net hadii uu Illaah Insoo Samaxo.
  15. WAR DEG DEG AH: Qarax Is-miidaamin ah oo lala beegsaday Hotel uu Magaalada Beledweyne ka degan yahay Wasiirka Amniga Soomaaliya Khamiis, June 18, 2009(HOL): Waxaa daqiiqado ka hor qarax is-miidaamin ah lala beegsaday Hotel uu Magaalada Beledweyne ka deganaa Wasiirka Amniga Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan. Hotelka Madiina oo ay deganaayeen Wasiirka iyo xubno ka tirsanaa maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa isku qarxiyay qof naftiisa huray oo kaxeynayay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana haatan gubanaya qeybo ka mid ah Hotelka. Lama oga ilaa iyo haatan inta uu la egyahay khasaaraha nafeed ee qaraxan ka dhashay iyo weliba in waxyeello soo gaartay Wasiirka iyo xubnaha kale ee ka tirsan maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan. Ciidamo ka tirsan maamulka Islaamiga ah ee Gobolka Hiiraan ayaa goobta uu qaraxa ka dhacay soo gaaray, waxayna haatan kala eryayaan dad isugu soo xoomay nawaaxiga Hotelka. Wixii khasaare ah ee uu geystay qaraxaas waxaan idiin soo gudbin doonnaa saacadaha soo socda haddii Alle idmo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya It is been reported that the victims of these atrocious suicide bombing were Minister of Security Omar Hashi, Former Ambassador to Addis Laqanyo, and many others that will be revealed in due course. Kuligood Allah uu naxaristo .. amiin!
  16. Ahmdinijad stole an election which he could have won with may be not comfortable majority - but still could have won.
  17. Originally posted by NGONGE: Good stuff. Walle ayantan walagu yaba.....
  18. Taliyihii Ciidanka Boliiska Goboka Banaadir oo ku geeriyooday dagaalka ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir. Ina Lillahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun...! Shabelle: MUQDISHO Saraakiisha ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya ayaa Idaacada Shabelle u shegay in saakay uu geeriyooday Taliyihii ciidamada Booliska dowladda KMG ee gobolka Banaadir Cali Saciid Sheekh Xasan. Taliyaha ayaa waxaa uu ku geeriyooday sida la xaqiijiyay agagaarka Fagaaraha Tarbuunka halkaasi oo ay ka socdeen dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay xoogaga ka soo horjeeda dowladda iyo ciidamada dowladda oo uu qeyb ka mid ah hogaaminayay. Waxaa la sheegay in ay haleeshay rasaas ka mid aheeyd kuwii lagu dagaalamayay,waxaana mayedkiisa laga saaray goobta dagaalku uu ka dhacay sida ay Shabelle u sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ku suganaa halka uu dagaalku ka dhacay ee degmada Hodon. Allah uu naxaristo...amin!
  19. Originally posted by Adam-Zayla: what happened to the other two old parliament buildings xiin? Which other two are you refering to? If you are refering to the two parliament buildings Somalia ever had: This has never been used since 1974 as a parliament and was during the Barre regime 'Maxkamada Degdega' or 'Badbadada' . However since the civil-war it has been ruined beyond recognition. This is how it looks like now. This is the second one : It is the parliament building used since 1974 and untill the demise of Barre's regime. Obviously as you can see it has suffered during the civil war. It is this that will be restored to its previous state and used by the current Parliament of Soamli islamic Government Insha Allah.
  20. Sheekh Hassan Yacquub"Dagaalada Magaalada Muqdisho kasocda waa waajib sida Salaada Cishaha ee aan hada tukaday ay u tahay Faral ayuu dagaalkaasna u yahay Faral. Afhayeenka Maamulka ka arimiya Kismaayo Sheekh xasan Yacquub oo ku guda jira socdaal uu malmahan ku marayay Gobalada dalka qaarkood ayaa haatan socdaal ku jooga Magaalada Muqdisho. Sheekh Yacquub oo soo maray gobalo ay ka mid yihii Jubooyinka Gedo, Bay iyo Bakool haaatana kusugan magaalada muqdisho waxuuna sheekhu ku sheegay socdaalkiisa in uu wado abaabul dagaal uu ku kicinayo dadka dagan Gobalada uu soo maray una sheegayo in ay ka qeyb qaataan olalaha uu ku sheegay Jihaad iyo ashahaado la dirir waa sida uu hadalka u dhigay asagoo caawa u waramayay Idaacada Hornafrik Barnaamij Dhacdooyinka Maanta. Waxoo sidoo kale sheegay in uu Magaalada Muqdisho u yimid si uu u dhiira galiyo Mujaahidiinta una sheegay in ay yihiin kuwa xaqa ku taagan isla markaana kuwa ay ladagaalayaan ay yihiin Gaalo mudana in lala diriro laguna jana tagayo dagaalkooda. Mar la weydiiyay dagaalada ka socday Magaalada Muqdisho sida uu u arko waxuu ku jawaabay Sheekha In uu yahay waajib muqadas ah sida salaada Cishaha uu markaas tukaday oo kale isagoo raaciyay sida uy faral u tahay salaadu ayuu dagaalkaana faral uyahay. Waxuu hada ka hor ku yiri Sheekh yacquub mar sidaan oo kale wareeysi looga qaaday isagoo ku sugan Gedo in ayaga iyo waxii raacsan iyo waxii ku mowqif ah waayeel caruur haween iyo rag in ay yihiin Muminiin inta kasoo hartay oo Soomaali ahna ay ka baxeen diinta in lala dirirana ay banaan tahay. Sheekh Yacquub mar wax laga weydiiyay Dowlada Kenya in ay u hanjabeeyn Maamulkooda ayuu waxuu yiri waa sax hadana waan ku celineynaa hadii ay mar dambe xaduuda aanu wadaagno Ciidan keenaan waan la dagaalami doonaa kamana yeeleyno marmarsiiyo iyo amaan aanu ilaalineyna waxuuna Sheegay in ay ku duuli doonaan daaraha ay ku leeyihiin Caasimada Nairobi oo ah buu yiri halka ay isugu yimaadaan cadawga geeska afrika. Si kastaba ha ahaatee hadalkaan kasoo yeeray sh.xasan yacquub ayaan la ogeyn waxuu kusoo kordhin karo masraxa siyaasada Somalia oo haatan cakiran waloow Sheekh Hassan Yacquub oo ka yimid Gobal nabad ah asal ahaana kasoo jeedo magalada muqdishana hada u joogo in uu sii laba jibaaro dagaalada sida uu ku sheegay wareeysigiisa waxaana la arki doona halka uu hadalkiisa ku dambeeyo sheekha iyagoo mas'uliyiin horay u hadlay ay sheegeyn in aynan aqbali doonin dad ka yimid gobalo kale in ay fidno ka abuuraan magaalada muqdisho. Source
  21. Caught In the War of Mogadishu France24 ayaa warbixin dheer kasoo diyaarisay dagaallada Muqdisho. Barnaamijkan ayaa ku dhex marinaya magaalada Muqdisho isagoo socda 17 daqiiqo. Nin cadaan ah ayaa ku jira oo ah mid ka shaqeeya qufidda bumbooyinka jidka loo dhigo. Waxaa kaloo la wareysanaa Madaxweyne Sh. Shariif. Watch the video below:
  22. Ngonge sxb Somalida waxay tirah 'nin meel uu cadahey meel ka madow' or something like that - since yesterday and over the last couple of months you have labelled President Sharif as an amateur, naive, traitor and any other negative aspect you can throw at him. Fair enough that is your perspective but however it is not fair on the Hon. Sheikh. There are many Solers marauding around as political analysts throwing dirt at the president though we know their reason does not expand more than the fact that it is purely bitterness. What puzzles me out of all the others is why Xaaji Raami. I know he is not an ex cabinet who lost position because of the new dimension , I also know he did not have a wager on another nor interest in any of the political saga in south of the border. I am also certain he is not a newly found Somali intellect who is on hire like the famous Samantar brothers. May be the real reasons will prevail at some stage in the near future and me among many others will be more surprised. Ok, President went to Ethiopia he is a good friend of previous enemies like the CIA and so on. Thus he is a traitor or an amateur who is being used , or much worse he is a wicked politician who will kill his brother in law to get to the helm and stay there. So he is either of the three he can’t be all of them, certainly not. As far as Ethiopians are concerned sxb Ngonge – they are not there and have left the country. Lets be clear on that . This mambo jambo that they are here and there and are present are used by only those who have no other reason but strive on the continuation of the current mayhem. And as I said sometime to you before sxb the primary condition the ARS under Sharif set to engage in a dialogue with the TFG was the timely unconditional and immediate withdrawal of the Ethiopians. And that happened beyond the believe of many , including me Juje. Thus give them that credit. He went to see Zenawi the day after he was elected . So what ? Zenawi is the President of the next door neighbour who we share hatred above anything else and if he can bring that to an end good. But he did not go and see him – like he did not go and pay homage to Zenawi . President Sharif went to Addis for the AU meeting. However can President Sharif go and visit Zenawi if the need arises , YES HE CAN. For heavens sake he is the president of a nation but not the leader of a rag tag army of abu- hebel and abu-hebel.. AMISOM troops are present in Mogadishu and the President along with the rest of government set time for them to be withdrawn , while on the other hand the also met with the society in Mogadishu including elders, Islamic scholars, and many reputed figures who were among those who were opposed to the Djibouti agreement. The core of the meeting was find ways to bring the opposition on board and cease any more armed conflict in the capital and progress from there. If you remember Ngonge sxb during the early weeks when Villa Somalia was being shelled by those who claim to be ‘Soldiers of Allah’ yet their victims are none other than the pious people of Allah SWT. President Sharif ordered AMISOM troops not to retaliate in the assumption and hope of finding a breakthrough . Nothing prevailed, not even an inch of progress was made towards the opposition who had no valid reason against Sharif other than that he was an agent of the enemy. While he was there and asking them to join him in governance, to bring peace to this nation which has known nothing but devastation for many years. But their answer was different and deemed themselves to be righteous and others to be nothing but infidels, including you Ngonge, trust me sxb. Their principle was not that of interests of restoring this nation but making it the base and bunker for religion war against non-believers. Ngonge sxb, President Sharif has offered peace after peace to those who oppose him and the establishment of Somali State, but their rejection was evident in the numerous assassination and assassination attempts made against his cabinet pr those who were aligned with him. He knows first hand the dangers facing the establishment of a Somali State whether now or even after him. He is adamant to fight them to their elimination and eradication of their ill conceived thoughts from the Somali society however much it takes and yes he will use any means of assistance and tools necessary. Whether you call him traitor , amateur , naïve or similar , at least he knows the dangers we are facing and has vowed to challenge them and a man of that character is far beyond than your description. NB: You were complaining of Tube Strike yesterday - well sxb today we have a power problem I hope you will be hasty with your response.