Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Madaafiic ay dad badan ku le'deen oo galabta ku dhacay Cusbitaalka Martiini Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen kadib markii Madfac habow ahaa uu ku habsaday Cusbitaalka Martiino oo xarun u ah Ciidamadii Naafada Xooga dalka. Madfacan oo ahaa mid qasaaro aad u baaxad weyn geystay ayaa ku dhacay meel Kaam aheyd oo ka tirsan Cusbitaalka Martiino, taasoo ka dhigtay in dad fara badan ku waxyeeloobaan xilli dadkaas ay sugayeen Raashinkii Afurka oo loogu qeybianayay Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne C/llaahi Sahal Gardhuub ayaa sheegay in musiibada ka dhacday meesha ay tahay wax dadka dareen murugo leh gelinaya, waxaana uu cadeeyay in shacabka looga baahan yahay inay u gurmadaan. Dadka ku baaba'ay madfacaas ayaa ahaa xaaskii iyo caruurtii Ciidamadii naafowday ee ku dhaawacantay dagaaladii 1977 ee dhex maray Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Madfaca ku dhacay Cusbitaalka Martiini ayaa qeyb ka ahaa tiro Madaafiic oo lagu riday Dekeda Magaalada Muqdisho, waxaana qaarkood oo ahaa kuwo aan gaarin ay sababeen inay dad aan waxba galabsan ku le'daan.
  2. Originally posted by General Duke: ^^^Abdullahi Yusuf controlled more than Villa Somalia. Dadka kale uu sheeg waxaas , aniga ha igu deyiin.
  3. Originally posted by General Duke: ^^^Siyad Barre met RR in the 1980s. Thus its not 40 years. 20 is correct. What about C/llahi Yusuf..?
  4. Ngoonge: Qarax, adeer, qarax. Ma alshabab ba ka nasab fiican? Qarax ban ku edhi.
  5. Originally posted by President Anwar: her is my home STAT FLAG GALMUDUG STAT This is the most ugly piece I have ever seen
  6. Originally posted by Daaradonle: my vote goes to mr Godane, atleast he beleives the unity of somali nation , Silanyo and Riyaale share with him that aspect - it is only they are not open about it. ...and I forgot JB too.....and yes so does Ngonge.
  7. Waamarkii uguhoreysay ee Afur u samayso Soomaalida ku dhaqan Dalka Talyaaniga safaarada soomaliya mudo hatan laga jooga laabatansano lagana fura dalaka tayaaniga ayadoona madxweynayaashii ugu dambeyay eedalka soomara eyna mid koodna ku guuleysan furida safaarada soomaliya arintan ayaa waxaay dhiira galisay soomalida dagan dalka tayaaniga ayaadoona waxbad ugubadali doonta furida safarada Kulanka furitaanka xafalada waxaa kasooqebgalay jalidiyaha soomaliya eedagan dalak talyaaniga iyo uqeebsamaha arimaha afrika eedalak talyaaniga iyo xildibaano kasoda Dowladda KMG ah ee soomaliya Sidookale waxaa halkaasi kahadlay musuliyiin kala socday dowladda Talyaaniga asagoo sheegay in lobahan yahay inlala shaqeeyo mudane nuur xasan xuseen nuuer cade waxna looqabto shabaka soomaaliyeed ee dagan dalak tayaaniga marwaxlaga weydiyay nuur cade sidiiwax looga qabanalaa daka qaxootiaga ah edagan safarada soomali ayaa waxaa uusheegay sida ugu dahqsiyaha badan in wax lagaqabadoona madama hablihii daknaay qunsiliyada somalida ee dhamaantood loosameyyay dib udajiin aygana loo sameendoona dib udajin sidaasina waxaayaray safiika cusub eeloosamaga cabay safarada somaliya Waxaa kaloo halakaasi kadashay marwo xaajiyo xaliimo ookamid aheed ka sooqeb galayaasha furtaanka safarada iyo qunsiliyada soomaliya ayadoona ii sheektay in manta soomaliya ey kabaday agoonimada madaama lafuraya qunsiliyadii soomaliya .
  8. Italian President accepts credentials from Somalia's new Ambassador Hiiraan Online Friday, September 04, 2009 Italian President Mr. Giorgio Napolitano has accepted credentials from Somalia’s new Ambassador Mr. Nur Hasan Hussein (Nur Ade). “The Italian government has welcomed us with respect and the Presidential guard saluted us before the ceremony started” said the Ambassador. When we asked how he feels about the fact that he is the first Somali Ambassador the Italian government accepted with the highest honour since the fall of the former government led by Siad Bare in 1990, he replied that he feels honoured and that he is delighted that the two friendly countries have re-established their historic relationship. Ambassador Nur Ade will be the Somali Ambassador to Italy as well as Somalia’s representative to the EU. After the ceremony, the new Ambassador met with the Somali community in Italy. The meeting was a celebration for the opening of Somalia’s Embassy in Italy after 19 years. Italy colonized southern Somalia and has always kept close relationship with Somalia. It continues to follow closely the situation in Somalia. Italy is also usually the EU contact for Somalia and various Somali governments consult with Italian government. Ambassador Nur Ade was the interim PM of the former TFG of Somalia led by President Abdullahi Yusuf and was instrumental in the negotiations between Islamic insurgents and the former TFG which led to the election of the current President Sheik Sharif Sheik Hassan, an Islamic scholar and former leader of the Union of Islamic Courts.
  9. Originally posted by Che -Guevara: ^So you are saying, he's opportunist Bisinka war hedhe I did not say that .
  10. JB is a proud UCID member and a sympathizer with Kulmiye, and also a vivid supporter of UDUB. He is everywhere.
  11. Originally posted by NGONGE: ^^ Qarax, adeer, qarax. Ma alshabab ba ka nasab fiican? Qarax ban ku edhi. Looooooooooooooooooo oooooool..!!!! Balayo ku qarxisey
  12. Originally posted by General Duke: What city are you from because you are not a Puntlader? War adiga naag lala qabo maad tahey - why the hell do you care where he is from. The guy is presenting arguments points on the basis that these are not new ones but rather recycled ones. If you cannot counter his claims then shut your bloody gob . Why do you care where he is from.....Uuuuf!
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Prof. Gandhi and Dr. Mohamed Abbas maxay isu yihiin tolow ,,,, Jaale Liiqayena maxay uu yihiin?
  14. Originally posted by Jacaylbaro: Bring it on boy .............. let's see what u got here you bloody vampire. Dey he hadu cabsi bilabey - war wax ku sosocda malahe dhexda dhuqso...
  15. Originally posted by General Duke: ^^^Adeer as you did in London go tell old ladies tales. This topic is an important one. The crimes committed by the USC, even against members of the “Mogadishu society” should not be brushed under the carpet. It’s unhealthy especially for the people of Mogadishu. They were crimes of *********; however we still have the scars and the likes of Yusuf IndaCade the offspring of Aydeed’s insanity & Xasan Dahir’s fakery. Keep working on it sxb you are getting there.
  16. Originally posted by General Duke: ^^^Two supporters of Aydeed, and the clueless warlords are giving lectures? Its ammusing indeed. Adeer the failed policies of the USC is evident today, Juje can see it outside his windows. Maxan ku sheegey Abwaan..
  17. Xoogaga Mucaaradka oo kala jaray Wadooyinka Istiraatiijiga Muqdisho, kana sameystay dhufeyso adag Xoogaga Mucaaradka ayaa bilaabay inay kala jareen wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho,iyagoo qeybaha ay kaga sugan yihiin ka sameeyay Qad cagaaran oo la mid ah kan Dowladda sameystay. Wadooyinka istiraatiijiga ah, isla markaana muhiim u ahaa isu socodka gaadiidka ayaa la sheegay inay ka sameysteen Dhufeysyo, kadib markii ay qodeen dhulka Laamigiina meesha ka saaray. Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah Xoogagan ku kacsan Dowladda ayaa dhulka u qoday inta u dhaxeysa Wasaarada Gaashaandhiga iyo Kulyadii Jaalle Siyaad oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada AMISOM, waxaana ay kaga gol lahaayeen in aan loogu soo gudbin. Wadada Warshadaha oo ka mid ah wadooyinka istiraatiijiga ayaa Xoogaga dhinaca soo aada Kulyada Jaalle siyaad ay dhulka u faageen, taasoo ay adag tahay in gaari uu maro, waxaana ay gudaha u sameeyeen dhufeyso difaac dhigid ah. Tan iyo markii Ciidamada AMISOM bishii la soo dhaafay ay sahan ku tageen Wadada dheer ee Warshadaha, gaar ahaan wasaaradii gaashaandhiga, Xaruntii Xisbiga, ilaa Isbartiibada ayaa waxaa isa soo taraya qorshe ku aadanaa in Ciidamada halkaas fariisimo ka sameysan rabaan. Sidoo kale waxaa Xoogagan kala jareen wadada bartamaha ka marta Tarbuunka ee ka timaada dhinaca Isgoyska KM4, halkaasoo dhagxaan ku gooyeen, ayna dhulka hoos u sii faageen. Tallaabadan ayaa u muuqata mid Xoogaga Mucaaradka ku kala jarayaan magaalada inteeda kale qeybta ay kaga sugan yihiin si ay ugu sii neegaadaan, waxaana wali isa soo taraya goobaha ay sii qodanayaan oo ahaa wadooyinkii faras magaalaha iyo bilicda lahaa. Ma ahan markii u horeysay ee tallaabooyinkan ay qaadaan Xoogaga ka soo horjeeda Dowladda waxay aheyd sanadkii 2007-dii xilligii ay dalka joogeen Ciidamadii Ethiopian oo sidan oo kale ay jidadka u qoteen taasoo aanay hor istaagin in Ethiopiankii ay saldhigyo ka sameystaan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  18. Originally posted by Fabregas: opportunism? lol. Loooool! They noticed an opening in there.
  19. Abwaan nimankan dharka so bedeshey yesan ku warerin.
  20. Amiirka Al-shabaab Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo ka hadley Somaliland. Amiirka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaabul Mujaahidiin Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo fariin cod ah soo gaarsiiyay Saxaafadda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu uga hadlay Xaaladaha Amaan, Dhaqaale, Siyaasadeed & Maamul ee Somaliland. Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr, waxa uu sheegay 18 Sano ka dib Shacabka Somaliland, wax hormar ah oo lataaban karo inaaney gaarin, ayna la degeen Maamulo xun oo dhinac walba ka cunaqabateeyay. Dhaqaalihii wadanka ayuu ku ku sheegay Hadalkiisa in loo gacangeliyay Shisheeye, sida Xoolihii Noolahaa oo loo xanibay Ganacsade Shishee iyo Dekeda Ber-bera oo iyana Shisheege loo gacan geliyay. Shaqo la’aan baahsan oo ka jirta Wadanka ayuu sidoo kale ka hadley Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr, waxa uuna sheegay dhalintu inay arintaa daraadeed Tabriib ku dhamaadeen. Inta yar ee la shaqaaleysiiyay Shacabka laga dhigey Dhar-cad. Xidhiidhka Maamulka Rayaale & Itoobiya ka dhaxeeya ayuu sidoo kale ka hadley, waxa uuna arintaa ku tilmaamey mid khatar weyn oo dhan walba ah dalka iyo dadkaba ku ah. Fariinta Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr ayaa sidoo kale xambaarsaneyn fariin u shacabka Somaliland kula hadlayay, waxa uuna kula taliyay Dhaqan gelinta Shareecada Islaamka inay u istaagaan kana tashadaan Maamul uu ku tilmaamey dhuuniqaatayaal danahooda mooyaani cidkale aan dan ka laheyn. Culimada iyo waxgaradka ayuu sidoo kale la hadley waxa uuna kula taliyay inay u istaagaan hanuuninta, wanaajinta iyo badbaadinta Shacabka, Cilmigoodana uga faa’iideeyaan. Dhalinyarta ayuu sidoo kale Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr la hadley waxa uuna kula taliyay inay dowrkooda badbaadinta Umada uga aadan u istaagaan. Ugu danbeyntii Shacabka ayuu si guud ula hadley waxa uuna ugu baaqey inaaney soo dhaweysan Itoobiya iyo wax la hal maala, guryahooda ayna ka kireynin kana agdhaawin meel ay joogaan. Fariintan uu Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr u dirtey Maamulka Somaliland oo noqoneysa tii ugu horeysay, iyada oo cod ahna laga sii daayay qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho, ayaanu jirin hadal jawaab u ah oo ilaa iyo hadda ka soo baxey dhanka Maamulka Somaliland. www.somalimirror.com
  21. "Far iyo meel bugtaa is og" or something like that - by different I meant in terms of their principles and point of view . The thought that they could be the same never crossed my mind until now.
  22. Originally posted by MoonLight1: Dukey Ina Gaweto was trying to full fill your shoes as best as he could for the last few days, wlcm back. What makes you think they are different?