Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Madaxda sare ee dawladda oo ku heshiiyay in la soo dhiso xukuumad cusub oo ka madax banaan golaha baarlamanka. Baydhabo:-Madaxda sare ee dawladda ayaa maanta uga warbixiyay golaha baarlamanka heshiiskii ay ka soo shaqeysay dawladda Ethiopia oo ay gaareen 3daasi masuul, kadib markii golaha baarlamanka maanta uu kulan ku yeeshay xarunta ADC. Madaxweynaha dawladda kmg C/llaahi Yuusuf Axmed oo khudbad dheer ka jeediyay baarlamanka hortiisa ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in la soo dhiso xukuumad kooban oo ka madax banaan golaha baarlamanka, isagoo xusay in xukuumada soo socota laga soo dhisi doono baarlamanka ka banaanka. “hadaad ahaydeen laba baarlamaaan, maanta waxaa la idiin gartay in aan noqotaan xukuumad kooban iyo baarlamankii oo badan, laba baarlamaan oo isla eg baan noqonay oo qolo walba ayadaa isku codeysay sidaasi ayay wax u dhaceen†ayuu yiri C/llaahi Yuusuf. “dawladii hore wey baxaysaa ra’iisal wasaaraha baa haraya, waxa ayna noqonaysa xukuumada lasoo dhisaya mid ku kooban 31 wasiir†ayuu sii raaciyay. Madaxweyne Yuusuf, guddoomiye Shariif Xasan iyo ra’iisal wasaare Geedi ayaa ka hor akhriyay baarlamanka hortiisa waxyaabihii ay ku heshiiyeen, waxaana ka mid ahaa waxyaabihii ay ku heshiiyeen. 1) In la rido xukuumada Cali Maxamed Geedi, balse laga soo reebo ra’iisal wasaraha oo qura. 2) In xukuumada la soo dhisayo ay noqoto mid laga soo dhiso golaha baarlamanka ka banaanka. 3) In xukuumadu ay ku koobnaato 31 wasiir iyo ku xigeenadooda. 4) In xukuumada muddo 10 maalmood ah lagu soo dhiso Xildhibaanada baarlamanka ayaa si diiran u soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen madaxda sare ee dawlada, waxa uuna madaxweynaha ka codsaday ra’iisal wasaare Geedi in uu soo magacaabo aqoonyahano iyo shaqsiyaad gudan kara waajibaadka saran. Heshiiskan ay gaareen madaxda sare ee dawladda ayaa waxaa ka soo shaqeysay dawlada Ethiopia oo wafdi heer sare ah u soo dirtay magaalada Baydhabo, kaasi oo ku guulaystay in uu dhameeyo khilaafkii wiiqay dawladda cagaha badan aan ku taagneyn.
  2. Originally posted by Rahima: it’s possible that the ICU shaykhs/members may have points which they disagree on (it is natural, even the saxaba did not agree on everything), Now they are compared to the saxaba is it? What next I wonder.
  3. Originally posted by xiinfaniin: Go to Khartoum and negotiate, I say. I think that will be fair stance looking at it from one angle. Negotiation is fair and that is what and why this TFG has been set up for to reconcile Somalis. The question will be which part of the 4.5 will the ICU represent. After all that has been the denominating factor of Somali reconciliation platform. I assume everything will be put out of proportion and enrage the individuals who are today queing to resign in hope of paralysing the TFG government, once the ICU puts forward its demands in a negotiating table.
  4. Somalida waxay ku maahmaahda 'miro gundiga kugu jira kuwa geed saran loma dadsho'...I hope I said it correctly. Anyways guys I can see your ill feelings towards the TFG, but bear in mind that is the closest we have to a fairer governing. Democracy and transparency at its clearest and best. The day when members of the ICU start a motioin to register their disgust with Sharif Ahmed or Hassan Dahir is when I can say the ICU are somewhere near the TFG. That is my take of democracy between ICU and TFG. On the other hand I keep raising this point but no one seems to bother to notice it. TFG is a united Somali clans while the ICU is a single clan of Somalia. Thus what is the negotiating factor amid these two entities. In other words ICU have taken over the power seat of Qanyare, Sudi, Catto, Xaran-ku-naax, Maxamed Dhere (this affects Geedi's position) and Hussein Aideed. Hence shouldn't the ICU only be expected to fill these positions or do they want more? The point that they pacified Mogadishu is irrelevant cause they have doen something they should have done or their brethens should have done, simply cause it was a mess created by them before. The dismantling of TFG on the assumption of negotiating with the ICU for a broader agreement is short sighted vision if not a grave mis-calculation.
  5. Originally posted by Paragon: Juje, adiga sxb oilyada iyo biyihaa iskaga kaa qasmey. You didn't even come close to comprehending what is being discussed sxb. I wish I could say the same of you, but I cant, cause I will be over estimating you if I did.
  6. Are you serious sxb? Do you honestly believe he is no important when dealing with the ICU? Ok I will give you in your own time to find out this.
  7. ^^Sxb I have asked you before and you did not answer, let me try again. Do you think Hassan Dahir wants to be a sub-ordinate in a government led by C/llahi Yusuf?
  8. A very serious mistake and a grave mis-calculation by the President and Sharif. I'm sure they will come to regret it once they realise that this ICU are not only after negotiating with the TFG.
  9. Originally posted by Paragon: Duke, for the TFG to relocate to Mogadishu it must get rid of the President and the PM. I think I should thank Duke for opening can of worms in here, may be next time he will be calculative in his posts as he is widely known for. Ok to the point Paragon. Let me remind you that both the Head of state and the PM were elected by a legislative council (namely the Parliament) that is made up of warlords, tribal elders, civil leaders and other public serving organisation in Somalia. Your Hassan Dahir Aweys, Sheikh Sharif, Balayo Indhocadde and the many Abu+ you have in ICU council were never elected except by their cronies who themselves were Morayans but lost out in the share in Nairobi. The Head of the State and the PM are a result of hard laboring, concrete reconciliation process between the whole of Somali clans that lasted for over two years. Now if you want us to throw down the drain this hard achieved status cause a couple of wadaad hoodlums in Mogadishu you have something else coming. You say Mogadishu is safe and peace, good. Well, hello, the whole of Puntland, Somaliland and most others parts of Somalia were safe, prospering and in stability for over ten years while the newly found Abu+ were terrorising human beings in Mogadishu . This notion that Mogadishu is safe and thus the government should concede to the ICU is totally absurd. So because of this I bet you want to replace Hassan Dahir Aweys with President C/llahi Yusuf and Sheikh Sharif with PM Geedi. And while you are it lets disband the whole Parliament and form a new one from the ICU. Come to think of it 80% of the Somali clans are not part of the ICU, so what do we do then, I wonder. Anymore ideas guys????
  10. Duke the whole of Somalia does not centre around Mogadishu. Mogadishu was not safe before due to conflicts among one of the major clans in Somalia, it is safe now cause of an uprising within it and for the better, Alxamdulillah. Now to say they have sorted themselves does mean that the rest of the somali clans have to sit around them and be dictated. There has to be a reconciling factor and that is the TFG formed in Nairobi. Thus the ICU has to recede to this entity if it is genuine in its intention. If we are to follow as you are saying it means that the TFG should disperse and its members integrate to the ICU. That my friend is illogical, the vice versa is logical. The ICU should come clean and state its position in Somali politics, and they should bear in mind it is not representative of the whole of Somalia. And Mogadishu alone is not Somalia. The legal gfovernment that exists in Somalia today and that has the support of whole of Somalia is the TFG, it may be weak but it is certainly not irrelevant.
  11. Originally posted by Rahima: [ Morons are incapable of purifying or making sound judgement. Fair comment......I hope you could say that of all of them.
  12. ^^I think this sort of killing has the imprints of A/Y brutalities as well as the warlords he harbored in Baydhabo, like Qeybdiid and Qanyare. Who else could go and do such things with sane mind? I dont want to go down that line with your malnourished mind, but since you are at it ponder whether it could have been done by those who are very skillful in individual assasination, like those of the numerous Somali army and police officers and intellectuals in Xamar. You think dadka in ay dhohan yihiin warya, just dont talk about political assasination while u support the ICU..
  13. ^^^ Iyo Originally posted by Alle-ubaahne: Malaga yaabaa iney dileen Amxaaradii joogtay Baydhabo? Fadlan reer ICU xaq dhowra asluubta hadalka, ninkan wuxuu dhintey sacado ka hor (Allah uu naxariste), waxaa idin banan oo keliya qashuuc iyo tacsiyeen. Intaas wixii dher wa fidno iyo qalalas. Ukadsha halke u horbodeysan, mise idinka aya wax isku og.
  14. Originally posted by NGONGE: They're very helpful those mullahs. Loooooooooooooooool! So you noticed he... They are very helpful, caring, understanding and firm and extreme in their believe but they lack 'hal-abuur' which makes their help irrelevant.
  15. ^^Balayo kula talisey...!
  16. Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha fedaraalka C/lla Deerow Isxaaq oo maanta lagu dilay magaalada Baydhabo Baydhabo:-Wasiirka dastuurka iyo arrimaha fedaraalka Cabdalla Deerow ***** ayaa maanta lagu dilay magaalada Baydhabo, kadib markii dabley hubeysan ay rasaas ooda uga qaadeen wasiirka oo ka soo baxay masjid ku yaalla magaalada Baydhabo oo uu ku soo tukaday salaadii jimcaha. Lama garanayo sababaha rasmiga ah ee loo dilay wasiirka hayeeshee wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in nin da'diisa lagu qiyaasay 20 jir ah, kuna hubeysnaa bastoolad oo xirnaa dareeska ciidamada booliska uu toogtay wasiirka oo ka soo baxay masjid ku yaalla kasoo horjeedka hoyga uu ka degan yahay magaalada Baydhabo , ayadoo xiliga la toogtay wasiirka ay goobtu ahayd mid ciriiri ah oo dadka ay ka soo baxeen masjidka. Cabdalla Deerow ayaa loo la cararay cusbitalka Daaru Shifaa ee magaalada Baydhabo, hayeeshee wasiirka waxa uu ku geeriyooday cusbitalka maadaama rasaastu ay kaga dhacday laabta. Xiisad iyo jahwareer ayaa ka taagan magaalada Baydhabo waxaana lagu soo warramayaa in jawiga magaalada uu kacsan yahay, ayadoo xildhibaanada baarlamanka iyo masuuliyiinta dawladda ee aan ka soo jeedin beelaha D&M ay ka baqayaan dibada in ay u soo baxaan sababo dhinaca amniga ah, waxaana ku sugan hoyga Cabdalla Deerow xildhibaano ay ka mid yihiin Xuseen Afaraale, C/llaahi Black iyo Kiish Buur. Ciidamada booliska ayaa heegan buuxa la galiyay, waxaana lagu soo warramayaa in ciidamo aad u fara badan la soo dhigay hoyga uu deganaan jiray wasiirka oo maydkiisa la dhigay kadib markii maydkiisa laga soo saaray cusbitalka Daaru Shifaa. Habeen hore ayay ahayd markii guddoomiyaha guddiga dastuurka baarlamanka xildhibaan Axmed Ibrahim lagu dhaawacay magaalada Baydhabo, taasi oo keentay in dhaawaciisa loo qaado magaalada Nairobi kadib markii dhaawac culus uu ka soo gaaray tacshiiradii la huwiyay. Cabdalla Deerow oo ka tirsanaa labada gole ee dawladda ayaa guddoomiye baarlamaan ka soo noqday dawladdii lagu soo dhisay dalka Djabouti ee uu madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad Xasan, waxa uuna ka mid ahaa Deerow raga ku dhaw dhaw madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo door weyn ka ciyaaray soo afjarida isku dhacyadii goballada Bay iyo Bakool ku dhex maray maleeshiyaadka beelaha Digil iyo Mirifle iyo ciidamada madaxtooyada. Halgan.net C/Qaadir Osman Muqdisho
  17. War Deg Deg ah : Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deerow ***** oo Wax yar kahor ku geeriyooday Magaalada Baydhabo kadib markii rasaas uu ku furay Maleeshiyo aan lagaran Xilli uu kasoo baxay Masjid uu ku tukaday Salaadda Jimcaha, waxaana Meydkiisa Iminka laga bixiya Isbitalka Daaru Shifaa ee Magaalada Baydhabo. Allaha u Naxariito C/llaahi Deerow, Faah Faahin lasoco Dhowaan. Source
  18. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Cabdalla Deerow ...Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka News just coming in from Baydhabo state that the former Parliament Speaker in TNG era and currently a member of Parliament Derow was shot and killed by uknown assailant as he came out of the Mosque after Friday prayers. Will bring further news as they develop...
  19. Originally posted by Ahmed_Guree: I would blame C/Yussuf indirectly coz if the ICU were to boot out Indhocadhe he would be warmly welcomed by C/Yussuf and it would tuun out that he would use an alliance of Warlords to fight ICU. Do youy actually believe that the two ,ICU and Balayo Indhacade, are two different factions?
  20. Originally posted by Xoogsade: You can't ask people to not fight for their right just because others in relation to them have wronged people. Who isn't a victim of these clan wars driven by faithless men? That is what differ in widayo. I on the contrary believe it is very same people who have wronged people who are now wearing the ICU uniform. Kheyr walal Inshallah
  21. Originally posted by Xoogsade: Ilaahay haku caafiyo runtii qalbigaa ka jirran tahay. Widayo waku mahadsantahey ducadada lakiin ani ma buko, kuwaan aad shegeysiid in ay Xamar ku la xirxirnayeen horta ma is warsatey , marki hore reer Xamar mey ahayeen. Ileen Xamar wala wada jogey wana la wada degena wax is heystona ma jiriin. Mugo iyaga le keney in Xamar qaad cagaran lagu dhex subiyo, in la isku dagalo Xamar dhexdisa, in dadki Xamar degena ay qaxaan intaas oo dhan iyaga a u sabab aha. Marka kuwi aa heshiyay maba xume maxay ku heshiyeen aa sual ah. Guriga ay degan yihiin iyaga malaha, beerta xolaha laga so qadanayo iyaga malaha, talada Xamar iyo agagarkeeda iyaga malaha, se uu dhehe waa heshiyeen saxiibo, ii sheeg bo. Warya jardinoyinki a la degen yahey, qaburi aa la dhistey, ceel aa laga qodey bosanero agteeda intaas oo dhan kuwi sameyay aa heshiyay ma mantey dawo noga dhige, markaas aa aniga ii dhehe waa bukta. Gabdhaheni aa afar afar xaran lagu qaba, markasa ii dhehe wala heshiyay waa bugta. Marna USC aan ahey igu so gal marna Maxkamo Islami aan ahey igu so gal widayo , hadi heshiseen idinka la heshiyay, ani waxan gambar gaban ugu fadhiya dowlaad soomali ah oo cadalaad ah oo lo dhan yahey. Wa buka benta mahiin, waxaan la buka namar,xatoy, kufsi, dhac , boob, xoogsheegasho oo adiga aad ii geysatey welina aad igu wadiid ado sheeganayo Maxakamo Islaan, Ar Illah maka cabsatiino wala dhiman meshane.
  22. Widayo you dont know what is in Xamar, do you?
  23. Duke I thought you were older than me and thus have some experience in Somali politics, I obviously over estimated you. Widayo I think you agree with me that any somali politics is tribally based whether in TFG or ICU, right? Now sxb ICU claim to be in an umbrella of relgious courts yet divided into clans. But it is well known secret who the over whelming dominant clan in the ICU is , right? So, Qanyare, Muse Sudi, Botan Cisse, Maxamed Dhere, Bashir Rage, Abdirashid Iley, Abdi Qeybdiid, however much warlords they are they at least have a following and control among their clans. If they can prove to the rest of their clans that they can get a better share of the cake in the TFG rather than the ICU you will be minimising the general support and momuntum one the ICU gathered in a short period. I think that is the chess move C/llahi Yusuf is playing for, to make the TFG more stronger nationally and prove that ICU is balayoi Indhacadde, Sheikh Aweys ,et al. Odeyga jarta wu yaqaan widayo fursaad si.