Juje
Nomads-
Content Count
2,791 -
Joined
-
Last visited
About Juje
-
Rank
Waxgarad
-
The Big Day for Somaliland: The Inaguration of the New President + Pics
Juje replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by NGONGE: This is what I call monumental achievement anyone else who sees it otherwise is pure xasiid. -
Neighbouring countries attending the inauguration of S/lands president PICS
Juje replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland does not need State visits to proof its monumental achievement. -
Maamul cusub oo loo magacaabay G/Banaadir Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweeynaha Jamhuuriyaha Soomaaliya ayaa Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho loogu Magacaabay Maxamed Axmed Tarsan iyadoo Munaasabad Balaaran oo uu xilka kula wareegayay ay maanta ka dhacday Xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo si heer sare ah loo soo agaasimamay ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG ah ee Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Sh.C/qaadir Cali Cumar, Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisoow,Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir, Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolka iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi. Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Eng C/risaaq Maxamed Nuur ayaa si kalsooni leh xilka ugu wareejiyay Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Nuur Tarsan. Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Tarsan ayaa ugu horeeyn u mahadceliyay Gudoomiyihii hore ee G/Banaadir, waxa uuna ku amaanay howshii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay mudadii uu xilka hayay, waxa uuna Gudoomiyaha cusub balanqaaday in uu dardar gelin doono howlaha maamulka Gobolka Banaadir. Xilwareejintan ayaa ka danbeeysay kadib markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweeynaha jamhuuriyada Soomaaliya, gudoomiyaha Gobolka Banaadit ahna duqa magaalada Muqdisho loogu magacaabay Maxamed Axmed Tarsan kadib markii sida wareegtada lagu xusay uu Madaxweeynuhu arkay baahida loo qabo in isbedel lagu sameeyo maamulka G/banaadir isla markaana uu Madaxweeynuhu tixgeliyay soo jeedinta R/wasaaraha Soomaaliya iyo wasiirka arimaha Gudaha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya, waxaana la faray gudoomiyaha cusub in uu howshiisa u guto si firfircoon oo wadaniyadi ku jirto.
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Cumar "buudh". Strange how that made you smile ... you have been noticed Libax
-
Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Xukuumadda KMG ee Soomaaliya. Afhayeenka Xukuumadda C/qaadir Walaayo ayaa warbaahinta u aqriyay liiska wasiirada oo u qornaa sidatan:- R/wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Sh Aadan Maxamed Nuur (Madooobe). R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kalluumeysiga iyo kheraadka badda. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi). R/wasaare ku xigeenka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka. C/waaxid Cilmi Goonjeex. Wasaaradda Garsoorka iyo caddaaladda. C/kariim Axmed Cali. Wasaaradda arrimaha dibadda Yuusuf Xsan Ibraahin dheeg. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sh. C/qaadir cali Cumar. Wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi. Wasaaradda Amniga Qaranka Axmed C/salaam xaaji Aadan. Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mustaf Sh Cali dhuxuloow. Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane. Wasaaradda Haweenka iyo aerr. Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh. Wasaaradda xanaanada Xoolaha C/casiis Lafta Gareen. Wasaaradda dastuurka iyo arr. Federaalka Madoobe Nuunoow. Wasaaradda beeraha beeraha. Maxamed Ibrqaahin xaabsade. Wasaaradda hantida qaranka iyo qalabeynta maxamed Mursal. Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Cali Axmed (Jingili). Wasaaradda dhaqancelinta iyo arrimaha bulshada. Prof. maxamed cumar Dalxa. Wasaaradda gargaarka aadamiga. Maxamud Cabdi Ibraahin (Garweyne). Wasaaradda warfaafinta. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow). Wasaaradda Cilmi barista iyo technology-yada Maxamed cali Xagaa. Wasaaradda macdanta iyo biyaha Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Wasaaradda dib-u-dhiska Xuseen Ceelaabe faahiye. Wasaaradda dalxiiska iyo duur joogta C/laahi Yuusuf Cigaal. Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maxamed cabdi Xayir Maareeye. Wasaaradda Caafimaadka. Maxamuud Jirde Xuseen. Wasaaradda tamarta iyo shidaalka C/raxmaan Jaamac. Wasaaradda Boostda iyo isgaarsiinta C/risaaq jurille. Wasaaradda jaaliydaha C/laahi Axmed c/lle Azhari. Wasaaradda ganacsiga C/rashiid Maxamed Cirro. Wasaaradda howlaha guud iyo griyeynta Yuusuf Geelle Ugaas. Wasaaradda warshadaha C/lla Boos Axmed. Wasaaradda Bay’ada iyo dhirta Burci maxamed xamza. Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ispoortiga Qadiijo maxamed diiriye. Wasaaradda Hormarinta reer Miyiga. Maxamed Cabdi Yuusuf. Wasaaradda waxbarashda iyo barbaarinta C/nuur Macalin Maxamuud. Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta Sh Nuur Cali Aadan. Wasaaradda dib-u-heshiisiinta Xuseen Warsame samatar. Wasaaradda Lacagta C/laahi Maxamed cali (sanbaloolshe). Wasaaradda hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar cali Rooble.
-
The Somaliland people go to the ballot box on a historical day Pics
Juje replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Dhagax-Tuur: I am not from this part of the country, but you can not imagine how proud I feel to see this happening in our country. Even though, the area and admin have their flaws, this is wonderful. Long may it continue. I concur -
Originally posted by Che -Guevara: ^In what world do you live in? I believe same as the kitten in his signature. Libaahe development for the central regions particularly Galmudug and k5. this had me rolling
-
Originally posted by Jacaylbaro: Recognition of course ,,,,,,,,,,,, Indeed, and the rest are scaling the heights of apathy if that will make you contend.
-
Originally posted by Jacaylbaro: It is not a Chocolate cake sold by Mubarak Supermarket ,,,, It is politics, it is a long process. But we're getting closer each day. What are you getting closer to sxb 'recognition' or to the extinction of Somali State?
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote: Is that what Somaliland depends on, the misery of the rest of Somalia? Not exactly ,,, sadly it is the reality ,, t At least your honest JB unlike Ood. But tell me sxb much of Somalia has been in turmoil in the last two decades what has been keeping you from attaining recognition then?
-
Originally posted by Jacaylbaro: Is that what Somaliland depends on, the misery of the rest of Somalia?
-
Ina Lillahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun Allah u Naxaristo dhaman ehelediisa samir iyo iman Allah ka siiyo...amiin!
-
Originally posted by Oodweyne: sorry saga of diaspora-based Somalis, with their perpetual back-and-forth run to Somalia. ood without any shred of hesitation I say you are right in this assumptions - even me included.