Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,588
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. fuundi=brick layer wastaad? Har-ti in english? Geeljire don't answer
  2. Chainsaw aka alwaaxdile matoor saaran P.S. Naaftada qaali waaye noh...who needs chainsaw
  3. MMA....Ragaan anagaa uma sacab tumayno one time or another. I guess every nation gets the leaders it deserves.
  4. That was beautiful!
  5. Africa has two new billionaires on the block, both of whom are black. web page Not quite up there,but its good start
  6. Ciidamada Itoobiya oo toogtay wiil dhalinyaro ah-meydka wiilkaas oo weli goobta yaal Warkii 06-Mar-2008 iyo Qormadii: afnugaalnews Ciidamada Itoobiya ee fariisinka ka dhigtay wadada 30-ka aya toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah agagaarka isgoyska Al-baraka ee magaalada Muqdisho. Wiilkaan dhalinyarada ah oo weli meydikiisa uu yaalo goobtii ay cadowgu ku dileen ayaa la sheegay in ay ka muuqato rasaas ay la beegsadeen ciidamada Ethiopianku, waxaana ehelada wiilkaas dhalinyarada ah u suura geli la in ay qaatan meydka wiilkooda si ay u asturaan. Ehelada wiilka dhalinyarada ah ayaa la sheegayaa in ay joogaan meel ku dhow halka ay wiilkooda ku dileen ciidamada Itoobiya, waxaana dhowr mar oo ay damceen in ay qaadaan ay Ethiopianku huwiyeen tacshiirad xooggan taas oo sababtay in eheladu ay dib u laabtan iyagoo ka baqaya in khasaare ka soo gaaro tacshiiradda arxan-darrada ah ee ay ku furayaan Ciidamada Ethiopianku. Ciidamada ayaaa si arxan darro ah u toogasho ugu dila shacabka Soomaaliyeed ee xoogga ay ku qabsadeen, waxaana xarumaha ay saldhigyada ka dhigteen badanaa lagu arkaa meydadka shacab Soomaaliyeed oo ay toogteen ciidamada Ethiopianku. Maalintii shalay ayey aheyd markii la aruuriyey meydadka dad badan oo hareeraha wadada 30-ka yaalay muddo ka badan todobaad kuwaas oo jirkoodu uu is badalay qaarkoodna ay waxayan ku mamay dadka hilibkooda aay cuneen.
  7. Shortly after marriage, I realised that Shahin was very cheap," she told the newspaper. "He even refused to pay for my coffee if we went to a cafe or restaurant." But the judge rejected Shahin's pleas and ordered his $64,000 (£33,000) flat to be confiscated until he has bought them all. web page
  8. ^There seems some pattern here. :cool:
  9. ^^pm MMA Or hadii kale "U codeeya Ken Livingston Dooroshoonyinka kowda Maayo ee magaalada landhan" P.S. Hadii kale waa la idin tarxiilaa.
  10. Che -Guevara

    Sushi

    ^Try a squid preferably a fried one first, then a life one dipped in sauce. Of course, there is slight chance you might choke on it
  11. ^Maybe sell to some people that are into necrophilia
  12. ^She is just someone's helper unless she owns the place or she is richard bronson's chick. Still she can associate whoever she wants or conduct herself whatever way she likes.
  13. People, if Cl doesn't wanna talk to Somali or Security guard, it is her prerogative. P.S. I like talking to homeless people, I mean once you got past da odor. So far I have meet a former Harvard professor, Of course alot of Vietnam vets, and black panther. PSS...I met few English women yesterday. Heavens these women are ugly. I get the feeling England is leprecon colony
  14. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baarlamaanka Soomaaliya ka hor sheegay in uusan jirin Khilaaf u dhaxeeya isaga iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde Khamiis, February 28, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta khudbad u jeediyay Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in uusan jirin khilaaf u dhaxeeya isaga iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde. “Waxay ila tahay in aad beryahan maqleyseen madaxa ayaa la iskula jiraa iyo wax baa qariban, hadde waxaan idiin sheegayaa in hadalkaas uu la mid yahay hadalkii la sheegi jiray markii aan xanuunsanayay ee aan maqnaa”ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo Xildhibaannada Baarlamaanka u sheegay in ay hadalkaas ka dhigaan mid aan wax ka soo qaad lahayn. Intaas kadib madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa uu ka hadlay waxyaabihii ay qabatay Dowladda Federaalka iyo waxyaabaha u harsan in ay qabato, wuxuuna sheegay in waxqabadka Dowladda laga sheegi karo kaliya sida uu u yiri uu yahay in ay jebisay Maxkamadihii Islaamka, in ay shir dib u heshiisiin qabatay iyo in ay Muqdisho ku shaqeyneyso, wuxuuse sheegay in ay howl badan u harsan tahay Dowladda Federaalka. Mar uu ka hadlayay waxa keenay in Isaga, Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe oo Muqdisho ku sugnaa ay isugu soo raacaan Baydhabo waxaa uu sheegay in ujeedada arrintaas ka dambeysay ay ahayd in ay soo dhaweeyaan Wufuud uga imaaneysay Itoobiya iyo Qaramada Midoobay oo maanta iyo shalay ay kulamo la lahaayeen, kuwaasi oo ay ka wada hadlayeen Arrimo ku saabsan Dib u heshiisiinta iyo Nabadeynta Soomaaliya. Hadalka Madaxweynaha ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo ay beryahan jireen warar la isla dhexmarayay oo sheegayay in uu jiro khilaaf ku saabsan qaabka loo wajahayo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, kaasi oo u dhaxeeya Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde. Dhanka kalena, waxaa maanta isna la hadlay Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah, kaasi oo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay isu tanaasulaan, “Dadka Soomaaliyeed waa isku Af, isku Dhaqan, isku Diin, xalna wey gaari karaan, haddii aad xal gaartaan waxaad ka gudbeysaan dhibaatada mudada dheer idiin dhaxeysay”ayuuna yiri Dajire Ahmedou Ould-Abdallah oo la hadlayay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku kulansanaa Xaruntooda KMG ah ee Baydhabo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  15. ^Gals can see ah, but we can't. Ibti Jee..I think either you are little cult or your click group on FB have voyeuristic tendencies. Thus I wouldn't mind showing a leg or two if that gets me an acces to the Amazon jungle women
  16. ^Well you cancelled date Ibti.Besides I might learn something from the place...Intee horta meesha.Curious waxa xaraan ka dhige. P.S. I didn't know you had Guru that you consult with. Hopefully it is not Ngone PSS. What's Ms DD nick on FB..Don't make go through your entire FB list
  17. ^ I didn't know you were on FB....Hmmmmm And I'm free tomorrow
  18. A Saudi kid in my class was making a presentation about women's right to employement in Saudi Arabia. As it is always the case, some one brought the issue of woman not being allowed to drive. The kid asserted that under Islam women are indeed not allowed to drive. Our professor jumped into the fray and countered by pointing out that they were no cars 14 hundred years ago. Seeing the silliness in the kid's argument, a white kid joined the rackus and ridiculed the Saudi kid by coming in with camel joke and proceeded to say "maybe they weren't allowed to ride camels back in the day". Instead of elaborating on the issue and make solid argument for his stance, the Saudi just relented and with no sense of sagaciousness passively agreed with old steroetype. He contended that the Quran and the Prophet (PBUH) banned women from riding camels and cars. And then argument turned on the kind person the Prophet was,and started explaining the life of the prophet and he started with this following line, " Mohammed (PHUB) was the son of God". That was the last straw. I had to rudely jumped in, and I spent the rest of his presentation time explaing Islam. Eventually the teacher had to cut us off so others could do their presentations. The point here, before we even talk about "modernising" Islam, one has to first know and understand the basic fundemental principles of their religion.
  19. School is almost over -done writing papers. LoooooooooL@MMA
  20. Yeah right, the moral Consciousness must have kicked in
  21. People smugglers operating in north-eastern Somalia will face the death penalty, the region's leader has told the BBC. Over the past year, some 1,400 people are estimated by the United Nations to be missing, believed drowned, while trying to escape poverty and fighting. The boat people of the Horn of Africa set off from this bustling port of Bossasso on the Gulf of Aden. They hope to make the perilous two or three-day sea journey to Yemen. Dangerous journey Many of those that survive the voyage then go on to seek jobs in Saudi Arabia or other Gulf States. But thousands have drowned in the bright, choppy waters, often because they are pushed off the boats before the vessels make it to the Yemeni coast. And most can't swim. The travellers are mostly Somalis fleeing fighting in the southern parts of Somalia and people from neighbouring Ethiopia seeking refuge from a border war there. Northern Somalia is relatively stable compared with the war-torn region in the south around the capital Mogadishu, where the central government is fighting an Islamist insurgency. The authorities here in the north, who have declared a semi-autonomous region known as Puntland, want to stop the people smugglers. Puntland's President Mohammed Muse Hersi said the death penalty would henceforth be used against the human traders. He said he was tired of his relatively stable area being associated with the widespread fighting in the south of the country. He pointed to a new airport that is being built in Bossasso and the busy seaport here as evidence of economic progress in this part of Somalia.
  22. C/laahi Yuusuf oo ka degay Muqdisho kana hadlay inuusan jirin khilaaf udhaxeeya Nuur Cadde iyo isaga Warkii 28-Feb-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Madaxwaynaha dalka Somalia ayaa waxa uu galabta dib ugu laabtay caasimada dalka Somalia ee Muqdisho oo uu maalinadii shalay uu safar kaga soo anbabaxay uuna ku yimi safarkaasi magalaada Baydhabo oo uu ka socday shirar looga hadlayo xaalada dalka Somalia. Shirarkaas ayaa waxaa looga hadlayay sidii xaalada dalka Somalia ay unoqon lahayd mid ku dhamaata wada hadal Dawlada KMG ah ee Somaliana ay lahadasho mucaaradka Dawlada si loo gaadho nabad ka dhalata gayiga Soomalaiyeed horseedana horumar. Wadahadaladaasi oo uu hogaaminayay Madaxwayne C/laahi Yuusf ayaa waxa yeeshay saddex masuul ee ugu sareeya Dawlada KMG ah ee Somalia oo ku sugnaa magaalada Muqdisho iyo wasiirka arimaha dibada ee Dalka Ethiopia Siyum Musfin. Hadaba C/laahi Yuusuf oo maanta intaanu uduulin magaalada Muqdisho kadib wada hadaldii ay yessheen masuuliyiintaasi ayaa waxa uu ka hor hadlay Baarlamaanka Dalka Somalia isagoo halkaasi ka sheegay inaysan jirin khilaaf udhaxeeya isaga iyo Nuur Cadde ayna yihiin waxa hadda la sheegayo wixii laga sheegi jiray markii uu xaalada caafimaad ujoogay London. Hadaba waxaa mudooyinkii udanbeeyay soo baxayay warar sheegaya in labada masuul ee C/laahi Yuusuf Axmed iyo Nuur Cadde uu u dhaxeeyo khilaaf siyaasadeed kaas oo ku yimi qaabka uu Nuur Cadde u wajahayo siyaasada dalka Somalia ulana heshiinayo mucaaradka Dawlada oo ay usocdaan xidhiidh dhanka isgaadhsiinta ah. Afnugaal News Desk info@afnugaal.com
  23. ^I supported the TFG when it was first formed. My support for them eventually dwindled as the TFG turned to be paper tiger,very weak and indecisive, not mention corrupt and no clear vision for the country. It takes no genius to understand the TFG was and is not the right thing for Somalia. Even with Ethiopian muscle and Yank dollars, they can't make any headway. And so for the courts, they were the first genuine Somali movement that brought peace in city that many thought could never be tamed. They have shown Somalis can and would change things. And my support for them simply stemmed from fact they were an effective organization that brought relief to the residents of Mogadisho. It is my belief that they could have done the same for the rest of the country. But it seems success went to their head. Instead of going on fishing expeditions, they should have been more pragmatic and established a functional goverment for Benadir first, and cleansed themselves from the likes of Indhacadde and riegn on Ayrow, Fuad, and their crew. I wouldn't even have minded them sitting down with the TFG, but in retrospect that would have futile attempt. And as of now, the Shabaab might be unyielding,but I believe they have the right to defend their faith, their people,and their lands.
  24. ^A Somali man fighting in his land to dislodge occupier is no terrorist. It is unfortunate these men were killed. Mistakes are bound to happen.