-
Content Count
29,786 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
272
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
MOGADISHU (AFP) - The bodies of nine Islamic clerics were found in and around a mosque in the Somali capital Monday, with residents saying they were shot by Ethiopian forces during weekend clashes with Islamist fighters. Six of the corpses lay inside the Al-Hidaya Mosque in northern Mogadishu and three outside. Their discovery brought the death toll from two days of clashes to 56. "They were innocent preachers who were shot dead by the Ethiopian forces," said Farah Fargan, a resident who helped collect the bodies. Witness Sheikh Mohamed Muse said the Ethiopian troops also arrested 21 boys who had taken refuge in the mosque during the fighting. "What they did was a gross humanitarian violation. They shot innocent clerics inside the house of Allah, I'm sure God will punish them," Muse said. Mogadishu's heaviest fighting in two months erupted Saturday between Islamist insurgents and Somali government troops backed by Ethiopian forces. Ethiopian troops came to the rescue of Somalia's embattled transitional government in late 2006 to oust an Islamist militia which had taken control of large parts of the restive Horn of Africa country. Islamist fighters have since waged a guerrilla war against the government, their Ethiopian allies and African Union peacekeepers, with civilians often caught in the ensuing crossfire. Somalia has been rocked by seemingly endless fighting since the 1991 ouster of president Mohamed Siad Barre.
-
Sorry, I will not morn them This is one of the things that got us where we are today!!!
-
Clerics killed in Somali mosque The bodies of 10 people have been found in a mosque in the Somali capital, after two days of clashes between Ethiopian troops and insurgents. Local residents blame the killings on the Ethiopians, who are backing the government against Islamist fighters. Six of the dead are religious leaders from the Tabliq Sufi sect, which is not involved in the conflict. Some 70 people were killed over the weekend, local residents say. Sporadic shooting can still be heard. Prime Minister Nur Hassan Hussein says the government was defending itself during the weekend clashes. But locals accused the Ethiopians of shelling the residential areas of Hurwa and Yaqshid in north-eastern Mogadishu, after they came under attack. 'Slaughtered' Aden Haji Yusuf, 60, was one of the local elders helped to bury the dead on Monday. "We are now out, for the first time in two days, to discover the dead bodies of some neighbours and bury them," he said. Tabliq official Shiekh Abdi-kheyr Isse said the Ethiopians had "slaughtered" the clerics. "The Ethiopians surrounded al-Hidaya Mosque on Sunday and killed [the] mullahs mercilessly, including Sheikh Sa'id, the chief of the group in southern Somalia," he said. Local resident Yahye Sheikh Muse said he had seen the dead bodies of three of his neighbours after the fighting. More than 100 people have been injured. Abdi-wali Hashi, only got the chance to take his mother to Daynile Hospital in Monday. "I could not venture out, even to check next door, where my mother was bleeding because of a gunshot wound on her leg," he told the BBC's Mohammed Olad Hassan. "The sound of the heavy gunfire for two days is still echoing in my ears," he said. Meanwhile, Islamic militants of the al-Shabab movement are still holding the south-western town of Wajid, 90 kilometres (52 miles) north of Baidoa, the current seat of the interim parliament. They took the town on Sunday, shutting down video cinema and kiosks selling narcotic leaves known as "khat" and also forced some boys in the city to shave their heads because they had their hair cut into western styles, witnesses said. "Heavily armed young men, who masked their faces with turbans, have been in control of the town and they have also been patrolling in the streets," local resident Madey **** Nur told the BBC by telephone. "Islamic law does not allow video cinema and all kinds of narcotics and that that is why we prohibited them here during our presence," militant commander Hassan Mo'alim Ibrahim told the BBC. "We are not going to leave the town until we set up an Islamic administration for the local people," he said. The prime minister blamed the violence on the Islamists. "The government is sorry about the fighting and loss of innocent civilian lives," he said on Sunday. "Our aim is to restore law and order through reconciliation and peaceful means, but that does not mean our troops and those of our ally Ethiopia will not defend themselves as they come under constant attack." The UN says that more than half of Mogadishu's population has fled recent fighting in the city. The Ethiopians intervened in 2006 to help government forces oust Islamists who had taken control of much of southern Somalia. The country has not had an effective national government since 1991.
-
Culimada Diinta ee kulankaan soo qaban qabisay ayaa waxaa kamid ahaa Sheekh Cabdulqadir Nuur Faarax, Sheekh Jaamac Liibaan , Sheekh Siciid Axmad Faarax waxeyna tilmaameen in fariintooda ku socoto dadweynaha gobolka Nugaal iyaga oo sheegey in ay ka quusteen maamulka Puntland ee hadda jira in uu wax ka qabto dhibaatooyinkaas web page
-
^Umada ma fiyooba. Ilaaheey iyaguu istusay!
-
web page
-
Puntland: Amaankii Puntland oo lumay & Xukuumada oo aan waxba ka qaban 21. april 2008 Puntland (AllPuntland) - Ammaanka Deegaanada Dawlad gobaleedka Puntland ayaa faraha ka sii baxay, waxaana lumay ammaankii iyo kala dambeyntii ka jirtay meelo ka mid ah Puntland oo horey loogu yaqaanay Nabad & Kala dambeyn wanaagsan. Xukuumada Madaxweyne Cadde Muuse ayaa ku guuldareysatay in ay sugto ammaanka deegaanada Puntland, taasoo dhaliilo xoogan ay kala kulmeyso shacabka. Mamaamulka Cadde Muuse wuxuu awood u yeelan waayey ,iyadoo ay Lacag fara badan soo gasho Mushaarsiinta Ciidamada & shaqaalaheeda, waxaana muuqanaya habacsanaan baahsan oo dhinaca ammaanka. Xukuumada Puntland ayaa ku guuldareystay in ay si wanaagsan wax uga qabato falalka amaan daro ee ka dhacaya deegaanada Puntland ,waxaana muuqata falal badan oo hoos udhigey amaanka Mandiqada gobalka. Dawladdu ayaa dhamaanba ku guuldareysatay Wax ka qabashada waxyaabihii loo igmaday ,taasna waxa ay keentay in dadka Puntland eedeyn usoo jeediyeen Maamulka Sarre. Ma jirto ilaa iyo hada tallaabooyin ay ku dhaqaaqday Xukuumada Cadde Muuse oo ay ku soo celineyso amniga iyo kala dambeynta, waxaana magaalooyinka waa weyn xilliyada habeenkii ka dhaca falal burcadnimo ah oo kooxo hubeysan ay dadka ugeystaan Dilal & Dhac labadaba. Waxyaabaha markan quusta ay ka taagan yihiin Shacabka Ismaamulka Puntland ayaa ah Amnigii Magaalooyinka Puntland oo faraha ka baxay & deegaano ka mid ah Puntland oo ay heystaan Maamulka la baxay Somaliland ee gobalada Waqooyi Galbeed. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
-
Citizens taking matters into their own hands web page
-
Tafaasiisha Culumo Tabliiq ah Oo ay Ciidamada Ethiopia Ku Gowraceen Masjid Ku Yaala Muqdisho. MOGADISHU - Waxaa isa soo taraya Maydadka Dad badan oo Soomaali ah oo ay shalay Ciidamada Ethiopia ku gowraceen Masjid caan ah oo ku yaala deegaanka Waxar cadde ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa la sheegay in shalay gudaha u galeen masjid weyn ee Al-Hidaaya oo ku yaala xaafadaaasi waxar cadde ee deegaanka Suuqa Xoolaha ka tirsan isla markaan ay dad farabadan oo lagu qiyaasay 30-ruux ku gowraceen. Sodonka ruux oo ciidamada Ethiopia la sheegay in ay gowraceen ayaa dhamaantood ahaa Culumada Tabliiqa loo yaqaan kuwaasi oo in mudo ah fariisin u ahaa Masjidka Al-Hidaaya oo ah goobta ciidamada Ethiopia ka soo qabteen. Culumada Tabliiqa loo yaqaan ee ciidamada Ethiopia gowraceen ayaa waxaa ku jiray Madaxii Culumadaasi oo lagu Magacaabi jiray Sheekh Siciid Yaxye, islamarkaan si weyn looga yaqaanay gudaha dalka Somalia. Gowraca Culumadan, ayaa dadka deegaankaasi ku dhaqan ku soo warameen in ay timid kadib markii ciidamada Ethiopia gudaha u soo galeen masjidkaan oo ahaa mid si aad ah inta badna ugu kulmaan culumada Tabliiqa ah, islamarkaana ay ka wateen Dhowr ruux oo la shegay in ay ahaayeen hogaanka culumada Tabliiqa. Dhinaca kale Meydadka 2-ruux oo rayid ah ayaa sakaay waabarigii lagu arkay xaafada xamar-jadiid degmada wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho. dadka Tirada yar ee xafadaasi ku dhaqan ayaa saakay saxaafada u sheegay in markii uu waagu baryay arkeen 2-ruux oo Meyd ah kuwaasi oo jirkooda ay ka muqdeen dhaawacyo rasaas oo xoogan. Muuse Cumar oo isagu sheegay in uu ka mid yahay dadka Tirada yar ee xaafadaasi ilaalo ka haya guryahii laga qaxay ayaa ku nuux nuuxsaday in 2-ruux oo meydkooda saakay xaafadaasi lagu arkay ahaayeen Odayaal da'ah isla markaana ka mid ahaa dadka ilaalada ka ahaa xaafadaasi. Muuse ayaa ku nuux nuuxsaday in ay labadaani ruux soo toogteen ciidamo Ethiopian ah oo ku sugan qeyb ka mid ah xaafada isla markaana diida inta badan dhaq dhaqaaqyada dadka ee deegaankaasi. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in haatan ku howlan yihiin qabkii ay meydadkaasi ku aasi lahaayeen isla markaana qaban qaabadeeda ku jiraan. Inta badan Ciidamada Ethiopian ka ah ayaa si liif ah ku toogta dadka rayidka ah ee ku sugan deegaanada fariisimada ay u tahay taasina keenta in dad badan oo meydad ah markii uu waagu barto lagu arko xaafadaha Ciidamada Ethiopian-ka ah ku sugan yihiin ee Magaalada Muqdisho. Si kastaba gowraca Ciidamada Ethiopia u gaysteen culumada Tabliiqa ka tirsanaa ayaa yimid iyada oo Mudo 2-maalin ah dagaal qaraar deegaano Hiliwaa iyo Yaaqshiid ka tirsan dagaalo xoogan ku dhex marayay ciidamo Ethiopian ah iyo kooxo Hubeysna oo ka soo horjeeda. == Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub
-
How long would continue supporting this Madness? Carruur lagu Qafaashay Caasimada Muqdisho iyo Dagaaladii oo wali ka Hulcaya Muqdisho:-Dagaalkii magaalada Muqdisho ayaa meelihii uu sida weyn u saameeyey waxaa kamid ah masjidka Al-Hidaaya ee ay leeyihiin xarakada Tabliiqa, halkaasoo ay ku sugnaayeen xilligaasi dad ka badan boqol qof iyo carruur fara badan oo halk Sheekh Xuseen Cali oo ka mid ahaa culumadii halkaasi ku sugnayd, ayaa warbaahinta u sheegay inay Ciidamada Itoobiya gudaha u soo galeen Masjidkaasi Barakaysan iyaga oo waliba ka Taxaabtay Carruur Da"yar oo markaasi ku sugnaan Gudaha Masjidka. Masaajidkaasi waxaa ku dhacday madaafiic badan oo ay ciidamada Ethiopia halkaasi ku ganeen, sida uu sheegay Sh Xuseen Cali, dabadeedna iyagoo taangiyo wata ay masjidka tageen, waxayna masjidkaasi ku dileen dad ku dhow toban qof oo ay ku jireen culumo si weyn loo yaqaanno. Shiikh ayaa sheegay inay Ciidamada Itoobiya si Naxariisdaro ah ay Masjidkaasi ugu gareeceen Hubka Cul Culus, kuwaasi oo dhamaan dhulka la simay dhismihii Masjidkaasi. Sheekha ay beeniyay eedayn ay u soo jeediyeen Saraakiisha Ciidamada Somaliya oo ah in Masjidkaasi laga soo maleego dagaalada ka oogan Caasimada Muqdisho, arinkaasi ayaa Sheekhu waxa uu ku til maamay mid aan sal iyo raatoona lahayn. Arinkaasi ayaa waxa uu ku soo adayaa xili ay Caasimada ka oogan yihiin Dagaalo aad u khatar ah kuwaasi oo ay ku dhinteen Boqolaal Ruux halka Kumanaan kalena Ka bara kaceen Gudaha Caasimada Somaliya. Fartuun Axmed Saalax LaasqorayNet- Muqdisho
-
^My family reer Beledweyne isla ahaayeen the late Ali. It is shame that the way he was murdered. He was there to help while many of us choose to abandon Somalia. God bless soul!
-
Teenage girls from some minority communities who stick to their family customs have better mental health, researchers say. Queen Mary University of London found Bangladeshi girls who chose traditional rather than Western dress had fewer behavioural and emotional problems. The team said close-knit families and communities could help protect them. Pressure to integrate fully could be stressful, the Journal of Epidemiology and Community Health reported. Adolescents are particularly vulnerable to mental health problems, and the researchers said that identity, often bound up in friendship choices or clothing, played a role. They questioned a total of 1,000 white British and Bangladeshi 11 to 14-year-olds about their culture, social life and health, including questions designed to reveal any emotional or mental problems. Bangladeshi pupils who wore traditional clothing were significantly less likely to have mental health problems than those whose style of dress was a mix of traditional and white British styles. When this was broken down by gender, it appeared that only girls were affected. No similar effect was found in white British adolescents who chose a mixture of clothes from their own and other cultures. More support Professor Kam Bhui, one of the study authors, said that the result was "surprising" - he had expected that girls who were less fully integrated to show signs of greater strain. "Traditional clothing represents a tighter family unit, and this may offer some protection against some of the pressures that young people face. "What it suggests is that we need to assist people who are moving from traditional cultures and becoming integrated into Western societies, as they may be more vulnerable to mental health problems." Professor James Nazroo, a medical sociologist at the University of Manchester, said that the findings meant that "notions of Britishness" should be dealt with in a sophisticated way. "There are many ways in which people can be British - these girls who have good mental health, and still have a strong traditional culture, are by implication settled and comfortable with their identities." BBC News
-
Somalia´s future?... After Somaliland´s independence
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I strongly believe that the gains and outcome of the visit will be a success and will normalize the relation between Somaliland and Washington Administration. The trip will usher of cooperation between the two countries and lead joint operation against terrorism in horn of Africa. web page Same individual, hard to take him seriously with his contradictions and clear lack of understanding when it comes to history!! -
Somalia´s future?... After Somaliland´s independence
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The founder of ADAL Ahmed Guray, who was an Arabian with his real name Ahmed Al-Ghazali In 19th Century, Somali dictator Mohammed Siyad went war with Ethiopia in 1964 and 1977 one day, the Somalis will come together and unite and win against the Christian crusaders -
You need to keep ur husbands/bf moral .......
Che -Guevara replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Originally posted by underdog: whats that entail? Not asking questions -
Indeed its growing reliance on force, instead of political solutions, are breeding more resistance, thereby endangering the unity and stability of the nation. At the same time, the TPLF agenda at present is the protection of its powers at any cost, which has become too costly for all citizens. In fact, that has forced TPLF to become inward looking, which has compelled it now to mend fence with Tigraians that it broke ranks with in 2001. Evidence of this is its increased resort to Tigranizing the power structures and the institutions of the country at the expense of other groups. Only when it is in difficulty the TPLF looks for more allies, unfortunately always at the wrong places. Kenya’s leaders mistook silent rage with acquiescence, as it is now the case with the TPLF. In a similar way, Kikuyu leaders also assumed that nepotism, force, corruption and political deception are the only way for them to prolong their dominance and stay in power. In the eyes of the people and the laws of Kenya, this was not consistent with the laws of the land and democratic practices elsewhere. Kenyan politicians allowed resentment and frustrations to build to breaking point, until the genie got out of the bottle last December and vented its long repressed anger against Kikuyu narrow nationalism. There is valuable lesson should the TPLF be willing to take heed of it. After all, it has come with a huge cost in terms of Kenyan lives. web page
-
Cholera Outbreak in Dhahar: Somaliland sends Doctors and medications
Che -Guevara replied to Suldaanka's topic in Politics
^Sorry MMA LooooooooooooL@Lazy and Peace....I don't know what Oodweyne lieutenant said, but I hope next time Oodweyne himself show up instead second rate secessionist. Sorry agian MMA....I promise this would be my last post here. -
Cholera Outbreak in Dhahar: Somaliland sends Doctors and medications
Che -Guevara replied to Suldaanka's topic in Politics
****** kuuma haysan...Duke baaba ku dhaama! Mingis Puntland la yiraahdo madaxa kaa galey. Bari mingis lagu tumaa la yiri bal kugayno [ April 15, 2008, 10:28 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] -
^Hello Beautiful :cool:
-
Cholera Outbreak in Dhahar: Somaliland sends Doctors and medications
Che -Guevara replied to Suldaanka's topic in Politics
^Ka daroo dibi dhal -
Soomaaliya: Amaanka Soomaaliya oo labadan Todobaad meel hoose tagey ayadoo ay dawlad dhexe & Maamulo Jiraan …Warbixin ku saabsan Amaanka Soomaaliya oo dhan…. 15. april 2008 Soomaaliya(AllPuntland)- Gobalada dalka Soomaaliya oo dhan ayaa todobaadyadan ay amaankoodu ahaa mid sii xumaanayay ayadoo ay jiraan Maamulo & dawladda Dhexe ,inkastoo aysan wax dadaal ah la harin maamulada ayaa hadana ay dhibaatada amaanku sii socotaa. Waqooyiga Galbeed ee Soomaaliya (Somaliland). Waqooyiga Galbeed Soomaaliya waxaa mudo todobaad gudihiisa ka dhacay Qaraxyo waa weyn ,inkastoo ay qaraxyadaasi geysan wax dhimasho & Dhaawac dad ah hadana waxa ay geysteen bur bur ay lixaad leh & Khalkhalgalin amaan. Maamulka Somaliland ayaa Magaalooyinka Somaliland oo dhan soo dhoobay ciidamo fara badan oo ka tirsan ciidamadooda amaanka ,waxaana wali jira Amaan Xumo sii kordheysa ayadoo ay falalkaan kala mid yihiin gobalada kale ee dalka Soomaaliya. Dadweynaha ayaa aad uga xumaanaya falalkan amaanka ka soo horjeeda ee dhacaya ,waxa ayna Somaliland isku dayaysaa sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayd cidii ka dambeysay falalkaasi oo dhan. Waqooyi Bari ee Soomaaliya (Puntland). Gobalada Puntland waxaa tan & Bilowgii sannadkan Deegaanada Puntland ka taagnaa falal aan horey loo arag oo ay ka mid yihiin Qaraxyada & Falalka afduubka ku dheehan. Waxaa ay Kooxo leh Dano gaar ah qarxiyeen Magaalooyinka Puntland meelo ka mid ah ,waxaa ku dhintey dad hada tiro ahaan gaaraya ku dhawaad 25 qof ,waxaana ku dhaawacmay 30 qof in ka badan. Dadkaasi lala beegsaday Qarax ay waxa ay udhasheen dalka Itoobiya ,waxa ayna Puntland qaaday Baaritaano dheeraad ah oo ku dooneyso in ay soo qabato Danbiiyaashii falkaasi ka dambeeyey. AFduubyada ayaa sidoo kale deegaanada Puntland waxa ay ka noqdeen wax caadi ah ,waxaana marar dhan 2 Jeer la afduubay dad Ajnabi ah oo Puntland yimid ,waxaana dhamaanba falalkaasi ay ahaayeen kuwa ay soo riixayaan ama Shidaal ka helaya dad leh Dano gaar ah & Dawladdo Shisheeye. Todobaadkan ayaa Magaalada Boosaaso Baabuur uu watey Taliyaha ciidanka Booliska ee Puntland qarax lala beegsaday ,laakiin ilaa hada Maamulka Puntland Wax war ah oo sugan kuna saabsan arintaasi kama aysan soo bixin. Marka arimahan la fiiriyo Amaanku wuxu marayaa meeshii ugu hooseysay ,ayadoo Puntland-na wado dadaalo ay ku dooneyso in ay wax kaga qabto amaanka sii xumaanaya ee Puntland mana jiraan wax dadaal ah oo ay la harayaan Maamulka Puntland. Gobalada dhexe ee Soomaaliya. Gobalada dhexe ayaa todobaadkan waxa ay u ahayd maalmo Madow ,markii ay dagaaladu caadi ka noqdeen gobaladaasi kuwasoo udhaxeeyey ciidamado ka tirsan Milateriga dawladda Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda Siyaasada Soomaaliya ,oo marba weerar meel ku qaada waqtiga hada la joogo. Labada Dhinac midna si rasmi ah hada uma maamulayo xaalada ama deegaankaasi ,waxaana haawanaya deegaano badan oo ka mid ah gobalada dhexe sida degmooyinka Muhiimka u ah gobalada Hiiraan & Galguduud. Xaalada gobaladaasi dhexe ayaa ahayd mid xar wir ah ,waxaana wali ka taagan xiisado dagaal oo dhexmaraya dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda. Gobalka Banaadir. Gobalka Banaadir oo ay hada degan tahay Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacayay todobaadkan dagaalo aan waji duub laheyn oo ay soo qaadayeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya ,waxaana dagaaladaasi sidoo kale lugu qaadiyey ciidamada Midowga Africa & Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Ku dhawaad 45 qof ayaa todobaadkan oo kaliya ku dhimatey Magaalada Muqdisho ,waxaana dhimashadooda ay dawladda Soomaaliya dhakada ka saartay Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,oo ay sheegtay in dadka Shacabkaa ay dhexdooda ka soo qaadayaan dagaalada & Rabshadaha ayna iska soo horimariyaan dadka Shacabkaa. Saraakiisha Booliska Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ka howlgalaya ayaa Walaac shalay ka muujiyey dagaalada ku sii faalalaya gobalada kale ee dalka Soomaaliya ,waxa ayna sheegeen in xaalada Magaalada Muqdisho ay ku soo bateen kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dagaaladii lugu qaadi jirey Xarumaha ciidamada Itoobiya ,Soomaaliya & Midowga Africa ayaa todobaadkii ugu danbeeyey laga dhigey kuwa toos ah ,ayadoo la beegsanayay ciidamada Ku jira Kolonyada kuna socda meelaha fog fog ee ay howlaha ka soo qabanayaan. Gobalada Koonfureed. Gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya oo Xaduud la leh dalka Kenya ayaa xaaladooda amaanka laga dayrinayaa waxaana goobahaasi hada si toos ah ujooga Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,ayagoo ay xaalada deegaanadaasi cabsi fara badan ka muujinayaan dad ku dhaqan deegaankaasi. Kolonyo Baabuur Buur xoog leh ku yaalo ayaa tagey todobaadkan Magaalada Bu'aale ee xarunta Jubada Dhexe waxa ayna halkaasi kula hadleen Dadka deegaankaasi ,qaar ka mid ah waxa ayna usheegeen in ay Is dajiyaan ayna sii joogayaan halkaasi ,balse dadka hadalkaasi waxa ay ka qaadeen in ay ka baxaan deegaanadoodii. Waxa ayna Maqleen war sheegaya in ciidamo ka socda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ay ku sii jeedaan gobalkaasi ,ayna dawladda Faderaalka ee Soomaaliya halkaasi udirtey Cutubyo ka mid ah Ciidamadeeda Qalabka Sida ,sida ay shaacinayaan Warar Hoose oo laga helayo degmada Bu'aale. Magaalada Kismaayo ayaa dadka ku dhaqan waxaaa soo wajahday Cabsi xoog leh ,ka dib markii qaar ka mid ciidamada Qabsaday Magaalada Bu'aale lasheegay in ay ku soo dhawaadeen Magaaladaasi ,ayna doonayaan in ay gacanta ku dhigaan Magaalada Dekeda leh ee Kismaayo. Magaalada hada waxaa gacanta ku haya Maleeshiyo Beeleedyo ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,waxa ayna qabanqaabinayaan weeraro ay iskaga difaacaan Koxoaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee doonaya in ay qabsadaan Magaalada Kismaayo. Gobalada Koonfur Galbeed. Gobalada Baay,Bakool ayaa Laftigoodu aysan ka jirin amaan lugu dhiiran karo ,waxaana Magaalada Baydhabo ka jirey isbadalo dhinaca amaanka ,waxaana ka jirey Dilal toos ah oo lala beegsanayay qaar ka mid ah Madaxda Ciidamada Nabad sugida ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Waxyaabahan oo dhan ayaa keenay in magaaladaasi Ciidamo xoog leh la dhigo wadooyin badan oo Magaalada Baydhabo ka mid ah,Inkastoo ay Baydhabo kaga fiican tahay Magaalooyin badan in ay joogaan Ciidamo fara badan oo ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo aan deg deg lugu weerareyn. Inkastoo gobalka Bakool ay meelo badan oo ka mid ah ka jiraan Abaare lixaad leh ayaa hadana waxaa jira Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya oo ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah gobalkaasi. Inta badan Soomaaliya oo dhan waxaa ka tagaanaa todobaadyadan dagaalo & Falal amni xumo oo Bahsan waxa ayna keentay in ay dad badan Maskaxdooda su’aalo fara badan iska weydiiyaan amaanka Somaaliya & xalka xaalka Soomaaliya ku dambeyn doono. Gabagabo. Waxaa Soomaaliya oo dhan hada maamusha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,ayadoo hada ay dawladda Soomaaliya ciidamo xoog leh ku daadisay Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. Ciidamada dawladda ayaa intoodii badneyd ay hada ku jiraan Dugsiyo tababar oo dalka Dibadiisa ah & Gudaha dalka Soomaaliya ,waxa ayna warar hoose oo ay heshay Shabakadan AllPuntland sheegayaan in ay ciidamadan dhawaan dalka Soomaaliya imaanayaan ayna qaadayaan Baaritaano baaxad leh. F. C. Geylan AllPuntland
-
If you settle for someone, then God help you!
-
Cholera Outbreak in Dhahar: Somaliland sends Doctors and medications
Che -Guevara replied to Suldaanka's topic in Politics
^LooooooooL
