Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,588
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^Would be lost in translation or worse simply sound nasty atleast my interpretation of it Ask a Xamari freind..perhaps Val
  2. ^Mininkaaga lamasoo moodi karo
  3. This is good news. I hope they reach out to all Somalis in Somaligalbeed and beyond.
  4. ^The admin only exists in some people's mind horta.All their responsibilities are being assumed by the Culimma and civil society. The situation would be catastrophic only if the Ethios march in to Puntland otherwise it wouldn't be so hard rid off Cadde,and most ordinary people would welcome such move
  5. ^Understood, but what are the alternatives. People all over Somalia and now Puntland in particular have no sense of ownership their land and affairs.And I'm not suggesting interclan, but fight for common cuase shared by all. Demonstrations have already in every city in Puntland.Now we need that on bigger level.
  6. ^Something gotta give. Compromise and peaceful protest are not exactly terms familiar to Cadde and Co but to be fair,let's judge them on merits when it comes to key issues. Security-utter failure, Puntland was lot safer under Yeey and under the SSDF back in da day. Inflation- It took an intervention by Culimada and compromise by ganacsatada to slow the flow of counterfeit currency into the market. Infrastructure and Social Development-nonexistent granted they didn't have much to work with. Corruption-Cadde admin become synonmous with nepotism and corruption. Self-Rule..What was once thought to be a fairly independent entity has obviously client ministate of Zenawi, there to serve his every need. He practically runs the place and Ethio secret service are involved with every aspect of Puntland life. Now how would a peaceful protest change anything?
  7. It is about time reer Puntland rise and fight along their brothers.Tigrays are here to colonize all of Somalia!
  8. Shame! Boosaaso: 5 Nin oo lugu qabtey Garoonka Boosaaso. 14. maj 2008 Boosaaso(AllPuntland)- Ciidamada amaanka ee Magaalada Boosaaso ayaa qabtey Shan Nin oo ka soo dagayey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ,sida ay sheegayaan Warar Madax banaan. Ragan la qabtey ayaa lugu tuhmayaa in ay ka tirsan yihiin Jamhada Hubeysan ee ka soo horjeeda dawladda Itoobiya ee ONLF ,sida ay tibaaxayaan Warar hoose oo ka soo baxaya dawladda Puntland. Ciidamada Sirta ee Puntland ayaa ragan ku qabtey Garoonka Boosaaso ,ayadoo ay arintan uekayd Arin mudo dheer lala socday ,ayagoo nimanka soo maray Maamulada Jabuuti & Hargeysa. Ciidamada Sirta ayaa nimankaasi geeyey Saldhig kuyaala Gudaha Dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso ,halkaasi oo su'aalo ay ku weydiiyeen Sirdoonka Xukuumada Puntland ayagoo xalayna la gaarsiiyey Magaalada Garowe. Wada hadalo badan oo ay yeesheen Culumada Puntland & Madaxda dawladda Puntland ayaa suurtagaliyey in Nimankaasi dib loogu celiyo Magaalada Boosaaso oo laga qabtey ,ayna halkaasi ka socdaan Baaritaanada ku aadan Dambiyadooda. Xukuumada Puntland oo dhan waxa ay ka gaabsadeen ka hadlida qabashada Nimankaan ,waxa ayna Puntland maalmihii ugu dambeeyey ka jirey Tuhun ay qabeen Dadweynaha oo ku adaan heshiis dhexmaray dawladda Puntland & Xukuumada Itoobiya oo ku aadan isku celinta dadka lugu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin Jamhada la dagaalamaya Maamulka Meles Zanewi. F. C. Geylan AllPuntland
  9. Malika...I just got in and couple of people are out, so I might have to do an actual work today. Good day ppl
  10. ^Divorced online....LoooooooooL...Who introduced to SOL anyway...LoooooooooL@blown doll. He is not that kind guy. Stoic... I feel for you Saaxib, Almost waa naadiye Cl to find out where she is.
  11. ^Nothing beats you.You know that. He is looking sad now
  12. Malika-A hug from me won't do!
  13. Ibti-You could always come to the good old US of A, but I know Burco is waiting Malika....Someone missed you P.S. Someone tell Stoic CL is here. Wuu ku qafiifay da last two weeks.
  14. ^Euros are lazy. Yanks start working at 14 and never stop, and about him, I found out education doesn't necessarily make wise. Unfortunatly it's not acquired trait. I thought you were moving from UK anyway. Hello Malika
  15. Ibti- know forty yr old, still in school with two PHDs and several masters degrees. Start paying taxes like the rest of us.
  16. Originally posted by rudy-Diiriye: in your dreams did u see that Dji gals dont look so hot during day time but look yummy during nite time!! Hot and Djs...Me thinks not or is it over-sized see through dirac Ibti- I thought you were done with school and joined the workforce
  17. ^I assume SNM is Qabiil now Lander....Saaxib, you didn't have to do to Mr the Point.He loves his Uni of Ottawo. This is article you posted web page P.S. Farah fella is seriously disturbing!
  18. ^No one could change Somali way of doing things. Even Wadaadka waa kutuuranaa. And yes Beledweyne chicks are seriously hot-so is buulo Burte, Jalalaqsi,chicks-ok I'm thinking of certain tribe...LooooooooL
  19. Qad sometime made pretty good toothpaste depending how creamy it is.
  20. You gotta love Somali 'politics' supposedly Xaabsade and Riyaale renewing an old alliance to undermine Beelaha Gobolla dhexe.Interesting to see what happens or doesn't happen on the 15th.
  21. Boorama: Booqashada Xaabsade, Tuhunka USP iyo Dareennada ku Xeeran May 13th, 2008 Boorama (Jam)- Xubno wafti ah oo ka socday gobollada bariga oo uu hoggaaminayay Axmed Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi miisaan weyn ku leh Gobolka Sool, ayaa habeennimadii Isniintii ka soo laabtay socdaal toddobaad qaatay oo uu ku joogay magaalada Boorama, xarunta Gobolka Awdal. Xubnaha waftiga uu hoggaaminayo Xaabsade ayaa sida ay wararku sheegayaan waxaa magaalada Boorama ku martiqaaday qaar ka mid ah duqayda magaalada Gobolka Awdal, waxaanay watiga wada qaateen aad looga adkeeyay inay saxaafadda wax xog ah ka hesho, lamana garanayo waxyaabaha ay ka wadahadleen labada dhinacna wax war ahi kama soo bixin, marka laga reebo booqashooyin ay ku tageen Jaamacadda Cammuud, cusbitaallada, shirkdadda biyaha magaalada maamusha iyo goobo kale. Waxyar ka hor intii aanay Xaabsade iyo xubnaha weheliyaa ka ambabixin magaalada Boorama oo ay saxaafaddu isku dayday inay wax ka weydiiyaan ujeeddada socdaalkooda ayaanay suurtogalin, balse mid ka mid ah xubnaha reer Awdal ee martiqaaday, ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay in socdaalka waftiga barigu uu la xidhiidho sidii wax uga korodhsan lahaayeen horumarka ay gaadheen adeegyada bulshada ee Awdal, maadaama dib-u-dhac weyn ku yimi Gobolka Sool oo ah deegaanka salka u ah waftiga Xaabsade si warbixin iyo xogo uga helaan ama ugaga dayan lahaayeen. Haseyeeshee, marka la eego waftigan iyo wakhtiga uu ku soo beegmay ayay dad badani u sawirteen inuu yahay mid dib loogu soo noolaynayo ururkii isu-boodada iyo is-gaashaan buuraysiga ee USP oo aasaasmay sannadkii 1960, waxana arrimahaa sii badhitaaray xubnaha reer Awdal ee waftiga casuumay oo ay ka dhex muuqdeen rag ama siyaasiyiin ka mid ah xubnihii xilligaa aasaasay ururka USP oo ujeeddadiisu ahayd isgaashaan-buuraysi looga gol-lahaa beelaha dhexe ee Somaliland oo xilligaa isku arkayay inaanay jirin cid kale oo kula tartami karta hoggaaminta . Waxa kale oo loo badinayaa inuu tuhunka xiligan ee dib u soo cusboonaysiinta keeni karo, maadama uu hadda dalka madaxweyne ka yahay Daahir Rayaale oo reer Awdal ah, isla markaana u arka inay gobolada dhexe intooda badani xukuumadiisa mucaarid ku yihiin, waxa kaliya ee uu isaga joojin karaana yahay inuu saaxiibkii Xaabsade oo u arko siyaasi ay hadda aad isugu dhow yihiin, Gobolka Soolna ku soo celiyay Somaliland ay markale dib u wadaagi karaan ururkii USP si uu doorashada cod uu ku guulaysto uga helo labada deegaan ee darifyada. Si kastaba ha ahaatee, weli ma cadda ujeeddada dhabta ah ee ay salka ku haysay booqashada iyo kulamada badan ee uu Boorama muddada intaa le’eg u joogay siyaasiga Xaabsade.
  22. Booqashada Wefdiga Gobolada Sool Iyo Sanaag Bari Ee Boorama Iyo Dareenada La Xidhiidha Socdaalkooda “Ma jiraan arrimo siyaasadeed oo booqashadani xambaarsan tahay" xubin ka tirsan guddida Jaamacadda Cammud “Shacbiga reer Somaliland meel kastay booqan karaan ama lagu casuumi karaa" badhsaabka gobolka Boorama, May 11, 2008 (Haatuf) – Magaalada Boorama ayaa weli waxa ku sugan wefti ka kooban siyaasiyiin ka soo jeeda degaanada Sool iyo Sanaag Bari oo u horkacayo, siyaasiga caanka ah ee reer Sool, Axmed Cabdi Xaabsade kuna weheliyeen xubno ka soo jeeda degaanada Sanaag Bari ee Somaliland. Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Awdal, Maxamed Cumar Sheekh, booqashadan oo la filayey maalintii Khamiistii oo dib uga dhacday ilaa habeenkii, ayaa sida la sheegeyo dareenno kala duwan ka dhex abuurtay qaybaha dadweynaha Boorama, balse sida uu Haatuf u sheegay xubin ka tirsan Guddida Jaamacadda Cammuud, lana yidhaahdo Xaaji Axmed Miisaan, ayaa la sheegayaa inay booqashada weftigani la xidhiidho iskaashi la xidhiidha dhinaca waayo aragnimada maamul, iyo horumarineed ee ka dhaxayn kara gobolada dalka isagoo xaajigu arrintaasi ka warramayana waxa uu yidhi "Weftigani waa siyaasiyiin reer Somaliland ah, waxayna noogu yimaaddeen markii ay naga codsadeen inaan ka caawinno waayo aragnimada reer Boorama ku dhisteen jaamacadaha, jidadka iyo horumarinta maamulka Biyaha. Waxaan maanta geynay Jaamacadda Cammuud, shirkadda Biyaha ee SHABA iyo meelo kale oo ay is leeyihiin waxbay dadkooda ku nool gobolada ay ka yimaaddeen uga faa’iideyn karaan. Waxay nooga warrameen baahiyahooda dhinaca qalabka waxbarashada iyo maamulada horumarinta, waxan saaka [shalay] u dirray buugaag iyo agab kale oo waxbarasho oo Jaamacadda Cammuud u dirtay goboladaasi, annagoo ugu dhiibnay siyaasiyiintoodan, mana jiraan arrimo siyaasadeed oo ay nagu soo hadal qaadeen, annaguna shaqoba kuma lihin siyaasad." Guddoomiyaha gobolka Awdal, Maxamuud Sheekh C/Laahi oo qaddar kaddib markii uu ka soo baxay shir xogwaraysi ah oo ay wada yeesheen isaga, masuuliyiintaa ka socotay gobolada Sool iyo Sanaag bari, iyo madaxdhaqameedyo reer Boorama ah, oo aan kulankoodaa saxaafadda waxba looga sheegin wixii ka soo baxay, ayaa yidhi "Waa shay iska caadi ah in dadka reer Somaliland aanay kala qo-qobnayn, qofka Sool joogaana iman karo Boorama. Annagu ka dawlad ahaan, uma yeedhin, balse dhinaca ururada rayidka ah, oo ay jaamacaddu ka mid tahay way isdhaafsan karaan booqashooyin, mana aha in laga sameeyo wax aan jirin." Inkastoo aanay weftiga reer barigu booqashadoodan Boorama waxba uga sheegin saxaafadda, isla markaana aad moodeysay inay iska dhawrayeen dareenno badan oo sababay inaanay ka muuqan goobaha martidu ku soo degto, sida Rays Huteel laguna martigeliyey guryaha rayidka, balse qaar ka mid ah dadweynaha ayaa booqashoodan u haysta inay tahay mid siyaasadeed oo ay labadaa gobol ee darafyadu ku doonayaan inay iska bahaystaan beelaha dhexe ee Somaliland, maadaama wakhtigan xasaasiga ah ee dalka uu ka taaganyahay muran siyaasadeed reer Awdal goboladaasi uga baahan yihiin taageero siyaasadeed oo la mid ah tii looga bartay dawladdii 1960kii . Dhinaca kale qaar ka mid ah dadweynaha ayaa sheegay inaanay weftigan iyo reer Sool toona ku saamaxayn wixii ay ku sameeyeen Madaxweyne Rayaale wakhtigii uu booqashada ku tegay goboladooda, kuwaas oo xabbad kala hor yimi weftigii Rayaale ee booqashada ugu tegay shan ama lix sano ka hor. Sidaa darteedna ay weftigani Boorama u yimaaddeen sidii ay reer Boorama uga raalligelin lahaayeen wixii waagaa dhacay, bog cusubna loo furo xidhiidhkooda horumarineed.
  23. ^Adiga Sheikh inuu ku karbaasho waaye complete 180' aad samayse..cajiib
  24. Ibtilo, nin dhulkiis loogu yimid aas terrorist la dhahaa.
  25. Ok..Maryooley waaye...I stop listening those longtime ago...complete lack of artistic creativity. It seems this part of our culture died with the civil war as well.