Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,590
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^In the words of KK-LoooooooooooL wait was that for me or AT?
  2. Has anyone ever been to pet funeral?
  3. dhulQarnayn..You can't possibly know what my intentions are duqa.
  4. Kismaayo: Wararkii ugu dambeeyey Magaalada Kismaayo. 20. august 2008 Kismaayo(AllPuntland)- Magaalo Madaxda Gobalka Jubada Hoose ee Kismaayo ,isla markaasna Dekeda kutaala waxaa weerar ku qaaday todobaadkii hore Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Kooxaha diidan dawladda Soomaaliya ayaa galay inta Badan Magaalada ,waxa ayna dadka Magaaladaasi usheegeen in ay doonayaan in ay Diinta Islaamka ku maamulaan Magaaladaasi. Kooxo badan oo isbiirsaday kana soo horjeeday heysashada Magaaladaasi ee beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ayaa ku wargaliyey Hogaamiyaashii halkaasi ka arimin jirey in ay Hubkooda soo wareejiyaan. Laakiin waxa ay ka biyo diideen Maleeshiyaadka Magaalada maamulaya in ay hubkooda wareejiyaan ,waxa ayna sheegeen in aysan marnaba wareejin doonin Hubkooda ayna ku dagaalamayaan. Dadaalo ay wadeen Odayaasha Magaaladaasi ayaa dhamaantood guuldareystay waxaana saaka Magaalada ka bilowday dagaal khasaare badan ugeystay dhinacyada kala duwan. Dagaalkaasi waxaa uu sababey dhimashada dad gaaraya 5 qof oo rayid ah ,waxaana ilaa hada aan la heyn tirada rasmiga ah ee ka dhimatey kana dhaawacantey dhinacyadii dagaalamayey. Meelo badan oo ay gacanta ku hayeen Maleeshiyaadkii Magaalada horey umaamulayey ayaa gacanta ugashey Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dekeda Magaalada Kismaayo ayaa dagaal qaraari ka dhacay ,waxaana ku dhintey dagaalkaasi dad badan ,waxaana halkaasi ka baxay Maleeshiyaadkii maamulayey. Al-Shabaab & Maxkamadihii Soomaaliya laga saaray dhamaadkii sannadkii 2006 ayaa qabsaday Magaalada Kismaayo waxa ayna taasi wel-wel ku beertay dadkii Magaalada joogey. Wariye ka tirsan AllPuntland oo Magaalada jooga ayaa soo sheegaya in ay dhici karaan dagaalo qaraar ayna Magaalada meelo kooban oo ka mid ah joogaan Xubno ka mid ah Siyaasiintii maamuleysay Magaalada ,kana biyo diiday Amaradii kooxahan ka soo baxay. Wariyuhu wuxuu sheegay in ay sidoo kale walaac qabaan dad heysta Xoolo aysan laheyn ,waxaana aan marnaba laga rajo qabin ciidamada dawladda Soomaaliya & kuwa Itoobiya in ay ujeestaan dhinaca Magaalada Kismaayo. Wararka Kismaayo kala soco www.allPuntland.com F. C. Geylan AllPuntland
  5. With the exception of one group whom we call as the Unknown Soldiers, almost all of the aforementioned national groups failed Somalia one way or another. Many of these groups are guilty of straightforward acts of commission or omission, that is to say, they either betrayed the nation or failed to discharge sacred national duties. Hence the twenty-year long turmoil in Somalia. Somalia’s Unknown Soldiers are our womenfolk.
  6. ^Are you ok?..I'm actually supporting the guy. Between him and Cadde Uusay, I think he's better fit. Nurudin might be good choice too.
  7. Cadde has big war chest to buy the all members of the parliaments and Suldaans. The diasporo should hold fundraisers for this guy.
  8. The Blue Flag rides in the heart of SANAAG And the Ethiopian flag lies high in the Somali Capital :mad:
  9. ^The fact you mentioned that you love Somali men might calm him a bit. Here's a line we could all agree...Calaf waaye wax kasta
  10. Originally posted by +Faheema: ^There is also a hight level of neuroticism, low self-esteem and insecurity amongs Somali men. Adaaba ka dare!
  11. ^Why and whose permission do you need?
  12. Being a woman sounds like Shaqo .
  13. You know the time between Warmonger, Adam, A&T, NGONGE and I keep going back and forth-someone Ajnabi guy is already sweet taking the Xalimos and taking her a for ride. How about we end this and actually get Xalimo P.S. And Ibti is not in the Xalimo list
  14. ^Fiican. Malika...Leave my Somali alone.
  15. Nuune...Anigu inaa isha katuuro ka cabsoonayaa gabdhuna meesha ka guuraan. Already male free zone baa jida inkastoo kuwa jini qabha uga da-ba tageen. Why is the word d-aba censored :confused: More importantly who abused the word?
  16. Nuune...War ninyahow mutacalim baa kuu heesto waxaan islahaa dhalinyaro badan baa meesha jootoo malaa cashar bixin. Macalin afka jooqda gabe waa iikow. war JB been kusheegin ninkaas. Marshif uu ordayee meelkale lagama heen.
  17. Nuune...LoooooooooL..bal adigu maxaad isticmaashaa winterka.
  18. Originally posted by unknown1: because i hate culture and the somali 'culture' are against islam i think. Taliban on the loose.
  19. Nuune-I don't know kulahaa. They haku gabenine ee come out and say it.
  20. ^They have fire rituals for worms.
  21. ^It's what he does with saabuun that's troubling.