Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,590
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. Have you seen SNL version with Beyonce, Justin Timberlake, and SNL crew...hilarious
  2. 19 Nov 19, 2008 - 7:53:36 AM Ra'iisul wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cadde] oo wareysi gaar ah siiyay wargeyska Los Angeles Times ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin; khilaafka kala dhexeeya Madaxweyne Yuusuf, deegaanada ay qabsadeen mucaaradka iyo qorshaha dib u heshiisiinta. Wareysigiina waa kan: Sidee u arko hadalkii kasoo yeeray Madaxweyen Yuusuf ee ahaa inaysan dalka ka jirin dowlad? Waa wax aad looga xumaado in Madaxweyne uu hadalkaas kasoo yeero, waayo xukuumada oo dhan waxay ku sugan tahay dalka Kenya wayna shaqeynayaan; ujeedadeena ugu weyna waa inaan sii wado dib u heshiisiintii lagu gaaray dalka Jabuuti bishii August". Kooxaha mucaaradka sidee ugu suurogashay inay qabsadaan deegaano ay dowladu xukumaysay iyadoo aysan jirin wax dagaalo ah oo dhacay? "Waxaan doonaynaa inaan sugo amaanka dalka oo dhan, balse taas haatan waa nagu dhib, waxa dhacaya dhibaatooyin badan. Khilaafka madaxda sarsare ee xukuumada ayaa noqday mid aan dhamaad lahayn, markii mid xal laga gaaro mid kale ayaa soo baxaya, waana taas mashaakilka ugu weyn ee na haysta" Baqdin ma ka qabtaan in mucaardku ay si fudud ku qabsadaan Muqdsiho? "Maya...! Muqdisho amaankeed si aad ah ayaa loo ilaalainayaa" Maadaama ay mucaaradku kala jabeen ma laga yaabaa inaad la fariisato Ururka Al-shaabab iyo Sheekh Xasan Daahir oo ka horjeeda heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti? "Mucaaradka oo dhan waxay ku kala jabeen natiijadii kasoo baxday heshiiskii Jabuuti, maanta mucaardku waxay ka kala imaanayaan laba jaho oo kala duwan, iyagoo awood kala sheeganaya, waxayna leeyihiin: [Anagu halkaan ayaa joognaa, nalama mooga, heshiisyada socdana ma ahan kuwo dhameystiran, ama waan dagaalamaynaa], waxaan xalin doonaan dhibaatooyinka ka dhex jira xukuumada, albaabadeena wadahadalada waa kuwo furan, umana diidayno cid walba oo soo galaysa". Maxaa ka oran lahayd aragtida Mareykanka ee ku aadan dadkaas [Al-shaabab iyo Sh. Xasan Daahir] inay xiriir la leeyihiin Al-qaacida? "Hagaag...! argagaxiso naguma soo biirayso, dadka xiriirka la leh argagaxisada waxay adeegsadaan caruurta yaryar, iyagoo siinaya lacago, waxaan dadaal u galaynaa sidii aan kaga soo furi lahayn caruurtaas, waxaana u sameynaynaa shaqooyin iyo tababaro". Ma aqbalaysaa in Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu noqdo Ra'iisul wasaaraha Somalia, adigana aad xilka ka dagno? "Dhowr jeer ayaan ku celceliyay, kursiga aan ku fadhiyo ma ahan muhim, waan is casilayaa hadii ay taasi dan ugu jirto dalka" Ma ku fikiryasaa in Madaxweyne Yuusuf uu is casil? "Haa...! waan ku taageeri lahaa Madaxweynaha arrintaas, waayo dhibaatada dalka hortaagan waa isaga. maxaa yeelay Madaxweynaheenu wuxuu abuurayaa rabshado, halkii uu ka abuuri lahaa nabad, wuxuu doonayaa inuu dalka uu magan u ahaado afduubyo siyaasadeed" Xukuumadu waxay ku guuldareysatay inay sameyso dastuur cusub, inay sameyso guddi doorasho, inay dajiso sharciga doorashooyinka ayna sameyso tirakoobyo, iyadoo sanadka soo socda doorashooyin la qabanayo? "Dastuurka mar hore ayaa la diyaariyay, qorshihiisuna waa socdaa, laakiin waxaa gaabis ka dhigay khilaafka jira" Kaalin ma ku ledahay sharecada Islaamka dasturka cusub ee aad dajinaysan? "Shareecada Islaamku muhim ayay u tahay Somalia, dadka Soomaaliyeed 100% waa muslim ,waxayna rumeysan yihiin shareecadu inay tahay saldhiga nolosha caadiga ah, sidaa daraadeed, dastuurkeena waxaa saldhig u ah sharciga Islaamka, Qodob kasta oo ka mid ah dastuurka wuxuu ku saleysan yahay shareecada" . Garowe Online, Muqdisho
  3. A&T...That's not solution. It is very vague at best. Hate and contempt is everywhere now, and not confined to a group. Tell me something tangible that produce a viable state with justice and equity rather insisting on the ****** group accomadate everybody. [ November 21, 2008, 12:19 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  4. Nuune-CNN live or I should say SOL live....LooooooooooooooooL Who's paying ninyahow for this journalistic endeavor?
  5. ^You can't be serious A&T. You can assign the "guilty" party for what transpired pre-civil war, but to pile all Somalia's problems on thier shoulders is just silly. The last eighteen years everybody was equal abuser. Nobody made USC squander the great oppurtunity that had in 1991. Barre regime was soundly defeated and people ethnically cleansed, but the Somali State was still intact. Nobody made the SNM turned the guns on each other,or the Aidid starve three hundred thousand Somalis , the single largest genocide in Somalia and also subjugate the unarmed Somalis in the south. And for the sake of argument, what do you want to do now, fold arms and take backseat on all issues,I don't really understand what you are going for here?
  6. A&T...What clan do you to belong anyway Blaming group of Somalis won't be solution. If there needs to be peace and justice, everybody needs to own up to their mistakes.
  7. i got 88. The map isn't updated. It is an old.
  8. TRIPOLI, Libya Nov 18 (Garowe Online) - Somalia’s interim President Abdullahi Yusuf has said that the Ethiopian government is ‘independent’ in its decision to withdraw its troops from Somalia. During a Tuesday interview with the VOA Somali Service, President Yusuf suggested that the ongoing feud with Prime Minister Nur “Adde” Hassan Hussein has not deteriorated relations with Ethiopian leaders. Somalia’s president says Ethiopia ‘independent’ to remove troops
  9. Originally posted by AYOUB: Che, since you seem to know everything, you asked the question because.... Mainly to irk your chief propagandist. Oodweyne..I'm in good mood today. So,lets leave it there.
  10. Somalia’s president says Ethiopia ‘independent’ to remove troops 18 Nov 18, 2008 - 11:31:58 AM TRIPOLI, Libya Nov 18 (Garowe Online) - Somalia’s interim President Abdullahi Yusuf has said that the Ethiopian government is ‘independent’ in its decision to withdraw its troops from Somalia. During a Tuesday interview with the VOA Somali Service, President Yusuf suggested that the ongoing feud with Prime Minister Nur “Adde” Hassan Hussein has not deteriorated relations with Ethiopian leaders. “Ethiopia has the independent choice to withdraw [from Somalia] if this is in the interests of regional security,” said President Yusuf, who is on an official trip to Tripoli, Libya. The Somali president has reportedly met with Libyan leader Col. Muammar Qadafi at State House in Tripoli, but no information was available following their private meeting. President Yusuf’s comments – which seem to welcome Ethiopian army withdrawal – come on the heels of a widening rift within the Somali transitional government, with Prime Minister Nur Adde leading a government faction. The Somali leader has been attributed to recent comments that there is “no government” in Somalia, after he categorically refused to endorse the Prime Minister’s new Cabinet. READ: PM defiantly appoints new Cabinet Somalia, in the Horn of Africa, has been mired in armed conflict since the early 1990s, with warlord and armed clans vying for power and resources. Ethiopian troops backing Yusuf’s interim government who invaded the country two years ago were immediately bogged down in an Islamist-led rebellion that now controls most of the country’s central and southern regions. The African Union has failed to complete a planned 8,000-strong peacekeeping force, while Islamist hardliners have rejected a UN-brokered peace deal signed last month. Source: Garowe Online
  11. There is difference between capitulation and collaboration. America gives 'assistance' to these nations on the condition that they form centralised security apparatus that is loosely based on America's Homeland Security-this includes some security services, immigrations, customs, border patrol, etc These nations recieve direct 'aid' and training from the US though the in case of Somalia proxies are used such PIS (Puntland Intel Services) and their equilevent in Somaliland whose salaries are directly paid by the U.S. Not only does America have a access to these many mini-homelands operations, they set the policies and conditions with which these entities run on. And in the case of Somalia, Ethiopian military intelligence are used in tandem with the Somalis.And on my occassions, actual American servicemen do land in Somalia via ships on the Indian Ocean, or from Kenya/Jabouti. America violates the sovereignty of many states with impunity with or without their permission. It is hard to believe that they would need collobaration of non-existing state.
  12. That's beside the point, I was just asking if you know their policies towards these nations in relation to the war on terrorism?
  13. ^I see neither happening, but one thing is sure, this is the end of the road for him.
  14. ^I assume you know or atleast aware of the model or the framework for America's war on terror, and what that entails as it regards to the third nations?
  15. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Who said they operate freely ??? ,, Is that serious question or just enjoying being difficult?
  16. Back to square one...let's see how the chips may fall.
  17. Cabdiyo...Sifiican wali caadi. Khamiisna yaaku taagnaa kara.Waa ku dhexlumi jire, waxyaale kale aan lasheegin karin waala weyn jire.jire. Cuz of that, kii Carabtana waa nacay?
  18. Cabdiyo-Ninkii maxkamad lasoo istaajiyo oo raban inoo wax sheego baa 5th dhaha.Dee waa kanostutuushan kooda. Qofbaan ila ileenayoo waxaan diidayaa hadaan hadalka badiyo inee maxkamad isoo istajaan hadaan is afgarano hadhooto.
  19. Geeljire-Waxaa layire Kenya Soomaalida maree timid Kukaayada baa baangad ku ceersan jirte, malaa kuwaas ku jire,mataana afkuu nagu soo taagaya. Aawe reer Burco budh hala dhacaane. Cabdiyo..I plead the 5th
  20. ^Wanaagsan oo wacan,dee FB Soomaalida ku afbarte markaas nagu soo kala fireeye.
  21. ^Ma waxbaa si ka,ahaa leedahe?