Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,590
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. Pucca..I don't know who that someone is, but thank you!. Hopefully they won't do that again and LooooooooL@ edabdaro..Those are your words, not mine, but I tell the maskiin type would surprise you. LoooooooooooL@Hayam..you could jump ships. It is warmer down here, and people are prettier even the Koreans. Kix Kix on Pucca being a teenager,nah,far from it, actually she is about to be my sodah since I'm about to fly away with her 'precious one'
  2. Che -Guevara

    2/12

    ^Pucca, let's put in terms you would appreciate. It is like seeing your khamees donning Korean getting cozy with another Xalimo behind the Masjid
  3. ^Luckly for me, your 'precious one' is rebel just like you. She explores what mom forbids . And for heavens, calanka indhaha naga cawire. It is burning my retina. Atleast substitute it with the Korean flag. It is pleasant on my eyes.
  4. ^For some reason I thought you are already gone. Sheh ..Sorry to hear that dear. Best of luck in finding one. It might be good time change directions. So many of our funds are liquadating. I'm wondering when we will given the slip.I hope they gave a good severance package.
  5. ^You should see her kids. They look like black laotians. Her daughter is cute, but she wouldn't let me come near unless I was wearing Khamiis . I don't think she would even married the Korean if he wasn't donning the Khamiis
  6. ^Your statement is full of assumptions and very narrow in scope.
  7. ^Walaaley kan candhada iyo caloosha kasoo horeeso maxaa meesha usoo galise. Indhaha maa natirey macbuudka.
  8. ^LooooooooooooL...Will do rudy, it is just that I don't care for those wear a cloth of Islamino/Somalinimo when it conveniently serves their purpose and discard it when it becomes an obstacle to their goals. And I'm not just talking about Duke
  9. Masjids are fertile ground ..Blame Cirdey on this one.
  10. ^LoooooooooooooooooL LoooooooooooL@hayat..they are one and the same. He just changed his nick.
  11. Hopefully, it was useful debate, but as for your Mr. Hassan, Islam is just another convenient tool to advance whatever your narrow interest is.
  12. ^MMA posted that while back. another Justin parody
  13. Ciidamo Ethiopian oo sahay wada oo xalay soo gaaray Magaalada Baydhabo, iyagoo aan wax dagaal ah la kulmin Ciidamo Ethiopian oo fara badan, isla markaana wata ku dhowaad 30 gaadiidka ayaa xalay soo galay Magaalada Baydhabo, kadib markii ay habeen hore ka soo kicitimeen Deegaanka Luuq ee Gobolka Gedo, waxaana Ciidamada inta ay soo safrayeen wadada aysan la kulmin wax dagaal ah sida horay u dhici jirtay. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan oo sahay sida laga yaabo inay usii gudbaan Magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin dhowr Kun oo ciidamo, kuwaasoo xarumo kala duwan fariisimo ku leh. Ciidamada ayaa markii ay soo gaareen Magaalada Baydhabo waxay hakad geliyeen dhaq dhaqaaqa Magaalada Baydhabo, waxaana saaka Magaaladaas ay ciidamada isugu kala gudbinayaan sahay kala duwan. Degmada Bardaale oo marin istaarijiyadeed ah ayaa Ciidamada Ethiopia waxay shalay ku soo mareen si nabdoon, bedelkii ay weeraro kala kulmi jireen Xoogaga Islaamiyiinta oo wadada ugu gali jiray agagaarka deegaankaas, taasoo dhowr goor qasaare xoog badan Ciidamada ka soo gaaray. Dhinaca kale ciidamo kale oo Ethiopian ah oo tiro ahaan ka yar kuwa xalay soo gaaray Baydhabo ayaa saakay waxay soo gaareen degmada Luuq, kuwaasoo la sheegay inay fariisin ka samaysteen isla goobtii ay shalay ka soo kicitimeen ciidamada xalay gaaray Baydhabo. Lama garanayo sababaha ka dambeysa soo gelitaanka ciidamadan ee gudaha dalka Soomaaliya iyo meesha ay rasmi ahaan ku wajahan yihiin ciidamadan Ethiopianka ah ee soo gaaray Baydhabo iyo kuwa kale ee ku soo fool leh, waxayna soo gelitaanka ciidamadan ee gudaha dalka Soomaaliya imaanayaan xilli ay xukuumadda Ethiopia shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso dalka Soomaaliya.
  14. Seddex Qarax oo ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo Magaaladaas ka baxay Axad, November 30, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay maanta magaaladaas ka dhaceen seddex qarax oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay. Seddexda qarax oo ahaa nooca bambooyinka gacanta laga tuuro, isla markaana loola dan lahaa in lagu waxyeeleeyo ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa gudaha Suuqa weyn ee Baydhabo ayaa waxay geysteen dhimashada 3 ruux oo isugu jiray Ciidamadii qaraxa loola dan lahaa iyo dad rayid ah, iyadoo sidoo kalena ay ku dhaawacmeen dad kale oo gaaraya 20 ruux, kuwaasi oo dad rayid ah u badnaa. Qaraxyadaas oo magaalada Baydhabo si weyn looga dareemay ayaa markii ay dhaceen kadib waxaa goobta soo gaaray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka, kuwaasi oo rasaas ku riday dadkii ka dhawaa halka qaraxa ka dhacay, waxaana lagu soo waramayaa in ay rasaastaas dad ku dhaawacmeen. Qaraxa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo dorraad qarax kale oo ka dhacay magaalada Baydhabo uu geystay dhimashada afar ruux iyo dhaawaca 15 ruux oo kale, kuwaasi oo iyana isugu jiray Ciidamo iyo Dad rayid ah. Dhanka kalena, wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in ay maanta magaaladaas ka amba baxeen qaar ka mid ah Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa, kuwaasi oo la sheegay in ay u amba baxeen dhinaca Gobolka Gedo, halkaasi oo la sheegayo in ay uga sii gudbi doonaan dalka Itoobiya. Ciidamada maanta ka baxay magaalada Baydhabo ayaa bixitaankooda wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo madaxda sare ee Dowladda Itoobiya ay sheegeen in ay Ciidamadooda kala baxayaan Soomaaliya inta uusan dhammaanin sanadkan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  15. Mogadishu Sunday, 30 November 2008 SMC Members of Ethiopian soldiers based in Baidoa have abandoned from that city which is away from the capital Mogadishu 245 KM, inhabitants told Somaliweyn. Many Ethiopian troops based in the former Hassey industry have started leaving from there earlier on Sunday” Mohamed Ali told Somali weyn. Ali who is a dweller also confirmed us that these troops with their armed vehicles went out from the city to the southwest and thinks they will go to their homeland. Ethiopia said on Friday it will be leaving out from Somalia by the end of this year. Still some Ethiopian troops stay the city, Ali added. On the other hand 4 people including policemen have been killed others wounded after simulations explosions erupted in that town, where the Somali legislators seat. Shortly after the attacks police hae arrested different people including well-known businessmen those are being questioned by the police, police officer Aden Bariyo Said. No body claimed the responsibility of the attacks. Jamal Osman jamaloves@yahoo.com
  16. LooooooooooooL@Faheema...Cara is too rational sometimes, it almost annoys you.
  17. Originally posted by COSTA: Pls help ii sheeg saan uga baxaa my kids are already halv white You could start by not frequenting SOL No point in calaacal with their very people you feel so ashamed off How does your husband or wife respect you if you don't have respect for yourself? Please it is SOMALI. It is matter of common courtesy to call people by their actual name.
  18. Oodweyne....Somalia is no Afghanistan,and the Pashtuns are not comparable to the said group. Duke...Realistically, I just don't see Yeey putting up a fight in Mogadisho. The best scenario for him and Puntland is if these wadaado turn the guns on each other as is the habit of Somalis since they are united only by their opposition to Ethios and Yeey. What allies does he have in the south will help succeed?
  19. ^How long can he stay in Mogadisho if the Ethiopians leave, and everyone else turns against him. The most of the south is overrun by the Al-Shabaab and their allies, and those from Mogadisho within the TFG will abandon him. He will have retreat if this scenario materialises.
  20. The deal doesn't make any sense, I give you that but for Yeey, I'm afraid his days are coming to an end even he has superior force. There is no way he could politically and militarily sustain the TFG even Xamer come the departure of Ethio troops.
  21. Only Ethiopian are threat..You gotta love Duke!
  22. Itoobiya oo sheegtay in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya inta uusan dhamaanin sanadkan Jimco, November 28, 2008(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay dhammaan Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya inta uusan dhamaanin sanadkan, iyadoo sheegtay in ay taasi uga gol leedahay fulinta heshiiskii ay Jibouti ku gaareen Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wahade Belay oo ah Afhayeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa sheegay in Dowladdiisa ay arrintaas la socodsiisay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping. Wahade Belay waxaa uu sheegay in Dowladdiisa ay taageersan tahay heshiiskii ay Jibouti ku gaareen dhinacyada isku haya Soomaaliya, wuxuuna intaas ku daray in nabad ka dhalata Soomaaliya ay dan ugu jirto Itoobiya oo Soomaaliya la deris ah, xadna la leh. Dowladda Itoobiya ayaa kumaan Ciidamadeeeda ah waxay u dirtay Soomaaliya sanadkii 2006 xiligaas oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya khatar geliyeen xoogag Islaamiyiin ah oo awooddooda ay ku sii baaheysay deegaanno badan oo ku yaalla Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Tan iyo xiligaasna Ciidamada Dowladda Itoobiya waxay dagaallo kula jireen Xoogag Islaamiyiin ah oo ka soo horjeeda siyaasadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaankooda dalka Soomaaliya. Ugu dambeyntiina, Hadalkan ka soo yeeray Dowladda Itoobiya ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan ay dalka Jibouti ku gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka Jibouti heshiis awood qeybsi ah oo ku saabsan in la dhiso Baarlamaan Soomaaliyeed oo xubnahiisa ay gaarayaan 550, kuwaasi oo soo dooran doona Guddoomiye Baarlamaan, kadibna madaxweyne isna soo magacaabi doona Ra’iisal Wasaare. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com