-
Content Count
29,590 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
260
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^Ok, they can be Kulmiye supporters Xaaj-Xunduf...I believe the man is saying Somali lands are more than sisterly 'countries'. He seems to be talking towards new direction which is vastly different from Somaliland's usual stance on the issue of Somalia and Somaliland. I'm sure he is going to be drilled for saying this. Let's wait and hear his explanation on these comments.
-
Good Start!
-
hadhwanaag 2009-02-08 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii ugu horeysay maanta shaaca ka qaaday in Soomaaliya iyo Somaliland aanay kala go’I Karin, isla markaana waxa uu soo dhaweeyay Madaxweyne Sheekh Shiriif-ka dhawaan loo doortay Koonfurta Soomaaliya iyo Xukuumadda uu dhisi doono, oo uu ku tilmaamay mid ay Somaliland aad isugu dhawaan doonaan. Madaxweyne Ku-xigeen Yaasiin waxa uu sidaa ka sheegay mar uu maanta ka hadlayay Xaflad Casuumad ah oo uu u sameeyay qaar ka mid ah Qurba-jooga Somaliland ee taageera Xisbiga UDUB oo dalka u yimi ka qayb-galka Shirweynihii labaad ee Xisbiga oo 04-tii bishan lagu soo gebagabeeyay Hargeysa, xafladaasoo lagu qabtay Huteel Crown ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanu Madaxweyne Ku-xigeenku ku doodaay in ay Xukuumad ahaan muddadii ay xilka hayeen dalka u soo hooyeen guulo badan oo ay ka mid yihiin, doorashooyinkii kala dambeeyay ee dalka ka dhacay, sugida Xuduudaha, dhawrida nabadgalyada iyo xidhiidhka siyaasadda arrimaha dibada oo uu xusay inay wakhtigan meel aad u fiican marayso. “Berigii hore halkay innaga taagnaayeen arrimaha dibadu maanta inagama taagna ee aad bay uga dhaw yihiin, waxaan weliba rajaynayaa haddaynu nahay Somaliland oo aan filayaa imika maamulka qabsaday Koonfurta Soomaaliya in aynu la jaan-qaadi karno, maxaayeelay waa dhalinyaro cusub oo da’dii 1960-kii talinaysay meesha way ka baxday. Waxa weeyaan da’dii lixdankii talinaysay waa da’ ciil-qabta oo wax badani siyaasad ahan soo dhex mareen. Waxaan filayaa Sheekh Shariif in uu Qaranka Somaliland iyo Soomaaliya si fiican u kala guri doono.” Sidaa ayuu yidhi Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray oo uu yidhi, “Dabcan Soomaaliyi kala maarmi mayso oo cid xad xidhaysa iyo cid wax oodaysaa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, laakiin qolo waliba horto inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato, oo hadhaw wax la saxo. Ninna laga celin maayo Hargeysa, midna Xamar laga celin maayo, dadka khalad baa la fahan siiyay oo waxa la yidhi xad baa la xidhayaa, Ciidan baa la keenayaa oo ninna soo gudbi maayo, waxaasi waa wax dadka lagu fogaynayo ee dadku waa dadkii uun, laakiin Yurub-ba siday wax u kala leedahay ayaynu wax u kala yeelanaynaa (Soomaaliya iyo Somaliland), dadkuna sidaas ayay isu dhex soconayaan.” Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland.
-
Hargaysa: Shankaroon supporter We might as well crown Riyaale king
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^Saaxiibkey asaa salaxey noh, hadaa indhoole aas ahaanleed xitaa meesha tuundheera kabixin laheed noh. -
Kuwaan walax mashiishe karaan ee masaakiinta Villa Somalia odhow lee yeesan dilin.
-
Hargaysa: Shankaroon supporter We might as well crown Riyaale king
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^It can carry weight that's for sure -
^Anyone who picks Maslax is not fit to be the president Horn could use new here though
-
Interesting read...Of good question, what has Riyaale administration accomplished in the past five years-tangible social and economic development?
-
A narcissistic man who flared up conflicts in black Africa, disappointed by the Arabs, he wants to make Africa is little project pompous ego
-
^It has been cold, snowy, depressing winter ...We don't have hairy feet like some
-
^LooooooooooL..It involves 'eating' n eating n some sauce, not hot though
-
Conversation Between Jacaylbaro n Reer Walanweyn
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^ You mean Duke and Xiin or Xiin and Duke's entire entrouge. LooooooooL@Nephiso..Let them figure it out! -
@hhhmmmmmmmmmmmmmm..I have theory, but I keep to my self.
-
As suggested by Ibti for this to be its own thread Jb .... Sharif Yeey ma dhaamo Walanweyn Gang Soomaaliya neced tahay Jb Labaatan sano heshiiye idin laheen Gang Nagadaa beenta gobolkaaga xun basbaa ka walwaltaa Jb Oo aan wada fariisano aan tashano Gang Maxaa laga tashanaa..Biiqland say ugolaheed? Jb Bal waayahe taas hanoodan beesay Muqdisho xaliya. Xiin Sharif Theiry, Juje, n Lazy ...All hail. Gang Xamar cadeey hadey dagto Hargeysa meyleey usocoto majirto Jb Oo maxaa rabteen sidii horey inaad nagu celisiin oo Muqdisho uun Somalia oo dhan utukato. Gang Maxaas kale hee inugaa indiin taleeno. Xiin Maya maya..Siilaanyo Norf All hail NGONGE You know, Puntland is clever one here. Somali-Pirate :confused: Jb ...Bal intaa hanoogu ekaato Qudhac ...We kick a*ss Africown ..I dare you to come to Erigavo. A&T ..You know what problem is..well what do Abdirashid Shar'marke, Cabdirisaaq, Maxamed Siyaad, and Yeey get in common... Duke ..They are not from Somaligalbeed Oodweyne ..A*T..Finally someone gets me
-
^Southerners aka Wanlanweyn...Jb is reasonable apart from cut/past daily propoganda...no offense JB.
-
Jb ....Sharif Yeey ma dhaamo Walanweyn Gang Soomaaliya neced tahay Jb Labaatan sano heshiiye idin laheen Gang Nagadaa beenta gobolkaaga xun basbaa walwaltaa Jb Oo aan wada fariisano aan tashano Gang Maxaa laga tashanaa..Biiqland say ugolaheed? Jb Bal waayahe taas hanoodan beesay Muqdisho xaliya. Xiin Sharif Theiry, Juje, n Lazy ...All hail. Gang Xamar cadeey hadey dagto Hargeysa meyleey usocoto majirto Jb Oo maxaa rabteen sidii horey inaad nagu celisiin oo Muqdisho uun Somalia oo dhan utukato. Gang Maxaas kale hee inugaa indiin taleeno. Xiin Maya maya..Siilaanyo Norf All hail NGONGE You know, Puntland is clever one here. Somali-Pirate :confused: Jb ...Bal intaa hanoogu ekaato :mad: Qudhac ...We kick a*ss Africown ..I dare you to come to Erigavo.
-
Misleading title...I thought it was about time we b*tch slap Britian for no reason than having them giving Simon Cowel or other obnoxious Brits (What's the name of that chef).
-
^Gutcha...I guess they gotta satisfy the qabiil formula which is unfortunate stain on all of us.
-
allidamaale.com Is Xuubsireed vying for another job with possible Puntlander PM. That site was inactive the whole time he was with Yeey, and now back in action.
-
Bossaso: Dr Faroole promises drastic change for Puntland
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
LooooooooooL@Abrahams...You are saying Duke doesn't belong to the descendent of Abraham. Ok...Faroole has six months. -
Bossaso: Dr Faroole promises drastic change for Puntland
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^What am I pretending to be..Mushkilo