Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,582
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo caddeeyay Mowqifkooda Arrimaha doorashada iyo go'aankii SSC – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Musharrixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland oo maanta Shir deg deg ah ku yeeshay Garoowe ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray… Sii akhri
  2. There's a general acceptance, inevitability really, but some Issimo and politicians wouldn't have minded the 17 MPs being part of the next parliament that will elect the new President. There would be a likely pushback from some corners. The Garaads felt compelled to act.
  3. They had no choice really considering how much SSC youth sacrificed, but still a welcome development.
  4. Garaad C/Risaaq Garaad Soofe warns the current Puntland administration and opposition parties against "shopping" for Khatumo MPs in Garowe.
  5. There will be 49 MPS in the next election. I believe this is enough to satisfy a quorum.
  6. ISIMADA DHAQANKA SSC OO GO’AAMIYAY IN AYSAN GEBI AHAANBA KA QAYB GELIN DOORASHADA PUNTLAND Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn arrimaha doorashada Puntland ee 2024. Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu caddeeyay in aysan xuli doonin 17-kii xildhibaan ee Baarlamanka Puntland laga soo dooran jiray degaannada SSC. Go’aanka oo uu warbaahinta u akhriyay Af-hayeenka isimada dhaqanka SSC garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed ayaa sidoo kale lagu caddeeyay in aysan sii joogi karin 17-ka xildhibaan ee hadda ka tirsan Baarlamanka Puntland. Golaha isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa sidoo kale go’aamiyay in aysan cid ka soo jeeda degaankooda u tartami karin doorashada soo socota ee 2024 madaxweyne ku xigeenka Puntland. Isimada ayaa sidoo kale ugu baaqay xubnaha ka tirsan guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ee ka soo jeeda SSC in ay xilka iska casilaan. Waxay sheegeen in ay dhisteen maamulka SSC-Khaatumo oo ay ka madax-bannaan yihiin Puntland islamarkaana ka qayb gali karin doorasho maamul kale. PUNTLAND POST
  7. Agreement Reached: No MPs and Vice-Presidential candidates from Khatumo will stand in the Puntland Elections.
  8. Jirde is a thinker among Somali politicians. His diagnosis of our situation is on point. I wish he touched on Somaliland a little more.
  9. There is a skirmish today near Naaso Hablood involving land disputes. Both sides are accusing each other. Dagaal sababay dhimashada 5 qof oo ka dhacay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland Talaado, December, 19, 2023 (HOL) - Inta la ogyahay 5 qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii dad hubaysani ay weerareen qayb kamid ah Millateriga Somaliland oo dagan buuraha Naaso-Hablood ee Hargaysa galabta. Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare oo kamid ah Golaha Deegaanka Hargaysa oo waraysi siiyay warbaahinta KF, ayaa sheegay in ay ciidanka soo weerareen dad hubaysan oo sheeganaya in ay leeyihiin dhul kamid ah buuraha Naaso-Hablood ee waqooyi bari Hargaysa, oo uu ciidanku dagay, sidaana uu dagaal ku qarxay maanta. "Muran dhul oo baryahanba sii xoogaysanayay ayaa sababay khasaaraha dhimashada iyo dhawaaca ah, dhulku waa dhul dan guud ah oo dowlada hoose gacanta ku hayso, niman millateri ah ayaa iska dagay nabad in ay kaga guuraan ayaanu rabnay lakiin may dhicin" ayuu yidhi xildhibaanku. Xildhibaanka ayaa sheegay in tirada guud ee ilaa hada dhimatay ay tahay 5 qof, isaga oo sheegay in dadka dhulka sheeganayaa ay weerar kusoo qaadeen xerada ciidanka millaterigu uu ka samaystay goobta, sidaasna uu ku dhacay khasaarahu. Waxa uu sheegay in dadka soo duulay iyo ciidanka dagan meesha midna aanu lahayn dhulka, lakiin ay marar dhawr ah taliska guud u gudbiyeen in ciidanka meesha lagaga raro, lakiin aanu talisku ka aqbalin. Xildhibaanku waxa uu sheegay in xaaladu ay dagantahay hada, isla markaana ay dowlada hoose iyo xukuumaduba xaalada gacanta ku hayaan.
  10. Everyone will be affected, but I think direct involvement is not in their interest. Much like the Israelis, they are hoping the Yanks and their European minions would do the job.
  11. Some jobs cannot be trusted with errand boys. Besides, Saudis and Emirates will suffer disproportionately if they join this mission.
  12. I see a new guddi being set up to solve the election impasse, which then will propose that the election be pushed to 2025. Talk about mocking the citizenry. Muse will not leave willingly.
  13. Our friend Oodweyne has never been good at reading the changing political landscape. He is the same man who thought the world would consult Sland on the lifting of the arms embargo and debt relief.
  14. Muse Bihi will kick the can down the road as long as he can. I get he is prepping his sub-clan for reintegration into Somalia, securing the Berbera, Hargeisa, and Gelibey corridor.
  15. Many can claim credit, but Wasiir Beyle deserves much ululation. Somalia receives $4.5 billion debt relief from IMF and World Bank under HIPC initiative Somalia receives $4.5 billion debt relief from IMF and World Bank under HIPC initiative HIIRAAN.COM New York (HOL) - The International Monetary Fund (IMF) and the World Bank's International Development Association (IDA) have approved a major debt relief package for Somalia under the Heavily Indebted Poor...
  16. Field Marshall Berhanu Jula, Chief of Staff of the Ethiopian National Defense Force (#ENDF), admits to using drones on human targets. He vowed to continue the use of drones at extremist gatherings and cautioned the general public to refrain from mingling with extremists.
  17. Ethiopia peace minister critical of PM Abiy held for suspected coup plot Ethiopia peace minister critical of PM Abiy held for suspected coup plot | Reuters WWW.REUTERS.COM Ethiopia's state minister of peace has been fired and arrested on accusations he conspired with rebel groups to overthrow the government, state media reported on Tuesday.