-
Content Count
29,588 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
260
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Unprecedented gaf iyo xushmad daro
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
War stop dividing Irir alliance On serious note, they could have been shot at like Awdal Clan Ugas. S -
Have we run out of Somali names?
-
First Somali Businessman tried and convicted
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Good! I wish the government can exercise that kind of power of big monopolies. -
Axad, Agoosto 30, 2020 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxay maanta go'aan ka gaartay xukunka eedo loo haaystay laba muwaadin oo Soomaaliyeed. Ugu horreyn gasooraha Maxkamadda Dr. Cabdiraxmaan Saciid Axmed ayaa ku dhawaaqay xukunka eeddii loo haaystay ganacsade Cabdullaahi Axmed Maxamed oo loo yaqaanno "Xaaji Gaabow" oo ay xeer ilaalintu kusoo eedeysay inuu sameystay shirkad u shaqeysa hannaanka Bangiyada dalka, balse aan laheyn wax shati ah. Garsooraha ayaa sheegay in dhageysiga dacwadda oo qaatay dhowr fadhi kadib, lagu helay dembigaas, laguna xukumay seddex sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya $ 920,000 "sagaal boqol iyo labaatan kun oo doollar" . Dhinaca kale maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa fasaxday eedeysane kale oo loo haaystay in shirkad uu leeyahay ay u sameysay warqad qaansheegad ah ee mas'uuliyiintii wasaaradda caafimaadka ee la xukumay. Waxa uuna garsoorahu sheegay iney xorriyaddiisa u celiyeen Ayuub Shiikh Maxamed Ammiin kadib markii dembi lagu waayay. Garsooraha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay ciddii aan ku qanacsaneyn labadan xukun inuu u furanyahay racfaan muddo 30 cisha gudaheed ah. Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online Barrow@hiiraan.com
-
Youth in Borama sing old Somalia national anthem after protests
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
Was this after humiliating the Ugas? -
More corrupt government officials sentenced
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
One should ask what Sanbalooshe did when he was running NISA.
-
More corrupt government officials sentenced
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
This time from the fisheries department
-
For federalism to work, every community needs to be represented in every region that they reside in.
-
Isn't Cali Geedi Wacbuudhan? All he needs Musa Sudi's blessing
-
Not just them, I have seen people from Nigeria, Zimbabwe, Uganda, etc. I guess they are many Covid millionaires.
-
-
Those are harsh sentences.
-
You lot speak like men with privilege!
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It seems the young people in Garowe are not with Deni