-
Content Count
29,585 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
260
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
-
Where did they dig him up?
-
Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta ka dhacaya Kismaayo WWW.JOWHAR.COM Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ayaa ka dhacaysa maanta magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose,Guddiga...
-
You missed the point The Somali politicians are more or less the same. They might mobilizing reer Mogadishu but only to their benefit. Once that goal is reached, the public is discarded. During last the skirmish, I remember Sharif saying their differences were political and they should forgive each other Whatever happens in Xamar, I assure the losers will be the public just as in Bosaso and Guriceel. That said Farmaajo should present the alleged corruption case, and Roble get on with the business of the (s)election.
-
Is madaxweynaha trusting Eritrean-trained troops?
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The question how does one deal with them? Every president including presidents from the area clanwise will face the same problem. -
Is madaxweynaha trusting Eritrean-trained troops?
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Is madaxweynaha trusting Eritrean-trained troops?
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ciidamada 'badbaado qaran' are apparently in the streets. No government can coexist with clan militias wether in Bosaso or Mogadishu. -
Is madaxweynaha trusting Eritrean-trained troops?
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Let's hope he does his job and move on. -
Is madaxweynaha trusting Eritrean-trained troops?
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Have you seen Roble's press conference? He looked shaken or had trouble reading Somali. Force is never good idea specially in mostly ignorant nomadic culture. -
Pertinent Issues on the War in Tigray, by Gen. Tsadkan Gebretensae
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
TSADKAN GEBRETENSAE - Pertinent Issues on the War in Tigray | WWW.THEELEPHANT.INFO The Ethio-Eritrean war against the people of Tigray has entered a new phase, following the decision of the Government of the National Regional State of Tigray to redeploy its forces to the borders of Tigray... -
SHAQO KA JOOJIN WASIIRKA KOOWAAD KEDDIB MARKUU SOO GALAY TUHUN MUSUQMAASUQ IYO KU TAKRIFAL DHUL DAN GUUD Muqdisho, Diseembar 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay qodobka 87aad ee Dastuurka KGM ah ee dalka kaas oo tilmaamaya inuu yahay ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadii’da asaasiga ah ee Dastuurka; Markuu tixraacay wareegtadii uu soo saaray 18kii Jannaayo 2018 ee la xiriirtay ilaalinta dhulalka danta guud si waafaqsan qodobka 43aad ee Dastuurka KMG ee dalka; Markuu arkay xeerkii uu ku mamnuucay ku takrifalka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada doorashada ee soo baxay 27kii Oktoobar 2021; Markuu ogaaday in Ra’iisul Wasaaraha uu soo galay raad tuhun oo muujinaya inuu ku takrifalay dhul dan guud ah oo leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed; Markuu arkay in Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay fureen baaris looga gun gaarayo tuhunka la xiriira Musuqmaasuqa dhul dan-guud ah oo ay leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed; Markuu garwaaqsaday in Ra’iisul Wasaaraha uu saaray cadaadis Wasiirka Gaashaandhigga si loo leexiyo baarista looga gun gaarayo tuhunka la xiriira kutagri-falka dhul dan guud oo ay leeyihiin CXDS; Markuu arkay in Ra’iisul Wasaaraha uu 26-kii Diseembar 2021, Wasiir cusub usoo baddalay Wasaaradda Gaashaandhigga iyadoo aan la dhamaystirin baaristii socotay taasoo looga gol leeyahay faragelinta baarista socota ee la xiriirta musuqmaasuqa dhul dan guud oo ay leeyihiin CXDS; Madaxweynaha wuxuu soo saaray go’aamadan; 1. Maadaama Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu soo galay raad musuqmaasuq iyo ku takrifal hanti dan guud, uuna haatan socdo baaritaan looga gun gaarayo tuhunkaas, waxaa laga joojiyay shaqada iyo awoodaha uu leeyahay Wasiirka Koowaad tan iyo inta baaristaas laga soo gunaanadayo; 2. Xubnaha kale ee Golaha Xukuumadda waxay sii wadanayaan waajibaadkooda shaqo si waafaqsan shuruucda iyo xeerarka dalka; 3. Waxaa lagu adkaynayaa dhammaan masuuliyiinta hay’adaha dowladda inay ka fogaadaan ku takrifalka hantida danta guud, ayna dhawraan shuruucda iyo xeerarka dalka. DHAMMAAD
-
Puntland sides with Roble and publish candidates. The opposition is being played again Puntland: Doorashada kuraas qaarkood xasaasi yihiin oo la shaaciyay – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Guddiga doorashooyinka Federaalka ee heer Puntland ayaa shaaciyay doorashada 10 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya. Qoraal… Sii akhri
-
Galbeedi, Their mood depends on the time of the day. Tomorrow will cry foul when Roble gives regional leaders a very hand. In the end, the whole thing is just mocking Somalis who can't afford pickering.
-
Popular Contributors