Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,582
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. Golaha oo kudhaaway Maxkamadda Islaamiga ah ee Gobolka Banaadir. Muqdisho, 05-October-06 ( Qaadisiya.com) Xaflad si aad ah u heersareysa oo loogu dhawaaqayay Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ay hoos tagayaan Dhammaan Maxkamadaha kajira Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Xaruntii hore ee Villa Soomaaliya. Xafladdani oo ay kasoo qeyb galeen Mas'uuliyiin aad u fara badan ayaa waxaa halkaasi laga soo jeediyay Khuadbado muujinaya sida loogu baahan yahay in Gobolka Banaadir Maxkamadihiisu ay yeeshaan Maamul mideysan. Daawo Sawirada. Sidoo kale waxaa kasoo qeybgalay xafladda Mas'uuliyiin aad u fara badan oo ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Guddoomiyaha Golaha Shuurada Sheekh Xasan Daahir Aweys, Kuxigeenka Madaxa Ammaanka ee Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuurâ€, Madaxa Ammaanka ee Gobolka Banaadir Sheekh C/llaahi Macallin Cali Naxar “Abuu Quteyba†iyo Mas'uuliyiin kale oo katirsan Xubnaha labada gole ee Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed. Waxaanan ka marneyn Xafladda oo kasoo qeybgalay Abwaaniinta Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen Abwaan Abshir Nuur Faarax “Bacaadle†Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure, waxayna halkaasi kusoo bandhigeen gabay aad u qiimo badan. Abwaaniinta ayaa gabayadooda waxa ay diidaradda kusaareen Arrinta ka taagan Xabsiga Magaalada Hargeysa halkaasi oo lagu dhibaateynayo Culumaa'udiin lagu heysto Sababta ay Islaam u noqdeen maadaama la weydiinayo waxa ay mareykanka iyo Itoobiyaanka wax uga sheegeen, waxayna si gaar ah u cambaareeyeen Falka jir Dilka ah ee loo geysanayo Sheekh Maxamed Sh.Ismaaciil oo kuxiran Xabsiga Magaalada Hargeysa. Abwaaniintani ayaa ka tiriyay Arrinta Argagaxa leh ee Sheekh Maxamed Ismaaciil lagula kacayo Xabsiga Magaalada Hargeysa Gabayo ay ugu talagaleen iyadoo dadkii kusugnaa Goobtii ay xafladdu ka dhaceysayna ay kawada muuqatay Shicaar aad u kacsan oo ay kumuujinayeen sida ay uga soo horjeedaan Falkaasi lagula kacayo Sheekh Maxamed Ismaaciil. Mas'uuliyiintii ka hadashay ayaa waxaa kamid ahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah Guddoomiyaha Golaha Shuurada waxayna u badneyd hadaladiisii in waxa ay wataan uu yahay Diinta Islaamka isla markaana aysan dooneynin in Diinta Islaamka Arrimaheeda ay war wareeg kagalaan. Waxa uu sheegay sheekh Xasan Daahir in marnaba aysan ka tanasuli doonin Kudhaqanka Shareecada Islaamka lakin wada hadal kale ay lageli doonaan Cid waliba kan dowladda ay kula jiraanna ay ugu daneynayaan Shacbiga Soomaaliyeed si aanan wax dhibaato ah uga dhicin Gudaha Shacbiga ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys. Sheekh Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur†ayaa kamid ahaa Mas'uuliyiintii ka hadashay Xafladdii Maanta wuxuuna sheegay in looga baahan yahay Shacbiga Soomaaliyeed mar waliba in ay dhiira geliyaan kudhaqanka Shareecada Islaamka maadaama aanu nahay Shacbi Islaam ah. Sheekh C/llaahi Macallin “Abuu Quteyba†oo ah Mas'uulka Ammaanka ugu sareeya ee Gobolka Banaadir oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in marka lagu dhawaaqayo Maamul uusan aheyn wax cayaar cayaar ah loona baahan yahay in la isku kaashado arrintaasi. Abuu quteyba waxa uu sheegay intii ay ku guda jireen Hawlgalada Ammaanka lagu sugayo ee Gobolka Banaadir ay taageero weyn ka heleen Shacbiga Soomaaliyeed taasina ay uga mahad celinayaan isla markaana ay kasoo codsanayaan in sidaasi oo kale ay ula sii shaqeeyaan si aanan loogu arag Magaalada cid wax dhibta. Xafladda ayaa sidoo kale waxaa kasoo qeybgalay Mas'uuliyiin kasooctay Ururada Bulshada Rayidka, waxaana magacooda ku hadlay Shariif Axmed, wuxuuna Sheegay in sida xaalka maanta uu yahay iyo sidii uu ahaa haddii la isku barbardhigo la dareemi karo isbadalka weyn, waxaana kutalineynaa ayuu yiri Shariif Axmed keliya Maxaakimtu in hawlahooda ay dardargeliyaan isla markaana ay horey u sii socdaan. Waxaanan ka marneyn Xafladda oo ka hadlay Odayaal dhaqameedyo Soomaaliyeed waxaana kamid ahaa Odayaal dhaqameedyadaasi Suldaan Macalin Horseed oo isagu codsaday in Maxaakimtu ay muujiyaan Feejignaan Dheeri ah Maadaama Xaaladda dalka uu marayo lala socda. Inkastoo odayaal dhaqameedyadii halkaasi ka hadlay ay fara badnaayeen ayaa hadana waxaa ay qaarkood ka shanqariyeen in Maxaakimta laga doonayo in ay kudhawaaqaan Xukuumad maadaama ay qabanayaan Hawlihii ay Dowlad qaban laheyd. Xafladdii Maanta oo aheyd mid ay qeybaha kala duwan ee Bulshada ay kasoo qeybgaleen ayaa ugu dambeyntii waxaa loogaga dhawaaqay maanta Guddi ka kooban 11-xubnood oo qaabilsan isku celinta hantida lakala heysto, sidoo kale waxaa la magacaabay Guddi ka kooban 12-xubnood oo qaabilsan Garsoorka Maxkamadda Gobolka iyo 64-xubnood oo ka hawl geli doona illaa 21-saldhig boolis oo kuyaalla Gobolka Banaadir. Sidoo kale waxaa Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga ah ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Sheekh Xuseen Cabdi Cilmi iyadoo waxaana soo dhaweeyay dhammaan Dadkii kasoo qeyb galay.
  2. Cambarro.....You might be lucky enough to visit there in time for regime change. Inshallah, the remnants of the old guard kicked out of the land of the Somalis.
  3. Cambarro.....You might be lucky enough to visit there in time for regime change. Inshallah, the remnants of the old guard kicked out of the land of the Somalis.
  4. War Me...we are missing the action. With the way things are going, the Qabiil Lands will be thing of the past. Now before we talk about Sland, lets first see how Pland mafia crumbles.
  5. War Me...we are missing the action. With the way things are going, the Qabiil Lands will be thing of the past. Now before we talk about Sland, lets first see how Pland mafia crumbles.
  6. war Smithy.....Stop sensationalizing this sad event. Let's just hope the poor fella gets his day in court.
  7. Ka daroow dibi dhil...what are you talking man. What Nabi? Mr.Redsea.....If I read the article right, I think the girl was only referring to the SLand administration, but not the region and it's people. Still , she should be measured in her critism even though her frustration is understandable.
  8. I guess Sol cracking hard. What happen to S-a-d-e part of your nick...lol Xoog...I think yours is noticeable cuz you have been consistent in your grinning. The same can't be said about some of our esteemed heavywieghts in political section.
  9. Scoffing kulahaa....I had to keep it light to get my mind off da menu listed below. - Greek Salad with everything (Olives, feta, sun-dreid tomatoes, red onions, cherry tomatoes, different varieties of lettuce and home-made dressing) - Marinated Lamb chops - Roasted Vegetables - Creamy Mashed potatoes Very tempting ayeeyo. I agree with Serenity. Danbi noo Horseeday. I actually had to think of more sinister staff to keep food off my mind . N speaking of a thought, unfortunately our stomachs don't understand or feel thoughts. You gotta do better than that.
  10. This one made laugh. Turki Rambo weero muu samaynaa. His forces don't even share border with Hargeysa, and their taageero in Sland isn't all that powerful.
  11. This one made laugh. Turki Rambo weero muu samaynaa. His forces don't even share border with Hargeysa, and their taageero in Sland isn't all that powerful.
  12. Laba dollar.....High robbery yaaqeey even in da Somali deep south. I say form union, and start negotiations right away. P.S Xoog****, I can see your smiles these days man.
  13. I sympathise with the poor the girl, but let's not call our fellow Muslims Gaallo.
  14. LoooL...Talk about virtual Ajar.
  15. Originally posted by me: Che guevara you are out ofline there man. You don't know much about the situation, so its an insult to suggest that the arrest was qat related. [/QB] Insult or no insult, it is either Qat or Qabiil. I don't know wat else would force Islaamaha out onto the streets. Apparently Afmadow and Buaale have also fallen to the courts.
  16. Originally posted by me: Che guevara you are out ofline there man. You don't know much about the situation, so its an insult to suggest that the arrest was qat related. [/QB] Insult or no insult, it is either Qat or Qabiil. I don't know wat else would force Islaamaha out onto the streets. Apparently Afmadow and Buaale have also fallen to the courts.
  17. That's better....Horn horta Ma isla waydiiyay Ragaan dhulka Yaa kaxiga. You and I ain't any more Kismaayood than Turki.N as far as could tell the events of the early 90s are not unfolding in Kismayo. If they spared the city murder and mayhem,and connected it to Benadir, Iam all for it. we need a single unified entity in Somalia, not fiefdoms run by "good" warlords in the name of their clan.
  18. That's better....Horn horta Ma isla waydiiyay Ragaan dhulka Yaa kaxiga. You and I ain't any more Kismaayood than Turki.N as far as could tell the events of the early 90s are not unfolding in Kismayo. If they spared the city murder and mayhem,and connected it to Benadir, Iam all for it. we need a single unified entity in Somalia, not fiefdoms run by "good" warlords in the name of their clan.
  19. LooooL...Acuudi Bilaah...Ramadan Isku Shixood. Qararacbadan jooji. All of sudden when things are out of your hand in Kismayo...The Islamic militia became militia beeleed. Paragon... Maxaa iri ninyahow. Ninkaan ciil aa haaya. I don't care if the woman that got arrested is related to the Ugaas. This man would have us believe these the guys from xamar are any worser than Barre's boys. Buddy you lost...shuush move on now!!!!!
  20. LooooL...Acuudi Bilaah...Ramadan Isku Shixood. Qararacbadan jooji. All of sudden when things are out of your hand in Kismayo...The Islamic militia became militia beeleed. Paragon... Maxaa iri ninyahow. Ninkaan ciil aa haaya. I don't care if the woman that got arrested is related to the Ugaas. This man would have us believe these the guys from xamar are any worser than Barre's boys. Buddy you lost...shuush move on now!!!!!
  21. Islaamahaan Qaadkooda Ha udaayaan!!! You gotta earn living somehow!!!!
  22. Islaamahaan Qaadkooda Ha udaayaan!!! You gotta earn living somehow!!!!
  23. ^^^Then they should punish whoever shoot this though we don't know where was this filmed.
  24. It might be hoax, but then again Isn't Somaliland the same people that tortured and raped a young girl while in custody and accused her of being an assassin. That was story was dismissed altogether when it first came out. I say Somalis are capable of anything, sick minded people.
  25. Now it is time for change in Bay/Bakool, and Pland. The Somali people have far made the right choices though some very relectantly. Lets keep the pressure. P.S Grievances can be addressed, and from I understand Indhaccade will hand over Shabbelle Hoose to the courts. They understand their success will largerly depend on how eqiutable they are.