Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,586
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. It is unfortunate indeed, but it is little dishonest to blame the "ugaarsi" on particular group only. It was the murder of Ina Baale that jumped start the conflict, but they were other murders before Ina Baale's demise in which the B-folks remained patient. Ina Baale's murder was simply the tipping point,but it was really unfortunate that young B-Boys took matters into their hands, and marched onto unneccesary war.
  2. Lucky B*stard Qarax Xooggan oo lala beegsaday Xero Ciidan oo u dhow Hotel uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Ra’iisal Wasaare Geeddi Arbaco, October 10, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qarax xooggan lala beegsaday Xero ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyaan ah oo u dhow Hotel uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo lagu magacaabo Hotel Bakiin. Xarunta Warshaddii Oomada Avv. Xasey ee Magaalada Baydhabo oo haatan fariisin u ah Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxaa lagu qarxiyay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu watay Nin Ismiidaamiyay, kaasi oo qaraxii uu sameeyay uu gaaray Hotelka Bakiin oo xeradaas u dhow. Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha uu qaraxaas geystay sabab la xiriirta in halka qaraxa ka dhacay ay soo buuxiyeen Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira, kuwaasi oo hakiyay isu socoda dadka iyo gaadiidka Wadada hormarta Xeradaas iyo Hotelka Bakiin oo ku yaala halka laga galo Magaalada Baydhabo. Hotelka Bakiin ayaa haatan waxaa degan Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Baydhabo. Afhayeen u hadlay Ra’iisal Wasaare Geeddi oo lagu magacaabo C/llaahi Muxyaddiin Codka ayaa xaqiijiyay qaraxa ka dhacay Xerada u dhow Hotelka uu degan yahay Ra’iisal Wasaare Geeddi, wuxuuna sheegay in xubnaha Dowladda ee ku sugan Hotelkaas ay bed-qabaan, balse uu dhismaha Hotelka soo gaaray firirkii qaraxa. Qaraxa ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa la sheegay in uu ahaa mid aad u weyn oo laga maqlay gudaha Magaalada Baydhabo iyo duleedyadeeda, iyadoo sidoo kalena lagu soo waramayo in uu Qaraxaas ahaa midkii ugu weynaa ee in muddo ah ka dhaca halkaas. Qaraxa ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Magaaladaas ay ku wada sugan yihiin seddexda mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu jiro khilaaf soo shaac baxay oo u dhaxeeya Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi. 18-kii September 2006 ayay ahayd markii qarax xooggan uu ka dhacay Magaalada Baydhabo, iyadoo qaraxaasi oo ay ku dhinteen Dad 10 ruux ka badan-na uu ahaa mid la doonayay in lagu khaarijiyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo qaraxaas uu ka soo gaaray dhaawac fudud oo qoorta iyo wejiga ka gaaray. Wixii Warar ah ee ku soo kordha Qaraxaas kala soco Hiiraan Online Haddii Alle idmo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  3. Mansa Munsa.....We shouldn't rush to war, but I think the likes of Xaabsade who puts his own need ahead that of his people should be dealt.And if Somaliland continues instigating instability in the region by inciting disgruntled tribesmen, it let be understood that instibality could be brought to their doorsteps. Peace is precious commodity in Somalia and it is hope Sland admin understands that pretty well, and it is my hope that Reer Pland don't rush to war either.
  4. ^^^Several pro-Pland websites are reporting it. All this conflict cuz one man lost his job. Pland really do need to put their house in order.
  5. ^^^Mr Redsea has become a quite spin master. This even made forget about his Divinely struggle in Xamar.
  6. ^^^I was hoping the good chief would delight us with story behind Yarmaarugley. Yarmaarugley is small village near Somali/Ethio Khalaf. And the good Horn was referring to tribal skirmishes that took place in that village.
  7. Ar meeshan maxaa la isku gorbaano tuba. Ar maa laga joogo. P.S. I wonder if I would see the same smiley faces when it is Burco or Garowe that's burning.
  8. Lazy..So I have been told, but I run several miles everyday, eat fruits and of course I eat those things listed above in moderation...and that's the key. Aaliyah...I mean Qurac miyaa mase Quraac.
  9. I have baasto for break fast. Canbuulo for Qado. And Canjeelo for dinner. P.S. Aaliyah Qurac geed ma ahow?
  10. She likes my hyphen/dashes nickname
  11. Used and discarded....Mac Sonkor Now let her face the music.
  12. ^^^Tanug You. I was searching for that. Nomadique...Please do share.
  13. Originally posted by HornAfrique: Khalaf, Gaalkacyo is where the origins of the Yamaarugley incident which saw casualty rates of over 200 had its roots. Can you elaborate on that Saaxib. You make it sound like conspiracy.
  14. Cara...Didn't wanna ruin the surprise. Tuujiyee...Jaadka iska jooji inta soonka socdo.
  15. LoooooooooL@Zanobia...they are camera shy. The Axmaars are not at faulty for the downfall of the Somali nation. It is natural for an arch enemy to take advantage of their Nemesis's utter st-u-pidity. The picture is only meant to illustrate where these men priorities lie.
  16. Careweelo was the embodiment of evil trapped in the body of woman who was naturally self- loathing and obviously over-compensating for her deficiencies by indulging in the awful act of infanticide and was peculiarly sadistic considering her obsession with male parts.And as ruler her despotic nature lead to her infamy as most tyrannical genocidal ruler in land inhabited by democratic though unfortunately very undisciplined and warlike pastoralists. As for Xaawo Tako, she was fine human being, a TRUE patriot, and RARE jewel in nation filled with treacherous people (read Yeey,Geedi, and anyone who opposed the Sayid and SYL struggle).Unfortunately and I'm ashamed to admit, I don't know much about her humble beginning or the path that led to her to her final heroic end.IA, her story should be written and taught to the young boys and girls of her beloved Somalia.
  17. web page web page web page
  18. The present King of all Somali lands and his submissive servants
  19. By God will the just war is about to reign Mansa Musa Sheeka war is the solution. As I suggested many times before there is a good ol'war needed in the North. It looks like I am getting what I wished for so sit back, relax and see the outcome. Me
  20. Alla Ha Unaxariisto Samir iyo Imaan hakaa siiyo walaal.
  21. LoooooooooL@Hijaab. Now I gotta see that.