Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,586
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^^^I talked to people in the city.Tabloid dramatics aside, people did came out to Slanders coming into the city.
  2. ^^^As long as they make the playoffs, there is a chance. The Sox are on tonight, home field advantage, the Fenway would be on fire.
  3. The minority in comfortable west should leave reer Sool alone How about you take the lead on this, and leave the good people of Sool.
  4. Originally posted by Dahia al Kahina: @- next time aboowe!just dont turn off the cell phone hadhee when am in town...:] How could I Walaalshiis..You are on my speed-dial. Enjoy your time there.And if ever run into Lazy, take snap. SHE IS WANTED
  5. ^^^Hey swing by to the beantown...much better than dump called OT. Jimcaale....It is state of mind.
  6. The Patriots are red hot, and the Red Sox are in the world serious, and the Celtics have the best chance in years thanks to Pierce, Garnett,Allen, and not to mention Boston College which is enjoying its highest national ranking in 23 years. The Bruins are obviously a dissappointment but then agian Ice Hockey was for retarded Canadians.
  7. The Garaad was mute on the Habashi invasion and the subsequent Mogadisho massacres,but he did ask Zenawi of course with understanding he (Zenawi) decides everything in Somalia to instruct the stooges in Garowe and Hargeysa not to start war in SSC,
  8. Hargeysa (Somaliland.org) – Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE ayaa maanta ku wareejiyey Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka 100 Teneg oo Timir ah oo ay ugu deeqeen ciidanka Qaranka ee ku sugan jiidda dagaalka ee Bariga magaalada Laascaanood.Guddoomiyaha Gobolka Hargeysa ee Garabka Haweenka ee Xisbiga KULMIYE, Marwo Layla Cismaan oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Haweenka Qaranka ee xisbiga KULMIYE, marwo Canab Cumar Ileeye iyo xubno door ah oo ka tirsan haweenka xisbiga KULMIYE ayaa deeqdaas ku guddoonsiisey Wasiirka Difaaca Somaliland, mudane Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka, halkaas oo ay ilaa shalay ku qulqulayeen kaalmo cunto iyo hu’ isugu jirta oo qaybo kala duwan oo bulshada ahi ugu deeqeen ciidanka Qaranka ee jiidda gobolka Sool kaga jira dagaalka. Haweenka Xisbiga KULMIYE“Marka hore, anigoo ku hadlaya magaca haweenka xisbiga KULMIYE waxaanu hambalyaynaynaa ciidanka Qaranka Somaliland, saraakiishooda iyo saraakiil-xigeenadooda iyo dhammaantood oo ku guuleystey dagaalkii ay kala hortageen cadowga, ” sidaa waxa tidhi Marwo Layla oo ka hadlaysey xafladdii ay ku guddoonsiisey deeqdaas Wasiirka Difaaca.”Haddii aanu nahay haweenka xisbiga KULMIYE waxaanu mar walba hiil iyo hooba la barbar taaganahay ciidankaa Qaranka ee Jiidda dagaalka ku jira ee difaacaya dalka oo aanu marwalba hambalyo iyo taageero la barbar taagan nahay, ” ayay raacisay.Waxayna sheegtay in Deeqdan Timirta ahi ay hordhac u tahay deeqo kale oo isugu jira dhar iyo daawooyin oo ay u soo wadaan ciidanka Qaranka.Marwo Canab Cumar Ileeye, Guddoomiyaha Haweenka Qaranka ee xisbiga KULMIYE oo iyana halkaa ka hadashay ayaa ku guubaabisey dowladda Somaliland inay iska daayaan hamrashada, isla markaana ay sugaan xuduudaha Somaliland oo ay sheegtay inay tahay mid dal waliba xaq u leeyahay. Xarunata Taliska Guud ee Ciidanka QarankaWasiirka Gaashaandhigga, mudane Cabdillaahi Cali Ibraahim ayaa uga mahadnaqay haweenka KULMIYE kaalmadaas ay soo gaadhsiiyeen ciidanka Qaranka ee dagaalka ku jira. Waxana uu sheegay in deeqdani ay tahay tii saddexaad ee ilaa saaka uu guddoomo, isaga oo sheegay in ururro samafal waddani ahi ay deeq noocan oo kale ah soo gaadhsiiyeen ciidanka, taas oo muujinaysa ayuu yidhi sida dadweynuhu u barbar taagan yahay ciidanka.Wasiirku waxa uu si gaar ah ugu mahadnaqay haweenka xisbiga KULMIYE oo uu sheegay in tallaabadoodu ay tahay mid ku dayasho mudan, taas oo uu sheegay in loo baahan yahay in la joogteeyo oo markasta oo dalka xaaladdi soo wajahdo meel laga soo wadajeesto.Cabdirisaaq M. Dubbad, Hargeysa.E-mail: dubad@Somaliland.com
  9. Haween weynaha Gobolka Nugaal ayaa Deeq Gaarsiiyey Ciidamada ku sugan Tukar Haween weynaha Gobolka Nugaal oo ay horkacayso Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaaa waxa ay Deeq isugu jirta dhar,Gogol,Biyo, sharaab,Timir,Kalluun iyo weliba jirikaamo Caano ah ayaa waxa ay gaarsiiyeen Ciidanka Jiidda Hore,waxaana Deeqdaasi Guddoomay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo xiligaasi ku sugnaa Tuulada Tuka-raq. Haweenka Gobolka Nugaal iyo wasaaradda Haweenka Puntland ayaa waxa ay hadh iyo habeen u adeegaan bulshadooda ay soo gaarto dhibaatadu. Haweenka Gobolka Nugaal iyo wasiirka Horumarinta iyo howlwadeenada wasaaraddu waxa ay wacyi gelin u soo tebiyaa bulshada ku dhaqan Puntland,sidii laysaga difaaci lahaa Cadowga qabsaday qaar ka mid degaamada Puntland. Ka dib markii la gudoonsiiyey Deeqdaasi Garaadka ayaa waxa halkaasi hadal kooban ka soo jeedisay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Marwo Caasho Geelle Diiriye,waxayna sheegtay in ay deeqdab ay keeneen Gabadhaha Gobolka Nugaal,iyagoo runtii aad uga xun dhibaatada dhacday iyo Cadowga qabsaday dhulkeenna,mana ah bay tiri deeqdii ugu horraysay ay ay keenaan gabdhaha Puntland,waayo waxaa jirtay in aanu halkan nimid dhowr jeer ooh ore,hadana kama daalayaan Gabdhuhu waxqabadkooda iyo waxtarkoodaba wax kastana waxa ay u hurayaan Ciidooda Hooyo. Ma ahan markii ugu horraysay ee gabadhaha Gobolka Nugaal ay deeq u fidiyaan Ciidamada Jiidda Hore eek u jira Difaaca.
  10. Originally posted by Fatah_Al_Soomaal: Exactly adeer, I said "IF". Talking to the cult is pointless. It is like chasing your own tail.They don't see the ironies and the inherent contradictions in everything they utter. Just do Comrade Castro does.
  11. Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ku Baaqay In Ciidamada Soomaliland Ay Ka Baxaan SSC,Islamarkaana Ugu Baaqay Bulshada SSC Shir Wada Tashi In Lays Kugu Yimaado. Garaadka guud ee Beelaha ssc ayaa maanta qoraal uu saxaafada ugu talo galay oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay afnugaal.com,ayaa waxaa uu garaadku ugu baaqay Maamulka Soomalinad in ay Ciidamadooda kala baxaan Deegaanka SSCayn,sidoo kale wuxuu bulshada deegaanka ugu baaqay in ay isku yimaadaan shir wada tashi oo ka dhici doona Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. BISMILLAAHI RAXMANI RAXIIM KA: GARAD JAMA GARAD ALI. 21/10/2007 KU: CIDII AY KHUSAYSO. Ujeedo: Baaq. Kadib markaan eegay xaalada colaadeed ee ka jirta gobolada Sool, Sanag iyo Cayn, markaan u kuurgalay dareenka dadwaynaha iyo xiisada colaadeed ee ka aloosan deegaamadaa. Muuqashada ay muuqato in uu bilaabmo dagaal lagu riiqmo oo dhiig badani ku daato lagana yaabo inuu goboladan oo dhan ku fido. Waxaan ku baaqayaa Qodobadan: 1.In ciidamada maamulka Somaliland ay ka baxaan gobolada SSCayn. 2.In Maamulka Puntland ay joojiyaan abaabulka dagaal si loo badbaadiyo dhiig daata. 3.In Issimada iyo waxgaradku isugu yimaadaan magaalada Buuhoodle. 4.In laqabto shir dagdaga oo dadyowga SSCayn ay aayahooda kaga tashadaan. 5.In midnimada SSCayn ay muqadas tahay. Wabilaahi towfiiq Garaad Jaamac Garaad Cali
  12. Legendzu....Ka daroo dibi dhal. Leather wearing kulahaa.
  13. Originally posted by SheekhaJacaylka: Allahu Akbar ...... Somehow, I don't believe you mean. Good on them Castro.
  14. Originally posted by Zafir: [QBI have found you Che who is [educated, athletic, great sense of humor, with no baggage [/QB] War ninyahow adaa suuqa iga saare, With that sort of description, it is no wonder that crazy one are coming my way. Your description of me somehow seems to lack character. Next time mix it. You see perfection breads boredom. And you could do without the sarcasm. On side note, your girl Cara is really scary. There is side of her that comes out after the dark that you never seen.
  15. ^^^One could only be patient up to a point. I think Somalia has reached critical stage. We either kill these stooges in Garowe, Hargeysa and Mogadisho or they kill us all for good.
  16. Jay maxuu kugu akhriye...Castro is being sarcastic dear.
  17. Originally posted by Castro: Repeat after me: either we all have peace and prosperity or non of us will. True!! I think Mr Me must be enjoying this today....Loooooool
  18. Those in Mogadisho are usually expected to play that line of thinking considering that's how rode into the city, of course on top of Tigray Tanks to fight Argagixiso.But what's amazes is every time there is little Qabiil skirmishes in the ever sinking Pland, Cadde's only answer is "Asmara and their terrorist friends" are attacking Puntland. I hope these so called terrorist actually do get him next time.
  19. Prof.Geedi oo sheegay inuu ogol yahay in Baarlamaanka uu hortago Addis Ababa (HRNet):- Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Cali Maxamed Geedi ayaa markii ugu horeysay sheegay inuusan waxna ka qabin in la horgeeyo Baarlamaanka Federaalka ee xaruntiisu tahay magaalada Baydhabo. Hadalkan ayuu Geedi ka sheegay shir saxaafadeed oo uu shalay ku qabtay magaalada Addis Ababa kadib labo maalmood oo uu halkaasi safar ku joogay. Prof.Geedi oo kulamo kala gedisan la yeeshay Mas'uuliin sar sare oo kamid ah dowlada Itoobiya oo uu ugu horeeyo Melez Zenawi Dhigiisa Itoobiya, ayaa markii ugu horeysay sheegay inuusan kasoo horjeesan doonin inuu hortago Baarlamaanka Soomaaliya. "... khilaafka jira waxaa lagu xalinayaa sharciga iyo Baarlamaanka, taasina ma diidani..." ayuu yiri Prof.Geedi oo asagu horey uga gil gilshay in Xukuumadiisa uu kalsooni u weydiiyo Baarlamaanka Soomaaliya. Geedi oo wax laga weydiiyey khilaafka la sheegay inuu ku dhexjiro asaga iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka C/laahi Yusuf Ahmed ayaa ku jawaabay "... aniga iyo Madaxweynaha ma jirto khilaaf shaqsiyadeed oo na dhex yaal balse wax walba waxaa lagu saxayaa sharciga noo dajisan..." ayuu yiri Geedi oo saxaafada kula hadlayey magaalada Addis Ababa. Ra'iisul Wasaaraha DFKMG ayaa todobaadkan mar uu Baarlamaanka la hadlayey sheegay in hadii mooshin ka dhan ah xukuumadiisa la horkeeno Golaha, taasi ay keeni karto caqbad weyn iyo burbur ku yimaada dalka Soomaaliya oo dhan. Arrintan oo ay dad badan la yaabeen ayuu u muuqdaa Prof.Geedi inuu hada yara kasoo dibcay kadib safarkiisii Addis Ababa. Prof.Geedi ayaa safar deg deg ah sadex maalmood kahor ugu baxay magaalada Addis Ababa asagoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay kulamo la yeeshay dowlada Itoobiya. Safarka Geedi ayaa kusoo beegmay xili uu buuq weyn ka taagnaa Magaalada Baydhabo ee xarunta Baarlamaanka halkaasi oo uu xarig jiid ku dhexmaray Prof.Geedi iyo xukuumadiisa xubno kamid ah oo ka gadooday. Geedi iyo xubnaha ku dhaw ayaa sheegay in arrimahan ay salka ku heyso olole uu hoosta ka wado Madaxweynaha Dowlada Federaalka C/laahi Yusuf Ahmed, balse Madaxweynaha ayaan illaa iyo hada arrimahan ka hadlin. Madaxweyne Yusuf ayaa sidoo kale ka gaabsaday inuu u safro dalka Itoobiya oo ay casumaad uga timid. Prof.Geedi ayaa maanta oo sabti ah dib ugu soo noqday Magaalada Baydhabo, waxaan magaalada kusoo dhaweeyey Wasiirada taageersan iyo qaar kamid ah xildhibaanada, welina saxaafada lama hadlin. Geedi ayaa intii uu maqnaa hakad la geliyey kulmadii Golaha Wakiilada ka yeelan lahaa arrimaha Xukuumadiisa, mana cada hada tilaabada ku xigi doonta imaanshihiisa, ayadoo la saadaalinayo arrimo kala gedisan.
  20. It has become a habit for the stooges in Garowe to blame all their mistakes on phantom Argagixiso. If their utter incompetency wasn't enough for these people to go away quietly in shame, they have audacity to call every news portal, and cry wolf.