Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,586
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^^^^These are opportunistic politicians if you could call them that who switch sides every time one entity kicks to the curb. Xaabsade who is mainly responsible for the current upheaval would easily switch back to Puntland if he offered a more lucrative deal from Garowe.
  2. Buuhoodle oo aad ugu diyaar garoobaysa shirwayne taariikhi ah web page
  3. ^^^The average LA people just want to be left alone in peace till proper Somali government comes to power. These corrupt admins have little to offer anyway. One is run by fat b*stard and the other can't clean the streets of its capital.
  4. ^^^Gas station attendant makes a honest living. I think that job would have better for him. Now he just turned into a thief.
  5. ^^^^LooooooooL..Leave the kid alone. He is very sincere in his remark. Project TFG is disintegrating!! Afhayeen u hadlay Madaxweyne Yuusf oo sheegay in Ra’iisal Wasaare Geeddi uu is-casilayo iyo Afhayeen u hadlay Ra’iisal Wasaaraha oo warkaas beeniyay Axad, October 28, 2007(HOL): Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo lagu magacaabo C/risaaq Aadan Xasan oo wareysi gaar ah siiyay Wargeyska Sharqul-Awsat ee ka soo baxa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in uu maanta Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi uu dib ugu laabanayo Magaalada Baydhabo, kadibna uu istiqaalad is-casilaad ah u gudbin doono Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed. Afhayeenka u hadlay Madaxweyne Yuusf Waxaa uu sheegay in Ra’iisal Wasaare Geeddi uu la soo xiriiray madaxweynaha, isla markaana uu u sheegay in uu iska casilayo Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya. Laakin Afhayeen u hadlay Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo lagu magcaabo C/llaahi Muxyaddiin Codka ayaa beeniyay warkaas, wuxuuna farta ku fiiqay in uusan Ra’iisal Wasaare Geeddi is-casileynin, warkaasina uu yahay mid la been abuuray. C/llaahi Codka waxaa uu sheegay in haddiiba ay jirto cid is-casileyso uu yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo uu sheegay in uu sharciga ku tuntay, isla markaana ay xaaladdiisa caafimaad tahay mid aan hagaagsaneyn. Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo dhawaan wax laga weydiiyay in uu iska casilayo Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya ayaa sheegay in uu warkaas yahay mid ay faafiyeen Dad ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, wuxuuna si cad u sheegay in uusan diyaar u ahayn in uu is-casilaad sameeyo. Hadallada lidka isku ah ee ay sii daayeen Afhayeennada Madaxweyne C/llaahi Yuusf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa waxay sare u qaadeen Guuxa Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo maanta si weyn u hadal haya hadallada lidka isku ah ee ay labada Afhayeen jeediyeen. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu uga sii daray xaaladdii kufaa-kaca ahayd ee ay ku jireen Dadka Soomaaliyeed, wuxuuna khilaafkooda uu sii nuxuusinayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu tilmaami jiray mid tabar-yar ka hor Ciidamada Dowladda Federaalka, iyadoo sidoo kalena la rumeysan yahay in khilaafkooda uu dib u soo cusbooneysiiyay Dagaallada ka socda Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo Kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  6. Originally posted by SheekhaJacaylka: That is if you understand the word loosely ... What I do understand the context in which Somali society existed for 1,000 plus years, but I don't expect a cult member to appreciate that.
  7. You use the word "democracy" so loosely.
  8. We finally have a mediatation room.
  9. Originally posted by SheekhaJacaylka: I'm just talking about the policy here ..... they do it anyway but we don't want to loose them so let them have some safety now That's just negating parent's responsibilty. I don't see how dispensing contraceptive bills to pre-puberty kids is gonna solve anything. If anything, you are raising to be irresponsible.
  10. Warbixin shaqaaqooyinka ka taagan Laascaanood Last Updated::2007-10-25 18:55:37 Laacaanood(HRNet):- Dad gaaraya 45 oo ay maleeshiyooyinka taageersan Soomaaliland maanta ka afduubeen magalada Laascaanood ayaa lagu oo waramayaa in haatan la geeyey magaalada Burco. Dadkan ayaa kamid ahaa kuwo laga qab qabtay gudaha magaalada Laascaanood, halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay oo dhan uu ka socday kacdoon shacab oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland. Ciidamada Soomaaliland ee saldhigoodu yahay banaanka waqooyi ee kontaroolka Laascaanood ayaa maanta isku dayey in ay gudaha usoo galaan magaalada Laascaanood, taasi oo keentay iska horimaad dhagax tuur ah iyo mid hubeysan oo ay shacabka kala hortageen raxan kamid ah ciidamada Soomaaliland. Arrintan ayaa keentay in ay dhintaan labo kamid ah ciidamada Soomaaliland oo midi xabad lala haleelay halka kan kalena uu ka dhacay gaarigii uu saarnaa. Midka xabada lagu dhuftay ayaa la sheegay in askarigaasi uu isku dayey inuu dejiyo Calanka Soomaaliya oo surnaa guri ku yaal wadada laamiga dhinaceeda, arrintaasi oo keentay in qof shacab ah toogto asagoo dajinaya calanka buluuga ee astaanta Soomaaliya. Waxaana halkaasi iska horimaad hubeysan ku dhexmaray dhalinyarada magaalada iyo ciidankii saarnaa gaariga tiknikada ah ee uu askarigaasi la dilay la socday. Ciidamadaasi ayaa dib uga gurtay goobta uu iska horimaadka ka dhacay kadib markii ay kusoo qamaameen dad badan oo careysan. Dhinaca kale maleeshiyooyinka ku sugan gudaha magaalada iyo Ciidamada Soomaaliland oo iskaashanaya ayaa magaalada ka qafaalay dad isugu jira rag, haween iyo dhalinyaro. Dadkan oo lagu qiyaasayo 45 ayaa hada wararka soo baxaya ay sheegayaan in qaar kamid ah la geeyey magaalada Burco, halkaasi oo horey loogu xiray tiro kamid ah ciidamada Puntland oo ay gacanta ku dhigeen maleeshiyooyinka taageersan Soomaaliland. Dadkan loo dhaadhiciyey xabsiga Burco ayaa waxaa ku jira qaar kamid ah raga ganacsatada magaalada kamid ah. Xaalada magaalada Laascaanood ayaa kacsan ayadoo ay shacabku weli wadaan banaabaxyo ay wadooyinka dhagaxaanta ku dhigayaan isla markaana si weyn uga hortagayaan in ay jidadka magaalada maraan xubnaha Somaliland usoo dirsatay Laascaanood iyo waliba ciidamada iyo maleeshiyooyinkoodaba. Falkan maanta ayaa kusoo beegmay 24 kadib markii Baaq nabad ah ay soo saareen Issimada Puntland oo ugu baaqay ciidamada Somaliland in ay si nabad ah isaga baxaan magaalada Laascaano, hadii ay taasi dhici weydana cawaaqib xumo lagala kulmayo. Hase yeeshee maamulka Soomaaliland ayaa hada xooga saaraya inuu si awood ciidan ah ugu caburin lahaa shacabka magaalada gadoodka ka wadan kuwaasi oo gebi ahaanba kala xiray magaalada isla markaana xanibay xubnihii maamulka Somaliland u magacaabay Laascaanood oo loo diiday in ay magaalada gacanta ku dhigaan. HorseedNet.com
  11. ^^^I think that's everybody Saaxib.I doubt an English from the country could tell the diffirence either.
  12. ^^^11-13 yrs old getting knocked up, or we are talking about adults here.
  13. We are Americans...Who cares what language the English speak? LooooooL@Farax....Canada is like America's depressed little cousin. Who could hang out with those people.
  14. ^^^^I have seen a society that sexualizes kids as much as this nation does.We are talking about 11-13 kids here. Kids should be kids!
  15. I thought a SOL member died. Janada Alla Haka Waraabiyo Marxuumka
  16. Abaandulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Ibraahin Caydiid Dhadhable oo hada ku sugan Jiida hor ee gobolka Sool isaga oo Kormeer ku maraya Aaga Hore ee ciidanka ka shisheeya magaalada Laas-caanood ayaa warbixin kooban weriyaha Haatuf ee gobolka Sool, A. A. Yusuf ka siiyay xaaladda jiiddaas, waxaanu sheegay inaanay jirin wax dhibaato ahi, isla markaana ay la socdaan dhaqdhaqaaq kastoo oo ay ciidamada cadowgu qaadaan. Ibraahim Caydiid ayaa ugu horeyn isagoo xaaladda jiidaas ka waramaya waxa uu yidhi “Waad aragta xaalada jiida waxana hada dagalki laga jooga muddo waqtigi Gobolka la qabtayna ciidamadu waxa ay ku dagalameen debeda daafaha waxa kaliya ee ilaa hada laga arkaya Magaalada waxoogaa shaqaaqo mudaharaada oo ay kooxo yar oo dhalinyaro ahi ka samaynayaan xaafad ka mida Magaalada taas oo la doonayo in si nidaama loo galo.” Abaanduluhu mar uu ka hadlayay xaaladda dagaal ee waqtigan iyo hanjabaadaha Puntland waxa uu yidhi “Tabaha dagaalku waa faro badan yihiin, tab kasta oo ay Puntland la timaadona waanu la soconaa, diyaar baanuna uu nahay in aanu tabta ay keenaan teeda kula dhaqano, taasina waxa ay ka mid tahay xaaladaha dagaalka saacadaa laga bilaabo waxa aan awoodaa in aan ciidan u diro Garoowe oo aan waxaan doono ka soo sameeyo, balse waxa qudha ee aan iska diidayaa dagaalka noocaas ah balse waxa aan kuu sheegayaa in aanu si kasta oo ay xaaladda dagaalka u dhigaan aanu ula gudhin karo, Ciidamaduna waxa ay xidheen dhamaan Aagaga Gobolka waana Ciidamo dhumucdoodu dhisan tahay waxana ay is haystaan ilaa Oog iyo ilaa Jiidaha hore ee Magaalada Laas-caanood ka horeeya.” Abaandulaha mar la waydiiyey waqtiga ay xadka gaadhayaan waxa uu sheegay in ay sida ugu dhakhsaha badan u tagayaan waxana uu yidhi isaga oo arrintaa sharaxaya “Ujeedada ugu horaysaa waa in xadka la tago, in badan ayaanu fadhinay aagan dhexe balse hadda waxa naga go’an in aanu xadka tagno anagu ma nihin wax iska yaacaya ee waxa aanu nahay ciidan dhisan oo u soconaya qaab istarajijiya waxa aanu wadnana waa istarajijiyada anaga oo leh istarajijiyadayada ayaanu waxa aanu doonaynaa in aanu xadkayaga ku tagno si dhib yar. balse hadday Puntland isku daydo in ay soo samayso abaabul dagaal waxa aanu u sheegaynaa in aanu Garoowe dhexdiisa arrintu noqonayso” ayuu hadlakiisa ku soo xidhay. Dhinaca kale mar aan Aagagaa booqday ciidamadu waxa ay ahaayeen qaar si xoogan u feejigan iyada oo ay ii sheegen in ay la socdaan xaaladaha ka jira Garoowe oo ay sheegeen in aanay awood buurani jirin balse ay diyaar u yihiin wax kasta oo ay isku dayaan. Xigasho: Haatuf
  17. I thought they were gonna his fat *ss from the Madaxtooyada. The man is an i-diot.
  18. The game last night was so one sided. It was even pointless watching it. It took the excitment and the fun out of the game. The Rockies hardly resembled a team that won 21 consective games. I hope tonight would be better. Schilling looks somewhat rusty even he pitched well in prior games. Brady and Manning should be heck of match.
  19. ^^^Stopping hushing people. Besides, you always have the choice not clicking on those "boring" discussions.