Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,586
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. Originally posted by LayZieGirl: dab, I don't recall qof kale oo assistance karaadisey ethiopia other than odaygii ii inta daba socoto. The reason why most of you don't feel sorry for dadkaan dhimanaya, and you know dadka aan ka hadlaayo is because you have no relation to them. You figure, as long as dhulkeena and dadkeena are peaceful, who gives a sh*t? Hadaa muslimiin iskugu weceysiin, waa inaad danqatiin whenever you read somalida dhimaneyso, regardless of what part of the country oo gubanaaya. Aniga hada waan karkarayaa, but yet those people aren't even related to me or have any relation, but all the name of innocent women and children aa i karkarsiinooyo. Usually, I would disagree with just sweeping generalisations, but unfortunately it is true.Nobody gives a damn about Mogadisho simply cuz they are not from our clan.
  2. This would be nice if it's true. Garowe:- Warar si kalsooni leh LaasqorayNet lagu soo gaarsiiyey ayaa waxay sheegayaan in Cade Muuse uu qorsheynayo inuu xilka ka degi doono ka hor intuusan dhameysan waqtiga uga harsan Xukunkiisa iyadoo ay taasi timi kadib markii dad aad ugu dhow isaga ay kula taliyeen inuu talaabadaas qaado. Garoowe, Xarunta Maamul goboleedka Puntland ayaa maalmahanba waxaa ka socdey shirar hoose oo ay laahaayeen taageerayaasha Cade Muuse oo ka arinsanayey sidii uu xilka u dhiibi lahaa Cade Muuse. Xogta nasoo gaartey waxay intaa ku dareysaa in Cali Cabdi Awaare oo ah Wasiirka Dowlada Hoose iyo horumarinta Gobolada Puntland la wado in xilka lagu wareejiyo. Wasiirkan ayaa maalmahan waxa uu shirar badan ka wadey Gobolka Bari gaar ahaan meesha uu deegaan ahaan kasoo jeedo ee Qardho isagoo dhowr jeerna Saxaafada ka hadley oo arinta Laascaanood dhowr jeer war saxaafadeed ka sii daayey isagoo u hadal eg nin xil sugaya! Xogta ayaa waxay ku dareysaa intaas in xiliga la wado In Cade Muuse uu ka dego xukunka ay noqon doonto kadib hadba(Guul ama Guul daro) natiijada kasoo baxda Arinta Sool iyadoo uu maamulka Puntland go'aansadey inuu dib ula soo noqdo Laascaanood. Xogtu nooma sheegin xiliga ay Puntland qorsheyneyso duulista Laascaanood hase yeeshee waxay noo xaqiijisey qorshaha dhabta ah ee Maamulka Puntland uu ka wado Sool oo ah inuu dib u hanto Magaalada Laascaanood. Xogtu waxay intaa ku dareysaa in Hadii Puntland ay gacanta dib ugu dhigi weydo Laascaanood uu Cade Muuse ka degi doono jagada isayadoo isla markaan rogaal celin 2aad lagu sameyn doono Laascaanood iyadoo hogaanka Maamulka Puntland la bedeley. Xogtu waxay intaa ku dartey in Maamulka Puntland uu aaminsan yahay in arinta Laascaanood kusoo afjari doono natiijo guul ah iyadoo ilaa iyo hada ay jiraan ciidamo tiro badan laga soo kala ururiyey dhamaan deegaanada Beelaha Puntland marka laga reebo Bariga fog(Cali Saleebaan) iyo Gobolka Sanaag(Warsangeli). Xogtu waxay intaa ku dartey in dad badan oo ka cabanaya siyaada Cade Muuse ay dib u taageeri doonaan maamulka Puntland. Goor aanu isku taxaluujiney inaanu la xiriirno dhinaca Madaxtooyada Puntland ayaa noo suura geli weydey. Ugu danbeyn Bedelaada Cade Muuse ayaa laga yaaba iney dad badan ka farxiso iyadoo tan iyo intii uu Cade qabtey xukunka Puntland uu keeney isku dhac u dhexeeya beelihii ku heshiiyey, aas aaska Dowlada Goboleed cusub oo laga yigleeyey Sanaag iyo Qeybo ka mid ah Bari, sicir barar ku yimi gobolada Puntland iyo arimo kale oo keeney khilaaf.
  3. ^^^That cat has never seen geel, let alone be Geeljire.
  4. ^^^LooooooooooooooL. CC.....My questions weren't about morality and the right to do whatever. Obviosly, it is their prerogative to do what they see fit to their bodies. My question is simply well informed are these women every option before deciding to opt abortion. That said, who's said Somalis don't abort?
  5. Who's overbearing? This was guerilla marketing move on his part, and it paid off.
  6. ^^^Well then LooooooooooooooL
  7. This hardly could be called a controversy. Just buch of self-indulgent folks pissing off your local aldermen.
  8. 1 egg 1 or 2 ts of mayonaise 1 ts xtra virgin olive oil(prefarebly organic) If wifey has that on her hair, I might just fry her. There could be unintended side-effects you know.
  9. Originally posted by Nephthys: Waryaa Che be specific, was it Layzie waxa wax baan xooraa lahaaa, mise qofta kale? [/QB] Only KK is priveleged to know that info. Lily....Did somebody told these women they could use condom or contraceptive bills. Are they doing this out of ignorance. I don't understand why a person specially married wouldn't weigh all options. The only explanation could be as Somali people usually one person sets the trend, the rest just follows. And you are right good number of women who abort fetuses are 30 above. P.S. Back to trends,someone told me, and this is an awful story, women in the States with good number of Somali Bantus would date the Somali Bantu men to get money or whatever have you. The women milk these men for the money while these men get the satisfaction of screwing with women whom they couldn't get backhome. Obviously, these relationship alot of times result in pregnancies most of which were aborted. Nowadays, instead of aborting the babies, these women gave up for adoption. It should be noted majority of these women are in the their 30s as well.
  10. Ibtiladaana intii ka timid. War habarta udoga la saar maqli jiray. Wixii wayraxaba Soomaaleey iska kor maduubeeyaan.Maalig kaamo soo ag dhawaatay minankiina noo dhaaf xumuu fildaranay.
  11. Originally posted by LayZieGirl: ^How many times aan ku dhahay gadaasheyda ha istaagin. I couldn't help it. I was there for diffirent reason, just enjoying the view you know. Hearing whatever else was purely accidental.
  12. Originally posted by LayZieGirl: [Chem, would that do something for you, ii sheeg, ii sheeg. [/i] [/QB] LoooooooooooL...now you ask me, I say not anymore
  13. Originally posted by LayZieGirl: [Chem, would that do something for you, ii sheeg, ii sheeg. [/i] [/QB] LoooooooooooL...now you ask me, I say not anymore
  14. Allcayn.com is outright tribalist site. I wouldn't pay attention to what they publish.
  15. ^^LooooooooL...they were talking loud enough for me to hear.
  16. One woman to another-Way iska soo tuurtay. Second woman saying "Walaahi" Me wondering maxaa la tuuray, then it dawn upon me the women were alluding to. Religion and Morality aside, do these people see abortion as means to curtail "Ceeb" from coming out or do they really understand the consequences of their actions and willfully abort the fetus?
  17. His Somali is pretty easy to comprehend. Take second shot at it.
  18. ^^^I guess you never mingled with Reer Bay and Bakool.