-
Content Count
29,586 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
260
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
This is an over-kill, bunch men picking on woman who has no tangible solutions to America's problems. With even republicans doing so bad,dems are not making any headway on any issue. They are *****footing on everything.
-
Who started this anyway, the trend of writing in somali. Madax xanuun igu ridaa just kicitaan kiisa. And you have Lazy writing in italicized Somali. Dharoofka qabsadaa
-
^^^It is reer Sool decided what's good for them, but I doubt they would wanna table scraps from Hargeysa.
-
Otay, we will go with code convo
-
Originally posted by ThePoint: I understand you're the product of American schools Boowe, I know you would give an arm and leg to attend Harvard, MIT, Suffolk, Emerson, Boston College, Boston University, Northeastern, Brandies, should I continue.Nagis taam aad Bootoon Afka ku soo taagtid, remember this is where all you dream to come. And speaking of your socalled politiness, well this is Canadian hospatility at its best web page
-
Originally posted by Ghanima: Oh! my God, ellow waa taad. :cool: Maxaa tiri maku fahminay. My company has diffirent employee networks mostly faith/ethnicity based. The Muslim one is called Muslim Employee Network or MEN for short. No wonder few women showed up for yesterday's Eid Galla.
-
^^Not really
-
That's only thing these boys can offer. Give slice of the UN aid.
-
Baasaboorkii Soomaaliga miyaa haddana beec laga dhigay?
Che -Guevara replied to Abwaan's topic in Politics
Originally posted by Kool_Kat: ^Ha idhihin lee yicaalkii caana Nidoga lagu koriyaa tahay? Wayeelkana way uroon tahay ma ogid..just ask Xiin -
What is article?
-
Baasaboorkii Soomaaliga miyaa haddana beec laga dhigay?
Che -Guevara replied to Abwaan's topic in Politics
^^^Gibirteeda iga duufsaday. I had to wack him. It was personal. KK...It does matter what kind of Caano. Some of us like Caano booro preferably Nido. -
It is atleast more original than "the point". Still Ottowa sucks!
-
Ya xaad ku qoslay xumoo fildarany
-
Habbo?....even that sounds unnatural
-
It is unnatural for people to be always polite. I'm telling there is repressed anger in that town.
-
^^How do you survive in Ottawo. I heard the suicide rate is high.
-
My company is having Eid-Fitr party today.
-
Wararka ka ka imaanaya magaalada Asmara ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee dalka Eleteriya ay xabsiga u taxaabeen Xuseen Caydiid oo ka mid ah isabahaysiga dhowaanta lagu dhisay magaalada asmara .......... Xariga Xuseen caydiid ayaa sida waraku nagu soo gaadhayaan yimid ka dib markii xukuumada Eleteriya iyo isbahaysiga uu ka mid yahay ay uga shakiyeen in uu ushaqeeyo dowlada Ethiopia ... Ma jiraan ilaa hada cid madax banaan oo si rasmi ah u xaqiijisay xadhiga xuseen caydiid, sidoo kale ma jiro war ka soo baxay dowlada Eleteriya iyo isabaysiga dib uxoraynta Somalia toona oo la xidhiidha xadhiga xuseen caydiid ,wallow wararka sida hoose lagu helayo ay sheegayaan in xuseen caydiid ku jiro xabsi ku yaal galbeedka magaalada Asmara.. Xuseen Caydiid oo ka mid ah raga ugu caansan hogaamiyayaashii wakhtigoodu dhamaaday ee magaalada Mogadishu ka talinayey tan iyo intii ay burburtay dowladii dhexe ee Somalia ayaa beryahan danbe waxaa la soo deristay xaalada adag oo dhinaca siyaasada ah , caydiid ayaa laba jago oo aad u muhiim ah ka soo qabtay dowlada Federaalka ee Somalia , waxyar ka dib markii uu xuseen caydiid ku wareejiyey Villa Somalia Madaxwayne C/laahi yuusuf ayaa hadana waxaa uu ku biiray mucaaradka dowlada ee ku sugan Eleteriya taas oo la yaab ku noqotay in badan oo taageerayaashiisa ah .. Afnugaal news Disk Info@afnugaal.com
-
Xuseen Caydiid oo la sheegay in lagu xiray Magaalada Asmara kadib markii looga shakiyay basaasnimo. Warar maalmahan ay isla dhexqaadaysay saxaafada caalamka iyo tan somalidaba ayaa siwayn u hadal haya in Xuseen Maxamed Caydiid uu ku jiro Xabsi ku yaal magaalada Asmara halka warar kale ay sheegayaan in lagu xukumay Xabsi guri iyadoo lagu wargaliyay inuusan banaanka u soo bixi karin adeegsana karin wax telefoon ah ama aalada Internetka toona. Wararkan oo siwayn isu soo taraya ayaysan wali jirin cid beenisay oo ka tirsan kooxda fadhigeedu yahay Asmara iyadoo in mudaana aan la maqal codka Xuseen Caydiid oo looga bartay inuu hadalo is burinaya ka sii daayo Saxaafada. Hadaba xuseen caydiid ayaa horay u ahaa taageerayaasha ugu dhaw ee Xukuumada Ethiopia isagoo hada ka hor ku baaqay in laysku daro somaliya iyo Ethiopia ka hor intii uusan ka baxsan Magaalada Muqdisho isagoo markii uu baxsaday iska xaadiriyay magaalada asmara oo ah magaalada ay magaceeda ugu neceb yihiin Taliska Addis ababa. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.
-
Laascaanood Local Municipality Starts its Work
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Excuse moi Comrade Che, out of curiosity... who is the "we"? People on SOL -
Baasaboorkii Soomaaliga miyaa haddana beec laga dhigay?
Che -Guevara replied to Abwaan's topic in Politics
Off subject, horta why caano, why not malab etc -
Laascaanood Local Municipality Starts its Work
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
You can see, but you don't look and that makes your point well pointless LooooL@GJ -
^^You don't wanna know, do admire the curvy camp.
-
Laascaanood Local Municipality Starts its Work
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^Nothing harmful
-
Popular Contributors