Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,586
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    260

Everything posted by Che -Guevara

  1. Qarax ka dhacay Bosaso Last Updated::2007-12-31 20:06:48 Wararka ka imanaya magaalada Bosaso ayaa ku warramaya in qarax uu ka dhacay magaaladasi Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxay qaraxan waxana wararka qaarkood sheegayaa in bambada gacanta laga tuuro lagu halgaaday gaari ay saarnaayeen ciidamo bolis ah balse uu gaarigani la la beegsaday qaraxan aysan waxba ka soo gaarin oo lala gefay qaraxan .halka warar kale ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhashay bamka meesha fog laga hago Ilaa iminka lama sheegin cid wax ku noqotay qaraxan. Qaraxan noocan oo kale ah oo bartilmaameed laga dhiganayo ciidamada boliska ayaa ah kii ugu horeeyay noociisa ee ka dhaca Puntland Wixii ka soo kordha Warkan oo goordhawayd soo gaaray war qabadka HorseedNet ha ka fogaan HorseedNet C/hi Caaqil HorseedNet.com
  2. Originally posted by umu zakaria: Were there any changes taking place in ur way of thought JB? markaad aabaha noqotay ka dib. Are you asking JB if he exhibited the symptoms of monkey upon his fatherhood.
  3. Adeer, In Due time, we will see who's fooling himself. Since the Ethios came in Xamar, you have been telling us Xamar is secure, the courts are done and over,the TFG is getting stronger, yet constant attacks on the Ethios and their stooges continue on daily basis, all the while Zenawi begs the AU to send in troops and cajoles the west for little more money. Things are unraveling in Puntland. I would worry about Cadde's incompatency instead the phantom goverment in Xamar.
  4. ^^Ceyrow is actually in Xamar, making Ethios and stooges not get even glimpse of sleep. And Turki is hovering over Kismayo. The Ethio boy left Guriceel today. It is becoming exhuasting for them to be in Somalia.
  5. ^Not really, besides I don't think LayzieGal would go for that!
  6. Originally posted by Legend of Zu: ^^^ May be he waxes constantly just to please her! Cheers Wouldn't that be little bit too much for hime unless she gets involved in the grooming ritual
  7. Originally posted by Dabshid: War heedhe islaanta bakhtiday maxaa idin daba dhigay, people get killed everyday! Benazir was Muslim..give her due respect instead of saying way Bakhtiday...Xoolaa bakhtiya.
  8. Khayr, waxaad la mid tahay "dameer daaman weenooo dacala kuusan darbi saar dheelo damiinimada ka badatoo dabakafuulnimo soo dilootey diifku ka dareerayo sidii doolli dabagaab qabo dayactirnimo u baahan daacuun iyo cudura dilaa ahba ubaahan in laga daryeelo ee dumarka iska daa daqsiyahow dalqada dheer leh" LooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooL What a rhyme.. P.S. All Pakistani civilian goverment were corrupt. I lived in Pakistan during Bhutto/Nawaz years. Unfortunately these regimes forced the military to take over. But it is time Musharaf and military to step aside.
  9. ^^Then why do you have a Persian boyfriend?
  10. Do you believe in the concept? No, since that would stop me from smacking you senseless.
  11. Qarax Caawa Abaarihii 9:00 Sagaakii Fiidnio Ka dhacay Magaalada Boosaso ayaa waxaa ku dhaawacantay 7Ruux oo Qaraxaan oo ahaa sida ay Allsanaag u sheegeen dad Goob joogayaal ah Bom Nooca Gacanta laga Tuuro ah ayaanan la ogayn Ilaa iyo Imika Cidda ka dambaysa waxaana Caawa Ciidamada Amaanku ay Bilaabeen Qorshe ay ku Xaqiijinayaan Cidda Ka dambaysa Qaraxan Khasaaraha Gaystay. Goobta uu qaruxu ka dhacay oo ah Xaafada Tuur ****** oo dhanka Galbeed kaga Taala Magaalada Boosaso ayaa warar Hoose oo soo baxaya waxay sheegayaan in ay Tahay Dad Doonaya in ay Falal amaandari ah ka Bilaabaan Gudaha Magaalada Boosaso iyo Deegaanada Dowlad Goboleedka Puntland oo ah Kuwo degan oo Ay Nabadi Ka jirto Marka Loo eego Gobolada Kale ee Dalka Soomaaliya oo ay Halakeeyeen Dagaaladii Sokeeye. Waxaad Moodaa Waayahan dambe in ay Jiraan Dad Dana gaar ah wata oo Diidan Nabad gelyada Gobolka Bari iyadoo Maalmihii ugu dambeeyayna Magaalada Boosaso lagu afduubay Dad ajnabi ah oo ay Qaarkood ahaayeen kuwo Hawlo gargaar u Fidinayey Shacabka Soomaliyeed ee Dhibaatooyinku La degeen. Dhakhaatiirka Isbitaalka Guud ee Magaalada Boosaso oo ay iisuurto Gashay in aan wax ka waydiiyo Qaraxan Caawa ka dhacay Magaalada Boosaso iyo Cidda wax ku Noqotay ayaa waxay ii Xaqiijiyeen in Isbitaalka Lasoo gaarsiiyey 7 Todobo Qof oo dhaawac ah Hadana lagu dawaynayo Isbitaalka waxaana ay ii sheegeen in Dadkaasi dhaawaca ah Badi ay Dhawacyadoodu Sahlan yihiin walow ay Jiraan Qaar kamida oo dhaawac Xooglihi soo gaaray. Isku soo wada duuboo Arintan ayaa ah Mid aan horay loogu aqoonin Deegaanada Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed ahna mid ku Cusuab iyadoo Shacabka ku dhaqan Maamul goboleedka Puntland ay dhegta oo keliya ka maqlijireen Waxa loogu Yeero Qarax oo ka dhaca Gobolada kale ee dalka Qaarkood Balse Habeenimadii Caawa ayaa Hal Mar Xaafadaha Magaalada Boosaso waxaa laga warhelay Qarax Lixaadleh oo Dadkii ka agdhowaan ay si aad ah uga Arga Gexeen. Sawiradii Qaraxa kala soco Allsanaag.com Xiliyada Soo socda in shaa alaah Xasan Faarax Gudaal(Xasan Yare)
  12. Boosaaso: Qarax sababay dhaawac fara badan oo caawa ka dhacay Boosaaso 27. December 2007 Boosaaso(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo aan la garaneyn ay caawa weerar bambaano ah ku qaadeen guri ku yaala duleedka magaalada Boosaaso, iyadoo wararku qaar intaa ku darayaan in gurigaasi uu ka socday shir ay lahaayeen odayaal. Qaraxan bam ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen ilaa 7 qofood oo qaarkood ay ku jiraan dadkii halkaasi ku shirayay, waxaana loola cararay dadkii ku dhaawacmay xarumaha caafimaad ee magaalada Boosaaso. Qaraxan ayaan la ogeyn kooxaha geystay iyo sababta keentay in weerar bambaano ah lagu qaado gurigaasi oo la sheegay in uu ka socday shir aan la ogeyn waxa uu ku saabsanaa, Hadii Alle idmo wixii warar ah ah ee ku soo kordha dhacdadan wararkeena danbe ayaad kaga bogan doontaan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho web page
  13. Oodweyne...I know you like to tie everything to the SNM struggle,and the circumstances that necessitated its rise, but your comparison is way off.
  14. Her family have paid a hefty price, two of her brothers were also assassinated in the past,and her father was hanged. Scipio...She made unfortunate decisions by appearing in public without any governmental security detail. One must understand also Pakistan's security is itself infiltrated by Taliban and Al Qeidi sympathizers who sees little benefit in the return of Bhutto and Sharif. It is also worthy mentioning Musharaf himself has survived eight attempts on his life, interesting fact since he enjoys the support of the military, but it just shows no one is safe.
  15. Baalcade? Your nick sounds very familiar. Were you in Pakistan by any chance.
  16. I'm reminded Bush when I think about Yale.
  17. Gediid..You finally joined in the ranks It is just another rubbish simplistic article with no insight. P.S. Reer Sool can curve their own ministate. These other entities have little to offer anyway.
  18. ^^Somali population in the west is negligible. I'm more worried the fate of the millions in the horn. P.S. I was just giving him a historical prespective of the religion he is postulating as being flawless and claiming it to be the answer to our problems. As for today Christianity, he should listen Pat's rant on the 700 Club or join the Lord's Resistance Army. And how perhaps could explain why Christian nations keep on brutalising the rest of mankind in the name of democracy.While he is at it, maybe he could a shot at oppresion and colonailism by Christains.
  19. How many of the departed in cemetary could have died in the same day and month.And how many of those that died on the same day and month might have the same birthday.
  20. We all know right now what religion is causing much trouble around the world... Jews are persecuted for centuries in the name of Christ. The Spanish conquest of the new world was justified in the name of Christianity.Even slavery was sanctioned under Christianity. Learn your history first kid before you start babbling a religion that obviously you know so little of. More blood was spilled in the name of Christianity than other religion in the world.