-
Content Count
29,588 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
260
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Pucca--If it helps I get three hour class after work. Lily...Waji Waji ha ugalin dhinac dhinac isku tuur, and I could counsel your friend, and I was told I'm good at those things
-
^Thanks Heneefah..Will give that a shot, and see how it turns out. KK...Ayeeyo anagaa is af naqaaneey bal usoo dhiib. We play tennis together on weekend, I'm sure she will get it to me.
-
Lily-Run into wall, you should be out in no time.
-
^Ayeeyo cashar noocaasa bixi naysa intay lagu arko. Ma islaantii Kanadiyaanka igu noqotay. That said, Lazy buuga iigu soo dhiib so how many months left till we get lil nephthys With FiOs broadband, it should be fast, but I get the feeling Nephyts is using dial-up.
-
War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
At this point, I honestly don't know, but Puntland has been slipping into obvilion. -

Alla Ha Unaxariisto Intii Nafweeday! Did anyone contacted Bosaso? -

Dad ku dhintay qaraxyo ka dhacay Boosaaso 5 Feb 5, 2008 - 12:11:17 PM Ugu yaraan labo qarax oo si wayn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsi ee Dowlad-Goboleedka Puntland (DGPL) ayaa caawa dad badan ku dhinteen. Warar madaxbanaan ayaa xaqiiyay in ugu yaraan 13 ruux ku nafwaayeen qaraxyadii caawa [habeenimo Talaado] ka dhacay magaalada Boosaaso, gaar ahaan agagaarka dekeda weyn. Wararka ayaa intaas ku daraaya in 90 iyo dhowr qofood ay ku dhaawacmeen qaraxyadii caawa ka dhacay Boosaaso. Duqa Magaalada Boosaaso Cabdirisaq Xareed Ismaaciil ayaa ugu baaqay dhamaan kalkaaliyaasha caafimaadka inay u soo gargaaraan dadka dhaawaca ah oo lagu daaweynaayo isbilaalada magaalada. Lama oga cida sida rasmiga ah uga danbeysa qaraxyadaan laakin waa qaraxii sadaxaad oo gilgiliyay magaalada Boosaaso labadii bil ee ugu danbaysay. Boosaaso iyo guud ahaan degaanada DGPL ayaan looga baran qaraxyo sida daran dadka ugu dhintaan, kuwaasoo saamayn wayn ku yeeshay nolosha caadiga ee Muqdisho oo ah caasimadda Somalia. Wixii soo kordhaa kala soco Garowe Online Garowe Online, Boosaaso -

Gaalkacyo: Is rasaaseyn sababtey dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday deegaano hoosyimaada gobalka Mudug. 5. februar 2008 Gaalkacyo(AllPuntland)- Is Rasaaseyn sababtey dhimasho & Dhawaac ayaa ka dhacday deegaano Hoosyimaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ,ka dib markii ay Is rasaaseyntaasi dhacday habeenkii xalay ahaa ayadoo ay socota ilaa hada. Iska horimaadkan ayaa udhaxeeya Maleeshiyo hubeysan oo ka bilowday Muran xoog leh oo ka dhashay Baabuur iyo waxyaabo kale sida ay sheegayaan Warar Madax banaan. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka Xira-Jaale oo ay ka dhacayaan Iska horimaadyadu ayaa sheegaya in ay dhinteen 3 Qof ,ayna dhawaacmeen dad fara badan oo dhamaantood ah Kooxaha dagaaladu udhaxeeyaan. Warar Madax banaan ayaa sheegaya in ay hada socdaan Israsaaseyn xoog leh oo dhexmareysa dhinacyadan ,waxaana socota sidoo kale Isku hub Urursi xoog leh oo dhinacyadu ay sameynayaan. Maamulka gobalka Mudug iyo Xubno ka mid ah golaha wasiirada ayaa ka baxay Magaalada Gaalkacyo ayagoo ay waheliyaan ciidamo ka tirsan dowlad gobaleedka Puntland ,waxa ayna doonayaan in ay kala dhexgalaan dhinacyadan kala duwan. Lama hayo warar Madax banaan oo xaqiijinaya dagaaladan sida ay usocdaan iyo dhaawaca oo aan wali xaqiiqo laga aheyn ,balse Cusbitaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa la geeyey Dhaawacyo kala duwan. Wixii kasoo kordha kala soco AllPuntland.com haddii ALLE idmo Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland -

Boosaaso(AllPuntland)- Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ay qaraxyo waa weyn ka dhaceen gudaha Magaalada Boosaaso ,gaar ahaan goob aan waxba ka fogeyn dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso. Warka ayaa sheegaya in ay qaraxyadaasi ahaayeen Labo qarax waxa ayna sababeen Dhimasho iyo dhawaac lixaad leh ,waxa ayna sheegayaan Warar hordhac ah in Cusbitaalka Magaalada la geeyey dad kala duwan ooqaba dhawaacyo Soo kala gaaray. Qaraxyadan ayaa ahaa kuwa siweyn looga dareemay magaalada Boosaaso ,waxa ayna cabsi ku beereen dhamaanba dadka ku dhaqan Magaalada Boosaaso oo hada aan waxba sheegi karin. Ciidamada amaanka dowlada Puntland ayaa bilaabay baaritaano ay wadaan oo ay ka wadaan goobihii ay ka dhacday Qaraxyadan ayagoo sidoo kale xirey dhamaanba wadooyinka soo gala Xarumaha dowlada Puntland waxa ayna Ilaalo xoog leh ka hayaan Dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso. Maamulka gobalka ,Kan degmada iyo Madaxda Puntland ee jooga Boosaaaso ayaa ka gaabsanaya in ay ka hadlaan arimahan qaraxyadan waxa ayna Telfoonadoodu yihiin kuwa ah BUSY ama Mashquul. Faahfaahinta kala soco AllPuntland.com Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland

^I think it is time you loose "we vs them" attitude, and actually focus on the sad state in which Puntland find itself to be.
-
Lazy....How we share Cuba,afterall I'm Che. Che and Cuba go hand in hand. I throw in Haita as bonus. P.S. Guatemala is too Mayo for me, maybe Panamain.
-
Isseh-Ana tuu tigray ah waxaan is dhahaaye saaxibkaa Paragon baree,and no worries she is against Zenawi's venture in Somali lands.
-
^LooooooooL..Isseh, cunsuri ma tihid?
-
^Youtube waa layga soo ceyriye, only one ever to banned. Meelkale ma sheegay. P.S. Soo dhowoow ba
-
^I thought Cuba along with Dominican republic and Brazil were my turf..Aan kala gabin sano.
-
^And who are you. Your fake name would do.
-
^I was referring to other Somali women. You are national treasure not be taken or given to a foriegner. So you r not in da list of women taking up whitemen. I know Sheik Sharif would agree with me
-
^It is da st*pid pride!, but let's not despair. All nations go through struggles, and rebound. P.S. Wat I don't under would the poster have issue with Somali women marrying whites unless he is Somali which he claims he is not.
-
It is funny how we could air our problems to foriegners yet can't sit together to find any solutions, just very pitiful, but I guess it is the signs of beaten nation. P.S. There is nothing wrong if a woman marries a foriegner. Why she does that is entirely her problem, but throwing yourself at anyman is bad idea.You are setting up yourself for trouble. Not everyone would be kind and understanding.
-
^Filsan is grasshopper And wow Buuxo markaas...I was staring b at da pic for little while. She looked humble and yet sexy Nephy adiga ku aawe, mise you are not allowed