Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Waxa hore loo yidhi umul iyo ninwayn labaduba siday wax u ogyihiin uma sheegaan. I am sure the melitia leaders have given Deni their determination to close down Col. Caare's Qardho base. But it seems Sac Magaalo, as Reer Burco now call President Deni, doesn't get it.
  2. SARAAKIISHI U SARRAYSAY CIIDAMADA DARAAWIISHTA PUNTLAND OO ISCASILAY Taliyaha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Sarreeye Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen iyo abbaan-duulaha Daraawiishta Gen Siciid Maxamed Salaad (Goraya-cawl) ayaa labaduba warqadaha is-casilaadda u gudbiyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed. Ilo’ xog-ogaal ah ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in labada Generaal ay xalay iscasileen kadib isfaham la’aan iyo khilaaf soo kala dhex galay iyaga madaxweynaha Puntland oo ku aaddan jawaabta dowladdu ka bixinayso dullaanka Somaliland ku soo qaadday degaanno kamid ah koonfurta bari ee gobolka Sanaag. Hase yeeshee weli lama xaqiijin in madaxweynuhu aqbalay waraaqaha iscasilaadda ee ay u gudbiyeen taliyaasha iyo in kale waxaana xiriir aan la samaynay dhinaca madaxtooyada ilaa iyo haatan noo suura-gelin in aan xog dheeriya ka helno xafiiska madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni. Ciidamada Somaliland ayaa shalay saldhig ciidan ka samaystay degmada Yubbe ee koonfur bari gobolka Sanaag halkaas oo ay hadda ku sugan yihiin in ka badan 30 gaadiidka teknikada Somaliland oo ka soo ruqaansaday dhinaca magaalada Ceerigaabo. Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in ay u sii gudbayan degaannada ku yaalla bariga gobolka Sanaag oo ay ku jiraan Xiingalool Damalla-xagarre iyo Badhan iyagoo sheegay in ay ka hortagayan weerarro Somaliland uga yimaada Gen Caarre oo hoggaamiya jabhad fadhigeedu yahay aga’gaarka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. PUNTLAND POST
  3. Awoowe, waxaan sawirtay neef xoolo ah oo saalo'dii ku dhegtay, dawadii caloosha inta la siiyay meel halkeer ah ducanayaa, cabaadka ka baxaaya yaabaysid.
  4. Waxa hore loo yidhi, "Sow waxaan ilaawaba, nin xumi ima so xasuusiyo...". Col. Caare wuxu so dedejiyay in Bariga Sanaag Somaliland si buuxda ula wareegto. Two military bases are now being established in Badhan district and Dhahar District, namely Yube and Xiingalool.
  5. Reer Xamar asalka ahaa Hargeisa ayay ka buuxaan. They are very enterprising people. They make all kinds of farshaxan, decorations, sweets etc.
  6. Nabar iyo Naxdin mouth pieces are also left in the dark... they are crying out load for Cheeseman to talk. Cheeseman is dead, he is done.
  7. Taliyaha Qaybta Sadexaad ee Ciidanka Qaranka Somaliland oo gaadhay deegaanka Badhan,
  8. There are news coming from South Eastern Sanaag that Somaliland has moved heavily armed military to the area, possible preparation for cross-border operations.
  9. Diktoore, Qabyo-tire nin kaftan iyo qosol ku dhamaysta xaajadiisa. Meelsha uu xanjada ku sii dhejisaanayo garanayaa. Inta badan riyoda qosolkeeda ayay ku mashquulsanyiin laakin inyar ayaa laga yaaba inay fahmeen macnaha ka danbeeya.
  10. After the Somaliland National Army has made clear warning, the local community in East Sanaag are waking up and sending their own warnings to anti-peace elements like Col. Caare and maamulka Garowe. By changing his allegiances to Mogadishu, Col. Caare has transformed himself from an internal Somaliland issue to an external enemy combatant. And for that he will be finished very soon. Somaliland will pursue him where ever he hides and will smoke him out.
  11. "Filan waa ayay nagu noqotay Madaxweynihii oo la daadihinaayo ayuunba aragnay..." Xildhibaan Sakariye...
  12. Guess who the Reer Koonfurku hate most these days? It is not Ethiopia, in fact they are in bed with the Xabashi, their President is happily doesn't mind being the Escort for Dr. Abiye Ahmed. It is not Kenya either, because you can see how much they tolerated Kenya's unwarranted naked attacks, they were turning their cheeks everytime they get slapped on the other cheek. And definitely, it is not Eritrea, Uganda, Burundi or all those. Guess which country is their number one enemy. It is United Arab Emirates and the United Kingdom. Now using the old Algebraic formula of elimination. it is not UK or United Arab Emirates per say either. It is in fact, Somaliland. Now you know, Reer Koonfurka Xabashi wa necebnay... this or that. It is none of that.
  13. Trivialising bombings. It is actually the mentality that they have which is prolonging the situation there.
  14. Local Clan leader in East Sanaag have spoken, a warning to Col. Caare. I used to give him the benefit of the doubt, since he used to still be under the allegiance of Somaliland Republic (in principle). However since Col. Caare now flies the flag of the failed foreign occupied Somalia. He is an enemy of the state and people. He needs to be defeated decisively, so he become a lesson to any future renegade.