Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Cabdi Good Abees "...maanta hadaan duri u dhinto, Reer Somaliland way garanayaan halka loo raacaayo magtayda..." kaka This reminds me of the classic Great Hargeisa Goat Bubble early 90s, You can listen to BBC Radio version of the story below. I think this is a good opportunity to bankrupt Djibouti. Qofkii Hargeisa si natural ah ugu dhinta, IOG ayaa ka danbeeya taa ha la ogaado. Magtiisa Djibouti ha bixiso. kakak
  2. In 1945, the British kicked out the italians from Ethiopia, Ex-Italian Somalia and Somaliland. And became the only authority in all of the Somali speaking regions. The UK granted Ex-Italian Somalia self-governing autonomy and this is unanimously agreed was the best time for many many years for Koonfurta Somalia. At long last, They were no longer under the thumbs of Italians colony. In fact, the Italian colonisers used to demonstrate on the streets of Mogadishu asking the UK to allow them higher status than the native Somalis. The UK authority in Mogadishu refused and told the former masters that they were now civilians like everyone else. In 1952, the UK asked the elders of the now Somali Region of Ethiopia mostly O-clan, to choose if they want to join Ex-Italian Somalia or join Ethiopia. The elders made the Ethiopian choice. In another historic moment, the UK asked Maakhiri's clan leaders to choose if they wanted to join ex-MJteeniya which was a region separately administrated by Italy. The Maakhiri clan leaders choice was to remain in British Somaliland. At least, give credit where credit is due. But because giving credit will discredit their concocted version of history, they won't.
  3. Ceel Sheikh beach Maroodijex
  4. Horta adiga ayaa keenay topic Maxamed Cabdille Xassan in laga hadlo. Kolka caruurtii Maxamed Cabdiille Xassan boqorka Xabashida kabo qaad uyihiin, sow ayaa daro maha inaad dad kale aad tidhaa "majority would have been Christian"? Besides, when the King of Ethiopia confidently says that "Moxamed Cabdille Xassan" was a Ethiopian Hero, you cannot dismiss it and swipe it under the carpet. He knows the history and the fact that Maxamed Cabdille Xassan never had the Xabashi Kingdom as an enemy.
  5. Maakhiri, horta qof macquul ah ayaa tahay. Uma malaynaayo hadii taariikhda runta laga sheego, ay tahay wax khalad ah. Mid aan ku xasuusiyo, Somaliland gumaysi kuma jirin. Gumaysi waxa kujiray Koonfurta Somalia. Ingriisku Somaliland dusha ayu ka maamuli jiray, hadii la tiriyo ma dhamayn 500 oo qof waxa ka joogay dalka at any given time. Dano ha laga lahaa ayaa ka wayn, in lala dagaalamo. Of course, hadii sida koonfurta gumaysi Somaliland ku jiri lahayd waan kuu qiri lahaa oo waa wax laga xumaado ayay ahaan lahayd. Laakin xaqiiqdu sidaa ka fog, hadii aanad is yeelyeelayn ama aanad been taariikhda ka sheegayn. Dib u jaleec, qarniga laga hadlaayo xaalada gayiga ku suganyay bal qiyaas. Waa qarni aan sharci lagu kala socdaa jirin, Somalidu tahay kuwa ugu awooda yar. Iska daa Somalida, ee qoymiyadaha aduunka ugu waawayn ayaa loo awood sheegtay oo China ka midyahay. Heshiiskii awoowyaashay la galayn Ingriiska wuxu ahaa heshiiskkii ugu fiicnaa ee lala gali karaayay quwadaha aduunka ee qarnigaa. Ciidama Ingriiska waxa la keenay ka dib markuu Mad Mullah shufto iyo terrorism ka bilaabay goboladda qaarkood. Intii ka horaysay Ciidan sidaa u badan maba joogin. Mad Mullah xidhiidh dhaw ayuu la lahaa Dawladda Xabashida ee Menelik... You can easily find articles related to this topic in The Observer Archives, UK's oldest newspaper. Somaliland uma baahnayn inay la dagaalanto Ingriiska, sharci ayay la saxeextay, sharcigiina kolkay doonto ayay ka bixi karaysay.
  6. Waa Axmed Maxamed Adan Qaybe (Reer Sool/Buuhoodle), Xog-hayeya Dawladda Somaliland ee 1955-1960. Waa taariikh uu ururiyay oo kaga hadlaayay 1960 iyo taariikhdii ku hareeraysnayd midnimodii 60kii. Originally posted on Awdalnews which was managed by Dr. Bashir Gooth from Borama. Currently the Somaliland Representative to the United States. Quote " kii May, 1960-kii Maxamed Xaji Ibraahim Cigal iyo saddexdiisii Wasiir ayaa u ambabaxay Addis Abeba, caasimadda Ethiopia. Ujeedada safarkaasu waxay ahayd Boqor Xayle Salassie in laga codsado soo celinta Huad iyo Reserved Areas. Boqorku Qasrigiisii ayuu wafdigii ku qaabiley. Dhinaca midigtiisa waxaa fadhiyay Prime Ministerkii Ethiopia Ato Aklilo Hapte Walde , iyo dhowr Wasiir uu ka mid ahaa Wasiirkii Arrimaha Gudaha uu Boqorku soddog u ahaa. Dhinaca bidixdana waxaa fadhiyey Wasiiraddii Somaliland iyo anigoo Xoghayn ahaan ula socday. Labada geesood dhexdooda waxaa turjubaan ahaan u fadhiyey oo Boqorka ka soo horjeeday, Cabdiraxmaan Sayid Maxamed Cabdille Xasan (Wasiir-ku-Xigeenkii Arrimaha Gudaha ee Ethiopia). Soo dhewyntii Boqorku wafdiga soo dhoweeyey ka dib, waxaa hadalkii qaatay Maxamed Xaaji Ibraahim Cigal, waxaanu hadalkiisii ku furay ammaan ballaadhan uu Boqorka ammaanay, wuxuuna isla markaas Boqorka ka codsaday inuu indho naxariis leh ku eego baahida ay qabaa’ilka Somaliland u qabaan Haud iyo Reserved Areas. Saddexdii Wasiir ee kalena hadalkii bay iska daba qaateen iyagoo codkooda ku biirinaya hadalladii Cigal. Dhinaca Ethiopia waxa u hadlay Boqorka oo keliya. Wuxuu yidhi Somalidu waa qowmiyad Ethiopia ka mid ah, laakiin uu Isticmaarku duufsaday. Boqorku wuxuu xusay oo halyeeyo Ethiopian ah ku sheegay Sayid Maxamed Cabdille Hasan, Cumar Samatar iyo Xaaji Faarax Khaled oo isagu galabtaas shirka fadhiyay, oo markuu Boqorku isgalana la xanaaqayay markuu Boqorku dhoosha bidhana farxad muujinayey, isaga oo Boqorka istusayey !!!. Wuxuu boqorku intaas raaciyay Haud iyo Reserved Areas idinka iyo xoolihiinuba waa ku noolaan kartaan, oo hashiinu ilaa Addis-abeba ayay daaqi kartaa, waase dal Ethiopia ka mid ah, gorgortana kama furna. Boqorku Wuxuu ka hadlay Eritrea oo ay Dawladda Talyaanigu isticmaarsan jirtay, balse Ethiopia la midowday 1952-kii. Wuxuu ku dheeraaday mashaariicdii uu ka fuliyey isagoo farta ku fiiqaya khaaridad Eritrea oo gidaarka Xafiiskiisa sudhnayd. Isagoo hadalkiisa sii wata, Boqorku wuxuu soo jeediyey in marka hore Somaliland iyo Ethiopia ay midoobaan, dabadeedna ay Somalia wada raadiyaan, (taasoo uu ku sheegay ‘Our Province of Banadir’). Wasiiradii Somaliland hadalkoodii hore ayey ku celiyeen. Halkaas markii la marayey ayuu Boqorku soo jeediyey in biririf la qaato, la iskuna soo noqdo. Hase yeeshee biririftii ka dib,waxaa naloo sheegay in uu wada - hadalkii dhammaday oo hudheelkii aanu degganayn ayaa nalagu celiyey. "
  7. @gooni su'aalaha kale waa iska low quality.
  8. Awoowe, Taariikhda ha ka sinaysanin. Ingriisku cashuur waxa ugu horaysay ee u ka qaaday Somaliland waxay ahayd dagaalkii kowaad ee aduunka bilowgiisi. Waxa ka so horjeestay cashuurta beesha Galbeedka Burco, waana halka dagaalkii Badarwanaag ee lagu dhaawacay Caarshe Dheere (Abaandulehii Ciidanka Ingriiska ee bariga Somaliland). Waa kii Abwaan Tarabi ka gabyay ee yidhi Cishadii la gubay qayradii cobosha yaa laayey Caarshiyo raggay Dawladii ciir ka qubi weydey Anagaa ka sii ciidan badan cidi ma kaa yeeli Halka Qamaam Bulxan amaan u tiriyay Caarshe oo dhaawac ah. Ninkii cududlaa ciyaari karee, Caleen iyo ubax carfoon badanaa Caarshoo mudan caawa loo sidaye Ninkii calanleh ba cawayn karayee Ingriis cududiisu weynaa Horta arinka Cashuurta halkaa iska dhig. Waxaad tidhi "Halgankiisii ugu horeeyay gobolada waqooyi maka bilaabay? mise ayaduna waa been?" He was a cheap hack of the Sudanese Mahdi, who did un upraising against Turkey/Egyptian rulers a decade earlier. Ina Cabdulle Xassan wuxu ku riyooday inu Mahdigii Sudan oo kale sameeyo. Waa ba arin fiican, laakin qabyaalad ayu dabada la galay. Waana ta keentay in laga takhaluso. Maxamed Cabdille Xassan was Ethiopian lackey. Waxa daliil u ah, wiilkiisi u wayna Maxamed Cabdiile Xassan ayaa u sheegay madaxdii Somaliland 1957 in damaca Haile Salaase yahay inu qowmiyadaha Ethiopia mideeyo, Somalida wuxu u arkaayay in qowmiyad ka mida tahay Ethiopia. Haile Salaase afkiisa ayaa laga hayaa inu yidhia "Maxamed cabdille Xassan wuxu ahaa halyay Ethiopian ah". Su'aal adiga kugu soo noqonaysa, sheeg sababta aanu Maxamed cabdille Xassan waligii u weerarin Ethiopia? Xabashidu waxay joogtay Godey Maxay ahayd sababta aysan u jirin asaga ka hor halgan hubaysan oo diida gumaysiga? Halganku maha timir aad tukaanka ka soo iibsanayso. Waxay u baahantay wax yaabo badan in qofku ka fekero. Xaaladda dhamaadkii 1800 or bilowgii 1900 ee dunida dib u jaleec. Somalidu waa ardaayo madaxa iskula wada jira. Waxa ku hareeraysan Dawladda Ethiopia oo heshiiso waawayn la so gashay Dunida dalalkii kala qaybsaday ee Garmany ku kulmay. Aduunka ma ahayn sida maanta ee sharciga caalimiga ah kala xadaynaayo dawladaha. Mida kale bal wataa Ethiopia maamulsha maanta oo qarnigu yahay 2019 gobolka Bay iyo Bakool, bal orod oo ku jihaad oo ka saar.
  9. It is indeed very interesting. The UAE and Saudi Arabia were not happy with the Turks arriving in their doorstep.
  10. Qof wayn oo caqli leh waxa oo kale rag waa wayn lama soo hor fadhiisto. Caruurta ayaa loogu sheekeeya.
  11. Professor A. Ismacil Samatar is doing a great job. Clanism is a cancer. The public discourse is changing and want to move away from the status-quo, to a better future Nationhood, citizenship and higher level of organisation which is for the better. Professor Cali Khaliif Galaydh will be hosting a Constitutional Review meeting in Ambassador Hotel on Friday night. If this was a Computer Game, Somaliland is at level 30 and Somalia is at level 3 or 4. Somaliland's problems at level 30 is much much more difficult and relate to the actual societal change and mental perceptions of the people, politicians. It is a very tough problems Somaliland is trying to fix and find a working equitible solutions to. Whereas our friends from Somalia are strugling with primary issues like security, governance etc.
  12. Edna Adan University introduces French language to give students options.
  13. They are looking good. I saw in another place him wearing traditional Somali outfit macawis go' showl ah iyo bakoorad.