Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Nabar iyo Naxdin oo ku mergatay xidhiidhka ay jareen wuxu yahay. - @MofaSomalia: I have cut diplomatic ties with Guinea. @BBCSomali: Do you have any diplomatic ties with Guinea, e.g. an embassy/consulate, an ambassador...etc? - @MofaSomalia: No.
  2. So we are again at that time of the year when the Somaliland National Army makes another move forward with very minimum engagement. Operation "Buura-Wadal" coming soon.
  3. What consequences? The only trick that Somalia has in its hat is 'weep and cry' and put on an innocent hopelessness face. That is all.
  4. Golaha Wasiiradda Somaliland oo jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Villa AMISom.
  5. Reminds me of the old Somali proverbial: Nin magaalo ka dudayow, yaa ku og?
  6. Deg Deg:Jiida Tukaraq Oo Haawanasa, | khaatumo news online KHAATUMONEWS24.COM Deg Deg:Jiida Tukaraq Oo Haawanasa Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan dowladda Puntland ayaa maanta soo baneeyay saldhigyo muhiima oo ku yaala Aaga difaaca Tukaraq kuwaas oo cutubyo ka tirsan oo ku hubeysan noocyadda kala duwan ee gadiidka dagaalka saaka usoo ruqaansadey saldhigyo ciidan oo ku yaala duleedka magaalada Garoowe. Qaar ka mid ah saraakiisha ciidankaan ayaa ka cabanaya xuquuq iyo mushahaar la,aan lasoo daristey saddexdii bilood ee u dambeysay. Waxayna intaas ku dareen mudooyinkii u dambeeyay Ciidanka Puntland inuu si tartiib tartiib ah uga sii yaraanayo Aagaga dagaalka ee ay isku horfadhiyaan Somaliland. In badan oo ka mid ah Dadweynaha Garoowe ayaa saaka indhahooda ku arkay ciidamo ku hubeysan gadiid dagaal oo farabadan oo magaalada uga gudbey dhanka Koonfurta Galbeed.
  7. Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Puntland Ee Ku Sugnaa Jiida Hore Ee Tukaraq Oo Baneeyay Fadhiisimihii Ay Ku Sugnaayeen Iyo Sobobta WWW.BORAMANEWS.COM 04/07/2019(BNN)Ciidamada Puntland ee ku sugan jiida Tukaraq ee Gobolka Sool Qaarkood ayaa gadooday oo baneeyey goobihii ay ku sugnaayeen iyagoo saaka...
  8. Ciidamo careysan oo gaaray magaalada Garoowe + Sababta | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Garowe (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Puntland oo careysan ayaa goor dhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka aya…
  9. Hadii bari la odhanjiray Soomaalidu waa libaax, maanta tusaale (text book example) waxa loogu soo qaata wax walba oo raqiisa ama laga yaqyaqsoodo. Waxa sidaa ugu wacana waa Reer Koonfurka oo dadnimo, Muslimnimo, Somalinimo, wax ay xeeriyeen jirin.
  10. Wasiirka Qorshaynta Jubbaland takes a swipe at Cheeseman.
  11. Madaxweyne dalkiisi nabad ku dhex jooga, isagoo wax danta dalka ku jirto mooye miyu kuba hamiya inu safar uga baxo nimcadaa ilaahay siiyay? Huuno, shaqadda qaranku waa badantay, xadhkaha la xidhayaana ma yara. Kolka waa halkii Abwaan Qasim ee Arag, maqal, warkana dhaaf!
  12. Hadii ay cidi ku gumoobi lahayd siyaasadda kuwa AMISom bahdilsho ayaa gun ah runtii. Dad dhulkoodii askar Bantu African ah ugu amar ku taagleeyso, anigu ma arag gunimo ka hoseysa. Mida Somaliland iyo Kenya, awoowe aan ku xasuusiyo e xidhiidh koodu maha mid maanta ugub ah. Waa mid soo jireen ah. Badda Somaliya, reer Somaliya ayay u taala. Ama rag noqda oo soo dhacsada ama calaacalka joojiya oo rag waa isdamaaciyi jiree u haneeya Kikuuyadda.
  13. Ra'isulwasaare Kheyre miyuu minguuriyaa khudbadaha madaxda kale? WWW.BBC.COM Waxaa tusaale loosoo qaatay in uu minguuriyay hadalo ay jeediyeen madaxweynayaashii hore ee Maraykanka Barack Obama iyo John F. Kennedy. BBC Covers the non-original copy-cat Hassan Cali Khaire
  14. @gooni Alamtrana soo dhaaftay ayay maraysa, halkee afeefi kuu taala? Hadii si kale loo dhigo, waa nin feedh afka kaaga jiiday oo ninkii ilkoha dhiig ka da'ayaan waliba baryootamaya "Kenya waa ku tuugaa nooh, naga qalee nooh..." Meanwhile, Somaliland is solidifying its relations with its neighbors.
  15. LOL Nin gurigiisi gubanaayo oo guri nabadda ah dab iyo colaad u saadaalinaya. Awoowe, Somali Kenyans have learned a lot over the years. The days when they were used like cannon fodder by Mogadishu is long behind us.
  16. These Calaacal letters will be placed in the national museum of Somaliland for future generations to have a giggle about it. Somaliland Foreign Affairs Ministry, responds to the calaacals and CC's a copy to Kenya.
  17. Meel aanad waxba ka qaban kara hayn, ka hadalkeedu sow dhib iyo hadimo maha?