Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Sidaan hore kuugu sheegay awoowe, hadii aad damacday inaad naqaska iska soo saartid, xawayaanka ilaahay abuurtayba naqas waa ka soo baxaa. Wax macno leh ayaa la sheega. Arinka aan halkan soo dhigay, wax aan anigu aliftay ama iska qoray maha, waa wax niman Talyaani ah ka fajaciyay laftoodi. Afwayne inu kabo qaad ahaa, anigu wax aan iska samaystay maha, waxa dadka Shisheeye ka qoreen ayaa daliil u ah. Afwayne Inu Mingistu u tagay gacmaha hoos hoorsaday, waliba ka baryay inu nabad qaato, xanuunka xabadda SNM ayay ahayd. Inu Maraykan u tago, ku yidhaahdo 'diinta ayaan uga baxayaa" hadii hub iyo saanad military ila soo gadhaan, cid kale ma ahay, xanuunka warankii SNM ayuu ahaa. SNM waad ku mergetaa kolka aad is tidhaah wax ka sheeg. Anigu ma maqal urur guul ka gaadhay hadafkoodii, kolkay daaquudkii ka takhaluseen, hubkii iska dhigay oo shacabkoodi ka mid noqday. Waa SNM ayuunba la hayaa.
  2. Deni has hand picked Dr. Gaas' personal stylist as the next Speaker of Parliament.
  3. Dr. Gaas nin degan ayuu ahaa kolka aad Deni Yoga la barbardhigo. Gaas waa ninka xamilay ayu ahaa ku-xigeenkiisi Camay oo mudo 4 sano ah xagal daac ku hayay. Deni yoga dhul u dhiciisa aan aragno.
  4. Bahdilaada ayaa kaga daran. Afwayne was a card-carrying colonial foot soldier. Zaptié - Wikipedia EN.WIKIPEDIA.ORG
  5. Siyad Barre oo yidhi "Italianku waa ku mahadsanyihiin inay na gumaystaan". Hear it from the horse's mouth.
  6. Deni is going rogue. Ilaahay ha u naxariisto inta ku dhimatay this senseless bloodletting.
  7. The only major increase comes from 'foreign budget support' or as found in the budget papers under the heading 'Donor Revenue'. The actual local tax collection has not increased at all.
  8. It looks like the Afar vs Issa conflict inside Ethiopia has come home to roost inside Djibouti.
  9. Siyaaddu waa kasbashadda shacabka, oo adeegu kaw ka yahay, oo daruufta ood la qaybsataa qayb ka tahay. Daruuftuna waa fursad kala soocda dadka, ninka ragga ah fursada waa ka soo dhalaala oo magac iyo maamus ayu ku helaa. Kan doqonka ahna ceeb ayaa ka raacda, dayaca iyo darxumoda uu dugsananaayo. Xataa hadii ay tahay dayaarad UAE leeday, waxay 100% ka fiAricantay in sida Cheeseman Villa Amisom hoosta ka soo xidhadato. Waa kii Abiye Axmed sidii yahay xaaskiisa oo kale intu Cheeseman diyaaradda Ethiopian Airline saartay ka dagay Kenya, bal maxaa u diiday in Ciidanka Ethiopia helicaptor ka baryo? Arinka ah Jaadka waa masiibo Soomaali kasta haysta, wax u gaaraa Somaliland maha. Somaliland waxay kala midtay gobolka from Yemen, Djibouti, Ethiopia, Somalia and Somaliland. Mida kale ma noo sheegi karta sababta Mirooga toos uga soo duulo Nairobi, halka dadka shacabka ah lagu bahdilo Wajeer? Jaad aad lacagsiisanayso oo lagu bahdilaayo macnaheeda noo sheeg?
  10. LOL I bet this even registers on anyone's radar. Small personal fire arms are available almost everywhere in the world. In any case, I see some business savvy dude has found a market for it n Ethiopia.
  11. Somaliland's VP also toured of the area and met with the people within days after the President.
  12. In Somaliland when Cyclone Sagar hit parts of Awdal and Maroodijex coastal areas in 2018, it took the government within 24 hours to mobile aid for the poeple affected by the natural disaster. Government officials were on the ground assessing the damage and the President toured the area. Somaliland Gov't response to Cyclone sagar:
  13. Wabar was on BBC claiming this. Suldaan Wabar reerkiisu Kulmiye ayay u codeeyeen, ka dib nabaddii uu la saxeexday 2016kii Madaxweyne Siilaanyo.
  14. Reer Borama never had it good. Nimcooyinka ilaahay ku siiyay kol ay kaa farobataan, binu adamku way kibraan. Kuwa Borama rasaas la soo doontay, inay caruurta Ceel Afwayn ee ayotiin ku waayay dagaal-macno-lahayn, inay ku cibro qaataan weeyan.
  15. While his peers have mostly retired or have declined in popularity, Gudoomiye Faysal is probably the only man who keeps on getting more popular specially with younger people. And perhaps the only man who has won over his old haters. And speaking of South Somalia, I have to say it is not only women from South Somalia that have a special fond for Somaliland's talisman, it goes for many men as well. And quite a number of politicians too. In fact, there are some politicians who try to imitate him.
  16. Like I said previously, the honeymoon for Deni is long behind him. With battle lines drawn, he has his work cut out. With Faroole already puppeteering Deni's Presidency. For Galkacio folks, it must feel like an eternity when their turns comes around. Specially understanding that the next round will be Faroole's clan's turn. I think Galkaio folks may have concluded that their chances of coming back in 2027 will be greatly deminished. So they may be planning to throw the baby out with the bathwater, so to speak. It is going to be interesting times in Puntland, specially knowing Governance in Puntland is very weak, and may not be strong enough to withstand a challenge from the clans. Anyway may two cents.
  17. Military aircraft hangars being built. The newly resurfaced runway, one of the longest in Africa at 4km long.
  18. Way dhici kartaa inaad adiguna ka mid ahayd kuwii ka qayb galay gumaadkaa. Halkan ka daawo Col. Canjeex (Dhulous) oo waraysi laga qaaday isagoo jooga Syria. Col. Canjeex waa kuwii lagu eedeeyay xasuuqa inu qayb ka ahaa. Laakin halkan wuxu Col. Canjeex ka sheegaya in amarkaa haybsooca ah ee dadka reer Somaliland habeen lagala baxay guryahoodi deedna si wadar ah loogu laayay xeebta Jazeera, amarka waxa bixiyay madaxtooyadda oo Maslax kaw ka yahay.