Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. LOOL this is a so called Mogadishu Minister.... Imisa ayaad maqashay Gaas waa hogaamiye fiican, aakhir afar sano ka dib kolkii hagbadda uu wareejiyay waxa la isku wada raacay inu ahaa hogaankii ugu xumaa maamulka Garoowe soo mara. Anigu waxaan qabaa wali title-ka hogaanka ugu xun Garoowe wali waa banaanyay, Deni is a good candidate for it.
  2. Never seen a list of Cabasho that long before. That was one cabasho for each year of its existence.
  3. Waa Koombe iyo Kuranko is guursaday. Kuranko waa laandheere West African tribe.
  4. A golddigger doesn't care about coronavirus.
  5. Waar Gooni, maahmaahdaas wax rag loola yimaado maha. Dumar ayaa ku dhex kortay ayaan filayaa. Waar nimanka reer Koonfurka ah dhaqan biis weeyan. Nin wayn oo Garoowe maahmaah aad u xun ku hadlaayay waa maqlaayay. Awoowe Dhaqan 101 in lagu bilaabo waa istaahisha runtii. Odeygii Cali Daacuun ayaa si waadix ah u seefseefay shirka Garoowe. Wuxu yidhi waa madhalays. Rag ay ku soo oodantay siyaasaddii oo jid ay u baxaan la ayaa meesha ka cabanaayay sida Ahmed Karaash yidhi "Shirku waa Cabasho"
  6. It is looking like Amhara has perfectly designed its return to power.
  7. In the absence of other forms of entertainment, for some this is their only way to kill time. What Somali people need is actually TV Content like drama, sitcoms, films etc. I believe there are a couple of sitcoms coming out of Hargeisa thesedays. My favourite is Mama Xaddiya, season 1 just ended last week.
  8. Suldaanka Beesha Warsangali Suldaan Siciid oo lagu bahdilay madasha wadatashiga maamulka Garoowe. Waxa loo diiday inu microphone ka hadlo, deedna wuu isaga baxay shirka.
  9. Diktoore Gaas waxa laga haya isagoo maamuus madaxweyne sita inu Fatwo/Decree ku yidhi "Hadii aan waxba iska celin wayno waxaan nahay ehelu naar". Talaw musheekhta cilmigi Fiqi ga ah baratay maxay ka odhanlahaayeen qof madaxweyne ah oo umadii hogaanka u ahaa ku sheegay inay "ehelu naar yihiin"? Diintu maxay ka qabtaa? Waa su'aal da waynoo madaxa daalineysee. Ta kale, dhaartii 3 Stooges ee TV'ga ka hor dhaartay umadda Islaamka dhan markhaati ka ahaayeen, ayaguna sharcigu talaw muxu ka qabaa?
  10. Waa Dr. Gaas oo wali gaas badan sii daynaya. "Dhulka Maqan" ayay ku soo celiceliyaan in badan. Laakin sidaa maaha arinku. Dhulka inta ay ka sii joogaan ayaa caalamad su'aal saarantay. Ileen Dhul maqan oo hadana lagaa soo durkinaayo sanad walba ka hadal malaha e. Deni waa ka xishooday inu soo hadal qaado meel aanu xiniinyo u hayn, ka hadalkeeda waa deel qaaf. ----
  11. Warkan oo BBCSomali aan ka akhriyay waa la yaabay. Hada waa looma ooyaankii isagoo 5 nin oo beesha Bariga Sanaag ah maydkoodii wali dhexyaalo barxadda parlamaanka Puntland loo dhaariyay inu badalo Dhoobo Daareed kursigiisi ku fadhiistay. "Wadahadallada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo ay Puntland ka mid ahayn waa xaaraan" WWW.BBC.COM Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa sheegay inaysan aqbaleyn wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliloo ay qayb ka ahayn Puntland.
  12. Mudane Saleebaan Cali Koore oo tuulooyinka Gobolka Sool mashaariic ka soo dhagax dhigay.
  13. @gooni Afar malyan inay lacagtay iyo inay wax kale tahay la isku ma hayo. Waxa la isku haya waa service/adeeg caadi jooga lacag dhan 50kun, hadii aad voucher ku qoratid 4 malyan, inay musuqmaasuq ku jiro so ma cada?
  14. @goonifaalo ama opinion waxaad ka qabto bal noo sheeg. Mise meesha duco ayuunba usoo gashay.
  15. Odeyga haduu muslimay waa alx. Talaw masaajidkee ayuu salaada jumcaha ku tukanayaa? mise wali ash-shaadii ma dhaafin barashada dina. kkkk Btw, sidee kuula muuqataa Ilhaan ayadoo xaas ah oo meher-xidho inay nin kale la sheekaysanaysay by way of extramarital affairs.?
  16. Suxufi reer Gaalkacyo ah, ahna owner of PUNTLANDTIMES.COM" ". Markii Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore amray in ay 6saac gudahood uga baxaan gobalka Sool, amarkaasna ay aqbaleen. #WAYNAKAA"
  17. Che That may seem like how things are. But that is not really the whole truth. Majority of my topics are political, i.e. the political situation in Somalia (Proper) i.e. election related, security related, failure of politicians etc. I hardly go into other topics. Prabably, once in a blue moon I will post something of relevant to my theme of choice just to drive a point home. I personally do not post bombings, or death related topics, unless it is got a political dimension to it - i.e. bombing of Xalane UN compound or Villa Somalia recently. But If I were to post all the negative news from Somalia (Proper), this website will be filled up to the seams with such topics. I tell you, there is no shortage of negative topics. In any case, I can go away for a month and I can guarantee you the top 20 topics on this site will all be what-they-deemed as negative news from Somaliland. Not just by Saalax ( who is still going through the motions of 7 signs of grief ), but also by new unknown comers (which are in fact old timers who just don't have the guts to come out) and usually the beggar from Baydhabo (of all people an Eelay is interested in Somaliland topics, it just blows my mind ) , and @gooni(even with his once in a blue moon posts are all about Somaliland). Go figure! It seems our friends from Koonfurta are trying to escape from their own reality. A teenager getting arrested by Somaliland Police for displaying Somalia's flag will draw more Social Media discussion than the death of 400 poeple in Mogadishu. Or when Dabo-casayr got schooled in hargeisa, the broahaha from Koonfurta was deafening. Another Case in point is the recent misquoted news from an Addis Abeba based Newspaper regarding Somaliland's Berbera Port and Ethiopia's 19% share. This news has travelled wide through all the Somali community and it is like the best thing ever!!! They are greeting with each other. In real life, I remember Col. Caare was one of the most favourite topics in Somali people's discussions circles i.e. Maqaaxida. Here is Dabo-casayr talking about the schooling he got in hargeisa actually was benefitial to his mental well being.
  18. Ilaaladda Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo baqdin iyo sas ku riday Wafti Garoowe ka soo kicitay oo qardo-jeex iyo dhuumasho ku soo gashay Dharkayn Geenyo dhanka maamulka Somalida ee Ethiopia. Waftiga waxa ka mid ahaa: Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha wasiirka Wasaaradda waxbarashada Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Wasiirka Dekadaha iyo kalumaysiga Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo beeraha Wasiiru ‐dawlaha wasaaradda Waxbarashad Wasiiru‐dawlaha Qorshaynta Wasiir ku‐xigeenka wasarada Hawlaha Guud Wasiir ku xigeenada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Sahro Kiin. Xildhibaan Saleeban Faarax ,Xildhibaan Axmed Xariir Gaas , Xildhibaan Dhuubane ,Xildhiban Cabdiraxman Muuse, Dawladda Somaliland ayaa ku war galisay in kali ah loo ogolyahay inay hambalyo iyo sacabka ay tumaan, wax kale looga ogolayn.
  19. Waxa xusid mudan in Wasiiro ka soo kicitimay Garoowe loo diiday inay ka hadlaan xafladda. Sida owgeedna dib ugu laabteen magaaladda Garoowe ayagoo sii dhex maraaya deegaanka Soomaalida Ethiopia. Dharkayn Geenyo oo ah goobta xafladda caleema saarka Garaadka ayaa ah tuulo ku taal xadka Somaliland iyo Ethiopia. Google Maps GOO.GL Somalia