Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Qatar Using Medical Aid To Patch Shaky Relationship With Somaliland HIIRAAN.COM The State of Qatar is making efforts to patch its differences with Somaliland during this COVID-19 period with humanitarian and medical aid.
  2. Magacii UN ta oo jaamacad-ku-sheeg lagu furtay. Meel uu Cali Geedi aqoonyahan u yahay, walee hormar ma gaadho. Cali Geedi isagoo taangi xabashi leedahay ka soo dhex hadlaaya iigu danbaysay.
  3. Xuska 15ka May & Hadaf La'aanta Maanta Maanta oo kale waxay ahayd in ereyadii quraxda badnaa iyo nashiidooyinkii SYL la qaado. Hase yeshee waaqici fasaxaya in heesahaas micno sameeyaan la ma joogo. May 15, 1943 waxa loo ictiraafsanyahay aasaaskii SYL. Hadafka balaadhan ee SYL sadex ayuu ahaa: (1) isku keenka Soomaalida; (2) xoreynta cariga iyo umadda Soomaaliyedd; iyo (3) dawlad u yegleelixa dal mid ah. Labaa la helay inta kalena dadaal xoogan ayaa loo galay. Waxa dadaalkaasi midho dhilintiisa loo dhowaaday 1977 - waa xiligii uu AUN Max'd S. Barre dhisay dawlada xoogan. Hase yeeshee xoogag shishiiye iyo kale biiq mardambe ku yimid umadda Soomaaliyeed, sababtuna ahyd kaligii talisnimo ka timid dhinaca MW xiligaas, ayaa buriyey guulihii loo dhowaaday. Intii u dhaxaysay 1980 ilaa 1990, hamigii SYL gidi ahaanba darmada ayaa loo laabay. Dalkii la odhanayey Somali Democratic Republic waa ladlumiyey. Waa la kala gooyey. Kuwii gacanta shisheeye ku hadhsanaana maskax badal iyo dhalanteed aya lagu keenay, oo waxa la aaminsiiyey wax ay hore u diidanaayeen sida Somali Kenyan, Soomaalida Itoobiya, iyo Republic of Djibouti. Kuwii xataa ku jiray labadii waaxood ee xoroobay waxay isku sheegeen in aanay kuwaasi weli gacanta gumeysiga ku sii hadhay aanay "dalkooda shegan." Xataa waxa jira dhaqdhaqaad ah in dib loo qeexo cida ka mid ah dalka Soomaaliyeed. In kasta oo fakir ah in Soomaali la kala yeesho aan weli la isku wada raacsanayn, hadana guux xoogan ayaa jira oo adeecsan in Soomaali la kala raro dhulkana la ka la yeesho, Farkirkaasina ka fog hadafkii SYL. Hadafka SYL dhawr dubbe ayaa isaga dambeeyey: 1. MW Siyaad Barre oo ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed ku laayey shacabka Soomaaliyeed, gaarhaan Waqooyi. Ciidankii lagu faani jiray ayaa farha ula tagay haweenkii iyo caruurtii ay badbaadin lahaayeeen. 2. Waxgaradkii SDF, SNM, USC oo ogalaaday in Itoobiya halgankooda gacanta ku qabato. Xataa ragii sida Mustafa Xaaji Nuur oo kale oo talada Axmaarad diidanaa in la faquuqo ayaa timid. (Waxaan Baridhow indin la wadaagi doonaa wareys dheer uu AUN Mustafe bixiyey oo ka hadlayey dib isugu keenka Soomaali iyada oo la adeegsanayo Federaal. Waxa uu warkaas Mustafa bixiyey 1980). 3. Ogolaanshihii la ogolaaday in Axmaaro soo gasho Soomaaliya oo dhib weyn u geystay hadafkii Soomaalinimada. Xiligaas maqaal aan qoray (December 2006) waxaan tilaabasaas ku tilmaamay " u qaawinta Axmaaro Ubucdii Soomaaliyeed," ama letting Ethiopia into the sanctum of Somalia." 5. Weerarkii Itoobiya ku qaaday Soomaaliya 2006 oo kumanaan rux ku dhinteen Muqdisho, iyo 22 ka mid ah Soomaalida ku jirt Baarlamaanka Itoobiya oo u codaysa in Males Zeniwe weeraro Soomaali. Gabadha Canab la yidhaa oo ah Ooridii uu ka geeriyooday AUN Cabdi Majiid Xuseen oo kaliya ayaa codkeedii ku diiday weerarkaas isaga ah. 5. Maamuladii is daba jooga ahaa ee Somaaliya laga dhisay illaa hada gidigood waxay hoos galeen Itoobiya iyo Kenya. 6. Waxa ugu darnaa markii la dhiibay Qalbi Dhagaxboo ONLF la yidhii waa argagixiso. Gidi ahaanba maamulka hada ka jira Villa Soomaaliya waxa uu masalaha dibada ugu tuuray hadafkii lama dhaafaanka ahaa ee SYL. Itoobiya oo laba jeer Soomaaliya dagaal lagashay sharciyana dal ka haysata in loo dhiibo faddaahi ciidamada Soomaaliya kornel ka ahaa waa arin cadaynaysa in Villa Soomaalia darmada u laabtay hadafkii SYL ee 1943 la dhigtay. Midnimada umaduhu waxay leeyihiin arimo lama taabtaan ah. Calanka, taariikhda, istaamaha dhaqanka iyo inta salka u ah qowmiyada lama taabtaan weeye. Hase yeeshee Soomaalidu, gaar ahaan elitkeedu, waxay weerar ku qaadeen astaamihii la yagleelay 1943. SYL hadafkeediina weerar ayaa lagu qaaday Su'aashu waxay tahay ma soo noqo karaan hadafyadii SYL? waa su'aal saaka nin dhalinyaro ahi bogayga ku soo qoray. Jawaabtiina waatan: Waa suurto gal in hadafkii SYL la soo celiyo. Waxaase ilaa hada inaga maqan dhaqdhaq ku aadan samata bixinta dalka iyo umada Soomaaliyeed, iyo horumoodkii hogaamin lahaa. Kacdoon ama revolution umadeed ma dhasho hadaan la helin dhalin hadaf leh iyo hogaan hankiisu dhaafsanyahay habel badal. Ila hadeer siyaasada Soomaalidu waa hebel badal iyo rer gaar ah sideed magacooda ugu adeegataa. Waaxaan eedaas leh "waxgaradka hadafkiisu gaabanyahay" ama elite qariban (fiiri maxaal aan 2005 ku daabacay Wardheernes oon ku lafa guray arimaha ay ka gaabiyeen "waxgaradku." Hadafyadii SYL ee la dayriyey kuma soo noqonayaa sawiro iyo boodhan la ishordhigo oo la xayaysiiyo. Godka lagu riday SYL iyo hadafyadeedii wax kaliya ee godka dheer ee lagu riday ka soo saari kara halgan habaysan oo hadaf waafi ah lagu hogaamiyo. Fadlan qaybi.
  4. Somaliland can capture Buuhoodle at any given day. The cost vs benefit analysis in terms of political significance, so far Buuhoodle ranked very low. With Cheeseman's provocations, I read this as Buuhoodle advertising itself to be captured by Somaliland forces. Ciidanka Qaranku wuxu fadhiyaa Widh Widh iyo Qori Lugud oo qiyaas u jirta Buuhoodle wax ka yar 30 km.
  5. Riyo ha (Goats) waxa jira kuwo wixii ay arkaanba dabadda ku xoqa. Waxa la yidha way orgoonaysaa... horny goat. Buuhoodleh waa orgoonaysa.
  6. XEEBAHA U DHEXEEYA SOOMAALIYA IYO YEMEN Kooxo Burcad-beed ah, ayaa Axaddii shalay ku guul-darraysay, isku day ay ku doonayeen in ay ku qafaashaan Markab shidaal, kaasi oo marayay xeebaha u dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen, sida laga soo xigtay shirkadda markabkaasi leh. Markabka oo ay leedahay shirkadda Stolt-Nielsen, oo ku gooshayay calanka waddanka Ingiriiska, islamarkaana ka soo shiraacday dekedda magaalada Jubail ee dalka Sacuudi Carabiya, ayaa Burcad-beeddu ku weerartay xeebaha gacanka Cadmeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen. Laba doonyood oo yar yar, oo ay saaran yihiin lix Burcad-beed ah oo hubaysan, islamarkaana xawaare sare ku socda, ayaa markabka weeraray, inkastoo aysan ku guulaysan in ay qafaashaan, kadib markii ilaalada markabku iska difaaceen sida ay ku warrantay Sky News oo xiganaysa shirkadda Stolt-Nielsen ee markabkaasi leh. Qoraal ay shirkadd Stolt-Nielsen u dirtay warbaahinta Sky News, ayaa laga soo xigtay in ilaalada markabu ay burburiyeen mid kamid ah doonyihii weerarka soo qaaday, halka markabka ay waxyeello ka soo gaartay Rasaastii ay Burcad-badeedda, inkastoo aan wax khasaare nafeed ah ka dhalan. Sidoo kale, Isbahaysiga La-dagaaallanka Burcad-badeedda Xeebaha Soomaaliya, ayaa ka digay in laga cabsi qabo in Burcad-badeeddii Soomaalidu dib isu’ abaabulaan sababo la xiriira dhaqaale yarida ka dhalatay xanuunka COVID-19. PUNTLAND POST
  7. Abwaan Ibrahim Gadhleh gabaygii uu ka tiriyay May 18ka 1991.
  8. Munaasabadda 18ka May oo maanta barxadda madaxtooyadda lagu qabtay. Siday u dhacday halkan ka daawo.
  9. Khilaafka soo jiidamaayay mudo ee u dhaxeeya Deni iyo Karaash ayaa hada meel aad u xasaasi ah maraaya. Warbaahinta maamulka ayaa hada la safatay Deni. Ninkaa odeyga ah ee Ahmed Karaash wuxu ku socdaa wadado'dii Camey maray. Wuxu hada in yar u jiraa in 'enemy from within' u aqoonsadaan beesha maamulka iska leh.
  10. From what I have heard, it is a catch-22 scenario for Garoowe administration. P&O Ports have asked the administration to relocate the businesses and houses surrounding the port so work can start. By estimation, they say around 100 to 200 homes will need to be bulldozed. This is a huge political firestorm for those in Garowe. The costs of relocation will run into the millions which they do not have at the moment. Let alone the political fall out of actually bull dozing those buildings and businesses. P&O Ports says their part of the deal will be fulfilled once the administration's part is completed.
  11. Today marks 29th anniversary of the reclamation of sovereignty of the Republic of Somaliland. It is certainly a muted one this 18th of May, all the celebrations and gatherings will not take place. But the spirit of the day will live on, inside your homes and your private properties, you can keep it on and celebrate with your loved ones. Happy 18th of May.
  12. Somaliland's first President Abdirahman Ahmed Ali (Tuur) speech to the Conference, 18th of May 1991. Welcoming Garaad Cabdiqani Garaad Cali to Burco, circa May 1991..
  13. Gudoomiyihii Puntland ee Gaalkacayo ayaa ku dhintay qaraxaa. Garoowe oo ah meel 10 minute dhan walba uga lugayn kartid ayaa hadana niman hubaysan ku dhex dhuumanayaan habeenkii. Waa wax caqliga saliimka ah ka degi la. Waxayna tusaale u tahay maamulka Deni oo sii daciifaya. In my opinion, Puntland qarka ayay u saarantay civilwar.
  14. With regards to Garacad, it is a good effort. Lets wait to see the final product.
  15. Galbeedi, Just like in the world of computing, it is moving away from fat-Client computer applications to subscription based Cloud Applications. The global economy is moving towards global trade enablers which are at the moment 4 of the biggest 1. Hong Kong's Hutchison Holdings 2. Singapore's PSA International 3. UAE's DP World 4. Netherlands' APM Terminals These are the top ports operators in the world. And this is why more and more countries are handing over the operations of their ports to these global trade enablers. So for any port to succeed in the 21st century, you have to either have a huge economy behind you. Or you have to be in partnership with these 4 trade enablers. Otherwise you will be on your own and left behind, case in point Asab Port Eritrea or Port Sudan. This comes back to Berbera Port, it is as much the development of the port itself as it is being connected to the global trade.
  16. This is not Mogadishu where different armed factions are fighting over khat in the streets. The only crime that is seen is a lot more people are doing a first time khat import run on the vehicles. That is all.
  17. In Somaliland we do not pretend when things are not working, we come out and say it.