Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Originally posted by Yoonis: ^^Waraa isku xishoo oo ka har madaxweynaha Somaaliya. There is no need to be pathetic about him because it is better to be ruled by the so-called "Leader of the pack" than to be ruled by someone who used to spy on my people, folks and god knows what crimes he has committed against your folks(remember the NSS) and who on the other hand has no qualifications to become a able leader per se. Is that all you can come up with? or was he put there to guard the inheritance left by the late Cigaal for his close family. If it comes down to choosing between warlords, I think the choice is clear. I wouldn't welcome a foreign warlord in place of my local one... that I agree with reer Mogadishu.
  2. Source: Awdalnews.com Muxuu kala kulmay Guddoomiyaha UCID magaalada Boorama? Hashim Goth, ANN= BOORAMA, 08 Sept. 2005--Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Khamiistii wuxu soo gaadhay Caasimada G/Awdal ee Boorama, halkaas oo uu kala kulmay soo dhaweyntii ugu weynayd ilaa intii uu safar ama wefti ku iman jiray gobolka. Marka uu marayo Kaantaroolka Magaalada oo u jira 7km ayuu la kulmay dadwene safan wadada hareeraheeda oo sacab iyo caleemo qoyan lulaya, ka dibna wuxu yimid khayriyada Boorama halkaas oo usha cirka loo tuuraa aanay dhulka ku soo dhacayn, waxa tubnaa taageerayaasha xisbiga UCID oo ay horkacayaan Ololeeyayaasha musharixiinta Xisbiga UCID uga sharaxan Awdal. Markii uu fagaaraha soo galay waxa la bilaabay sacab iyo mashxarad, ka dibna waxa hadalo soo dhaweyn ah sameeyay Musharax Axmed Madar iyo Musharaxa Axmed Cabdi SACIID oo ahaa K/ xigeenka Faysal, wuxuna makarafoonka ku soo dhaweeyay Faysal oo dadku sugayay hadalkiisa, ereyo mahadnaq iyo duco iskugu jirta ka dib wuxu yidhi: " Walaalayaal way hadashay Borama maanta waxayna tidhi waxaan rabnaa waxqabad iyo horumar, walaalayaal marka hore waxaan leehay Imbiijmanku ha dhaco iyo kuwa hadal hayaaba, UCID waxaas ma doonayso ee waxay rabtaa in waxa la haysto ee inoo qabsoomay aan dhamaystirno, dib loo arki maayo Wasiir Hayadaha idiin keeni waaya oo idinka rara, dib loo arki maayo mid Cashuurtiina wax ka dhista, mid Jiingada Iskuulada Cuna iyo Mid Kiniinka Bukaanka ka cuna. "Waan xakamaynaynaa oo waan toosinaynaa Booliska iyo Ciidankeenu waxay qaadan Mushahar Fiican oo ku filan." Waxa u dhacay sacab farabadan iyo mashxarad. Wuxu intaa raaciyey in aan 40 sano wax Boorama u kordhay aanay jiraan oo aan ahayn Daaraha dadku dhistay iyo biyo gelinta loo sameeyay. "Walaalayaal nagu garab gala doorashada oo samayn doonta isbedel badan iyo mustaqbalka dadweynaha Somaliland, shaqo la'aanta waan la dagaalamaynaa, wadooyin waa la samayn doonaa intaas 30km ah ee xukuumadu qaban la'adahay waanu u horaysiin. "Xuduudaha wax weyn maaha waa sidii lixdankii cidna la siin maayo dhul ayna lahayn, Doorashada ayay dad ku xumaynayaan dhicise mayso waa mustaqbalkii Somalalnd. dhulkuna waa Somaliland ee ma tegayo meel kale, waan wanaajin doonaa Jaararka Djibuuti iyo Ethoipia. Qabyaalada ayaan la dagaalami doona cidna qabiil kuma aanaan soo xulan ee Qabiilka Uf dhaha horumar ayaan gaadhaynaa insha alaah walaalayaal," ayuu yidhi Gudoomiyaha Ucid Faysal Cali. Wuxu joogi doona 2 maalmood. wuxuna kulamo la yeelan doonaa musharixiinta maamulka xisbiga ee heer Gobol iyo Taageerayaashooda.
  3. Source: Ogaal Newspaper Siilanyo Oo 17 Magaalo Oo U Dhexeeya Burco Iyo Laas-caanood Khudbado Ka Jeediyey Maanta Xisbiga mucaarada ah ee KULMIYE ayaa saaka waaberigii qaaday kaambaynkiisii ugu cuslaa dhinaca gobolada Togdheer iyo Sool, kadib markii uu saaka magaalada Burco ka amba baxay wefdi aad u culus oo KULMIYE ah oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga Axmed Maxamed Siilaanyo ayna ka mid ahaayeen C/Raxmaan Aw Cali Faarax (Tolwaa), Maxamed Kaahin Axmed, C/lla Faarax Xarbi, Cismaan Abokor, Cali Maxamed Cabdille (Biikolo), Mudane Maxamed Jaamac, Xildhibaan C/Waaxid C/Qaadir, Musharax Ibrahim Axmed Raygal iyo masuuliyiin kale oo fara badan. Guddoomiyaha iyo wefdigiisa ayaa khudbado ku aadan doorashada Baarlmaanka ka jeediyey 17ka magaalo ee u dhexeeya Burco iyo Laascaanood ee kala ah Yiroowe, Beer, Unuunley, Ina Dhakool, Ina Afmadoobe, Qoryaale, Gaatama, Kiridh, Wadaama-goo, Caynaba, Ceel-dhaab, Oog, Guumays, Yagoori, Tuulo Samakaab, Adhi-Caddeeye iyo Taliska ciidanka Qaranka ee Siixawle. 17 kaas gobood oo si la yaab leh loogu soo dhaweeyey wefdiga KULMIYE iyo guddoomiyahooda Siilaanyo ayaa ahaa kaambaynkii ugu cuslaa ee taariikhda Somaliland uu qaado xisbi siyaasi ahi. "Weligay maan arag soo dhoweyn sidaa u baaxad weyn oo aan magaalona, magaalo ka dhicin, waxase aannu siinnay koobkii soo dhoweynta Magaalada Adhi-caddeeye oo 20KM u jirta Laascaanood, halkaas oo naloogu dabbaal degay fardihii nugaaleed ee caanka ahaa, magaaladana laga wada taagay calanka KULMIYE, dadkuna madaxa ku wada xidhay calanka KULMIYE, sidoo kale Caynaba, Qoryaale, Oog, Wadaama-goo iyo Yagoorina lagama sheekayn karo dammaashaadkii maanta ka dhacay" Sidaa waxa weriyayaasha u sheegay Cismaan Abokor oo caawa fiidkii shir jaraaid oo uu kaga war bixinayo socdaalkoodii iyo ololohoodii maanta ku qabtay magaalada Burco. Wefdigan oo dadweynaha ku dhaqan gobolada Togdheer iyo Sool ku guubaabinayey in ay codkooda siiyaan xisbiga KULMIYE ayaa khudbadahoodii ku kasbaday taageero laxaad leh, kaddib markii ay dadka farta u saareen dhaliilaha iyo tabashooyinka jira, isla markaana ay u sameeyeen ballan qaadyo la taaban karo. Waxa kale oo wefdigu ku guulaystay in degaan kasta ay si gaar ah ula kulmaan madaxda iyo odayaasha dhaqanka. Tusaale ahaan Imaamka masaajidka Qoryaale ayaa ka mid ahaa dadka ku wacdiyey dadweynahooda in ay doortaan KULMIYE oo danta dalku ku jirto. Mudane Siilaanyo ayaa 17 kaas goobood ee uu maanta kala hadlay dadweynaha Togdheer iyo Sool u sheegayey hal farriin oo ahayd in ay tijaabiyaan Xisbiga KULMIYE oo ay codkooda siiyaan, maaddama ay ku hungoobeen xisbigii talada hayey ee Udub, in ay nabad gelyo ku codeeyaan oo la ilaaliyo anshaxa iyo nidaamka doorashada iyo in Xisbigiisa KULMIYE Jamhuuriyadda Somaliland u horseedi doono haddii la doorto nolol iyo barwaaqo. Wefdigii KULMIYE waxa ay isla caawa u baqooleen gobolka Sanaag iyaga oo berri subaxna khudbado ka jeedin doona degmada Gar-adag. Axmed Maxamed Burco, Somaliland
  4. Maandeeq Newspaper Madaxweyne Ku xigeenka oo Fagaare kala hadlay Dadweynaha Ceerigaabo Ceerigaabo (Maan)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wefdigii uu hogaaminayay ee socdaalka shaqo ku jooga gobolka Sanaag ayaa shalay fagaaraha Beerta Xoriyada ee Magaalada Ceerigaabo kala hadlay Dadweynaha ku dhaqan Magaaladaasi. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Waxa uu fagaarahaasi ka sheegay in socdaalkiisu uu la xidhiidho xog ogaal u noqoshada xaalada dhabta ah ee Bulshada iyo qiimaynta Adeegyada Bulshada ee gobolada dalka, waxana uu dadweynaha magaalada Ceerigaabo uu gaadhsiiyay hambalyo uu uga siday Madaxweynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin. Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin waxa khudbadii uu fagaarahaasi ka jeediyay uu ku bilaabay ‘’Walaalayaal waxa sharaf ah in aan idinka hadlo fagaarahan Beerta Xorriyada oo hadda la dayac tiray oo aan doonayo inaan ku hambalyeeyo Dayactirka Fagaarahan golaha deegaanka degmada Ceerigaabo, Marka horse waxa aan idin soo gaadhsiinaynaa solaan aan idinka sido Madaxweynaha Md Daahir Rayaale Kaahin. Waxa aan doonayaa inaan idiinka mahad naqo soo dhaweyntii qiimaha lahayd ee aad Aniga iyo wefdigayga aad noogu soo dhaweyseen idinka iyo maamulka gobolka iyo kan degmaduba. Socdaalakaygu wuxuu la xidhiidhaa dhawr Arrimood oo aan idinku imid goboladana aan ku soo mari doono sacdaalkaygu wuxuu la xidhiidhaa Xog ogaal u noqoshada dadka iyo dalka si loo ururiyo xogo badan oo saldhig u noqon kara Barnaamuj horumarineed ee sanadaha soo socda si loola jaan qaado Dhaqaale sanadeedka 2006. Waxa kale oo socdaalkayagu salka ku hayaa sidii shacbiga Somaliland loogu wacyi gelin lahaa Ahmiyada doorashada wakiilada u leedahay qaranka ee dalka ay ka dhacaysa 29-ka Bishan aynu ku jirno ee September. Walaalayaal waxa aan jecel nahay in aan dib u jaleecno Marxaladihii kala duwanaa ee dalkeenu soo maray , xukuumada Somaliland waxa a dar dar gelinaysaa siyaasada dhaqan dhaqaale oo uu saldhig u yahay Suuqa Xorta ahi, iyadoo diyaarisay shuruucdii Maal galineed ee loo baahnaa ee dhiiri gelinaya Maalgashiga Shisheeye iyo kan wadaniga ahba. Dhiiri gelinta hanaanka Dimuqraadiyada oo ay ugu soo horeyso doorashada Golaha wakiilada, sanad ka dibna ay ku xigto doorashadii Golaha Guurtida Somaliland, Adkaynta Nabad gelyada, Fidinta Maamulka iyo sugida Xuduudaha Somaliland sidii ay horeba xukuumada Somaliland ugu hawlnayd. Xukuumadu waxay dar dar gelinaysaa qadiyadii Ictiraaf raadinta iyadoo rajo weyna ka qabta hanashadeeda , iyadoo xukuumadu dhawraysa dhawrista iyo shuruucda ka farcamaysa cidna uga hamran mayso wixii waxyeelaynaya Nabad gelyada, xasiloonida dalka iyo jiritaanka Somaliland. Xukuumada Somaliland waxa ysii xoojinaysaa hawlgalka ku wajahan guud ahaan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaana dadalka aynu jaarka Nahay ee la xidhiidha Dhinacyada Nabad gelyada iyo xoojinta dhaqan dhaqaale, xukuumadu iyadoo caalamka la bar bar taagan iskaashiga Ka hortaga Argagaxisada guud ahaan sida dastuurka qaranku dhigayo iyadoo maantana ay Maxkamada ka socoto dacwadii Eedaysanayaashii geystay falalkii Argagaxiso, sidoo kale xukuumada Somaliland waxay sii wadaysaa dagaalkeedii ku saabsanaa la dagaalanka Cudurka Dilaaga ah ee HIV/AIDS iyo cudurada kale ee Faafa iyadoo soo bandhigaysa Barnaamuj ku saabsan cudurada Faafa Abuurtayna guddi u gaar ah oo hoostaga Madaxtooyada. Xukuumada Somaliland waxay sii wadaysaa shaqo u abuurida Da’yarta iyo Mujaahidiinta iyo cududaha kale ee shaqo geli karta, waxana ay Asxaabta qaranka ay ugu baaqaysaa inay si hufnaan ah u galaan Doorashada wakiilada oo ay ilaaliyaan Nabad gelyada dalka, shacbigana waxa aanu ugu baaqaynaa inay Nabad gelyada ilaaliyaan si jawi Nabad gelyo ah ay doorashadu inoogu qabsoonto’’ ayuu Yidhi Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin. Waxa kale oo fagaaraha Beerta Xorriyada ee Ceerigaabo ka hadlay Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Somaliland Md C/laahi Maxamed Ducaale ,Waxaanu sheegay in loo baahan yahay in ay jiraan dad cadow ah oo isku deyaya inay khal khalgeliyaan Nabad gelyada Somaliland, waxana uu wasiirku shacbiga ku booriyay inay xukuumad aka gacan siiyaan adkaynta Nabad gelyada dalka. Sida uu ku soo waramayo Weriyahayaga gobolka, Sanaag Saraaf Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Badhasaabka Gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre, Duqa Ceerigaabo Ismaaciil X. Nuur iyo wasiir ku xigeenka Caddaalada Md Yuusuf Ciise Ducaale (Talaabo). Dhinaca Kalena wefdiga Madaxweyne ku xigeenku waxa ay isla shalay xarunta gobolka Sanaag kula shiray saddexda Xisbi qaran iyo Komishanka doorashooyinka ee gobolka waxana uu Asxaabta ku booriyay inay diirada saaraan sidii loo ilaalin lahaa Amaanka
  5. hobyonet satire Wameendhe : Beerka gaal waa noo sheegtee , beerkaagii Ilaah kuugu abuuray Aaway? Ina Yeey: Aakhiro Ayuu galbaday kaas ha isoo xasuusin. Wameendhe : Nin beerkiisii Bakhtiyay isagana Bakhti lee ma ahoo ? Yeey : Aflagaadada Iga Daa Abti baan ahayee......
  6. ^Having such credentials were a pre-requisite for taking part in the MBagathi conference. It is no wonder you have Col. Yey described as the "THE LEADER OF THE PACK".
  7. EC PRESS RELEASE: Donor Support Democratization Process in Somaliland (PDF) CIIR to observe elections in Somaliland Donors concerned over low representation of women in Somaliland
  8. Donors Visit Hargeisa to see Election Preparations Source: Somaliland National Electoral Commission A large delegation of the Steering Committee of the Donor countries have arrived at Hargeisa, Republic of Somaliland on August 30, 2005. The delegation consisted of members from EU, USA, UK, Switzerland, Italy and Norway. The Donor countries have made a significant financial contribution to the Somaliland Electoral process and have established a Steering Committee to support and oversee the democratization process. While in Hargeisa, the delegation met with the President, the National Electoral Commission, Government Officials, Political parties, Civil Society members playing a role in the election and Woman candidates. The up-coming parliamentary elections in Somaliland were the main issue that the delegation discussed with the election stakeholders. The National Electoral Commission briefed the delegation in detail on the up-coming election. The Commission's briefing centered on status of the election preparation, the activities that have been completed, on-going activities and the challenges facing the commission. The delegation left for Nairobi on August 31, 2005.
  9. I once stopped by at Baabili for tea and drinks in transit to Addis Abeba. It is located between Jigjiga and Harar cities. Very mountainous terrain. It was one of the places where the heaviest fights took place during 1977 war. If you ever go there you can still see the rusted tanks on top of hills.
  10. Yes indeed And the other thing is that, unlike others, it is located right in the heart of the city.
  11. Built in the 1950s, the Oriental Hotel was one of the first Hotels that were established in Hargeisa. In fact it was the first hotel that opened its doors to public. The hotel was badly damaged in the Hargeisa airial bombardments of 1988. The owning family, one of Hargeisa's most well known families, was a very well off family (Somali standard) and they also owned several other family businesses. But like most other families who lost everything, the family became refugees in late 1980s. Afther the father died, the son took the responsibility of re-opening the well known hotel. Years of hardwork paid off and now Oriental Hotel is once again back in business. ------ [Oriental Hotel photo taken 1960s) [New Oriental hotel opened this week] --------- Oriental Hotel: Huteelka Ugu Fagaca Iyo Magaca Weyn Somaliland Oo Dib Loogu Furay Xaflad La isku Arkay Hargeysa, September 4, 2005 (Haatuf) – Oriental Hotel oo ka mid ah Hoteelada ugu faca iyo magaca weyn Somaliland, gaar ahaan Hargeysa ayaa Habeen Hore si rasmi ah loo furay, ka dib markii dib u dhis iyo dib u habeyn casri ah lagu sameeyey. Xaflad ballaadhan oo lagu maamuusayey Furitaanka oo Habeen hore ka dhacday Oriental Hotel, taasi oo ay ka qayb galeen masuuliyiin xukuumadda ka tirsan, siyaasiyiin, abwaano, ganacsato iyo marti sharaf kale oo badan, kuwaasi casho sharaf la isku arkay loogu sameeyey. Maayarka Caasimada Hargeysa, Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir oo isagu xadhiga ka jaray Huteelka ayaa munaasibadaasi ka jeediyey khudbad uu kaga waramyo Taariikhda Hoteelkaasi “Caawa waa Habeen aad u qiimo badan oo Oriental Hotel dib loo furayo, Taariikhda Hoteelkani wuxuu ahaa mid ay Somalida oo dhami ay taqaano isaga oo ahaa Huteelkii ugu horeeyey ee la seexdo Somaliland. Markaa markii Huteelkan Hargeysa laga furay way la yaabeen dadku maadaama aanay hore u aqoon. Runtii waa Taariikh oo qoyskii aasaasay waad aragtaa, waxaana aasaasay illaahay ha u naxariistee Muxumed Aw Cabdi oo dhisay, haatana waxa dib u dhisay oo habeeyey C/raxmaan Maxamuud Aw Cabdi. Sidaas darteed waxaan dadweynaha reer Somaliland ogeysiinayaa in Oriental Hotel Hargeysa dib loo furay ee ku soo dhowaada, Abaal iyo Ajarna illaahay ha idinka siiyo sida quruxda badan ee aad u maal-geliseenâ€. Sidaa waxa yidhi Maayarka Caasimada oo ka hadlayey furitaanka Oriental Hotel. Waxa kale oo xafladaasi ka hadlay Badhasaabka gobolka Hargeysa C/laahi Ismaaciil Shabeel (Cirro), waxaana hadaladiisa ka mid ahaa “Waa Hoteelkii ugu horeeyey ee la seexdo ee laga furo Hargeysa, waxaanu leeyahay magac aad u weyn. Runtiina wuxuu ka mid ahaa meelihii aadka u burburay burburkii dalka ku dhacay, ilaa intii dalka la soo galayna C/raxmaan wuu la rafanayey, markaa waa illaahay mahadii hawshaa uu maanta ka qabtay, waanan ku bogaadinayaaâ€. Sidoo kale waxa isaguna halkaasi ka hadlay C/raxmaan Muxumed Aw Cabdi oo ka mid ah qoyska Mulki ahaan leh Hotelkaasi, isla markaana dib u dhiska ku sameeyey Hotelka, isaga oo ka waramay Taariikhda Hoteelkan oo la dhisay 1953-kii oo haatan laga joogo muddo 52 sannadood ah “Maah-maah Soomaaliyeed ayaa tidhaahda “Nin iyo xoolihii ma kala hadhaan, waxay ila tahay maahmaahdaasi inay beenowday, waayo dad badan ayaa xoolihii Aabahood uga dhintay wax ka qabtay, waxaana dadkaasi ka mid ah Ilma Abusite, Ilma Faarax Xarbi iyo Ilmo Baarjeex, markaa taasi halkaasay ku beenowday. Dib u dhiska Hoteelka beri dhexe ayaan isku dayey inaan wax ka qabto, laakiin way ii suurtoobi weyday oo dagaalo sokeeye ayaa dalka ka dhacay, laakiin nasiib wanaag maanta ayey noo suurto gashay in aanu ku guulaysano oo aanu dib u furno†ayuu yidhi C/raxmaan. Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay waxa kale oo dadkii ka hadlay ka mid ahaa Abwaanka caanka ah ee Cabdi Qays oo heeso iyo gabayaba ka tiriyey, Sidoo kale, Fanaanka weyn ee Axmed Cali Dararamle iyo Fanaaniin kale ayaa halkaasi heeso ku soo bandhigay, iyaga oo xusay Taariikhda weyn ee Hoteelkani leeyahay. Hoteelkan 52 jirka ah oo u dhisan qaab-farshaxan sare ah ayaanad moodin inuu mudadaasi jiray, isaga oo ka qurux badan dhismayaasha casriga ah ee hadda la dhiso intooda badan, waxaana hoteelku haatan ka kooban yahay Cunto iyo Hurdaba.
  12. Here is UCID's Mr. Nasir Sheekh also from BURCO... ----
  13. ^^ Did you mean Faisal Ali Waraabe? That Faisal is the chairman of UCID party. Here is UCID's Mr. Xuddur being welcomed to Burco ---
  14. This article below sums it all up... caloolweyn foqal caloolweyn. Alaa'yakhrib baytak. ------- Qatar Emir, Mousa slammed for indifference BAGHDAD, Iraq (UPI) -- A pro-government Iraq daily blasted Qatar Emir Sheik Hamad bin Khalifa al-Thani and Arab League Secretary General Amr Mousa for lack of sympathy with Iraq. Al-Sabah was strongly critical of Hamad and Mousa for reportedly failing to show sympathy and concern over last week`s stampede in Baghdad in which more than 1,000 Shiite pilgrims died . Noting Sheik Hamad donated $100 million for the victims of hurricane Katrina in New Orleans, the paper said 'it was surprising that Qatar`s generous hand could reach the far away U.S. coast, and not the close shores of the Tigris River.' 'Is there any logic or reason left in Arab literacy... Nothing surprises us anymore' the paper said. It also lashed out at Mousa whom it said 'opposed the Iraqi constitution for failing to stress Iraq`s Arab identity, while he was silent and indifferent to the sufferings of the victims of al-Khazem bridge.' The massive stampede last week occurred on a bridge over the Tigris during an annual religious process to the mausoleum of a Shiite imam.
  15. Johnny Bravo Lets face it sxb, America doesn't give a rats **** about this. That is the reality. It doesn't need aid, it gives aid. If America needed anything, it would go to its friends namely UK, Germany and Japan - the largest economies on this earth. Having said that, for someone to kiss-up to another, usually and yes usually, that person wants something in return. I just do not understand what in return will these Arabs get, more support for Israel, more bashing of Arabs?
  16. Kuwait Pledges $500M for Hurricane Relief The oil-rich Persian Gulf state of Kuwait said Sunday it will donate $500 million in aid to U.S. relief efforts ...and follows a $100 million aid donation from the emir of a Mideast neighbor, Qatar... ... ... ... Kuwait and Qatar's donations came as the Egypt-based 22-member Arab League called on Arab nations to provide relief to the U.S. And here is how they responded to the Tsunami stricken Muslim people. Thus, Saudi Arabia on Tuesday raised its initial pledge of $10 million to $30 million, the United Arab Emirates to $20 million from $2 million, while Kuwait increased its initial $2 million to $10 million, as many began airlifts of relief supplies to the tsunami-hit areas in general, not only to the Muslims. and that came as a result of: "Western media criticism that rich Arab countries were being too stingy in their contributions." Arab response to tsunami picks up
  17. -------- Katrina a sign of divine wrath say fundamentalists As religious and political leaders offered prayers for the victims of Hurricane Katrina, some Christian fundamentalists suggested the storm was the work of an angry God bent on punishing a sinful nation. In news releases and internet chat rooms, some fundamentalists said the hurricane was sent to punish New Orleans, a city known for Mardi Gras and other raucous festivals. Others said the disaster, which may have killed thousands in Louisiana and Mississippi, was revenge for the United States' support of the removal of Jewish settlers in the Gaza Strip. "Whenever this country encourages Israel to give up any part of their rightful God-given land we have suffered the consequences," wrote a discussion-board participant on the website of the Christian Broadcasting Network. A Philadelphia group called Repent America said the hurricane was sent by God to prevent an annual gay pride festival that was due to take place this weekend. "We must not forget that the citizens of New Orleans tolerated and welcomed the wickedness in their city for so long," said Repent America director Michael Marcavage. "May this act of God cause us all to think about what we tolerate in our city limits." Evangelical leaders like Jerry Falwell and Christian Broadcasting Network founder Pat Robertson urged their followers to pray for the victims and contribute to relief efforts, but made no public statements about the reason for the hurricane. But Franklin Graham, who heads the evangelical charity Samaritan's Purse, said on the Fox News Channel the mayhem and looting in New Orleans could be traced to a lack of religious instruction. "This happens in our country when we have taken God out of our schools and God out of our, out of society. We don't have a moral standard," he said. Political leaders urged prayer as well. "God is responsible for this and in his own time he will reveal why," said Illinois Democratic congressman Jesse Jackson Jr at a news conference. American Christians have often seen the hand of God behind natural disasters, religious experts said. Probably half of the US population believes that a divine power sends judgment through hurricanes, floods and natural disasters, said John Green, a senior fellow with the Pew Forum on Religion and Public Life, a Washington think tank. "The basic idea that God is in charge and he expects people to behave and he isn't happy when they don't - that's a very common idea," Green said. A small number of Christians believe that the United States needs to support Israel in order to bring about the return of Christ, said William Lawrence, dean of the Perkins School of Theology at Southern Methodist University in Dallas. "Those who hold such a view would tend to see any cataclysmic act as a sign of punishment, but much more responsible theologians would argue that that's far too mechanical a notion of the way God operates," he said. - REUTERS
  18. ^^qaxii iyo dhibaatadii qolo qolo u dirirkii nin qabarkani u dheeryehay waa qiyaame oo ifkii ugu yimi I really feel sorry for the Somali family...
  19. I remember when Prof. Hussien used to call Somaliland "secessionists" and "North West" and other crap. Good to see the good prof. has changed for the better. If the vote counting rules are followed as they are written, no political party is likely to win all the 13 seats . According to the rules each vote has some value. Each party will get a number of seats commensurate to the votes it received. These seats will then be given to the candidates according to the number of votes he/she received. As an example, if 130,000 people vote in Awdal region, and say, UCID receives 20,000 votes, UCID will get 20,000/130,000 x 13 or 2 seats. UCID will give the seats to the two candidates in its list who received the highest number of votes. Very interesting calculations.
  20. He started his politics in Somaliland, then moved to Puntland, then went to MBagathi and now back to him homeland. Caws jilaal waa lama huraan. An interesting interview he gave Haatuf newspaper.
  21. ^^Daallo is in the inlands, not coastal My geography is not that good either, but I think Daallo is an area which is part of the Golis Ranges. The Golis Ranges is a continous elivated ranges which start from Hargeisa region and continue all the way into Puntland's Bari region. The Golis ranges include Gacanlibax mountains near Hargeisa, Shiekh Mountains in Sahil region, Dayaxa mountains in western sanaag and Daallo mountians in central Sanaag, Calmadaw in Eastern Sanaag etc Daallo however includes the highest points of this continous ranges, these include mount Surad and mount Shimbiris and Yufle which is said to be about 2.5 kilometres above sea level. It is only area which the temperature reaches below zero. Suldaanka how did the girl get to the peak of Daallo mountain my guess is as good as yours sxb. Surad Caadkaan I don't know... maybe.
  22. Fair enough sxb. I stand corrected which is why I included the sources. Anyways, don't just write off the waxa-la-yidhi group, this might include you. Think about it next time I come across this name again, I am gonna say "Waxa-la-yidhi Bill waa Sunni->Shaafici-Qaadiri and so on..." LOL
  23. Bill Ainanshe waa Somali diinta meseexiga haysta. (that is what I was told by the waxa-la-yidhi group) Abdullahi Yusuf and his government decided to look for an alternative city to operate so that they could end the exile of the Somali government A government which can not go to its capital city, is essentially still in exile.