-
Content Count
7,318 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
170
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Suldaanka
-
The cleric's paternalistic drivel is hiding a deep hatred for women. This self-deceiving notion that he speaks on behalf of virtue or that most women can't make sensible judgment is a graft from the desert culture that is unfortunately stuck to the faith. The contempt for and fear of women is a hallmark of that culture. Any woman who's been to the Arab world knows the endless hassles, catcalls, assault and disrespect falling on covered or uncovered, young or old alike. It seems the mufti and Michael Jackon agree that girls are dangerous beings..
-
Waa siyaasi wayn. How many years was he in politics again? Seriously, how he effortlessly answers tough questions and drives his point home with few words is amazing.
-
In a press conference in Burao, Togdheer, Sultan Mohamoud told reporters that he and the clan he represents will never betray Somaliland. He also categorically rejected rumours that he supported Mogadishu's Islamic Courts Union. ---- Beeshayda kuma Qiyaamayn, Beeshayduna may Qiyaamayn… Cid nooga lexejeclo badan Dalka ma jirto, cid nooga soojeed badnayd ma jirto, cid nooga dhibaato badnayd ma jirto... Burco (Somaliland.org) – Suldaan Maxamuud X. Xuseen oo ka mid ah Salaaddiinta Beelaha Gobolka Togdheer, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Burco faahfaahin ka bixiyey khudbado uu ka jeediyey masaajidada magaalada Burco labadii Jimce ee ugu dambeeyey bishii barakaysnayd ee Rammadaan, khudbadahaas oo sababay xiisad ka dhalatay warar sheegaya in xukuumaddu isku dayday inay xidho Suldaanka. Suldaan Maxamuud X. Xuseen waxa uu sheegay in khudbadihiisaa si xun loo turjumay, isla markaana la gaadhsiiyey heer ciidan qaran iyo wasiirro ay ku soo baxaan. Waxana uu yidhi Suldaanku isaga oo arrimahaas ka hadlaya, ”Warkaa aniga iga baxay ee heerkaas la gaadhsiiyey oo ah heer Wasiir, heer Ciidan Qaran waxaan filayaa in aanu heerkaa gaadhin. Laba jeer ayaan ka hadlay Masaajid, waxaan ka hadlay waxay ahayd in Shareecada Islaamka ha laysku xukumo. ”Shareecada Islaamku ma aha wax Soomaaliweyn leedahay ee waa wax ka dhaxeeya ummada Muslimiinta oo dhan. Innagu Somaliland haddaynu nahay [in shareecada Islaamka aynu isku xukuno] waynu gaadhnay, waynu ku heshiinay, Dastuurkeena ayey ku taalaa Cid kasta oo Somaliland ah Qoys, Dad, Dalka, shareecada Islaamku waa inagu waajib, wax aan cid isu daba taagayona ma aha, mana aha wax haddii la soo qaado qoladaas ayaa iska leh la odhanayo, waana waxaan odhanayo mar walba, wax aan marnaba ka tanaasulayo ma aha”. Jiritaanka Somaliland Suldaan Maxamuud X. Xuseen, waxa kale oo uu ka hadlay mawqifkiisa Somaliland iyo wararka sheegaya in Suldaanku uu xidhiidh la leeyahay Maxaakiimta Islaamiga ah ee Muqdisho qabsaday, isla markaana uu u hanqal taagayo Soomaaliya. Waxana uu yidhi isagoo arrimahaas ka hadlaya, “Waxaa la leeyahay Suldaanku wuxuu ku xidhan yahay Xamar iyo meelo kale. Arrintaasi ma jirto. Aniga iyo Beeshayduba beel ahaan ayaanu u qaadanay goonni isu taagga Somaliland, kuna balan furimayno Beelaha Somaliland. Beel ahaan iyo shaqsi ahaanba mawqifkayagu waxa weeye, mar walba jiritaanka Somaliland waa lama taabtaan muqadis ah. Arrintaas Beeshayda kuma Qiyaamayn, Beeshayduna may Qiyaamayn… Cid nooga lexejeclo badan Dalka ma jirto, cid nooga soojeed badnayd ma jirto, cid nooga dhibaato badnayd ma jirto. Waxaa Daliil u ah shirkasta oo Somaliland lagaga soo horjeedo ma jirto shaqsi ahaan iyo Beel ahaan [cid ka qaybgashay]. Waxaan ka hadlayaa waxaa weeye in aanu nahay Somaliland. ”Maxkamadaha Islaamiga ah ee had iyo jeer la yidhaahdo waa ku xidhan yahay ilaa heer baa la gaadhsiiyey in la yidhaahdo ‘Shiikh Cali ciidamo ayuu soo wadaa Ina Xaaji Xuseen na dadkii ayuu sii abaabulayaa, markaa sidii Aayatulaah ayuu Shiikh Cali ka soo dhex degayaa, markaa hawshaas halkaas ayaa layskaga dubbaridayaa..’ Taasi ma’aha arrin aan meel kaga shirnay aniga iyo beeshayda, qaasatan Beelaha Bariga Burco. ”Maxkamadaha Islaamiga ahi Muqdisho waxay ka qabteen waa wax weyn, dadkoodii ayey ka saareen dhibaato 16 sanadood ay ku jireen waana ugu hambalyaynaynaa waxaa wanaagsan ee ay Ummadooda u aabteen. Muslim iyo Gaalba wixii caqli saliima waa u hambalyeynayaa. Laakiin, wax xidhiidh Shaqsiya ama Beel ahaan aan la leeyahay ma jiraan. Waxaan maxkamadaha leeyahay dhulka aad gacanta ku haysaan xasiliya, Dhulkase Nabadgelyadu ka jirto ha nabadgeliyeen. Ugu danbayntii Waxaan u hambalyeynayaa M/Weynaha Jamhuuriyada Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo Munaasabaddii Ciidda ku dhawaaqay inuu Shareecada Islaamka dalka ku xukumaayo, waana soo dhoweynayaa. Waxaana leeyahay kaga dhabee arrintaa; waa arrin kuu wanaagsan If iyo Aakhiro, anagana noo fiicane”. Intaas kadib, Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen Nuur waxaa su’aalo weydiiyey warayayaashii ka qaybgalay Shirkaa Jaraa’id, Su’aalihii la waydiiyeyna waxay u dhaceen Sidan: S: Suldaan waxad tidhi [Khudbadii Jimcihii ina dhaafay] C/aali Yuusuf, Cade Muuse iyo Riyaale ayaa ku heshiiyay in ciidamada la kala qaado waxaana ciidamadii la dul keenay Burco oo dadka ayaa lagu cabudhinayaa arintaa maxa ka jira? J: Hadalkaas Jimcii hore oo aan hadlay ayaan sheegay markaan arkay tiiyo lagu soo kululeeyay ayaan dadka ku guubaabiyey hadalkaa. Waxanan ka soo xigtay Boqor Buurmadoow oo yidhi C/laahi Yuusuf iyo Cade Muuse ayaa ku heshiiyay inay Somaliland ictiraafaan. Waxan aaminsanahay in Boqorku ku hadlo afka Xukuumadda, laakiin xukuumadda kamaan maqlin, qofkuna ma ah hadalkiisa inuu dafiro hadalkaan waan idhi. S; Suldaan intaad hadalkan dadka dhexdooda ka sheegaysaan Salaadiin ahaan ma u tagteen halka taladu ka go’do oo ma kala hadasheen Arrintan? J: Way fiicantahay, arrintanina waxay ahayd in shareecad Islaamka laysku xukumo, arrimo badan oo hore aanu u soo jeedinay way jireen oo aan wax badan laga qaban. Arrintan aan soo jeediyayna waxay ahayd arrin shakhsi waxana u weyna labo qodob oo kala ah: 1. In Maxkamadaheenna uu yaallo Indian Panel Code oo kaa laga qaado oo la dhigo Kitaabka Illaahay. 2. Iyo in la xoojiyo Hay’adda Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista si loo joojiyo Mukhaadaraadka iyo Dhaqan xumadan fidaysa. S; Xukuumada waxa xidhiidh ah ma kala sameysay arintan? J: May. S; Suldaan hadalkaad dhawaan jeedisay ma ku sheegtay in Burco Maxkamad la furaayo? J: May, arrintaa man sheegin ee waxan ka hadlay uun Maxkamadaheenan. S: Suldaan waxad kamid tahay Madaxdhaqameedyada Beelaha Culimaduna waxay ku eedaysa Xeerarka Beelaha inay ku jiraan arimo badan oo lid ku Shareecad Islaamka marka arimahaas maxad waxa uga qaban waydeen? J: Anaku Beel ahaan arintaa waxanu ka balanay sidaan sheegayna waa arin Shakhsi, Qoys iyo Qaranba loo baahan yahay Suldaamo badana arimaha Diinta lidka ku aha waanu ka wada hadalnay Waanan sii Xoojinaynaa horena waannu uga wada hadalnay. Jaamac Xuseen Yalaxle, Somaliland.org, Burco.
-
50 Ka Mid Ah Culimada Diinta Ee Reer Awdal Oo Maxkamadaha Ugu Baaqay In Ayna Soo Faro Gelin Somaliland Maayarka Magaalada Boorama Cabdi Shide Bile oo la kulmay culimada diinta ee magaalada Boorama Hashim Goth, Harowo = BOORAMA, Culimaaudiinka reer Awdal ayaa manta shir bladhaan ku qabtay Hotelka RAYS, Shirkaas oo ay kaga hadlayeen Mawqofkooda ku aadan, hadalada mudooyinkan dambe ka soo baxayay Maxaakiimta Islaamka ee Koonfurta Somaliya Gobolada badan la wareegay. Shirkaas waxa culimada u furay Iskuduwaha Diinta iyo Awqaafta ee G/Awdal Sh.Xaamud Nadiif Axmed oo ugu horayn sheegay in ay ayidsan yihiin gooni isku taiga Somaliland, wax walba oo ka horyimaad Somalilandna ay ka hortagayaan, isla markaana ay ilaashanayaan Nabada iyo Dawladnimada ku timid dadaalka badan. Waxa isna ka hadlay Sh,Maxamed Siciid Saweer oo ka tirsan Culimada Borama ka caanka ah, wuxuuna sheegay in shareecada Islaamka uu ku dhisan yahay Dastuurkeenu, wuxuu intaas raacshay waxaan ahay Imaam isla markaana garsoore ka shaqeeya Maxkamada Borama, waxaan ku shaqaynaa oo aan wax ku xukunaa Shareecada Islaamka, hadaba maxaa la inoo keenayaa ? Islaamku wuu ka soo horjeedaa Fawdada wuxuuna ogol yahay kala dambaynta iyo nidaamka, Ilaahayna marka uu leeyahay Janada Gala wuxuu yidhaa Nabadgelyo ku gala, Nabadgelyadu waa Aasaaska nolosha, Dastuurka loo codeeyayna mar hadii uu waafaqsan yahay Islaamka waa in aan ilaashanaa. Malaha dad ayaa qaba hadii ay wax yimaadaan waxa la bedeli doonaa D/hoose Dhakhtarka, Maskaxdiina ha gelinana waa Kitaabka aan imikaba ku socono, Islaamnimaduna waa ta aan ku dhaqano, waana IMAANKA ee Khasab maaha(LaaIkraaha Fi Diin) waa aayad quraan ah, Qofka imanaya masaajidka 4am habeenimo waxa keenayaa waa Ikhtiyaar iyo Imaanka taas ayaa soo kicinaysa. Waxa Isna ka hadlay Sh.Maxamuud Cateeye Imaamka Masjidka Geed Goble wuxuu hadalkiisa ku bilaabay in uu raacsan yahay hadalkii ciida uu jeediyay M/weyne Rayale ee uu ku sheegay in uu shareecada in la isku xukumo dastuurku jidaynayo, Qolyaha Koonfurtana waxaan leehay Culimo waan leenahay, Dawlad maxkamado lehna waan haysanaa oo sharcigu shqeeyo ee fawdo uma baahnin, hana soo fara gelinina Somaliland, waanan iska difaacaynaa wixii na soo weerara gudaha iyo dibadaba. Ugu dambayna waxaa Hadal kulul soo jeediyay Sh.Maxamuud Xoogbadane oo ah nin Caalim ku ah Diinta Islaamka. Wuxuu u mahadceshay culimadii ka horaysay wuxuuna yidhi Somaliland waa Dawlad Kaamil ah oo dhisantay, kuwa ay la tahay in ay ceebeeyaana waa kuwo garab marsan Diinta Islaamka. Diinta Islaamkuna waxay ka kooban tahay Afar Rubuc, inata kalana waxaa la yidhaa Tawaabic oo waa inta soo raacda, waxayna kala yihiin. Cibaadada Macaamilada Bayca (iibka) Macaamilada Nikaaxa oo Bani Aadamka dhexmarta Jaraaxada oo Jariimooyinka lagaga hadlo Afartaasi waxay biyo dhigeen Somaliland oo lagaga dhaqmaa. Hadaba yaa manta odhanaya Soomku waa xaaraan ? Yaa odhanaya Bayca Xalaashu kama jiro Somaliland oo waa la is dhacaa ama Ribaa la qaataa ? Ma jiraa cid odhanaysa Saaxiibnimo ayaa la isku qabaa oo meher shareecada Islaamka kama jiro Somaliland ? Kumaa odhanaya Maxkamadaha Somaliland Jaraaxada kuma xukumaan sida shareecada islaamka. Hadaba waxaan leehay kuwa leh shareecada Islaamka ha lagu dhaqmo xaalkoodu waa “kalimatul Xaq Yuraaduhal Baadil” halagu dhaqmadaasi waa xaq, laakiin hadii aan lagu dhaqmin ayay ahaan lahayd kalmad Xaq loola jeedo, balse hadii lagu dhaqmo waxay noqonaysaa kalmad Baadil ah. Somaliland waxaa u qabsoomay nidaam dawladeed oo ay samaysteen beelaha dega Somaliland. Dastuurka qodobkiisa 5aadna wuxuu sheegayaa wixii ka horyimaad Diinta Islaamka waa khalad, markaas nidaamkeenu waa kii rasuulku inoogu tegay mar hadaan waafaqsanahay Diinta Islaamka, Ragii sameeyay Dastuurka ayaanan ka mid ahaa ee waafajinayay Diinta Islaamka iyo dhaqankeena ku salaysan caqiidada Islaamka. Qolyaha jariirada Haatuf gubay ee baaqyada soo saarayana waxaan leehay wixiinu waa fawdo ee hadii aad talo haysaan ula yimaad golayaasha Qaranka, am aula yimaada Axsaabta Qaranka ee mucaaradka ah oo u muuqda hab mucaarad, hadiise aad tidhaahdaan Diin ayaan ka hadlaynaa waxaad tihiin Jidadgooye, Fitan Abuur iyo Fawdo samays, kuwa wadaada sheeganaya ee noocaas ahna waxaan leehay u soo noqda Diinta Islaamka, wadadiinu waa diinta oo aad u soo noqotaan. Qolada Mustaqiimiinta ah ee Jariirada Haatufna waan ka tacsiyaynaynaa gubistii jariirada, waxaanan leenahay dulqaata waxa idin helay waxmagarato. Qolada Koonfur waxaan maqli jirnay laba Qawlo ayaa isku haysta oo ku dagaalamaya, qawlihii Gadaal oogayaasha hadii laga adkaaday, oo loo hiiliyay kuwii huwanaa magaca islaamka oo shacabkub raacay, waxaan leenahay shacabka ha ku ciyaarina dhiigoodana ha daadinina Somalilandana ha haybsanina way idinka tagtee. Wadaada Hargaysana iyo Buracana waxaan leehay Idinku raaci mayno wixii fawdo wada ee Somalialnd nabadeeda duminaya dawladnimadeenana diidan. Ugu dambayna Maayarka Boorama Cabdi Shide Bile ayaa isna soo jeediyay in ay ka soo horjeedaan isla markaana talaabo ka qaadi doonaan cid walba oo nabada khalkhal ku abuurta, wuxuu intaas ku daray in aysan hore u arag wadaad dhiigdaadsha, balse ay Arki jireen wadaad maslaxad Umadeed ka shaqeeya. Waxan soo baxayna yahay weji cusub oo lala yaabo, waxa lagu wanaagsan yahayna waa nabadgelyada. Wariye: Hashim Goth hashimgoth@hotmail.com
-
This is the sermon translated from Arabic ---------- “When it comes to adultery, it’s 90 percent the woman’s responsibility. Why? Because a woman owns the weapon of seduction. It’s she who takes off her clothes, shortens them, flirts, puts on make-up and powder and takes to the streets, God protect us, dallying. It’s she who shortens, raises and lowers. Then, it’s a look, a smile, a conversation, a greeting, a talk, a date, a meeting, a crime, then Long Bay jail. Then you get a judge, who has no mercy, and he gives you 65 years.” “But when it comes to this disaster, who started it? In his literature, writer al-Rafee says, if I came across a rape crime, I would discipline the man and order that the woman be jailed for life. Why would you do this, Rafee? He said because if she had not left the meat uncovered, the cat wouldn’t have snatched it.” “If you get a kilo of meat, and you don’t put it in the fridge or in the pot or in the kitchen but you leave it on a plate in the backyard, and then you have a fight with the neighbor because his cats eat the meat, you’re crazy. Isn’t this true?” “If you take uncovered meat and put it on the street, on the pavement, in a garden, in a park, or in the backyard, without a cover and the cats eat it, then whose fault will it be, the cats, or the uncovered meat’s? The uncovered meat is the disaster. If the meat was covered the cats wouldn’t roam around it. If the meat is inside the fridge, they won’t get it.” “If the woman is in her boudoir, in her house and if she’s wearing the veil and if she shows modesty, disasters don’t happen.” “Satan sees women as half his soldiers. You’re my messenger in necessity, Satan tells women you‘re my weapon to bring down any stubborn man. There are men that I fail with. But you’re the best of my weapons.” “...The woman was behind Satan playing a role when she disobeyed God and went out all dolled up and unveiled and made of herself palatable food that rakes and perverts would race for. She was the reason behind this sin taking place.” The Sheik apologized for any offence caused by his comments, saying: "I unreservedly apologise to any woman who is offended by my comments," he said in a statement today. "I had only intended to protect women’s honour, something lost in The Australian presentation of my talk." "I would like to unequivocally confirm that the presentation related to religious teachings on modesty and not to go to extremes in enticements, this does not condone rape, I condemn rape and reiterate that this is a capital crime. "Women in our Australian society have the freedom and right to dress as they choose, the duty of man is to avert his glance or walk away. The Sheik’s comments were condemned as ’un-Australian’ and ’un-Islamic’ and ‘unacceptable” by the NSW Islamic Council. Many other groups condemned the remarks as un-Australian, and asked the Sheik to resign. Australian Prime Minister John Howard condemned the Sheik’s remarks, calling them “appalling and reprehensible.”
-
Gobolka Togdheer
-
Gobolka Awdal [Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Qaasim Sh.yuusuf oo munaasabada ciida kale qayb galay dadweynaha reer boorama]
-
http://www.sanaagweb.com/news_som.asp?id=61
-
^^ War Ayuub, sidii odeygii kismaayo looga saarayba ee mashruucii Jubbaland dabaysha u raacday, our good ole Horn geelisa xidigaha ayaa lagu maalayey ee ma isagaa 21kii oktober iyo shuqulkaas wakhti u haya these days. Toddobaatan Geeliyo ninkii tira laxaad dhiibey oo midab Tiriigleey arkoo tahan ku faallooday Oo Guga aroos loo turqiyo tanafas eegaayey oo xaajadiisii tognayd wiil ka kala tuuray
-
Martyrs Day, 17 of October, waa maalin xasuus iyo qadarin gaar ah ka mudan shacabweynaha reer Somaliland. Pitty that the diaspora does not commemorate this very significant day.
-
Waagacusub on Shiekh Ali Warsame's stay in Mogadishu ?
Suldaanka replied to General Duke's topic in Politics
He is attributed to be the co-founders of Alitixaaad in late 1980s, an organization which involved a lot of wars in early 1990s. And those wadaada ku sheega at Xamar today are the former followers or leaders of Alitixaad with new, more twisted militant newcomers, so if they are "extremists," he too should be. If they aren't, he isn't. Ma kala haraan. Sheikh Ali Warsame, eventhough he once was the head of AI-AI, he was seen and still regarded as the most moderate of its leaders. Even during the war in which AI-AI fought with Col. Yey in the early 1990s, he was the head of the peaceful wing of that organisation. So your assertion that all of AI-AI were extermists is not necessarily true. inkastoo Sheekh Cali Warsame lagu tirinayo inuu degan yahay Burco una dhashay Beesha Reer Sheekh Isxaaq ee Somaliland,hadana lahjad ahaan marka uu hadlayo waa nin Reer Koofur ah,oo ay adag tahay sida lagu rumeeysto inuu yahay Reer Somaliland,marka la isbar bar dhigo qaab lahjadeedka Culumadda kale ee Somaliland sida , Sheekh Mustafe Haaruun iyo Sheekh Maxamed Dirir,waxaayse taasi Marqaati u tahay sheegashadiisa ku saleeysan inuu isagga waligii ka mid ahaa Mashaa’iqda Reer Muqdisho ,uuna inta badan noloshiisa deganaa . Lets just say that he is fluent in both accents. -
^^ Sxb, reermiyigu they do not like that sort of rains. They prefer the small rains that do not wash the soil of nutrients and grass seeds. Anyways, its better than nothing. Hope the damage is limited and there is no lost of life and livelihood. Qudhac I know sxb, its is just unreal. Thankfully we do not have crocs in those dry rivers.
-
There might be other motives but certainly a clear and present danger from Somaliland born Islamists is not one of them. Rather, this overreaction could be interpreted as a political spin-doctoring from the UDUB administration. There is no problems with spin-doctoring but meeting with Col. Yey and his TFG which do not recognise Somaliland breaks a long standing policy adopted by successive Somaliland governments of avoiding any such meetings covert or otherwise with any entity which regards itself as a government for what used to be known as Somalia, which no longer exists as a united political body. The issue with the Haatuf newspaper is over rated and distorted much from what it actually was. The reason for the burning was because of one particular sheekh whose name was repeatedly bashed by the editorials of the said Paper. The Sheekh denied all the charges the paper accused the sheekh of, including conspiring with the ICU against Somaliland state. Angery relatives and supporters of the Shiekh who numbered no more than 50 or so people took to the streets and in an apparent effort of disapproval of the said Paper they targeted that particular newspaper by burning it down. The incident is being investigated both by the local government of Togdheer and the elders of Burao city.
-
Ma toggi Togdheerba mise waa magaaladdi Burco?
-
^^ Dodgy, perhaps. But I wouldn't be worried about them. Yes, they can preach about the establishemnt of an islamic sharia state, the abalishment of all things Western including democracy... those are beating around the bush sort of speaking, they will win some audience in that regard. But when it comes to taking a position in the real body politik then that is when they will realise that all time long they were building a house made of cards. In other words, wasting their time.
-
If this news turns out to become true, then it has the potential to destablise Somaliland, because it leaves a very bad taste in the mouth of the average Somalilander like me. The ICU is not an immediate threat to Somaliland and everyone knows that. The Islamists in Somaliland, no matter how many Hadithes they will recite or how many chapters of the Quran they read out, they simply can not and will not go beyond a certain line which is sacrosanct. And that is the independence of Somaliland that young and old equally cherish in Somaliland. Beyond anything else this news has the potential to really stir a huge storm in Somaliland. Lets just wait and see.
-
^^If that makes you sleep better, yes the SNM was beaten by Afwayne. Happy To Odweyne, Northerner and et al haybtii garanwaaga meelahan ka hantatacee, give him all the space he needs... ha ka qalin daarina meel fiican ayuu kaga hayaaye.
-
"The SNM was beaten " This is the same person who was just not long ago posted a thread about "Doqon phrases"... how ironic!! If the SNM were beaten, certainly it wasn't shoe-shiner boys of Daami nor Afwayne's dogs of war. So, it begs, who beat them? Cajabatul cajiib.
-
It looks like Meles Zenawi has gotten the better of the TFG in this regard. Starting at war in the mid of this holy month is uncalled for.
-
Duke, What are the chances that this will degenerate into clan war between Hiraale's vs Xassan Turki's?
-
Somaliland Wadaado head to Mogadishu for an unknown mission
Suldaanka replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Intii aanan Burco ka amba-bixin waxaan la kaftamay qolada sirdoonka oo ninka la yidhaahdo Cabdi Saleebaan [Madaxa socdaalka gobolka Togdheer] baan ku idhi, imikaba hadhow baad meelahaa dhubuq-dhubuqlayn doontaane ogaada reerkaygii baan gaadhayaaye, ayuu idhi Sheekh Cali Warsame. lol @ Kaftanka Koley anigu marnaba ogolaan maayo in Somaliland dhexdeeda cidi fadqalalo ka geysato. Wax badan baanan mawqifkaygaa dadka ugu soo bandhigay jaraa idka iyadoo aanay Haatuf-ba jirin. That must come as a silver bullet to the heart of those that were hoping for something else from the Sheikh. -
^^Awoowe give it up. It is getting boring by now. shantii minute way kaa dhamaatay.
-
Somaliland Wadaado head to Mogadishu for an unknown mission
Suldaanka replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Mr. Oodweyne That was a very good read sxb. Whilst on the other hand, in Somaliland, the end results that the Islamists are essentially about, is a political offer that simply and in plain terms says, the political end of Somaliland's Nationhood and it's Sovereignty is the first price that you must willingly swallowed and pay it in upfront manner; particularly for the enactment of Islamists regime and it's political agenda in Somaliland. No matter how many chapters of the Quran an Somalilander Islamist reads, that is where it comes down to. -
Somaliland Wadaado head to Mogadishu for an unknown mission
Suldaanka replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Sheekh Cali Warsame inta anigu ka maqlay waa sheekh ay ka dhabtay islaamnimodu. Waa oday wax garad ah, in badan ku noola Somaliland, og dadka, yaqaan dalka. Waana sheekh muxaadirooyinkiisa aad loo jecel yahay. Hadii u doonaayo inuu Somaliland madax ka noqdo, he would need to work harder than his compartriots in Mogadishu. Because in Mogadishu, it was the necessity and the environment that has propelled the Islamist into the mainstream politics. In Somaliland, the Islamists would need to not do it with force, because if they do that, they will be shooting themselves in the foot. Rather, the only option they have is to persuade the people with words. Most Somalilanders do not mind having islamists in power, but they have a problem with Islamist unionists. If Sheekh Cali turns out to become one of the unionist Islamists then he has very small chance of ever coming close to any thing of power in Somaliland. He will end up like the rest of the Somaliland unionists who are stranded in Baidoa or Mogadishu.
-
Popular Contributors