Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Reer Buntiland, Wiil Hoog ayay ugu yeedhan wiilkan oo kale. He will get away with it.
  2. Amisom Oo Madaafiic Ku Garaacday Dad Shacab Ah Oo Ku Sugan Deegaanka Janaale Ee G/Shabeelaha Hoose - Borama News Network % BORAMANEWS.COM Boramanews.com (Borama News Netowrk ) Waa Warbaahin Caalami Ah Wararkii U Dambeeyay Isha Ku Hay Marwalba https://Boramanews.com
  3. Mr. Dhoobo Daareed welcome ayaan leenahay. Minanku minankaagi waaye...
  4. Faysal is an outspoken character. Anyone who knows him, even from the days he worked in Mogadishu, says that Faisal has always been the same. His traits and character never changed. He does not fit the typical personality of a traitor or spy or snitch or political prostitute. He is consistent. He is upfront. He doesn't hide anything. It is just hogwash and desperate people trying to throw some mud. Mud doesn't stick on Faisal.
  5. Odeygii IOG oo furka tuuray. Belo Social media sunta dictatorship ka oohisa ayay noqotay..
  6. Bal miyaaradda isku eeg, qof qaawan oo qof kale oo asturan caayaya ,adiga mooye ma cid kale ayaa jirta? Bal noo sheeg madaxda aad leedahay adigu ee aad ku faanaysid? Anigu kolay madaxdayda vote iyo codkayga ayaan ku doorta, bal adigu maxaad la shir imanaysa? Sow Xabashi iyo Kikuuyo adiga kuuma soo xdoorin. kuli adhi bacaac walaw kaana baraar. Maxaa ula jeeda jaajuus? yaa se la isu daahirinayaa?
  7. Ciidamo Somaliland ka socda ayaa la wareegay amniga deegaanka Horu-Fadhi oo laba beelood ku dirireen dhawaan. Deegaanka Horufadhi ayaa u jirta Buuhoodle 15km. Deg Deg Somaliland Oo Ku Duushay Horufadhi Kana Faa’iidaysatay Colaada Hagar iyo Hayaag | khaatumo news online KHAATUMONEWS24.COM
  8. Doqontu halkii rag isku fara-saaray (dagaalay) waa ogtahay laakin halkii isku gacan-qaaday (salaamay) waa dhoohantahay. Wixii local-politics ah khalad ha ka fahmin. Mida kale, Faisal waa free agent, runta lama gabado xataa hadii kun ku muslimayso ama ku kufriyayso. Dadkuna waa laba, mid ku jecel runtaa u sheego, iyo mid ku neceb.
  9. The best hope is for IOG to peacefully plan for power transfer by overseeing an open democratic election take place.
  10. Faisal Cali Waraame takes a stand on Djibouti's issue.
  11. Made in Somaliland Products in Ethiopia.