Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. The pressure is mounting and the cracks between Cheeseman and Khaire are coming to the surface. The weekly cabinet meeting which is held on Thursdays was called off this week. Cheeseman is in a damned if you do, damned if you don't situation. Shirkii golaha wasiirada DF oo maanta baaqday xilli ay jirto xiisad siyaasadeed | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa Maanta la baajiyey kulankii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay yeelan jireen. Farriimo loo diray xubnaha Golaha wasiirada ayaa l…
  2. The boy from Barry, Wales. And Berbera, Somaliland. Abdulrahim Abby Farah: The most important Welshman you’ve never heard of NATION.CYMRU Ian Johnson My hometown, Barry, is a remarkable place which has produced some remarkable people. Former Plaid Cymru leader, Gwynfor Evans, was named the 4th most important Welsh person of the last...
  3. The TPLF, the most powerful opposition, has decried any attempt for delaying the elections, sending warnings to International Community that Ethiopia and the region was falling apart. Read the statement here. http://aigaforum.com/documents/memorandum-averting-constitutional-crisis-ethiopia-060720.pdf
  4. Abiye Ahmed also got 1 year extension for his term. Ethiopian parliament allows PM Abiy to stay in office beyond term WWW.ALJAZEERA.COM The move comes after elections scheduled for August were postponed in light of the coronavirus pandemic.
  5. Ethiopia: Upper house of parliament elects new speaker WWW.AA.COM.TR Aden Farah replaces Keria Ibrahim as speaker of House of Federation - Anadolu Agency
  6. Cheeseman is essentially a cornered rat, as the saying goes. He has no where to run to, all escape routes are blocked. The opposition are cranking up the pressure, giving him no room for manoeuvring. Even America has finally thrown him under the bus. --- Farmaajo Waa Ku Jiq: Shariif iyo Xasan oo laba sabab ku diiday la-kulanka madaxweyne FARMAAJOYour Everyday News BOODDAALENEWS.COM Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay guddoomiyaha Golaha...
  7. Faysal Cali Waraabe iyo Cali Khaliif Galaydh oo booqosho ku tagay magaaladda Gabiley iyo goboladda galbeedka Somaliland.
  8. Hayaag iyo Reer Hagar waa laba lafood oo walaalo ah, wada dega Buuhoodle. Garaad Saleebaan midna gun ficiltamaysa ayuu ku sheegay, midna gob laan dheere ah. Ma hadal laba beelood oo colaad ka dhaxayso walaalaynaya mise dab iyo baasiin ayuu ku sii shubaya?
  9. Walaahi, Thuma-walaahi, is getting closer by the day.
  10. Wuxu yidhi DP World waa na bah-dishay. What did he expect? fake it til you make it is not going to help you in real life situations. Madaxa Shirkadda DP World, Somaliland waa dal aan aqoonsanay. Muqdisho dameerka ka soo ciyay, waxba ka qaban kari maayo xidhiidhkayaga.
  11. Murankii Badda ee Kenya... Episode 1 Wait for the next Episode.. EThiopia oo la wareegtay Soomaaliya.
  12. Faisal Roobleh's take: June 9, 2020 Sirta R/W Abiy Sheegay Dadweynaha Soomaaliyeed ma Ogyihiin? Ku: Madaxweyn Maxamed C. Farmajo Ku: R/W Xasan Cali Khyre Ku: Godoomiyaha Aqalka Sare: Abdi Xaashi Ku: Afhayenka Barlamaanka, Maxamed Mursal Sheekh Ku: Golaha Wasiirada ee Soomali Federal Republic Ku: Madaxweynayaasha Dawladaha Federalka Soomaaliya Ogaysis: Umada Soomaaliyeed Codsi: Turjumaad ku Aadan Hadalka R/W Abiy Ahmed Mudanayaal, Waxaan Shalay barti aan ku leeyahay facebook soo dhigay muuqaal uu R/W Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, kaga waramayo wada hadaladii uu la yeesha madaxda ugu sareysa ee Soomaaliya mudo labo sano ka hor (June 16, 2018). Marna madaxda Soomaalidu la ma qaybsan umdda nuxurka arimahaas. Waxa hadaba igu waajib ah in aan umada Soomaaliyeed u turjumo sida ugu haboon. Shaqsi ahaan xil umadeed ayaa iga saaran. Cajalkii muuqaal ah oo dhamaystiran ayaan halka idinkula wadaagayaa aniga oo sida ugu haboon u turjumay. Dr. Abiy oo Af-axmar ku hadlaya wax uu yidhii sidan: 1. “Maalin badhkeed waxaan wada hadal rajo weyn mujina (tasfa saji) la yeeshay Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Afhayeenka iyo Golha Wasiirada oo dhan (adaqaalay cabinet).” 2. “Waxaan hordhigay oonu kawada hadalnay sidii loo heli lahaa isku soo dhoweyn umaddaheena iyo isdhexgal dhab ah (Unatanya integration).” 3. “Waxaan kala hadlay sidaan u helilahay midnimo (wadhe andhinet maganyet) ee labada dal.” 4. “Waxaan ku heshhinayna waa wax rajo nagalinaya. Xiliga dhaow waa in aan Regional Integration buuxa helnaa. Xiliga fogna waa in an hal dal ama dal kaliya noqonaa.” 5. “Iyaguna ijaarka bada weligoodba ku ma ceeshi karaan, inaguna bun aan gadno kuma noolaan karono. Waa in aan dadka u diyaarinaaa isku dar (madamer) labada wadan si mid loo noqdo.” Halka aynu hada kala qoqobanahay waa in aynu noqonaa sida Dubai iyo Mareykanka oo kale.” 6. “Somaliya waxay ku taalaa meel istiraatejiyad ah, hase ahaatee maalintii hal marka kuma so xidho oo wey iska madhantahay, biyaha badana lama cabi karo. Anakuna waxaan la kobci la’nahay waa la haanshe la’aanta mariin badeed. Taasaana ilaa xili dheer caqabad nagu ahayd (itoobiya ahaan).” Arintani waxay u taalaa umada adiguna sii fidi. Halkan riix si aad muuqaalka u daawato
  13. Somaliland's Foreign Ministry rubbishes Somalia's Foreign Ministers fake claims. T .
  14. The UK is interested in moving to the Naval Port once it is completed. At the end of the day, this is key infrastructure that will remain a property of the Somaliland gov't.
  15. In an Interview with Arabia TV, Somalia's Foreign Minister said
  16. They are certainly going rogue. This is insane.
  17. Dr. Aidarous Elmi Yusuf, Educated in Somaliland and now has become NHS Certifiedd Medical Practitioner in the UK.
  18. As expected this is going to be a high profile fight over legal issues, normally this sort of thing happens when Terrrorist suspects are concerned or other low key indivituals. But this will test the extent of US's Justice Department will go... Duke of York 'offered to help Epstein prosecutors' WWW.BBC.COM Prince Andrew's lawyers have clashed with US prosecutors over the duke's co-operation with the inquiry.