Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. ^^You are trying very hard, Mr. "Me". As JB would say, the investigations are still continuing. Marka ha ka hor dhicin wax wali lagu gudo jiro.
  2. ^^ Northerner, Kubad inta hor dhigtay nimankan ayaa markay goolkii iska dhaliyeen isleedahay sax.
  3. Ilaahay ha u naxariisto dhamaan inta qacanta ka xaqdaran dishay. This reminds us Caaqil Hoolif's Du'a Gurigay taalo [bomb], Ilaahay kadinkaaga ha gubo! Aamin Kan Haya ha gubto! Aamin Kan Og ha gubto! Aaamin Kan Qarinaaya ha gubto! Aamin
  4. ...the practice of telling the ******i people that they will be paid $80 per head and then reneging the deal after their animals are brought in Bossaaso is a bad practice. It is robbery and deceit to offer $40 after you make sure that they can neither get pasture for their animals nor able to take their anaimals back to Wardheer and beyond. I feel sorry for the poor nomads that has been cheated and wronged. The Pirate people have no mercy at all.
  5. ...confused people of eastern Sanaag who annoying us with their chest pounding here on SOL. It's funny how such small and insignifacant group of folks can sound so convincing on cyber space...indeed the power of the internet Waryee Redsea, Sheekada waad ka dhacday ninyow. Waar Reer Maakhir waxay wadaan waa halkii Reer Burco ka mudaharadeen markii diyaaradihii Xabashidu ay bombgaraynwayday - reer Burco waxa laga hayaa "anaguba sida Hargeisa magaalo ayaan nahee maxaa naloo bomb garayn waayay" Marka xaalku waxa weeye horimarka Laascaanood ku talaabsatay maxaa na loo soo gaadhsiin waayay. La soco sheekada cammoo
  6. Duke, the orphaned child of the ousted warlord, and his hallucinations.
  7. Wasiirka Xannaanada Xoolaha Ee Somaliland Oo Caawa ****olka Ka Qaaday In Sucuudigu Xayiraadii Ka Qaaday Dhoofkii Xoolaha Somaliland Hargaysa (Oodweynenews)- Wasiirka wasaarada xannaanada xoolaha ee Somaliland Dr. Idiris Cabdi Ibraahin, ayaa shaaca ka qaaday in dawlada Sucuudigu ay xayiraadii ka qaaday xoolihii kala duwanaa ee ay ganacsatada reer Somaliland u iibgayn jireen wadanka Sucuudiga. Wasiirku waxa uu sidan ka sheegay shirjaraa’id oo uu caawa ku qabtay magaalada Hargaysa, kaas oo uu ku faahfaahiyey go’aanka uu sucuudigu xayiraadii kaga qaaday xoolaha looga dhoofiyo Somaliland iyo guud ahaan-ba Somaliya. Wariirka oo arrintaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Waxaan doonayaa inaan halkan ka sheego laga bilaabo caawa Markabta ka baxa Berbera in uu toos ugu xidhanayo dekada Jidda [sucuudiga], xoolihiina sidaas ayay ku furan yihiin, waana dadaalkii ay dawladu ku jirtay muddaba ee dagaalka badani ka qabsaday, ee cidhiidhiga badani ka dhacay, ee wareerarka badani ka dhacay, ee cadawgeenu isu dayay inaan maxjarkeena Dekada Berbera oo ah ka maants furay Suuqa Sucuudiga in laga hortago.” Waxaana uu intaa raaciyey Wasiirku oo uu yidhi “Waxaa mad led dadaweynaha reer Somaliland wixii gacan-ka-gaystay hawshaas, dawlada Somaliland oo iyaduna dadaal badan ka gashay hawshaas, khaasatan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Daahir Rayaale oo go’aan adag ka gaadhay dhismaha Maxjarka, oo aad-na loo mariyey in uu maxjarkaas joojiyo ama si kale wax loo leexiyo, ayaa isaguna aad ugu mahadsan.” Wasiirku waxa uu hadalkiisa ku soo af-meeray oo uu yidhi “Waxaan dadka u sheegayaa in saaka la saxeexay oo dawlada sucuudigu faraha ka qaaday oo ay fasaxday in xoolaha Soomaaliyeed toos ugu soo dhoofaan Sucuudiga. Dekeda ugu weyn ee ugu muhiimsan ee ay xooluhu ka dhoofayaana waa Berbera.” Dr. Idiris waxa uu sheegay in maanta-ba ay bilaabeen shirkadaha xooluhu hawl-galkii rarista xoolaha ee sucuudiga, “Maantaba shirkadihii xoluhu way bilaabeen dhoofintii xoolaha, oo shirkada Al-jabiri waxa ay maanta-ba amar ku bixisay inay laba Markab oo min 100,000 oo neef ahi inay u soo dhaqaaqaan Dekada Berbera oo ay ka qaadaan xoolo. Muddo toban cisho guduhood ah waxa aynu sugaynaa in Markabtii ugu horeeyey ee 100,000 ee neef qaadayey ee toos u tegayay Sucuudiga in uu ku soo xidho Berbera. Markabta labaad-na todobaad gudaheed marka uu ka hore tago in uu isna ku soo xidho, markaas oo uu isna qaadayo xoolo 100,000 oo neef ah.” C/shakuur Xaaji Muxumed Muuse [C/heersare] Oodweynenews.com/ Hargaysa/Somaliland
  8. Caaqil Axmed Hoolif oo ku hadlay magaca odayaasha degmada Laascaanood ayaa ugu horeyn tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday marxuunkaasi,wuxuuna Caaqilku sheegay in ninkaasi uu ahaa nin shacabka reer Laascaanood si fiican isu fahmeen,oo la tashan jirey odayaasha iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada. "Waa waajib in gacanta lagu soo dhigo gacan-ku-dhiiglayaashii ka danbeeyey dilka marxuunkaas,si buuxda ayaana ula shaqaynaynaa ciidamada amniga ee baadhista wada"sidaas waxaa yidhi Caaqil Axmed Hoolif,oo sheegay inay saaxiib ahaayeen marxuunkaas,aqoon fiicana uu u lahaa. Caaqil Hoolif hadal fiican ayuu ku hadlay. Well done to the Minister of Defence and Commander of the Army for showing up in person to pay their tribute to the fallen hero. Very nice of them.
  9. Garaad Jaamac might or might not have had a direct link with those who carried out this cowardly terrorist attack but what is fact is that he could have inspired those kind of attacks when you consider his recent speech in Nairobi.
  10. ^ I don't know the family personally but here in Melbourne their mother was known to be very well connected to the Somaliland community. When Siilaanyo wins the upcoming election in SL beesha Gabiley will become the link between the leaders of Djibouti+Somaliland+Puntland. Sadexda dumar ah Siyaasada waa inay hoosta ka ciyaaran oo odeyada isku soo dhaweeyan.
  11. Ibti, Somali Harmony sounds good to me. A&T, I welcome the spirit. But as long as aan wax la isku yeedhinayn sidii Soomaalida lagu yaqiinay laakin wax la kala dhagaysanaayo... i.e. for everyone to leave their ego and their hard held belief (for or against unity) at the door and sit around the table as simple men working for a better future.
  12. ^^ For the people of Somaliland the term represents and is a symbol of the biggest mistake they have committed in their history. Aside from that, it has been associated with [ or hijacked/abused to use your terms] clanish bigots masquarading as nationalists and essentialy became a battlecry for anyone who wants to have a dig at Hargeisa and its politics.
  13. A&T, The words "Somali" plus "Unity" is a very dirty term in Somaliland. Can you come up with a new term. Bal aan marka hore termka aan ku heshiino. My suggestions... Somali Coorperation Somali Frienship Somali Commonality
  14. Dadka waalwaalan marmar ayaa xikmadda laga dhagaystaa. JNM waa xikmatul yawm!!
  15. Jidbaale waa kuwii dumarka iyo caruurta Laascaanood ku sheegay "Guutada Koowaad" ee Difaaca. Kuwaa waxba lagama dhagaysto.
  16. The Pirate boys, imikana ma diyaaradihii ayay u soo dhigteen?
  17. ^The man needs help. He needs to see a doctor and get medications. Ninka waa in la baadi goobo inta aanu meelahaa ku lumin oo xabashi dilin.
  18. ^ Wuu u fakaray in badan magacaas. S wuu dhaafay, D wuu dhaafay... Those that interviewed him need a check up themselves.
  19. Ninka dhan ee Jabarti National Movement madaxda u ah waa nin isku buuqay miyaa?
  20. Ilaa waagii Adeero Cabdilaahi Yusuf xukunkii laga mudalalafiyay, General Duke has not been normal. He is a disturbed orphan.
  21. This Buraale terrorist was a vice minister for woman's affairs in Puntland during Cabdilaahi Yusuf's time. Ninkii dumarka shaqdooda loo diri jiray ayaa terrorist isku badalay, waa xaal aduun. :confused:
  22. I love Puntland's "ana waa ikan" moment.