Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Warqaddi u Eng. Yariisow saxaafadda ka akhriyay oo la ogaaday in Sirdoonka Ethiopia iyo Safiirka Ethiopia ee Villa Somalia fadhi'giisu yahay soo daabaceen laguna socod siiyay in Dawladda Farmaajo shacabka u akhrido. Waa yaab iyo ama kaag runtii. Things are even worse than I imagined.
  2. UK, US, AU & EU to send Election observers to Somaliland's November 13th Elections.
  3. Cabdikariin Guuleed, says, the agreement that he signed was purely Galmudug and Somali Region of Ethiopia.
  4. Main points from the press conference: 1. Somalia recognises Ethiopia's Terrorism list which includes ONLF as a terrorist organisation. 2. Qalbidhagas was a dangerous official both ONLF and Alshabab group. https://www.hiiraan.com/news/2017/Sept/wararka_maanta6-142711.htm
  5. What Galbeedi doesn't realise yet is that the only thing Farmaajo had going for him was he used "Somalinimo" to fight off many of his challengers. And there is no shortage of challengers in Mogadishu. Today, however, without that "armour", he is a naked man in a hostile city. It is downhill from here. And if he tries to stick around, it will be a very harsh terrain for him to walk. According to Somali journalist Jamal Osman, Farmaajo now has 20% support, which is mainly composed of the vested interest groups i.e. clan supporters, supporters of ministers etc.
  6. ^^Waa arin yaab badan. xaasha nin libin kaa xistiyay xumihi waa yaab.
  7. Prof. Cali Khaliif is a realist. The so called "Midnimo" can only come if Hargeisa blessed it. No amount of acrobatic manoeuvring can change that. Be it lap dancing for Garoowe or Mogadishu or even entertaining "mini-me statelet". The only way forward is to address the genuine concerns of all sides and bring everyone on board in a united independent Somaliland state.
  8. Anigu waxaan u fahmay Gooni waagii SNM inu ka mid ahaa dadkay siikaaweha dhaga u saartay. Wali cajalkii SNM ayaa maskaxdiisa ka guuri la.
  9. https://www.youtube.com/watch?v=E_-pV5AoGQo
  10. Gooni, Awoowe, runtii qofka u baahan inu indhaha kala furo, waa dadka adiga oo kale ah ee wali isku haya labada indhood. Runta is diidsiinaya. Dad badan oo markii hore khiyaali ku noola ayaa indho kala qaad waxa ku noqotay waxa Villa Somalia ka dhacay. Oo runtii ah wax qof kasta oo indheer garad ahi iska ogaa, filaayay oo ka dheregsanaa. Laakin kuwa riyo ku noolka ah ee runta isdiidsiya ayay ka dagi wayday, in Villa Somalia laga maamulo xafiiska sirdoonka Ethiopia. Wax aan ku faraxsanay anigu maha, laakin waxa haboon in runta laga hadlo oo runta la abaaro xataa hadii qadhaadhay. Anigu waxaan huba in maanta Soomaali uga dhawday xal, shalay marka loo eego. Maxaa yeelay maanta qof kasta waa ogyahay waxa khiyaaliga ah iyo waxa xaqiiqadda ah. Qof danbe oo shaadh "wadani" ayaan ahay been beena oo suuq ku samaysana waa iska soo dhamaatay sheekadaasi. Waar maxaa ino dana weeyan maanta hadalku. Farmaajo "wadani" ayaan ahay waa ku fashilmay. Waa inu Dadka masaakinta ah ee rer Somalia runta ugu adimaa oo u sheega in "maxamiyad" ama "trusteeship" dalkaasi ku jiro. Oo anay wax Dawlad la yidha oo madax banaan meesha oolin.
  11. @gooni said: Qaranimoo dhan dadkay eersatay yaa oohin beena iska keenaya waa calaamadaha munaafiqiinta Ma warkii aan soo gudbiyay ayaa cabaadka kaa keenay? Don't shoot the messenger, address the topic. Hadii wax khalad ah warka ka aragtay, talk about it.
  12. Very interesting interview with Prof. Ali Khaliif. What would Galbeedi's take be from the Professors' comments?
  13. Waa muqaalkii ugu horeeyay Qalbi Dhagax oo Mogadishu wali ku sugan.
  14. The big silence makes the whole thing suspicious. Which means the transfer was agreed among the highest level of the government. It is becoming clear those that are advising Farmaajo have not done Communications 101. Where are the spin doctors? In a situation like this, silence is like allowing opposite forces a free play, scoring without any resistance. The more they remain silent, the more they are painting themselves in a corner. If Farmaajo and Co start the story from the "facilitation" angle, that will definitely be the knockout punch that the Ethiopians were waiting for.