-
Content Count
7,318 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
170
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Suldaanka
-
-
@Che -Guevara said: Suldaanka do you honestly believe Iley and Liyu Police act on their own? Nothing is done without the permission of TPLF Generals. Gen. Abraha Woldemariam ran the Somali Region like his personal fiefdom. Iley is a merely puppet, a brutal one and gift to TLPF and its army. Gen Masho, Abraha's replacement, is no different. No paramilitary force in the Somali and Oromo Regions will act on their own. The TPLF will encourage and tolerate these activities as long as it distracts the restlessness young Oromos. The TPLF understands the Somali psyche. If a Liyu force kills civilians in Galgaduud, the leader of the force will mostly like be someone from D-block. If they kill anyone in Gedo, the leader will likely be from H or Dir Blocks. Somalis don't look beyond the obvious and TPLF counts on that simple fact. Liyu's most victims are OGs. Salaax , I understand you are going with this, dead Somali is a dead Somali. How Somalis from different regions view such acts is at this point irrelevant, I understand that Ina Ilay is a puppet. But that is the whole point, he is the worse puppet that ever lived. The Oromia leaders will never succumb to this kind of low, nor do the Amhara region leaders.
-
Excellent answers by Kurdish leaders.
-
https://youtu.be/dCRWhxDgd40?t=559
-
The tragedy in Oromo region where about 40 traders were murdered mostly from Hargeisa and Borama, has caused a seismic shift within the Somaliland business community. Rumour travels like the wind within the Somaliland community, the rumours say that the Khat from Ethiopia has been poisoned. In fact there are reports from Jigjiga that a number of people have been hospitalised due to this. In other news, the absence of Khat has also been felt surprisingly positively. Local businesses have seen boost in customers specially restaurants and cafeteria. The other big winners are the local growers of Khat who have seen their demand sky rocket. The video you have posted is one of the locally grown brands.
-
http://www.bbc.com/news/world-middle-east-41279682
-
Saalax is a confused kid. This has nothing to do with geopolitics. It is civil strive between neighboring ethnic groups. Ilaahay ha u naxariisto dhamaan inta ku dhimatay. The root cause of the issue is Ina Ilay and his Liyu dogs who causing lots of problems for all the ethnic groups including Somalis.
-
-
-
REPOSTED Waxa dhawaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabsoomay wejiga labaad ee shirkii aqoonyahanka Somaliland iyo Somaliya oo hore dalkaas uga qabsoomay. Source... Shirkan oo socday laba maalmood, waxa labada aqoonyahan ee Somaliland iyo Somaliya dhex joogtay dawladda Turkiga oo wada hadalada labada dal gogosha u fidisay si ay u fahanto qaddiyadaha Somaliland iyo Somaliya. Sidoo kale waxa madasha joogay aqoonyahano u dhashay dalka Turkiga oo eegaya doodaha labada dhinac iyo qaddiyadaha la isku hayo. Dhinaca Somaliland waxa shirka uga qayb galay Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, waxaana ka baaqday oo aan shirka kala qayb gelin laba aqoonyahan oo reer Somaliland ah oo ay ahayd inay weheliyaan Dr. Bulxan, halka ay Somaliya metelayeen laba aqoonyahan oo kala ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Baadiyoow iyo Dr. Cabdi Kuusoow. Dr. Bulxan oo ay aqoonyahanka labada dhinac u doorteen inuu noqdo guddoomiyaha guddiyadan aqoonyahanka ah ee ka kala socda Somaliland iyo Somaliya oo shalay ku soo laabtay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Geeska Afrika u sheegay in wada hadalada oo socday laba maalmood ay ku qabsoomeen jawi degen, iyagoo labada aqoonyahan isu dhegaysaneyeen si maskax furan, waxaanu Dr. Bulxan yidhi “Adeer shirkaasi wuu jiray, waxaana isku arkay sidaas aad sheegtay laba aqoonyahan oo ka kala socday Somaliland iyo Somaliya, xageena Somaliland anigaa goob-joog ahaa waxaana iga hadhay laba aqoonyahan oo safarka igu wehelin lahaa, laakiin duruufo jira darteed aan safarka igu wehelin. Halkaas waxa nagu dhex martay dood aanu labadayada dhinac soo bandhignay, waxaanan isu dhagaysanay si maskax iyo laab-furnaan ah, waxaana na dhagaysanayay dawladda Turkiga oo aan aad iyo aad uga mahadcelinayo sida ay noo soo dhawaysay iyo doorka ay ciyaarayso. Niman aqoonyahano Turki ah oo ay dawlada Turkigu soo xushay ayaa iyana goob-joog ahaa.” ayuu yidhi Dr. Bulxan. Shirkaas waxa uu Dr. Bulxan sheegay in isaga loogu doortay guddoomiya islamarkaana lagu heshiiyay in shirka dambe la isugu yimaado bisha January ee sannadka 2018, waxaanu sheegay in labada dhinac ee Somaliland iyo Somaliya isla garteen in ay shirarkan ka soo baxaan natiijooyin midho dhal ah maadaama oo ay yihiin aqoonyahan. Sidoo kale waxa lagu heshiiyay in ergada aqoonyahanka ahi ka koobnaato toban xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Somaliya. Shirarkan aqoonyahan Somaliland iyo Somaliya waxa ka horeeyay shirar u socday labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya kuwaas oo ahaa shirar siyaasi oo aanay ka soo bixin wax natiijo ah oo midho dhal noqotay.
-
Waxa dhawaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabsoomay wejiga labaad ee shirkii aqoonyahanka Somaliland iyo Somaliya oo hore dalkaas uga qabsoomay. Source... Shirkan oo socday laba maalmood, waxa labada aqoonyahan ee Somaliland iyo Somaliya dhex joogtay dawladda Turkiga oo wada hadalada labada dal gogosha u fidisay si ay u fahanto qaddiyadaha Somaliland iyo Somaliya. Sidoo kale waxa madasha joogay aqoonyahano u dhashay dalka Turkiga oo eegaya doodaha labada dhinac iyo qaddiyadaha la isku hayo. Dhinaca Somaliland waxa shirka uga qayb galay Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, waxaana ka baaqday oo aan shirka kala qayb gelin laba aqoonyahan oo reer Somaliland ah oo ay ahayd inay weheliyaan Dr. Bulxan, halka ay Somaliya metelayeen laba aqoonyahan oo kala ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Baadiyoow iyo Dr. Cabdi Kuusoow. Dr. Bulxan oo ay aqoonyahanka labada dhinac u doorteen inuu noqdo guddoomiyaha guddiyadan aqoonyahanka ah ee ka kala socda Somaliland iyo Somaliya oo shalay ku soo laabtay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Geeska Afrika u sheegay in wada hadalada oo socday laba maalmood ay ku qabsoomeen jawi degen, iyagoo labada aqoonyahan isu dhegaysaneyeen si maskax furan, waxaanu Dr. Bulxan yidhi “Adeer shirkaasi wuu jiray, waxaana isku arkay sidaas aad sheegtay laba aqoonyahan oo ka kala socday Somaliland iyo Somaliya, xageena Somaliland anigaa goob-joog ahaa waxaana iga hadhay laba aqoonyahan oo safarka igu wehelin lahaa, laakiin duruufo jira darteed aan safarka igu wehelin. Halkaas waxa nagu dhex martay dood aanu labadayada dhinac soo bandhignay, waxaanan isu dhagaysanay si maskax iyo laab-furnaan ah, waxaana na dhagaysanayay dawladda Turkiga oo aan aad iyo aad uga mahadcelinayo sida ay noo soo dhawaysay iyo doorka ay ciyaarayso. Niman aqoonyahano Turki ah oo ay dawlada Turkigu soo xushay ayaa iyana goob-joog ahaa.” ayuu yidhi Dr. Bulxan. Shirkaas waxa uu Dr. Bulxan sheegay in isaga loogu doortay guddoomiya islamarkaana lagu heshiiyay in shirka dambe la isugu yimaado bisha January ee sannadka 2018, waxaanu sheegay in labada dhinac ee Somaliland iyo Somaliya isla garteen in ay shirarkan ka soo baxaan natiijooyin midho dhal ah maadaama oo ay yihiin aqoonyahan. Sidoo kale waxa lagu heshiiyay in ergada aqoonyahanka ahi ka koobnaato toban xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Somaliya. Shirarkan aqoonyahan Somaliland iyo Somaliya waxa ka horeeyay shirar u socday labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya kuwaas oo ahaa shirar siyaasi oo aanay ka soo bixin wax natiijo ah oo midho dhal noqotay.

Waxa dhawaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabsoomay wejiga labaad ee shirkii aqoonyahanka Somaliland iyo Somaliya oo hore dalkaas uga qabsoomay. Shirkan oo socday laba maalmood, waxa labada aqoonyahan ee Somaliland iyo Somaliya dhex joogtay dawladda Turkiga oo wada hadalada labada dal gogosha u fidisay si ay u fahanto qaddiyadaha Somaliland iyo Somaliya. Sidoo kale waxa madasha joogay aqoonyahano u dhashay dalka Turkiga oo eegaya doodaha labada dhinac iyo qaddiyadaha la isku hayo. Dhinaca Somaliland waxa shirka uga qayb galay Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, waxaana ka baaqday oo aan shirka kala qayb gelin laba aqoonyahan oo reer Somaliland ah oo ay ahayd inay weheliyaan Dr. Bulxan, halka ay Somaliya metelayeen laba aqoonyahan oo kala ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Baadiyoow iyo Dr. Cabdi Kuusoow. Dr. Bulxan oo ay aqoonyahanka labada dhinac u doorteen inuu noqdo guddoomiyaha guddiyadan aqoonyahanka ah ee ka kala socda Somaliland iyo Somaliya oo shalay ku soo laabtay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Geeska Afrika u sheegay in wada hadalada oo socday laba maalmood ay ku qabsoomeen jawi degen, iyagoo labada aqoonyahan isu dhegaysaneyeen si maskax furan, waxaanu Dr. Bulxan yidhi “Adeer shirkaasi wuu jiray, waxaana isku arkay sidaas aad sheegtay laba aqoonyahan oo ka kala socday Somaliland iyo Somaliya, xageena Somaliland anigaa goob-joog ahaa waxaana iga hadhay laba aqoonyahan oo safarka igu wehelin lahaa, laakiin duruufo jira darteed aan safarka igu wehelin. Halkaas waxa nagu dhex martay dood aanu labadayada dhinac soo bandhignay, waxaanan isu dhagaysanay si maskax iyo laab-furnaan ah, waxaana na dhagaysanayay dawladda Turkiga oo aan aad iyo aad uga mahadcelinayo sida ay noo soo dhawaysay iyo doorka ay ciyaarayso. Niman aqoonyahano Turki ah oo ay dawlada Turkigu soo xushay ayaa iyana goob-joog ahaa.” ayuu yidhi Dr. Bulxan. Shirkaas waxa uu Dr. Bulxan sheegay in isaga loogu doortay guddoomiya islamarkaana lagu heshiiyay in shirka dambe la isugu yimaado bisha January ee sannadka 2018, waxaanu sheegay in labada dhinac ee Somaliland iyo Somaliya isla garteen in ay shirarkan ka soo baxaan natiijooyin midho dhal ah maadaama oo ay yihiin aqoonyahan. Sidoo kale waxa lagu heshiiyay in ergada aqoonyahanka ahi ka koobnaato toban xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Somaliya. Shirarkan aqoonyahan Somaliland iyo Somaliya waxa ka horeeyay shirar u socday labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya kuwaas oo ahaa shirar siyaasi oo aanay ka soo bixin wax natiijo ah oo midho dhal noqotay.
-
Diktoore Oodweine, Nageeye is from Hargeisa, he is really a very good poet. I have heard a couple of his works and they are very good pieces of work. As far as his "Pan Somali" stand, it is a case of "nin yar intu geed ka boodo ayu talo ka booda". Let him discover the world. Let him learn and experience at first hand. And afterwards, he will come to the same conclusions as did by his other elder generations namely such as Abwaan Dheeg himself. One thing that Abwaan Dheeg hammered down was the concept of "Somali Unity". He says in his poem "It is either all for one, or all as one". Meaning, Hargeisa will only entertain a Unity based on all the Somali speaking regions as in "All for 1 nation". Or Hargeisa will go on its own, like Djibouti, opting for "All as indivitual states". The spirit of the 1960 Union was never between Hargeisa and Mogadishu, rather it was about bringing all Somali speaking regions under the one nation state. That has spectacularly face-planted. Abwaan Dheeg answering a Pirateland Poet named Khaliif. Halka kan ee Xornimo meertay, ama mooday wax i seegay Ee maahmaahdu kaa leexatay, ood meherka gaadhsiisay Adoon hadalka miisaamin, aya wax maqolosaysaaye Waxa maalinta loo mashxaradaayay waa calankii maandeeq Hadii maantaba canaan igu maleegaysay, mabda'ii lixdankii aan qabay ayaa maanta wali hayaa Shantu magac qudha ayay leedahay oo moodaya wali Midi intay danbayso'na xornimo waa ila mudituul Ninka laba mideeyay, ee sadexda maqan u ooyayaa iyo Macan'go raaskoodi, oo magac la doonayso Inay wada mur'maan waa ku ceeb, waana kala maan!
-
.... It is good to have a constructive criticism, it is something that any healthy democracy must have and cannot prosper without it. So I welcome those who are holding the gov't to account. And we expect the gov't and DP World to be more open about it. Having said that, it is an open secret that there are people (including former officials i.e. namely Ali Hoor Hoor - the long time Berbera Port managing director) that have been decimating misinformation. The aim of these people is neither helpful to the general populace nor helpful to the port itself, it is purely based on personal vendetta. DP World has done a lot in the short 6 months since it took control of management. The port today has world class processes and management in place. The old way of "la jiifiyana banaan, la joojiyaana banaan" no longer applies. Everything is documented, all employees are registered and their tasked clearly marked. Adhering to occupational Health and Safety is a must at all time. The only thing that has not been done to the satisfactory of the agreement is the delay to the new equipment which were supposedly should have been in operation within 3 months of taking management control of the port. This is something the Gov't had voiced about with the higher managers in Dubai. Other than that, everything else is on track. There are a lot of projects which will be kicked off early next year.
-
It is good to have a constructive criticism, it is something that any healthy democracy must have and cannot prosper without it. So I welcome those who are holding the gov't to account. And we expect the gov't and DP World to be more open about it. Having said that, it is an open secret that there are people (including former officials i.e. namely Ali Hoor Hoor - the long time Berbera Port managing director) that have been decimating misinformation. The aim of these people is neither helpful to the general populace nor helpful to the port itself, it is purely based on personal vendetta. DP World has done a lot in the short 6 months since it took control of management. The port today has world class processes and management in place. The old way of "la jiifiyana banaan, la joojiyaana banaan" no longer applies. Everything is documented, all employees are registered and their tasked clearly marked. Adhering to occupational Health and Safety is a must at all time. The only thing that has not been done to the satisfactory of the agreement is the delay to the new equipment which were supposedly should have been in operation within 3 months of taking management control of the port. This is something the Gov't had voiced about with the higher managers in Dubai. Other than that, everything else is on truck. There are a lot of projects which will be kicked off early next year.

Gooni, Awoowe, Midnimo waxa laga faa'iiday dib u dhaca ilaa maanta aan ka soo kaban kari la'nahay. Anigu waxaan ka aaminsanahay Midnimo'da waxa si fiican u sharaxaaya Abwaan Dheeg.
-
@Saalax said: Suldaan thanks for telling us your background but what has that got to do with what Xildhibaan Kijandhe said? Ha meermeerin... Saalax so sheeg halka aad ku nooshay iyo inaad diyaar tahay.
-
P/A, Somaliland iyo Somalia midowgii 1960 muusan ahayn mid Hargeisa iyo Mogadishu kali ah midow door bideen. Wuxu ka salaysna aragti ah in la raadiyo "Somaliwayn" shantii Somaliyeed. Arinka isaga ah, waa fashilmay. Kolkii hore si "practical" ayu u fashilmay, maanta wuxu u fashilmay "morally" when they declared ONLF a terrorist organisation. Amina Muse arinka ayay ka hadashay oo abaartay runtana ka sheegtay. Kolka anigu shakhsi ahaan, I don't give a flying fig about what reer Koonfur say about it, because they have no say on this. But I find it interesting what my fella country men, folks like Galbeedi etc, can support on their reasoning.
-
^Nimay Xabashi iyo Kikuuyo xiniinyaha ka siibtay, kolay meel fog kama fakari karo. Somaliland kama lidato dalka yar ee Burundi ee ciidamadeedii Xalane iyo Mogadishu maamula. Ayagaba diyaaraddo malaha laakin hadana waxay leeyihiin han ah inay ciidamadooda gayn karaan meelo shisheeye. Somaliland kalideed waxba ma qaban karto laakin dawladda awooda u leh inay hogaamiyaan waxay ku darsanaysa rag u heelan inay ka qayb qaatan badbaadinta umadda la xaasuqaayo. Hal ku dhega Hargeisa sanadkan waa "Hankaagu ha dhaafo reer Hebel". Waa bashar kula mida ninka aduunka ku dul kaajayaa, maxaa kuu diidaya inaad kartida ilaahay ku siiyay aad adna wixii aad qabsan karayso aad ku dhaqaaqdid?
-
Anigu kolkaan dersay, Saalax maha qof fikir ama mab'da leh. Qofku marka uu mab'da leeyahya, ama uu leeyahay yool dheer wuxu yeesha dabar ama "red-lines". Saalax qof leh "red-line" maha. Waa shakhsi ku istiraaxa dagaaladda qabiiliga ah "kaa dhimay oo kugu dhimay". Waa shakhsi ku wiirsada dhibaadata qof Somaliyeed, xataa hadii ay dhibaatu tahay mid rabaani ah. Waa shakhsi aan ka xishoon qof rayid ah oo aan hayn xil dawladdeed, sida caruurta Madaxwayne Silaanyo, sawiraddoda private ka meelaha soo dhiga. Kolka uu qofku shakhsi nooca yahay, waxa su'aala runtii waxan ma "online" kali ah miyaa mise waa sidu qofku abuurtiisi ilaahay tahay? Waxaan u fidiyay Saalax hadii xiniinyo leeyahay inu fool ka fool ragga u soo hor fadhiisto. Anigu kolay waxaan ku noolay Dalka Australia magaaladda Melbourne. Diktoor Oodka waa reer London... Hadii Saalax ku noolshay Europe, North America, ama Carabaha, I have contacts in all those regions. Bal meesha aad aduunka kaga noolshay iso sheeg, aniga ayaa arange garayna qof macquul ah oo Coffee ama Shaah la cabto oo bal shakhsiga aad tahay warkiisa Somalia Online uso gudbiya. Anigu kolay waxaan ahay hadii qof doonaayo inu ogaado, sidaan hore u sheegay Melbourne ayaan ku noolay, waxaan ka shaqeeya CBD. Anytime I can catch up for a coffee qofkii doonaya. I am a regular at the Collins Street ANZ building.
-
Popular Contributors